Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Lol...Fartaag oo sii waday inuu farta ku fiiqo musuqmaasuqa Dowladda...xog tifaftiran oo arrintan caddaynayso in la helo baa ka sii fiicnaan lahayd oo weliba dowladda Soomaalida keliya ma ahanr AMISOM, UNDP kulligood bannaanka la soo dhigo.
  2. Xaaji Xunjuf;798382 wrote: Professor cali khalif galaydh is a great orator welcome to Nairobi Mr professor. kaaga marag i uu codkar yahay...halla yaabin in aan qaarkeen xasdo waayo Soomaalidu waxba iskuma oggola oo sheekadii waxay noqotay "haddii adeerkay codkar noqon waayey qof kale noqon maayo":)
  3. Waxaa wax laga xumaado ah in Cali Samatar uu waraysigan ku sheegay inuusan dowladdii uu ka tirsanaa waxba ka beddeleen. It shows inuu duqa xanaaqsan yahay. Xitaa maamullada wanaag badan qabtay way qirtaan inay qalad sameeyeen laakiin mid milateri oo khaladaadkiisu badnaa inuu dhaho waxba kama beddeleen waa ayaandarro. Malaha wuxuu diidayaa inuu idaacadda ka qirto dembi illeen raggaan dacweynaya ka hari maayaan. Ninka la yiraa C/Casiis ee la waraysanayo si fiican buu u hadlay, weliba haddii ay run ka tahay inuusan Cali Samatar keliya ku ekayn ee uu rag kale oo meelo kale jooga daba-joogo. Sidoo kale Cali Samatar waxa uu gar ku siiyey inuusan keligiis dembi geysan. Aniga taladayda waxaa ku qurxoon in C/Casiis iyo raggan kale ee Cali Samatar daba jooga ay ka haraan odaygaan maskiinkaa oo xitaa hadalkii ka soo bixi la'yahay, caddaaladdana Ilaah u daayaan iyo maalinka qiyaame. Cali Samatarna waxaan kula taliin lahaa inuusan ka meermeereysan inuu dembi galay isaga iyo dowladdiisiiba balse uu Ilaah u toobad keeno. http://media.voanews.com/audio/falas+3-3.Mp3
  4. Taleexi;790880 wrote: Hooyooy la'aantaa, adduunyada hubaasheed. Habeen kama baxdeenoo Iftiin lama heleenoo Dadku uma hayaameen Dayax heego joogee.
  5. Carafaat;798066 wrote: Abwaan be carefull, critizing Puntland Politicians makes you apparently a clannist, according to some atleast. And defending him based on clan doesnt. lol@carafaat....As if I care. I will watch Sharif's one later the night insha Allaah. Haddii aan khaladaad aan ku arko isagana waan soo dhejinaa.
  6. Jacpher;798057 wrote: LOL@Abwaan. For you to know what type of award he received at Harvard, the middle and high school, and mosques he prayed, you seem to have been busy digging up on him a little harder than usual. Sadly with all that info, what you are telling us is no more than an assumption on your part that he may have gone to school or lived in the same town. Still doesn't prove he lied about knowing the ministers in question. Going to school or residing the same time with someone hardly proves one knows every one else in the school or town. This neither supports you allegation he's lying. Come up with better concrete evidence he personally knows, met or interacted with the said ministers. Jacpher, you can call it an assumption or whatever you want to and that is fine with me. I have nothing personal against this brother. His lies don't bother me more than it does bother you and others over here. I can't create other things...I just shared what I found out.
  7. [quote= I am reading the PM is Harvard graduate. So did Obama, JFK, Bill O. and many many others. Must he know these too and every other person gone or lived near Harvard? First of all the PM Gaas completed a taxation certificate course at Harvard not his masters or PhD but no one can deny that he is educated and taught at a university level. Secondly, Harvard is a big school with thousands of students from different cities and countries, whereas Dayax Intermediate School and Dh/Mareeb high school were the only two of their kind in a city with probably about 5000 residents and with also one market 7 to 10 small Masjids and one big one for Friday prayers and one basketball and football stadium:). Do you think students who attended those schools over the years, enjoyed watching football and basketball matches together will not know each other. Apparently the father of the current minister of finance was the governor of the region (Galgudud) are you telling me C/Weli did not know him and his family? That was my little investigative journalism assignment I am sure others can dig more.
  8. Back to the topic....check on 59.15 C/Weli said golahayga hadda jooga ee wasiirrada hore isuma aannaan aqoon and he even said wallaahi.....and that is not true, waayo atleast 3 ministers (Maaliyedda, Arrimaha Gudaha iyo Caafimaadka) waxay ku koreen amase ka soo jeedaan gobolka Galguduud, magaalo-madaxdiisa Dh/Mareeb ayayna ku koreen oo iskuul ku soo dhigteen, xogta aan hayana qaar bay C/Weli isku iskuul iyo dugsi ahaayeen. Wasiirrada A. gudaha iyo Caafimaadka waxaa kala dhalay labadii Shiikh ee magaalada ugu caansanaa.....Macallin Maxamuud iyo shiikh Yuusuf. Wasiirka Gaashaandhiga waxaan maqlay inay xaaskiisa qaraabo yihiin...Who knows inta kale ee wasiirrada ah ee uu indirect u yaqaanneyna?. Anigu ma qabo in warka qof hoggaamiye ah sheego inta sidii kaniinigii loo laqo haddana biyo laga daba geeyo...waxaa ila habboon in si cilmi iyo caqli ku jiro oo eex iyo maalayacni ka dheer loo lafa-guro......Checkmate PM Gaas:)
  9. Jacaylbaro;797554 wrote: Nin soomaaliyeed Ayaa laga dhaadhicin Kari waayey in daqiiqad kasta wadanka CHINA ilmo yari ka dhasho! Intuu ninkii qoslay oo uu xanjo uu cunaayay Iska tufay ayuu yidhi "waa horumar uu CHINA gaadhey, halka aynu inagu sagaal bilood sugayno Inuu ilmuhu inoo dhasho" .... loool...Waa siduu u fahmey soo maahan?
  10. Jacaylbaro;797545 wrote: Topic or thread ?? Whichever:) are you the gatekeeper?
  11. Libaax-Sankataabte;797343 wrote: :D. well played sir. Mujaahid, horta inankan yaree Carafaar, inadeeroow ma la soo hubisay inuu Burco iyo dhulkii barakaysnaa ka yimid? Waar ninkaa adigaan kuu diray ee bal iga soo hubi. I don't want to believe Jacaybaro iyo beentiisa, but ninka Carafaar waan ka shakiyey. :D Xaalku wuxuu marayaa "Isqambuus qoladaa? qaadirkeenna ka yaabe ma anigaa nin qarsoon ah"? Abdul;797510 wrote: Whats disturbing is some people actually getting comfort from this cartoon! Soo adduunyo wareertay ma ahan, oo ceebtii lagu faano!
  12. ElPunto;797373 wrote: Brit tabloids/papers like inay africanka dhulka ku jidaan. Isagaa is dhigay oo meesha isku jiidey, muxuu dadkiisa iyo dalkiisa u xaday?
  13. Carafaat;797014 wrote: A man hailed and applauded by General Duke, LST and Gheelle reminds me of Abdullahi Yusuf. But then this time one with education. kolay kheyr malaha. adiga madaxdeenna aan ka daba mashxaradnee maxaa naga rabtaa?
  14. Illowsho dhowaa ma UMMUL baa, marna waxaa la leeyahay "Waar ninkaan abtiyaaladii maxaa laga siiyaa" Marna waxaa la leeyahay "Dee Barafoosarkii baa Yidhi" Xaggee naloo wadaa?
  15. http://www.jowhar.com/?p=756 Aniga aragtidayda ninkani waa wasiirka ugu wanaagsan dowladda hadda jirta, isagaaba u qalmay ra'iisal wasaare ama Madaxweyne runtii. I hope inuu la sii shaqeeyo dowladda dhalan doonta Insha Allah.
  16. Samjamaa waxaa isoo xusuusisey Gabaygii "Guur aan ka la'aado ee YamYam (AUN).
  17. Hargeysa boys ayaantaan wax walba waxaad ka dhigaysaan a topic; malaha waxaad ogtihiin in magaca Somalia aad wax ka xambaarsan doontaan soon marka waad ka gaarsiineysaan:)
  18. My dream job is to set up a farm somewhere near Marka, Somalia and quudkii aan cuni lahaa tabcado insha Allaah, markii wakhtigu ii saamaxana aan dadka beeraleyda ah ee iga liita aan wax u faa'iideeyo waxna baro.
  19. Somalina;795735 wrote: Yaa is gaarey bal. Sannadka iminkuu bilowdey hana dedejin. Laba bilood xitaa weli ma dhimmana...Laakiin insha Allaah waan rajeyneynaa inaan nabad ku gaarno inaan aragno qofka ku guuleysta. Although I agree with Hiiraan on some of the people it previously gave the title, who said it is always right and fair?
  20. Showqi;796037 wrote: Carafaat cabaad buu idinkaga keenay kuligiin.............. :D Malla yaabtay sida ay iskugu tegayaan, waaba dagaal qorshaysan iyo cammiraad tii ugu dambeysey:) Carafaat;796041 wrote: Showqi waad aragtaa. Give me 1 more year and they will be emotionally singing 'Somaliyeey Toos'. Raggeedii!!!
  21. Mario B;794577 wrote: Nice try, white beard.....so now Sheikh Shariff is responsible for the crimes commited by Afweyne, Crimes that were commited on all Somalis by the way. I bet when he reads the ayah..." No soul bears the burden of another" he believes this doesn't apply to the South Somalis. [That no laden one shall bear another's load (Quran 53:38) ] Malla yaabtay? "af qoyani hadal ma daayo"!
  22. Taleexi;794817 wrote: Anna igu halee xayn ku soo dhoweysa Adan Ade International Airport inaan diyaariyo. Intaa ka dibna dacalada bilicdasan ee Xamar lagu wareejiyo si uu u ogaado in uu intan oo dhan qar jafayey. Taasi waa arrin wanaagsan. Bal halla weydiiyo goortii ugu dambeysey, babaay,beedaan iyo isbaandhees? Mise maba yaqaan?
  23. Taleexi;794805 wrote: Cakuye Abwaanow ma waaxda sirdoonka baad u shaqaysa ... Odayga iska daa homesick iyo waxyaabo kale baa isugu darsamaye. Lol Taleexi, inuu dal-tabyooday ma iyadaaba qarsoon:) diyaaradda Turkish airlines baa Muqdisho flights billaabaysa in March ee kursi baan uga qaban duqa!