Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
"Dagaal wiil kuma dhashee, wiil baa ku dhinta". Mase ogtihiin in kuwa wax dilaya ee dhiigga islaamka daadinaya aad dembiga la leedihiin haddii aad taageertaan?
-
Oodweyne;794628 wrote: ^^ :D I heard you talked about what is "bug" or whatnot. Well I suppose it's a strange world indeed, when a "two-bit-genuine-looting-Mo0ryaan" , who in turn had a whale of a time in feasting on the properties of others start talking about what is legit or not. Heh, my friend.. Oodeyne, lol....you know da'yarta keliya ma ahan kuwa dhaqan-celinta u baahda ee many of the dadka waaweyn ee qurbaha ku raagey xitaa waa u baahan yihiin:) when was the last time you have been to Dacar-budhuq?
-
Somalina;794502 wrote: I will sign it on August 16, 2012. anigana ii saxiix, haddii wakiil la iska noqon karo awalba wax bug ah bay ahaayeen ee petition suurogal ah ma ahayne.
-
Maaddeey laba isma keenaan inaad AS oo dadka meeshaan yimaada dafta taageertid iyo inaad dhahdid waan ku dalxiisayaa:)
-
Gheelle.T;793854 wrote: Maaweelada Caruurta was a program used to air in radio Muqdisho. lol and kids used to enjoy it:)
-
Xaaji Xunjuf;793915 wrote: ^^ I don't think its even about the money but about principles that justice must be served and this so called principle is pick and choose:) how funny.
-
Gheelle.T;793884 wrote: I honesty dont think Warlords will have any say or meaningful role in post AS Somalia. I agree. Dadka loo dhaaranayo ee la leeyahay travel ban and frozen assets waa iyaga iyo wixii sidooda u dhaqma iskuna daya inay hor-istaagaan. Beleive me warar aan la shaacin baa sheegaya the list already started, kuwo xitaa hadda shirka London ka qayb galay haddii aad ku aragtaan halla yaabina.
-
Xaaji Xunjuf;793772 wrote: ^Abdul if Somalia was one country with one leader with one government Britain would've not hosted an international conference on Somalia come one Somaliduna waxan la yaaba markay is canaadayan bay is indho tiran:D lol...There were similar meetings for Aghanistan that was held in Germany not once but twice, one was held In December 2001, and again Dec 2011....Are they not one country?
-
Malaha xoogaa qayilaad ah buu dhiibayaa, wuu ogyahay oo Soomaali baan nahay wax yar baa na deeqa. Case closed...Haye SOL members, qaaraanka Cali Samatar wax maka bixinaynaa?. I don't beleive inuu dembilaawe yahay laakiin xaqdarro weynaatey ayaan u arkaa in keligiis wixii Soomaaliya ka dhacay laga abaal-mariyo!
-
*ANWAR*;793801 wrote: Ismail Omar Guelleh great President Yeah he is a good president but he needs to go and give other Djibouti-yaans a chance, sidii geed baxay inuu meesha soo taagnaado maahan> Back to the topic:) Xaggeen mareyney?
-
Gheelle.T;793844 wrote: Che, they(those men) sat down together in Garowe without any interference from the west, and actually produced something of their own. At least give them a credit for doing that. Abwaan iyo Xiin, Maandeeq waxbay riman tahay, Istanbul ku dhashaa ama Muqdisho ku dhashaa ba....! Gheelle.T, xaalku wuxuu marayaa "Waan soo socdaa koow dheh, waxna waan sidaa labo dheh, Soomaalaay ha fududaan, samir yeelo weligaa" miyaa?
-
xiinfaniin;793833 wrote: Waraa Abwaan, reer waqooyigu waxay na yiraahdeen Siilaanyo madaxda adduunkoo dhan baa la shirayaa ee warma ka haysaa meel xaal u marayo ninyahow adaa reer London ahaaye? lol...Xiin, Waa runtood oo waxay u sheegayaan in Soomaali uu dhinac ka raaco talo aan ahayn inaysan u hayn oo waxay leeyihiin "Dadkaaga dhinac ka raac, hooy hooy dhinac ka raac, yaadan dhumine dhinac ka raac":)
-
Che -Guevara;793825 wrote: , Aw Xiin, the above men will learn to sit together without foreign interference. Faragelinta Al-Qaacidana raalli baad ka tahay miyaa, iyo kuwa buuraha Tora Bora ka soo carara inay xaasaska iyo gabdhaha Soomaaliyeed qaniimeystaan...Che, sxb xoogaa waan ku wareeray meesha aad la jirtid...Aan kula kaftamee ma waxaad is leedahay yaan Soomaaliya lagu noqon oo meelahan aan iska meereysanno dalkuna ha sii wareersanaado? Wax wada hagaaga ma jiraan, oo xaalad waxaan ku jirnaa isbeddel qunyar-socod ah, Soomaaliyana sidaan Soomaali iyo caalamkuba kuma fiirsan karaan ee miyeysan habboonayn inaad dadkaaga dhinac ka raacdo oo wixii fikir wanaagsan ee aad hayso aad ku biiriso. Ma maqashay murti Soomaaliyeed oo oranaysa "Ama talo-keen ahaw amase talo-raac ahaw"?
-
Gheelle.T;793802 wrote: Well said yaa Xiin! Waan kugu raacsanahay!
-
OdaySomali;793251 wrote: Why is Sheikh shariif making his speech in Arabic wtf ?:mad: Whats wrong with Somali ? I think Somali inuu ku hadlaa u fiicnayd laakiinse other countries might understand him more by using a native speaker who speak Arabic as their interpreters, like Erdogan from Turkey did when he visited Mogadishu! As some stated it is not a big deal, at least the conference is on SOMALIA.
-
This is the disadvantage of living in Honolulu timezone ee maxaa i dhaafay haddaa aniga waagu ii baryee bal yaa ii soo koobaya oo aan u duceeyaa? XX? Wax aqoonsi ah? Maaddeey, Shabaab xaggee la marsiinayaa? Baarlamaankeennii wareersanaana waxaaba laga soo sheegayaa inay dhaheen Madaxweyne Shariif Axmed ayaan kalsoonida kala noqonnay....Yaab badanaa, Cimri tegey ceeb laguma sagootiyo ayaan maqli jirey, Dadku miyeysan xishooneyn?
-
Raamsade;793050 wrote: Good news and kudos to Mukhtar Roobow for sparing rer Baydhabo bloodshed by leaving the town without firing a shot. I'm still not too keen on armed Injirleey strolling Somali towns. Mansour allowed the people of this region and other surrounding regions to die of hunger and you are praising him of sparing lifes. The guy simply run away when he and other criminals with him realized that they faced danger.
-
Marduuf jaad ahay soo jersheen, muddaaharaad xay u dheheen ©Abwaan.....shiribkii mudaaharaadka berri sadarkaas uu ka billaabanaa insha Allaah oo barbaarta gaashaaman baa ku baashaali doonta!
-
The Hermet;792862 wrote: i seen somalia demo's saxib they get like 2 people like duke and aliyah..and after 3 hours they go home when they feel lonely. SOMALILAND HA NOLATO...we never got it for free hundreds of thousands died for it, we stand ready to die for it, till the last Somalilander :cool: My friend meel xun baad bahasha gaarsiisay, laakiin haddii aan kula kaftamo, waan ogahay in dad badan oo ka mid ah dadkaan isku soo baxay ay ka tahay muddaaharaad, laakiin miyaad diideysaa in qaar badan oo ka mid ahina ay soo doonteen qayilaad bilaash ah oo meesha qaad loogu qaybiyey?
-
Xaaji Xunjuf;792784 wrote: Candhuufo walaalkaa kaa yar sacabkaa la iska mariyaa!
-
British PM: Our Plan is Not to Recognize Somaliland
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
General Duke;792819 wrote: The conference poster is spot on even with the choice of colours, blue & white... No Red, Green, Just Blue and White! -
British PM: Our Plan is Not to Recognize Somaliland
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;792818 wrote: North, I hope you don't believe this conference is about how to put Somalia under trusteeship Also, the reason Somaliland is attending is not to share nice examples of democracy and peace making stuff. If you didn't know, the London Conference will put some international structure around dealing with Somalia (SL included). I believe Siilaanyo understands the game here, and will try to extract as much concession as possible in return of fully accepting the reality of one Somalia. Of course there will be some technicality to sort out before the secessionist masses are told the truth by their leaders. As for Somalia, and its status, I believe the worst days are behind us, and if Garowe principles are anything to go by, Somali leaders have greatly matured. Well said Xiin! -
Xaaji Xunjuf;792798 wrote: Adeerow Somaliland calan u gaar ah bay leedahay Madaxweyne u gaar ah bay leedahay kuxigeen u gaar ah bay leedahay ciidan iyo boolis gaar ah bay leedahay halgan iyo taarikh u gaar ah bay leedahay odayaal dhaqan u gaar ah bay leedahay gola barlaaman iyo gola guurti bay leeyihin , Waxan oo dhan iyaga sameystey wa na rabitaanka shacabgooda yar iyo weyn dalka iyo dibada wey ka mideysanyihin. Marka cid ay u joojinayan ma laha dadkanu caruur iyo ciiroolobe. XX....annagoon isku ciyaarayn, baasaboor noocee ah uu Siilaanyo, London ku yimid. Shariif Axmed, Sharif Xasan, Caalin iyo Faroole waxay wataan baasaboor Soomaaliyeed....there nothing such as Somaliland Passport ay cidi Visa ku siinayso, UK confirmed inay hal Waddan oo Soomaaliya la dhaho aqoonsan yihiin!