Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. If I was elected as a president, which I doubt will happen cause I wont be running for one, I would make sure qaraabada dhow ee dagaal-oogeyaasha, mid hore ee xilligii dowladda, kuwa xilliga dagaalka sokeeye, cid Alle ciddii corruption ku caddaado oo dhan baa bixin llahaa lacagtan inteeda badan. lol....Toloow imisaa markaan warkaas iri farta wadnaha ku haysa meeshaan? lol Lacagihii qaranka ee iskoollada dibedaha loogu soo aadi jirey iyo waa la iska goyn lahaa....Waxa beer qof dowladda u shaqeeyey leeyihiinna waan qaramayn lahaa markaas baan review ku samayn lahaa ciddii u qalantana waan siin lahaa....Guryaha sidoo kale ninkii laba guri ka badan leh oo dowladda u shaqayn jirey amase xilligii dagaallada sameeyey waa loo yaabaa! Call me a dictator balse, haddaan la iskaga daba imaan dalka la burbursaday meesha waxba ma yaalaan!
  2. Don't worry the world owe us more than that for our fish, dumping nuclear waster or somehow violating our territory either colonial period ot during the civil war. Haddii laga fursan waayana Shaloongo/Hagbad qaran baan geleynaa oo qofba 100 shilin bishii ah that saves us. Or Shidaalka, macdanta iyo barwaaqada xoolaha nool baa na fagsan doona.........HORTA DOWLAD LEE AAN DHISANNO ee adi dadka ha cabsiin Moon...
  3. Qandalawi;783223 wrote: Che & Abwaan lool, maxaad hal meel noogu celinaysaan qufulkastaan furaa xataa reer SSC ayaan ahay, Boocame ayaan kudhashay, markaa waa anteranational Somaaliya oo dhan kkk lol...Kiyaawe-Ingiriis iga dheh!
  4. Yaab badanaa......Kacaanoow xaalkaagii ma halkaan buu marayaa?.....!
  5. Carafaat....ninka Magool (AUN) la heesayo ma adigaa?
  6. Gheelle.T;783076 wrote: Abwaan, ogaantay inna Boyeh was in jail for at least the past year or so. Afarta aad tiri deegaamo kalay ka yimadeen, hadde waa adiga qofka eedda keenee, sidee ku garatay inay deegaamo kale ka yimaadeen? Sawiradooda aa ka kastay qabiilkoda/deegaankooda miyaa!! and here you are talking about cajalad qabiil iyo waxaan loo joogin awoowe Cajaladda qabiilku ma ahayn mid adiga gaar kuu khusaysa balse bahashu dad badan bay ka dhex daaran tahay...Laga billaabo, kuwa burcadda taageera, kuwa argagaxisada taageera, kuwa dagaal-oogeyaasha taageera, kuwo maamullo qabiil taageera, adiga waan kugu hal qabsaday un. Midda Kale buuggii Bahadur, masawirradiisii iyo martigelintii ina Faroole Jawaab igamaadan soo siin. Inuu Booyax xiran yahay waa ii maanta. Maalin aan akhriyey waa jirtey in isagoo $25,000 la xiray balse xabsi la geeyey iyo maxkamad la soo saaray iyo dembi lagu qaaday meel ay ka dhacday ma jiro, he pretends to play a low profile although he has been interviewed and he stated that his actions and the Piracy he and others started is right. Xabsigee ku xiran yahay if he is? give us more details...if you can!
  7. I can't watch the video balse saaxiibaday iga korreeya ayaan ku kalsoonaanayaa bogaadinta anna dhinacayga ayaan uga biirayaa...Waa hawl wanaagsan!
  8. Abdikariim and his Mentor Jaalle Galayr siyaasad culus bay ciyaarayaan....Horta halla ogaado, Itoobiya Soomaali ma kala jecla ee danteeda ayay fiirsan. Haddii Soomaali midoobi weysana iyadaa Soomaalidu ku dhib qabta!
  9. Somalina;783059 wrote: Oh please! Why can't he retire already! lol...Retire baa leedahay, isagoo garka iyo timaha madoobeystey car yaadan mar dhow arkin oo la aqoon waayey..........lol 2011 baa la leeyahay Soomaali baa gumeysi la gelin. Mayee Talibaan baa loo dhiibi rabaa oo Sucuudiga ayaa arrintaas wada. Haddii Shirka London la iska casumi waayey ma dacaayad been ah baa la abuuraa? lol
  10. A_Khadar....xawaalad baan furan rabaa ee Khaatumo degaankeeda inta Dahabshiil la iiga raro malla iiga furayaa? lol Dagaalkii Soomaalida ganacsigii xitaa wuu gaarayaa, xitaa masaajidda waa la isku qabsan. Horta culimada Waqooyiga sida Sh. Mustafe dagaalladan maka hadleen?
  11. Qandalawi;782974 wrote: You are welcome I thought you represent Qandala...Reer Gaalkacyood baa SOL jooga ee haka boobin mahadnaqa! lol
  12. Che -Guevara;783041 wrote: The real pirates are the trawlers emptying the Somali sea and nuclear toxic dumpers. lol...These guys are history now. Nobody dares to go to the area for such activities. You sound like inaad share ku leedahay pirate companies-ka CG aan kula kaftamee...ninyahow diin, dhaqan iyo dadnimo midna nooma bannaynayso inaan burcad-badeed taageernaa!
  13. Aaway raggii askaraha ahaan jirey ee XX iyo CG lol...darajooyinkiinnii iyo ka badanba qaata ee wasaaraddiinnii bilicdeedii waa soo noqotay ee shaqo gala aan Jen. Indhocadde, Bariise, Dhuumaal iyo aan ka gudubnee!
  14. Gheelle.T;782931 wrote: Kuwaa hadhow ku oran pirate state this and that. This is the success of this PL admin and it's fight against the piracy is out in the open. Now the rest of the world have seen it and coming to aid PL with its fight against piracy. lol...I wouldn't call it Pirate state but we CANNOT blind ourselves and say there is no strong piracy business around the region. Are the likes of Mr. Boyah in Jail? No. then afar xabbo oo degaanno kale ka soo jeeda inta xabsi la geliyo lama dhihi karo Pirates baan la dagaalamaynaa. I will advice you to read Jay Bahadur's book and look at the photos...Quote "Courtesy of Mohamed Farole"...lol and the author explains further....Mohamed Faroole ayaan marti u ahaa la'aantiisna iima suurtowdeen inaan 3 bilood la noolaado burcad-badeedda isaga ayaa wiilal igu daray si aan ula kulmo burcad badeedda. Are you saying Faroole xiriir lama lahan Burcad Badeedda. Then Why is Boyah free? Of course he is untouchable! Oh, no he said "Waan ka toobad keenee Faataxo halla ii maro" and still gives interviews on Western media and supports piracy. Emotion-ka intaan xagga iska dhigno nimankaan burcaddu Soomaali oo dhan bay magaca uga ciyaareen sida Al-Shabaab noo ceebeeyey ee hallala wada dagaalo. Haddiise aan rabno in cajalado qabiil naga sii dhex-heesaan ama daarnaadaan qofkeeda ayey dhibeysaa adduunyaduna horay ayey u sii maraysaa.
  15. General Duke;782992 wrote: Godane & Afghani killed Omar Hashi, Liqanyu and more than 60 elders in Belwedweyne. They killed young medics in hotel Shaamo. They murdered over 60 young children going to Turkey... All those killings they gleefully claimed it. In Galkacyu they have assassinated elders, and local leaders and now Qaybdeed. These people are the enemy of Somali's everywhere. They even killed in Gobollada Waqooyi.. Somalina;783003 wrote: AS was behind this? Some Somali websites reported that AS claimed they were behind this.
  16. *ANWAR*;782525 wrote: Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG What did the flag do? lol...Why bother change it? I think the flag should be left alone...! Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;782663 wrote: Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan. Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin. ....lol....That means dad badan baa la weynayaa..Soomaali qabyaaladda waa ku adag yihiin sida muuqata!
  17. it would be good in waddooyinka Boorame iyo xarumo kaleba loogu magacdaraa carruurtaas iyo macallimiintoodaba amase dhibbaneyaashaan.;
  18. Saxaafaddu waxay ka mid tahay birimageydada, in kastoo ayaamahaan ayaandarro dadka qaar iskaga qaraabtaan magaca weriyenimada dembiyo iyo xad-gudubna ku geystaan. War fidin hufan iyo tebin tayo leh baan ka filaynaa weriyeyaasha Soomaalida!
  19. Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina.
  20. Maasha Allaah. Waa dhisme qiimo leh oo aan filayo in adeeg hufan ay ka heli doonaan dadweynaha degaanka iyo ciddii daryeel caafimaad u baahataba!
  21. It is really Sad. Dadkaan Soomaaliyeed Ilaah hakala qaboojiyo...............Where is JB,XX,Oodweyne.....Ma waxaad ku faraxsan tihiin oo aad taageereysaan in carruur sidaan loo dhibaateeyo? Miyeydaan carruur dhalin, idinla dhalan, idiin dhalan doonin?
  22. I hope this does not happen over here
  23. Somalina;780526 wrote: Buurmadow oo rati dul saaran ma aragtey sawirkiisa? XX amuu yahayba?. lol...the one that he is riding on the Mongolian camel. That guy (Buur Madoow) wax ka been badan. Isagoo Dubai jooga buu dhahay China ayaan joogaa inta masawirkaas oo uu mar hore iska qaaday Waagacusub u diray!
  24. Carafaat;779963 wrote: To much high education aint usefull either, in the Somali contexy anyways. My employer wants me to do an Phd. What use would a Phd have when I go back to Somalia in couple of years(inshallah)? I rather learn Maay Maay language or how to deal/engage with livestock. Brother you could teach or educate others ee please do your PhD while you can! Maay-maaygana baro! You can do both.
  25. Alderman;780131 wrote: @Macallinka Italians actually urbanized large parts of Southern Somalia and they built roads, dams, schools, towns, agricultural settlements etc. Just imagine if the Italians had stayed beyond the Second World War, Somalia would have become a first world country by now. Alderman I think by looking at the period of time that both countries had relations with Somalia, China was better. Yes, the corrupted Italians helped Somalia but they also interfered the country's politics or were bias to one group of leaders and also benefited it from our wealth for instance agriculture.