Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Another st u pid and dangerous move by Kenya. Al-Shabab already used this in their propaganda.
  2. And Somalia became the battle group for any country or group. Inay ka sii darto ma ahani sida muuqata kama soo raynayso, Soomaalina dowlad caddaalad ku dhisan waa diidey aan ka ahayn beelo-beelaysi iyo goobo-goobaysi. Yaab badanaa!
  3. Waa Ilaah mahadiis haddii uu ka soo kabsaday dhibaatadii abaarta, carruurta Soomaaliyeed ee sidiisoo kale ay arrintani saamaysayna waxaan Ilaah uga baryayaa inuu ka saaro dhibka mustaqbal wanaagsanna u iftiimiyo.
  4. General Madoobe? oo goormaa derajadaan la siiyey? Ma Indha-Cadde ayey isku koox ahaayeen? Mise waaba ka dambeeyey?
  5. There is hardly any Somalia because Hiil Qaran is not leading Somalia?....Waah waah waxaasaa xukun jacayl la dhahaa!
  6. Som@li;756408 wrote: Most of those who went for audition were returned for the size of their waist! Where are the Skinnies! looooool.....They are probably still in Somalia.
  7. Somalia;756498 wrote: It's a fact that Nuur Cadde went to Ethiopia and a person hailing from SSC went to New York to lobby against Abdullahi Yusuf, that's just a fact. And where is the proof for this fact? the SSC person you are talking about oo aad jagadiisii u quuri la'dahay are you referring to the former Foreign Minister Jengeli? I think he didn't lobby it was just that the International community wanted AY to go and he was part of the team discussing on what is next.
  8. Xaaji Xunjuf;756429 wrote: Funny stuff how can a sheikh insult somali clans this guy is lost I could not agree with you more....Wuu isku dhexyaacay oo waxaan baa frustration lagaa dhahaa. Balse waxaa muhiim ah in la fahmo qaabka odayaashaan xukun jacayl awgiis ay tallaabo kasta u adeegsanayaan..qabiil, diin, dhaqaale, taakulayn shisheeye iwm.
  9. loool...i don't want inaan horboodo and I would like to see inuu isku xayeesiiyo iyo in kale...haddii uu ka hadlo wixii uu dad laayey from 1978 - 2009 iyo xukun-jacaylkiisii waa la qaadan karaa, haddiise uu ka buuxiyo saan bay ahayd anigaa Maxamed Siyaad (AUN) ku dhahay xilka ka deg, Soomaaliyaan nabad la rabey iyo cantarabaqashkaas cidna ka qaadan mayso. For those of us stating that they would read this with interest and who can't wait to get a copy, are you also ready to read Indho-cadde's, C/Qaydiid, Muuse Suudi, Xasan Daahir, Morgan, Qanyare, Xaabsade etc...? Abdullahi Yusuf; wrote: “ Nuur Cadde wuxuu u dhaqmay sidii nin ka faraxashay arrimaha Soomaaliya. Wuxuu doorbiday in uu wakiil u no-qdo danaha iyo siyaasadda dawladda Itoobiya. Arrimaha dawladda oo dhan wuxuu u maamushay sidii guri uu leeya-hay oo kale.”. Already beenabuur baan u jeedaa...C/llaahi Yuusuf baa dad ku eedeynaya Itoobiya ayey u adeegi jireen? Waa wax lagu qoslo. I think it is the other way round oo Nuurcadde ayaa si farsamaysan C/llaahi iyo Itoobiya uga takhalusay.
  10. Safar Salaama Oba....sharta shabaabka iyo wixii xunba Ilaah hakaa badbaadiyo, qiirada badan ee TFG inay kaa ba'do ayaan filayaa markaad indhahaaga ku soo aragto qaabka wa u socdaan.
  11. omar12;755752 wrote: I've always liked Erdogan and his government, he is probably the most capable head of state today. I agree!
  12. What is the point? Dhegey and Gacameey are going to replace them!
  13. Coofle;755322 wrote: Nostalgia is great. Back home I used to hear mothers Singing to their beloved babes in order put them to sleep or calm them when they cry. If a baby is not responsive to his favorite rhyme then the mother would know that there is something wrong with him. Let us dedicate this thread to that lyrics that were sung with genuine and infinite love. I will start with this one....... adoo xalxaleetinaaya -adoo xeebaha gudbaaya -adoo xamar yare ku jooga -adoo gabdho xoominaaya -ayaan xalay kugu riyooday Aah aah,,,,Hadii aanad luuqda hayn dhadhan ma leh ogoow. Bal adna Soo qor wixii aad maqli jirtay....:cool: caadi ma ahan....thanks for sharing.
  14. Jacaylbaro;755589 wrote: Consulate .... Taas xitaa Hargeysa kama furna so hakugu taagnaato!
  15. They always do that...Inay sucuudiga kaga faa'ideystaan Xaj lacag la'aan ah iyo Xaqul-Ciid. Look at sidii xaqa ummadda Soomaaliyeed loogu naaxay? Aakhiraa war iyo xisaabi jirtaa...ha idinka saarto!
  16. Jacpher;755027 wrote: I'm glad the prosecution team didn't pay that underage crap. Old enough to shoot two people, step out of the store and come up to murder a third innocent man. Nice work jury. I agree. He deserves this. It was sad to watch how this criminal killed three innocent guys within seconds.
  17. Somalia;755012 wrote: Howlgalkaan waxaa hogaaminayo ciidamada qalabka-sida ee Soomaaliya, iyagoo taageero ka helaya ciidamada Kenya, si ay bartilmaameedsadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayan Al-shabaab. loooooool....oo tolow maxay ku hoggaamin? Gawaarida gaashaaman ee Kenya miyaa dameero qori ku xiran yahay horsocon doonaan? Diyaaradaha Kenyana maxaa hoggaamin? Malaha duuliyeyaal Soomaali ah baa la saari diyaaradaha Kenya. I really support in Al-Shabaab iyo waxa la midka ah Soomaaliya laga saaro, laakiin madaxweyne aan xaalka wax badan kala socon iyo R/Wasaare sidii bipolar u dhaqmaya ma qabo inay arrintaan guul ka keeni karaan! Somalia needs a speedy roadmap (completely new MPs, president, prime-minister and ministers) and complete change of strategy.
  18. Waah waah waxaasaa dhalan rog ah.
  19. Waa arrin wanaagsan oo jidka u xaaraysa aqoonsi buuxa Insha Allah.
  20. Soomaaliya waa lagu wareerayaa...I know in shacabka wax gaaraan inaan laga hortegi karin marxaladahaan oo kale, midda kale xitaa hadddii shabaab la gumaadaba Shacab bay noqonayaan. Markay carruur isku qarxiyaanna waxay noqdaan mujaahidiin, markii iyaga la dukheeyana shacab bay noqdaan. Xaalkooduba waa la jiifiyaana bannaan!
  21. Somalia;754929 wrote: http://www.bbc.co.uk/news/world-15391515 This lets you see which number of person you are since history began! Lol wtf? Flawed but interesting. And this seems to show that you are under 21 years old. What is the minimum age limit for SOL members horta and what is the maximum too?
  22. lol....waan fahmi waayey qoraalkan...nin koofur ka yimid...Mar waxaan ku fekerey ceeb ka weyn maba jirto nin tooreey wataa magaalo dhan booliskeedii iyo shacabkoodii ha ceyrsado...Haddana waxaan ogaadey inaysan habboonayn generalization-ka noocaan oo kale ah. XX...waxaa ceeb ah in shakhsi caqli iyo aqoon laga filayo uu meel la soo istaago cid hebla ayaa waxaan oo kale samaysa... Waa la is mucaaradaa, oo la is dacaayadeeyaa laakiin tanoo kale lagama fili karo dadka qaar. Jacaylbaro;754456 wrote: He was a mentally sick man ,,,,,, Allah ha u naxariisto intii ku dhimatay Aamiin. Waa hadal wanaagsan JB.
  23. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;754338 wrote: It is times like this Farmaajo, not Gaas, loo baahnaa in uu ahaado ra'iisul wasaaraha Soomaaliya. I respect your view laakiin yaa ka isbedbeddel badan Farmaajo? isagu hal khudbad dhexdeed buuba warkiisu isku khilaafayaa for instance he says "Caalamka waxaan kala hadalnay sidii loo beddeli lahaa xukuumadda oo Baarlamaan cusub oo dowlad adag doorta loo dhisi lahaa and then he says, UN-ka waxaan ka codsannay in dowladda hal sano loogu daro".
  24. Yaan lagu habsaamin confussion-ka Gaas iyo Shariif. Labadaba wakhtigoodii waa dhammaaday. I am wondering who will be replacing them insha Allaah.