Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Siilaanyo waxaa lagu ammaani karaa inuusan dadka ku dheg-dhegin sida Riyaale iyo wixii ka horreeyeyba.
  2. Kenyan forces should not have been allowed in Somalia. They should secure their beaches and country within, not cross into a Somali territory.
  3. Mintid Farayar;753165 wrote: Typical Diaspora Somalis. Waar, dhulkiinii iyo dadkiinii baa gubanaya, idinkuna Qadafi iyo NATO baa maskaxdiina la weynaadey! While the mutilation, humiliation, and murder of Qadafi, regardless of his crimes, has been shocking to say the least, far more shocking is the amount of Somalis currently expiring from war, starvation, thirst, disease, and every other calamity known to mankind. Come back to reality and concentrate on home. Waa runtaa....Tixdanna aan ugu daro "Dhiishayda caanaha taqaan teelashaa go'ane Iyaduba tolliin bay u baahan tahay waana kala taale Tayday cuslaysee maxaan tari nin ii cawday"?
  4. Ma hadalkii Museveni ee bilo ka hor ayaa dh aboobi raba ee uu yiri Kenya Alshabaab iskama celin karto?
  5. lol@Knight....durbadiiba waa is caddaynee miyaa....xoogaa inaad is-gaabiso xitaa ma sugi weysey? lol...
  6. Gheelle.T;753589 wrote: If What Ina Macallin is saying turns our to be true, then Sharifku is in dhiiqo big time. Why sign something and appose it week later? Miskiin loool...Ma is tiri dib bay kala xumaatay oo wuxuu dareemay in ujeeddada weerarradaan ka dambaysaa ay tahay in Azania dhul loo qabto? Politics....Markii hore inay ka fiirsadaan ayay ahayd!
  7. Aqoonsigii baa soo dhawaaday miyaa marka? lol
  8. A_Khadar;751025 wrote: That was their publicly claims then, but looks that the Oday Siyaad (AUN) had a reliable sources about the group when he accussed them against that they want to divide somalia.. And do you think they would have waited until May 18th 1991 if that was the case. STILL NO PROOF FOR YOUR ASSUMPTION And even if they did plan to divide the country is this what they deserved?
  9. Carafaat;750761 wrote: Dont forget it were the Koonfurions declared unilateraly and formed a Goverment on February 1991, headed by Ali Mahdi I agree that this was one of the reasons and also some groups Waqooyi Galbeed ka soo jeeday who wanted xukun iyo goosasho, Koofurta keliya waxba yaan dembiga loo saarin, kuwo Koofurta ku noolaa markii dowladdii Mileterigu dhacday ayaa durbaba Mujaahidiin loo aqoonsaday. The same way Jabhadaha Soomaalida oo dhan USC haba ugu horraysee ay sameeyeen, regardless of your history you are part of jabhadda cidda ayaa meeshaan na dhigtay.
  10. Waa guul u soo hoyatey ummadda Soomaaliyeed. I hope inta dalka qaybihiisa kale ku hartayna inay na dhaafaan.
  11. Waxaa u soo bandhigay xogtaan anigoo la kulmay dad badan oo ku doodayey in SNM ay goosasho rabtey iyagoon wax caddayn ah keenin. I believe in Xaaladdu isbeddeshay 1991-kii. JB....iyo XX...arrintaan adinku kuma faraxsanidin...lol
  12. Waxaan maqli jirey "Baroortu orgiga ka weyn". Why are some exaggerating some UN Rep dancing with his hosts at a reception dinner. I am not Mahiga fan but I believe the guy is just a messenger. Rather than expressing negative views on the guy because of he has not visited our region or not including our clan government in those spearheading the roadmap, we need to do our job which is to UNITE and forget qabyaalad and danaysi. Come on, meeshaan carruur lagu ciyaaraayo ma jirto; Shalay waxuu ahaa Wallad Cabdalla oo kuwo ayaa ugu dhegganaa adeerkeen buu beddelay markaas bay lahaayeen baddii iyo dhulkii Soomaaliyeed buu gatay and ceebtooda Wallad kuma aragno isagoo arrimo Soomaaliya lug ku leh, sidoo kale Mahiga markii wakhtigiisa la gaaro wuu ka dhaqaajin, markaasna ma kan/tan ku xigta ayaan eedeyneynaa. Atleast things are improving now ee aan ka faa'iideysanno, for many years waxaan ku doodeyney shirarka dibedaha lagu qabto waa dhibaato, marka maanta haddii la ina yiri dalkiina ku shira xitaa malla diidan yahay oo aan weliba hoosta nalaka soo gelin oo la dhahay sannad ayaa isbeddel lagu raadinayaa? Waa yaab. Qofkii ay run ka tahay inuu Soomaaliya jecelyahay hadda qayb haka noqdo isbeddelka socda haddii kale meeshaan baan weligeen ka sheekayn. Waxba yaannan qof shaqaale ah ku mashquulin.
  13. Waa sax MMA....Ilaah ajar haka siiyo horumarkoodana ha u sii kordhiyo, runtii waa walaalo aan la hilmaami karin. Ilaahoow annagana kuwii ka faa'iideysta naga dhig. Already ceebo ayaa soo baxaya ay ka mid yihiin in deeqihii waxbarasho la kala boobayo oo dad jooga Sudan, Jabuuti, Yaman iyo Kenya laga qayb-gelinayo. Soomaalida iyo masuuliyed-darrada maxaa mataaneeyey waa yaabe? Goormaa corruption laga korayaa. Maka sheekeynaayo kuwa Soomaaliya jooga oo keliya, kuwa qurbaha ayaaba ka sii daran!
  14. Yaab badanaa...XX.....haddii ay kelimedda Soomaaliweyn sidaas kuu dhibayso ha kugu taagnaato...lol...Waa la doogiye yaan la dacaroon. Gobollada Waqooyi meelna Soomaaliya ugama socdaan ama taangiyadii Soomaaliya lacagteeda lagu soo gaday rinji marso, ama heesihii Raadiyo Muqdisho iyo Hargeysa meel waba ka daaro, ama jidadkii dhaqaalaha dalka lagu dhisay magacyo qabiil u bixi, ama calan samayso. Taas markaan halkaas uga baxo, Nabadda Horumarka iyo Wanaaggu waa arrin aan ugu hambalyaynayo shacabka Waqooyi Galbeed waanan soo dhaweynayaa inay kaalin mug leh ka qaataan dib-u-soo-noolayntii qarankii Soomaaliya sidii ay awalba kaalin firfircoon uga qaateen 1960-kii.
  15. Xaaji Xunjuf;749915 wrote: gaw anigu beel iyo waxa kamaan hadlin Somali shan bay ahayd maxa ka dhigay qeyb ka mid ah shanti Somali , Somaliweyn? Afkan aan qorayo ku ab ka awoow baan ku hadli jiray kuna geerari jiray wax kale ii keen saaaxibow Soomaaliweyn waa hal-qabsi. Dhulka Soomaaliya loo yaqaan ayaan ka hadlayaa, anigu dhul beeli meegaaratay oo calan ka mudatay waddan uma aqoonsan karo......Sorry my friend. Teeda kale ma waxaad ku doodeysaa inaad afkaan qori jirtey as well oo taasna aad ku dhalatay? Ma waxaad leedahay gurigeenna ayaa afkaan lagu qoray?
  16. Xaaji Xunjuf....adigu malaha markii aad beeshaada dowlad u aqoonsatay baad Soomaaliweyn Illowdey. Aan ku xasuusiyee Soomaaliweyn waa tii afkaan aad wax ku qoreysid ku soo bartay haddii aadan ka abaal-dhacayn!
  17. lol....muxuu yahay kala shakigan Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee gobollada Waqooyi Galbeed laga sheegayaa mise anigaa si kale wax u fahmay? Ma is tiraahdeen in wasiirku si qarsoodi ah uu uga shaqaynayo wax ku darsiga Soomaaliweyn. War jiraaba Cakaaruu Imaan insha Allaah.
  18. RaMpAgE;749660 wrote: Heartless cowards, may they crumble. How unfortunate for the poor people, one side you have heartless terrorists and the other corrupt warlords and politicians. And here we are just watching this happen everyday. May Allah give us the strength to root out the evil people who are responsible for these actions.
  19. oba hiloowlow;748177 wrote: ^^ Trying to be funny huh? Oba...Humor xitaa malla iska hor istaagey? Eesh calaa qiiro....I wonder next October inaad dowladda sii taageeri doontid when President Sharif Axmed will be gone, retire and another Somali from another states will lead the country Insha Allaah!
  20. Waa laysu soo noqoneey intii nool adduunyada! Yaan war idinka tegin oon la is ceebayn!
  21. Lo'da iyo Geela xitaa wax bay soo dhaweynayaan haye? Arigii iyo digaaggii baa maqan ee halla soo xiro!
  22. Gheelle.T;747734 wrote: Is this even true? The video doesn't show Somalis walking out of the hall, and sfgate and huffpost aren't reliable source. Bring us something tangible to believe. There is no reason why Somali diplomats should walk out of the speech of Iranian president(friendly nation). Warkaan ha lagu noqdo. Well said bro. According to reliable sources and I don't have to share who they are in public this information is baseless. Thelle.T has mad a good point no proof in the video too. One has to be very careful about what we read on Somali websites as most of them are garbage.