Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. gooni;792792 wrote: odaygaas libaaxa nool sanka ka taabtay wuu la hadlay barbaarta odoyaasha kale ee soomaaliya ka yimid halasoo dhaweeyo si qalbi furan Sax
  2. Xaaji Xunjuf;792774 wrote: Maan fahmin reer Somalia again? i don't see reer Somalia in the pictures war ma waxba ii dhaafay? Kuwaan ma aragtid miyaa? Horta macalankii Talyaanigay ruxayaan, maxaa loo lahaa Waqooyi Talyaani lagama jecla.Dad calankoodii iyaga googoobayo iyana riwaayado kale iyo dhalanteed ku mashquulay. I have not heard the UK goverment stating tha they have invited dowlad Somaliland la yiraahdo...
  3. Somalina;792766 wrote: Waa lagu yaqaan dabeecadaas, yar iyo odey, AS kuwa kabaha u qaada iyo kuwa aan u qaadinba, keligood dadka lama doodi karaan, wey isku habro wacdaan. lol Big brother xataa wuu yimid inuu rescue gareeyo, yaa salaam. Abwaan waaba lagu sharfey, say Alhamdulilah! Daciifnimo.com . Lol...Somalina:)
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;792765 wrote: Ifafaaladaada waaku mahadsantahay, waana ku raacsanahay inay Soomaaliya 'federalism' waxba u soo kordhineynin ka ahayn isqabqabsi cusub. Laakiin maxaa ugu tagtay gobollada Sanaag, Togdheer, Sool, Waqooyi Galbeed iyo Awdal? . Waa Su'aal culus.....Carafaat jawaab baa lagaa sugayaa!
  5. I repeat ------> Maasha Allah...soon to be reer Soomaaliya again:)
  6. Maasha Allah...soon to be reer Soomaaliya again:)
  7. Norf ma waxaad leedahay 50 countries oo iyaguba interest ka lahaan kara Soomaaliya inay daawanayaan shir Soomaaliya gumeysi lagu gelinayo? Sheekadan gumeysiga anigu xogtaan hayo rag Soomaali ah baa meelaha soo geliyey oo buunbuuniyey ee waxba kama jiraan!
  8. Aaliyyah;792724 wrote: abwaan, khalad khalad luguma saxo taasi waa dhab. Laakin miyadan arag sida ay mudaharad magaloyinkoda ugu qabanayaan oo ay tageerayaan xasuuqda umada masakinta ah ee ku sugan SSC. marka way istahilaan walee taasa ayaa dhab kale ah. waa dad khaldan kuwaasi, dhibka jira dalkeenna Soomaaliyeed guud ahaan shacabku xor ma ahan oo hoggaamiyeyaal-ku-sheegyo ayaa qabiil ummadda u horseeda. Dad badan ayaa la khaldaa oo haddii dhinaca wanaagsan wax laga tuso lasoo leexin karaa, cajaladahan qabyaaladda ee shidan Ilaaah hannaga demiyo. Runtii Soomaaliya ayaan u hilloobey oo I want to be able to travel with my family on a road trip from Raas-Casayr to Raaskamboni, taasna Ilaah waxba lama ahan annagana dedaalkeeda ayaa nalaka rabaa. Waxaan aaminsanahay maanta fursad ayaan haysannaa oo adduunki waa noo soo jeedaa ee aan ka faa'ideysanno, kuwa bulshada dhibka ka wadana meel walba oo ay joogaan hallaga soo wada horjeesto!
  9. Che -Guevara;792698 wrote: ^Dude, there are no Ethiopian in Baydhabo. It's mighty TFG:-) lol..Che, i like the sarcasm! Malla isku ciyaaraa, beenta waa laga fiican yahay, in maamul dowladeed la taageerana runta loogama leexdo, anigu TFG waan taagersanahay but I don't like Ethiopia to interfere with Somalia issues. My approach is Let them respect the Somalis in Ethoipia and their regions first!
  10. Jiiroow Bakaal;792618 wrote: Waa filimkii 1991_2006 Xaabsade waxuu badalay shaati gaduud ,Hasan Qayaadna waxaa bedelay Dooxada Shabeele hadey dhisayaan SOODARE 2. nah, there is a functioning government now sxb.
  11. rudy-Diiriye;792407 wrote: Eritrea was Raag....nin cad dee they dont bow for them!! waxaa somalidia xukama, waa raag for sale ah sida hookeriska. So thats the difference these days. Brother rudy, Eritrea dan nooma hayso. Somalia should join the world again. I know nothing is perfect and majority of our leaders are corrupted, our people are devided but becoming a save haven for terrorists is worse.
  12. Somalia;792703 wrote: Listen you've been exposed 1 too many times. You will not see me or any other person from Puntland calling Sheikh Shariif or any other leader "Mo/ryaan" but you just love the pirate bit. We have not seen one good intention coming from the likes of you so do not embarrass yourself any further. Qabiil is in your bones. Cause President Sharif is not moor yaan. I have not seen you and doc-kayeers calling him a president once, and that is not my problem anigu Sharif difaac iigama baahna wuxuu yahayna waa la ogyahay shakina kuma jiro, although I want him to go when his term ends. If Faroole uu xanuun kugu hayo, today is the 1st day that I called him a pirate and I have a good reason to do so!
  13. Carafaat;792554 wrote: Waxaan inaa hogaamiyo peace mission of Burco and Lascanood folks to Galkacyo. Dhexdexhaadin ogol ma ka tahay? Lol:) nabadaa naas la nuugo leh...oo waa arrin wanaagsan ee marka hore Buuhoodle nabad ka dhig...Kaalkacyo as locals pronounce it waa magaalo Soomaaliyeed, wax macne ah ma samaynayso dacaayadaha iyo cantarabaqashka ay shakhsiyaad qabyaalad la jirrani meelaha ku qorqoraan...laba cidoodna iskama lahan keligood dad kale oo Soomaaliyeed baa la deggan. Waa in amase maammullada la mideeyaa, amase nabad lagu wada noolaadaa iyadoo xushmo iyo xaq-dhawrba jiro, meeshaan wixii ka dhacay waa la ogyahay dadka meelaha faanfaanaya yeysan isyeelyeelin ma ahan taariikh lagu faani karo ee Ilaah ma soo celiyo wixii 1991-kii ka dhacay! Heshiis-nabadeedkii 1993 wuxuu ahaa mid gogol-xaar ah, waxaa habboonaan lahayd in mar kale la isa soo hor fariisto, koleey Faroole laga sugi maayo oo isagaanba magaaladan tegi karine. Dadka degaanku haka tashadeen aayahooda!
  14. As much as I am happy to see Al-shabab running away from Baydhabo, I am against the Presence of Ethiopian troops... I don't think I will ever agree with an Ethiopian intervention.
  15. Somalia;792675 wrote: Adiga laftigaa baa uu bahan in cuqdada laga saaro. Puntland is gone, that's what bothers you. Aniga igama suurtowdo inaan qof iyo dad Soomaali ah xaqiro, waanan aqoonsanahay oo weliba taageersahay horumarka magaalo kasta iyo degaan kasta including Boosaaso iyo Garoowe unlike you and few doc-kayeerro aad isku cammirtaan idinkoo dalka intiisa kale liida! Waxaan aaminsanahay in dad ka mid ah kuwa Soomaali ugu wanaagsan ay degaannadaaas ka soo jeedaan, kuna nool yihiin, laakiin unfortunately qaar weli xanuunsan like you and few others-na waa jiraan oo magaca, sharafta iyo karaamada walaalahaas wanaagsan ku ciyaara! Horta maxaad iskugu naagaysan, hal hal dadka ulama hadli kartaan miyaa? Ooops I forgot in laba qof lee magacyadaan badan awalba wadatey!
  16. Aaliyyah;792592 wrote: http://horufadhi.com/2012/02/22/banaanbax-baaladhan-lagu-taageerayo-midnimada-soomaliya-oo-maanta-gilgilay-magaalada-buuhoodle-madaxda-khaatumo-state-oo-qudbado-kajeediyey-sawirocodad/ Durbaanka amase reemaha calanka Soomaaliya loogu lebisey baanba ka helay:)
  17. Aaliyyah;792620 wrote: ^ inay gubaan way ku saxsanyihiin. Yaga matadaooda wayeeloka iyo caruurtada lalaayey calan maba aha wax u dhigma waxay reer somalidiid istahilan sadexdoda magaaloba in dab lugu shido nin so joog laga wayey so jiifso aya laga hela aya somali ku maahmaahda Aaliyyah...dabkii hadda ka hor lagu shiday baa weli dhibkiisii demin, caradu yeysan naga tan badin. Waa la kala roonaadaa, Buuhoodle waa laga gardaran yahay hadda sida muuqata laakiinse khalad khalad laguma saxo haddii aan naftu kugu khasbayn. Buuhoodle is free so no other city should be burned. Dhulku Soomaali buu ka gubanayaa ee ogoow!
  18. Samafal;792645 wrote: There you go Mr clanist wana be wadani! whatever Faroole wanted or nor is not the point, but I don't expect you to comprehend anything after all you are blinded by clan. You are some one who dont know what you are against or what he's stands for, so debating with you is debating with jeleousy stricken woman, who does not know what she's talking about. All I can tell you is that 20 years have passed since 1990. You need to forgive and forget. Soomaali godob badan bay kala gashay wakhti hore, dhexe iyo dambeba dad badan baana samray ee adiguna cuqdadda iska saar!
  19. Somalia;792445 wrote: No no, use your mind. Rub 2 brain cells together, logically, what would he gain by doing this? Ask your cousin, he should have the answer!
  20. Samafal;792465 wrote: Somalis and their conspiracy thoeries. Easy to blame someone, but very hard to prove a guilt. Nothing more than expected of you here. Generalization and Somalis did this and that. Remember there was a meeting in Garowe. Farole wanted to get things his way and when that did nit happen. This was his actions....nothing more than qaraar. Haddii brain jiro pirate Faroole ma daba oroddeen qabiil dartiis ee xor baad ka ahaan lahayd....Xoolaha ayaa inay hoggaansamaan lagu ogaa, not dadka!
  21. This is amazing, except calan gubidda (intay calanka siibaan inay baabuurta qaadka u sii dhiibaan bay ahayd Hargeysa ha geeyeene..lol). Thanks reer Buuhoodle
  22. Somalia;792437 wrote: What the hell does he have to gain from assassinating some journalists? If you really want the truth you can find out yourself.
  23. Somalia;792427 wrote: Raxanreeb.com Are they still hurt over the Garsoor incident? :rolleyes: What is this got to do with Garsoor and Raxanreeb....Say something about this horrible incident amase iska aamus. Imagine if you were one of these young, respected and educated individuals who went back in order to help Somalia and some mo oryaan kidnapped and attacked you!
  24. Carruur Booli iyo jirrinimo lagu koriyey maxaa kale oo ka filaysaa? They should take him to court elsewhere whatever it takes, inform the international community regarding this incident. I don't believe that they will get justice in where his pirate dad rules.
  25. Lol@Eritrea...are they still alking about Somalia?