Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Wadani;791223 wrote: KingofKings, im a sick troll? why? someone asked wat his clan was, and i answered. wats wrong with that? Cause he wants this sick guy to destroy the South while he wants to say and post here our tuulo ceelal biyo ayaa laga qoday!
  2. Nin-Yaaban;791115 wrote: Yea that would be nice, but we all know we cant have 0 crime. But given the large Somali pop. in London, 1300 arrests is very low. Ok Nin-Yaaban if I knew that we also had 1300 university graduates in that year I wouldn't be concerned!
  3. "Abkeey doolli diloow dad nool maas u daahaa?" baan maqli jirey! Nin carruur, culumo iyo haween laynaya inuu nin xaaskiis xoogo muu u daahaa?!
  4. Xaliimo Khaliif iyo Faadumo Qaasim (AUN), ma iska dhigi karaan?
  5. Somalina;791193 wrote: Thank you for the co dh ection Looooooooooool@ you adhe welcome!
  6. Lol....Raadreeb-na ma beel magaceed baa.....ma adigaase qora? Marba wax meel ay ka yimaadeen la aqoon baa source elaba dhiganayaa...Shariif Xasan iyo Caalin inay shirka yimaadaan waa kugu adag tahay miyaa? Illeen liiskii waad ka reebtee? Hadhoow baa la dhahayaa qabiil lama buko? Yaa kaa akhrisanayaa?!
  7. Somalina;791108 wrote: Xaaji information hor u soo gaar! Lol...@Somalina....ha qaldin ee waa u Gaadh!
  8. Looool@ the other pair of shoes and macaroni.....digsi wax lagu karsadana tolow maku jiraa iyo katabaan dharka la surto!?!
  9. faarah22;790496 wrote: i am not imposing it on africans. but i think somali somali is far better than hybrid second tier language created by slaves and slave traders. I agree sidee afka Africa ugu faca yar qaaraddu ugu wada hadli kartaa?
  10. peasant;790867 wrote: Kan dooxada shebeele munaafaqnimo ayaa ka dhadhamaysa ninka kale waa daacad rabana in wax walba wada hadal iyo is afgarad lagu dhameeyo. Peasant C/Raxmaan Ruunkinet waa maskiin..laakiin jecel siyaasadda qabiilka ku salaysan..goortuu xildhibaanka noqday maba ogi! Tolow walaalkiis Faax (AUN) miyaa Lagu beddelay.? Kan kale maba aqaan, although he looks like nin marfish ka soo baxay oo tie soo xirtay!
  11. Jacaylbaro;790492 wrote: Used to have one ..... I'm proud of my Somaliland one right now Timirtii horeba dab loo waa!
  12. MB...who says that he is; other than you assuming that? This guy you are talking about is a Somali and he has a right to be part of Somali issues. Let us not give him a bigger role that does not fit or blame him for something that he has not done!
  13. I also saw the telegraph article that MB posted, which confirms the leak. Hopefully, I will read the whole story later the day!.
  14. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;790128 wrote: Third reason is, dad kale kasii qaadeysaa ama kasoo qaadeysaa Khartuum. More profit. I think that is the case MMA.
  15. This is good news....I wish I had the time to go and visit Somalia right now. Insha Allaah I will some time this year and I am looking forward to visit Istanbul again...great city... NGONGE? Adiga Daalo miyaad share ku leedahay...or are a Victor Bout's former business partner:)...Su'aalahaaga waa bateen saaxiib!
  16. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;789754 wrote: Abwaan, meesha ka kac yaaqeey, wax doono inta meesha lagu kala kicin. Mise Agoosto 2012 sugeysaa. 'Yes, we can' olole ku jirtaa miyaa. ....
  17. Aamiin Ilaah ha u naxariisto...Taleexi samir iyo Iimaan Ilaah ha idinka siiyo.
  18. Carafaat;789537 wrote: Isweedhan clearly is 0,5. lol...Kuwa Soomaaliya ka soo galay maba ku jiraan haye? May be they are...
  19. Xaaji Xunjuf;789525 wrote: Imika ma waxad ku haysata oodweyne jabhad baad samaysatey oo dadkaagi iyo dalkaagi baad wax tartay. Adigu maxaad iskaga dhigaysa nin dawladi kacaanka garwadeen ka aha. Adigu manad jabhad lahayn halkeed ku ogayd taas maxayse sameyeen maxayse so hooyeen dib u akhri wuxu oodweyne ku sheegey mi mid bukugu qeexay. Maxaadse ka badali karta maandhow. Eeg nina dawladi buu burburiyey nina dalki buu burburiyey. lol@XX dawladdeed burburisey? USC inay Hargeysa kuu xoreysey miyaad rabtaa inaad dafirtid? Ma illowdey khudbaddii Cumar Carte uu Xamar ka jeediyey markii dowladdii Milleterigu ay dhacday. Wixii la rabo ayaaba meeshan la isku sheegayaa, hannagu khasbin taariikh aan waxba soo kordhinayn hadda wakhtigan xaadirka ah ee la joogo inaan ka hadlo. When did Hargeysa become free? In case you want to blind yourself from the truth it was AFTER Jan 26th 1991 period...Haddii aad wax xoraysay ka hor maxaad u xorayn weysey? You know in General C/Casiis Cali Barre uu Gobollada Waqooyi madax ugu ahaa over 7000 army force. Yes dalkii in burbur ku dhacay la iskuma hayo, burburkana siyaabo badan ayuu ku yimid. Mid dowladdu masuul ka ahayd, mid jabhaduhu masuul ka ahaayeen labadaba waa iskugu jirey aniga aragtidayda! Jabhadahana waaba la sarriftay markii dambe oo almost qabiil kastaa Jabhad S ka billaabata ayuu samaystay marka laga reebo qabiillada Soomaaliyeed qaar ka mid ah....Jabhaduhu isku awood iyo saamayn ma ahayn, waana kala badsadeen bur-burka taasna waan qirayaa....Ama isku cammira amase ha isku cammina waxaad ogaataan "Waa beryey sacab laguma dedi karo".
  20. Oodweyne;789250 wrote: Abwaan ,... :D I see that my old friend, namely the late Aideed's gunnery-sargent seemed to be still smarting from that last exchange we had in here; which was detailing how looting business and scrap-merchantery conduct isn't the sort of a polite profession, in which one could be proud of, indeed... Hence, it's understandable that he is trying to wash the mud of dishonor from his being in so far as other are concern. However, to answer his pointed question, one can say, as Mr. XX may have alluded to, it's highest vein of audacity and chutzpah for a man in whose his ilk even sold it as a scrap the very electrical wire of the national network, to accuse others in abandoning Somalia. Which means, if the idea of self-serving and teeth-grating gall ever had a worthy cup of competition, then, it goes without saying, the likes of our friend, Mr. Abwaan , has no close rivals in here, indeed.. :D Oodweyne....I guess adigu malaha qoladii Ruushka 50s-kii lageeyey baad ka soo hartay? Xaaji Xunjuf;789244 wrote: Somalia waa budhudhay aboowe maxaad oodweyne ku haysata isna mu ahayn ki budh budhiyey kii budh budhiyey waynu ognahay. Agressonka u ka hayo bashiir jamhuuriyada shunub sudaan way iska muuqaata isaga diyaaradisa soo kiciyey marka wax muuqda adeer waxba ha is diidisin. Budh-Budhiyey@lol...I had to drink some water in between the two Bs...XX haddii aad caddaalad wax ka taqaanid oo ay run kaa tahay Oodweyne isagaa dowladdii hore u shaqayn jirey, ka dibna jabhad noqday marka xaggee uga saaraysaa inuu burburiyey. War miyaan wadaynaa?
  21. Mintid Farayar;789247 wrote: Someone sounds jealous - it's not Oodweyne's fault that 'someone' repetitively failed the scholarship exams Are you talking about yourself, because as far as I know I have not experienced that Alxamdulillaah!
  22. kingofkings;789485 wrote: well if you are not on a scholarship, let's just say i hope one of your parents is load because a typical NY school costs about anywhere from 45 to 50 thousand and that's without books or room and board fees. Multiple that four years and the cost ranges from 160,000 to 200,000. With a scholarship, maybe after four years, 20,000 seems about an average loan debt. Micno maleh ee waxbaro adeer, the oil money will pay off insha Allaah:)...Just make sure that you defend the qaddiyadda iyo halganka!
  23. Ugaas shuqulkaan waa laguu yaqaan, waad kuu bannaan tahay inaad dhexgasho....cause you already did reer Mudug style "Warkaaga kaama boobee" jecliyaa diricnimada hadalka loo qaato. With all due respect Faroole ciddiisa ayuu xukumaa Shariifna Soomaali aad adiga iyo aniguba ku jirno. That is the difference sidaan u arko. If it was the other way round I wouldnt be shy to say that too...Malla is hagranaa!
  24. Taleexi;789251 wrote: We are indeed funny species we can not get alone as a race and yet we've the guts of blaming others. Quite contrary for the most part Arabs have helped us. How? By Saudis and their endless deportation, torture and mistreatment of Somalis? By Yemens and shooting at people on boats or sending them back. By the Libyans on keeping them in the desert? Should I continue my friend:)? I think the only country I think that has treated Somalis RIGHT is the UAE. Sheikh Zaid Ilaah naxariistii Janno ha siiyo, what a true brother and leader....Carabta kale haba igu deyin!!!
  25. Somalia;789281 wrote: I don't which planet you are living on if you believe he has the authority to do so. What, do you regard him as Abdullahi Yusuf or what? Faroole can wave his finger and tell him to come to Garowe immediately and you think he can reshuffle cabinet seats... Do you mean Sharif Ahmed baa farta loogu yeeri karaa, waxaana ugu yeeri kara Faroole? And you ask people what planet they live on? Warba adaa hayaa!