Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Maasha Allaah....waa wax wanaagsan in ubadka la baro qiimaha dalkooda........qabyaaladdana aan la barin sida Soomaalidu badanaa caado ka dhigatay....
-
Ingiriiska's sudden interest in Soomaaliya
Abwaan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I guess they felt sorry for Siilaanyo iyo askartiisa, then inay soo caro celiyaan bay rabaan, which is all good! -
Amaad aragtaa isagoo ICC iyo Interpol raacdaysanayaan madaxweyne ayaad sheegeysaaye? Looba joogee insha Allaah!
-
Promotion for Las Qoray pirates? This kid first thinks that Pirates from his clan are cool compared to those in Harardheere and Eyl because they admit their criminal activity in front of the camera and he later finds out that they set him a trap. And his father is a politician? lol
-
Lol...goormaa taangigii cagaf-cagaf u ekaaday?
-
Carafaat;766625 wrote: Ku dharo in aanad ku niikin Xamar back in the days? I bet you were the top niiko dancer in club Lido, before you became Sheick. And you beleive that he is even Sheikh now? lol
-
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baaritaan ku haysto duqeyntii Hosingo, xilli Kenya ay qiratay: http://www.jowhar.com/?p=9396
-
Somalia;765895 wrote: Good job. Azania - Progressing ✔ Awdal State - Progressing ✔ SSC - Sii soco soo socod ✘ lol....Caddaaladdaada ayaan ka helay. Maaddaama SSC aniga iga go'ayso ma oggoli baan u arkaa taas. Yaad ka caqli badan tahay baad is tiri? Iyaguba waa dad Soomaali ah ee u oggoloow waxaad isla rabtid haddii kale adba way ku saamayn dhibka ka yimaadaa. I think this maamul-qabiil thing will not work at all. In kuwo la dhaho waa saxan yihiin kuwana la diidaana waaba ka sii daran tahay!
-
These are great pictures. I hope in horumarkaas sii laba-lixaadsado, kuwa dadka laynaya oo masaajidda marka laga soo baxo madaxa ka tooganayana Ilaah haka qabto ummadda.
-
I really don't understand this topic aan ka ahayn aflagaaddo meelaha duulduulaysa. Fadlan halla is-ixtiraamo, dumarka, ragga iyo qabiillada Soomaaliyeed oo dhanna halla ixtiraamo!
-
General Duke;766148 wrote: Faroole's failure in Galkacyu and other parts of the state can not be underplayed. He has failed in many ways as much as many other Somali leaders regardless of region or political stance. Its time to support a Somalia solution, with Mogadishu stability, Puntland unity and the restoration of security in the south. No one cares who is President anymore. The Somali race is in grave danger and faces threats every where. Well said GD.
-
Che -Guevara;766099 wrote: ^I'm not sure what's upsetting you? That shouldn't bother you, Shoodhe-shongole. This is between those with Somali agenda not Al-Habib ideology!
-
Realist xaal ha qaato! All i see is this our clan is this. My uncle is this. My habaryar is this....come on!
-
Waxaan la yaabay this conference ma cid gaar ah baa iska leh oo uu dan u yahay mise waa mid Soomaaliyeed. Anigu sidaan u fahansanahay soo ma ahan mid ka mid ah shirarkii - Road-mapka oo kuwii Xamar ka dhacay ma daba socdo..weliba midkaani wuxuu khuseeyaa oo keliya dastuurka oo la soo gunaanadayo, waxaana xigi doona Baarlamaanka oo la beddelo iyo in madaxweyne cusub, raysal-wasaare iyo wasiirraba la sameeyo. Waxaa ayaandarro ah in dad dano gaar ah leh oo aan fahansanayn qarannimada uu qabiil madaxooda ka buuxo inay dadka u tusaan inay Soomaaliya leeyihiin just because mid habaryartiis dhashay baa jago ka haya, waxaa kale oo ayaandarro ah midka dadka noocaas oo kale ah inta ka xanaaqo iyaga ku dayanaya. Faroole waan fahmi karaa wuxuu u xanaaqay oo xoogaa shilimaad ah ayaa lagu siiyey in shirku qabsoomo, isaguna diyaar-garow ayuu sameeyey laakiin dhibaatada haysata ayaa ah inuusan qarsan karin caadifadda qabiilka. Faroole yaa u sheega oo dhaha dalkaan dagaal sokeeye uma baahna dad intii dhimatay ama ku waxyeeloowdey ka badanna ma wanaagsana inay wax ku darsamaan ee si wanaagsan u feker oo oday Soomaaliyeed iska dhig, qabyaaladdana qarannimada ayaa ka wanaagsan.
-
Jacaylbaro;766007 wrote: I agree with you .... anything/anyone except your clan should vanish. Xaalku waa sidaas soo maahan...halla yaabin dadkaan net-ku-dirirka ah. Somalia inta uu la baxayo magaca ciddiisa inuu iska sheegto ayay ahayd. Waxaan moodey in laga gudbey ciddeenaa ciddaada ka fiican, iyo innaga waxaan ahayn maba jiraan. Dad baanba la socon wixii Soomaali u dagaashay ma is tiraahdeen?
-
gooni;765716 wrote: Cabdulaahi yuusuf khudbadiisaan la dhagaysan karin laakiin buugiisa waa la akhrin karaa sidaan filayo loool....Illeen isagu ma qorin baad ka waddaa oo waa loo qoree?
-
This is really sad. Gabdhahaan waxay tusaale u yihiiin da' yar badan oo Soomaaliyeed oo mustaqbalkoodii looga ciyaaray ama kuwo iskaga ciyaara, karaamadana iska qaaday. Waa meeshii Soomaalidu dhihi jirtey "Inay saqiiraan baa loo qaatey". Markii dalkaagu burburo, mujtamacaagu islaayo, maatadaada la xasuuqo, dadkuna midba meel u cararo waxaan iyo kadaranba waa la fishaa....Ma waxaad moodeysaan in Soomaali sidii hore wada ahaanayso? Taas waa riyo. Wax kale oo la dhaho lama garanayo aan ka ahayn in loo duceeyo in da'yarta Ilaah noo toosiyo,
-
Faarax-Brawn;764315 wrote: & i promise to rob you & your entire entourage before you make 21 steps Laba qaawani isma qaaddo!
-
Abdul;762295 wrote: They told this young man he will go to janna after doing this. Like many others before him. I hope all those who are brainwashing our youth and future and caught as soon as possible in order to end this craziness. This attack was against one of the very few hardworking individuals in this goverment. Like the 4 ministers killed in December 2009, AUN Omar Hashi who was killed in Beledweyn Al-Shababs target the most hardworking individuals working with TFG.
-
Somalia: Galmudug Threatens Peace and Security in Puntland
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Sayid*Somal;760794 wrote: ^^Ina Faroole - this is not Garoweonline! Malla yaabtay! -
Ilaah ha kala qaboojiyo dadka dagaalaya, kuwa ku waxyeeloobeyna Ilaah ha caafiyo.
-
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It looks like that the so-called African Union wants the Somali situation to get worse and worse. Somalia does not need Ethiopian troops. If Sharif admits this AY taallo haloo taago waa laga gardarnaaye. What is wrong with siyaasiin-ku-sheegyada Soomaalida.