Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
All the items that the piracy money could not buy you huh!
-
These are beautiful images. I am glad to see that Mogadishu University is free. I was at this campus when the construction was completed and it was about to open. I hope to see students starting classes soon. Thanks for sharing this Somalina! Maaddeey;777413 wrote: ^^Dagaalka weli waa socdaa, taas oo ku tuseysa in aan Shabaab magaalada laga saarin http://www.jowhar.com/?p=11908 Lool Maaddeey, cayaar Waa gelin dambe miyaa? Hakugu taagnaato bro!
-
Mogadishu united + Puntland Oil = what a week for the Republic
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Waa baa beryey bilicsan, arooryo baxsan maalin boqran! -
The most amazing news of the day....Thanks for sharing this Cambuulo! The Hermet;777123 wrote: its irrigular warefare..Alshabab will go back and forth until the cease to exist..this government itself is being kept alive by the A.U. and U.N. money..the question is this a genuine government? answer is no? Alshabab will therefore exist till the end of its term then what? Hermet...TFG is the ONLY government that we have right now whether you like it or not...Is there a need for a change? yes, balse yaan indhaha la is tirin...Dowlad kale oo Soomaaliyeed ma jirto...period! Fadlan haka harin Damaashaadka iyo Debbaaldegga maalintaan farxadeed! Oo dadkaaga dhinac ka raac, yaadan dhumine dhinac ka raac, hooy hooy dhinac ka raac!
-
Here is my list: Elman Ali Ahmed (AUN) Dr. Hawa Abdi Abdullahi Isse (AUN) Asli Hassan Abade Abdiaziz Maahaay
-
Waxaa yaab leh in nin Baydhbo ku dhashay iyo mid Gaalkacyo ku dhashay ay ku dagaalayaan anigaa Gaalkacyo leh, qabiil dartiis. Gaalkacyo canshuurtii Iyo cududdii Soomaaliyeed baa lagu dhisay. Gaalkacyo Soomaali baa leh, sheekada raqiiska ahna Waa laga baxayaa Insha Allah! My friend Nadaara iyo raga la midka ah ee hadda weriyeyaasha noo ah inay dadka iskaga ciyaaraan way dhammaan Insha Allaah.
-
Great photos....I hope inay sharaftii degaankan soo celiyaan, kana xoog-roonaadaan burcad-baddeedda! Good luck!
-
Archdemos;776788 wrote: So home for me is Somalia, despite the fact I wasn’t born or raised there. Respect Narniah;776879 wrote: Oh really? If a dog born in a kennel is still a dog, then a Somali born "outside of the somali terrorities" is still a Somali. Make sure you understand what you are trying to say before you say it. That way, you can avoid humiliating yourself in the future. You were trying to be slick with the dog comment, but you failed pathetically. ...ouch!
-
xiinfaniin;776858 wrote: Somali government should get a large share from the countries resources wherever it may be This obsession with local admins is not healthy. What is important is the local population should benefit from the resource in terms of infrastructure development and employment growth... Xiin fikraddaadani aad ayey u wanaagsan tahay! Thanks Xaaji Xunjuf;776860 wrote: ^^ Xiinfanin not speaking like A puntlander today tallow ma wax ba is badalay Waxay ila tahay inaad u riyaaqdid ayay ahayd fikraddiisana wanaagsan than question why!
-
NASSIR;776893 wrote: Kheyraadka dabiiciga ee wadankeena waa naga wada dhaxeeya. Inshallah Beerahii waa loo laaban. Only the marine resources of Somalia is enough to reverse our sources of mayhem and give the nation a big surplus. What we need as we look forward are statesmen, a fair system of governance, transparent assurance of the role of public agencies & managerial expertise. Well said Nassir!
-
MoonLight1;776686 wrote: Puntland should ask for 50% share of fruits and vegs produced in the south. lol Here comes another pranoia against the South...lol....If the government grows the fruits on a public land Waqooyi Bari should have it's share. People need to understand that meelaha shidaalka laga qodayo in difaaciddeeda ay u dhinteen dad Soomaaliyeed oo meel walba oo dalka ka mid ah ku dhashay kana soo jeeda! I wonder when this ciddeennaa iska leh meeshaan joogsan doontaa? Haddii aad ku qanacday in shakhsi ka soo jeeda degaannada shidaalka laga qodayo uu mid ka mid ah labada jago ee dalka ugu sarreeya uu qabto ma garanayo waxa nacfiga la ka soo baxana aad u diiddey inaad Soomalida la wadaagtid....Mise waa "kaagana kula lihi, kaygana anigaa iska leh" Yaa kaa yeelaya? Waxaa la yaab leh in dad maalin walba la guuxaya Muqdisho waa caasimaddii dalka oo Soomaali ayay u dhexaysaa, which I beleive is right ay ku riyoodaan inay degaan kale dadka ka xigsadaan! Naxar Nugaaleed;776649 wrote: Ya doctor, puntland is not on the moon, its a state in Somalia. Well said Naxar!
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;776130 wrote: Si feyla in goroda dooga. Haye, tana manoo micneyn kartaa? lol...Narniah waa soo noqon weysey sidaad su'aashaan u weydiisey ee MMA adi bal noo jilci!
-
The Zack;776184 wrote: Carafaat, Maay is not a language sxb, it is just a dialect. I don't think it's hard to learn it, all you need to do is live in Baydhabo for couple of months. loool....then you could WAA DAADSHEY!
-
Maaddeey;776466 wrote: ^Ma sasaad uga heshay yarka!, numberkiisa ma kuu soo raadiyaa?. Inuu kaa aqoon yaryahaa laga yaabaa, lakin waa qurxanyahay, amarkana waa qaadanaa! Maaddeey waa caroon rabtaa miyaa saaxiib. Dooddii meel xun bay nala geleysaaye...At times I have disagreed with Somalina or others laakiin heerkaan oo kale igama gaarin! Maaddeey nin deggan buu ahaan jirey xoogaa xagjirka ha taageeree, ayaantaan maxaa si ah?
-
It is really sad in inta shacab madaafiic lagu garaaco la dhaho cadow baan baabi'innay. Goormay Soomaalidu waxan ka waantoobeysaa! Dad aan aamminsanahay inay dano gaar ah leeyihiin baan kala doodaa dukhayntii dowladdii Siyaad Barre u geysatey gobollada Waqooyi oo aan u arkayey mid arxandarro ahayd, adinkana hadda idinkama yeelayo in wixii aad ka cabaneyseen aad dad Soomaaliyeed u geysataan. Soomaali madaafiic idinkuma garaacin ay leeyihiin maxaad nooga goosateen ee waan idin sugeynaa, adinkuna kuma khasbi kartaan dad Soomaaliyeed oo aayahooda ka tashanaya. Waa in la isku samraa oo si wanaagsan aan dowlad u wada dhisanaa SL socon weydaye! Caqligu ha shaqeeyo!
-
great pictures...thanks for the update Somalina! I feel like those kids in order to boost their morale. I don't even know a single one them but I see them as our future leaders insha Allaah. Alxamdulillah and I am glad that the Turkish government gave them an opportunity for a bright future.
-
Abtigiis;776336 wrote: It is ok, but NOT recommended. looooooooool....Abtigiis...are we saying everyone can do well in school and have a degree? i think that Education should not be the only focus for marriages...as long as someone uu dedaal muujinayo ama muujnayso waxaa roon in loo tixgeliyo.... Runta markaan isku sheegno gabdhaheenna ayaa Faaraxyada ka iskuul aad badan waa markii qurbaha la fiiriyo marka ma waxaad leedahay ragga Soomaaliyeed cidlo haku soo dheceen gabdhuhuna meel kale guur haka raadsadeen...Adiga waan kugu halqabsaday un maadaama aad akhyaarta meeshan ka mid tahay ee kulama doodayo keligaa saaxiib.
-
looooooool....Laga baray, laga badi!
-
Tani waxay ka marag kacaysaa sida Muqdisho dowladnimo ugu hillowday. If I was ragga dowladda hoggaaminaya walow ay ku ahaatoba inaan dadka dibedda ka imaanaya oo ku raaxaysanaya xeebta tabarucaad ka qaadona coastguard iyo lifeguard baan meeshaan durba u samayn lahaa bilicdana waan sii ballaarin lahaa. If only loosers-ka aan waxba aqoon oo jagooyinka un iska doonanaya dalka laga qaban lahaa horumar waan gaari lahayn. Soomaali badan oo dalka wax ka qaban karta oo niyadna u haysa ayaa jooga laakiin waxaan fursad siineyn Mr. Anigana way kan ee jago ii abuuryada meesha ku ordaya.
-
Beer-Gaal;775906 wrote: oday buufis ku dhacay iga dheh. i know some one who is just like that , laakin asagu waa jaahil!!! lol...Ilaah haka daaweeyo....PhD iyo career ma samaysan lahaa haddiisan ahayn Canshuurtii Soomaaliya ee wax lagu soo baray. Go'aanka ah inuu Soomaali la saaxiibo iyo in kale isagaa iska leh laakiin ninka lacagtii wax lagugu soo baray markaad geela ka timid ha iska soo gudo. Yaa u sheega Soomaalidu dad wada xun ma ahan. Dhibaatada dalka ka dhacdayna cid walba way saamaysay dadka dhibka ugu badan gaaray ayaana ugu samir badan. Haddii aan la isku samrin horumar lama gaarayo, nololna lama helayo.
-
Jiiroow Bakaal;775945 wrote: Sijuwigaan siyaasada Somaliya wuu ku wareerey inuu iskaga baxo Sakiima wuki iyo Maharaagwadiisa iska cunaa loo qaataa Do you think so? I would say that he is a smart man who knows in Hargeysa ay tahay wakhtigii ay Soomaaliya soo raaci lahayd marka wuxuu rabaa inuu taariikhda dhinacaas ka galo. Sida muuqata isaga iyo maamulka degaankani xiriir bay leeyihiin. Waxaa xitaa laga yaabaa inuu yahay ergay loo soo diray sidii dhabbaha loogu xaari lahaa in walaalaha Waqooyi Soomaaliya dhinac ka raacaan...
-
Raamsade;775944 wrote: Maadeey, what does Islam say about lying? Alshabaab are no where near Beledweyne to engage in fights. War Ilaahey ka baq. loool...hadduu jawaabana hadduu ku leeyahay Jihaadka ayaa noo banneeyey ee maxaa kale oo aad ka sugeysaa! Somalina;775919 wrote: LOL! Wafdi ka socda UN ka oo Beledweyne gaarey sannado kadib http://www.jowhar.com/?p=11696 lol...Walaalkeen Maaddeey waxay ka maraysaa afkii baa juuqda gabay!
-
Faroole wants to play an unnecessary kaar qabiil oo aan soconeyn. Of course Siilaanyo iyo maamul-degaameedkiisu waa ku khaldan yihiin inay degaan dad Soomaaliyeed oo deris la ah dhibaato ka abuuraan, mana habboona in la isku xad-gudbo, sidoo kale Faroolena sheekada hallaasigaa haka baxo oo haddii Khaatumo Hargeysa hoostegi weysey Garoowena ma hoostegeyso.