Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Waa yaab.....tani waxay ku tusaysaa in marka horeba taageerada qabiilka iyo caadifadda ku dhisanba aysan meel jirin....
-
No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;801096 wrote: The president signed and recognize and one of the deputy prime minister is unrecognizing Khatumo state.. Seems a show down between them. This was expected.. Warqad xafiis madaxweyne ka soo baxday, wasiir mam burin karaa horta? TFG-da sharcigeeda waa lagu wareerayaa....Ma madaxweynaha ayaa markii hore awood uusan lahayn isticmaalay? Ma wasiirka iyo R/Wasaarihiisa ayaa cirka maraya? Waxaa la yaab leh warqadda uu leeyahay waxba kama jiraan haddii ticraaceeda (reference) la faiiriyo, waxayba leedahay X/RW amase xafiiska Ra'iisal wasaaraha. Wixii khaldanba waa la ogaan doonaa! TFG-wakhtigeedii waa dhammaaday hadda, let us talk about May - Aug process and the new government. -
This is another historic day....Thank you Turkey.
-
Aaliyyah;799677 wrote: abwaan, magacyadaas miya gabadhaada u bixin laheed LOL..minus abyan and cibaado.....lol@nuurto. try nuura at least Chubacka, you are wlc salaam lol...Aaliyyah...Waan u bixin lahaa, maxaa ka fiican magacyadaas? Weliba Xaddiyo, dhool, Sagal, Magool iyo Cubtan baan illoobey....Nuurto iyo Nuura labaduba waa okey....Nuura is Arabic where is Nuurto is iyadii oo la Soomaaliyeeyey waana Koofur version.
-
Try Ebyan, falxado, cibaado, Tusmo, muslimo, nuurto, lol....and Cawo iyo Sareedo sida Coofle yiri:)
-
Maaddeey;799380 wrote: Waan iska ciyaaraayey, sxb. Bilaash looma dhihin ... a gaawanooto, a gaduudanaato Yaan sheekada meel kale la aadin oon adiga ahayn markii doodda looga raayo?
-
1978<---------------bay ku habboonayd in laga dhigo....Odayga iska tag baan dhihi lahaa....
-
From now on I will Fly with Turkish Airlines whenever I can insha Allaah.
-
Cause karti ay dadka ku dhexjoogaan malahan... And some of them are there for money and adeer taageer so when they loose the battle ciyaalka xaafadda ayey iska dhigaan!
-
Che -Guevara;799379 wrote: Seriously, how did Baydhabo and Beled Weyne benefited from Woyane occupation other than allowing stooges like Haabsade return? What do people that support this tell themselves? Xaabsade was carrying a cane on the latest Baydhabo pictures not an AK47...Although he is not perfect at least he is an MP who represent dadka degaanka one way or another ee who does Shongole represent? Ninkii horta meel ku sheeg....Aaway idaacadihii uu shacabka uga dhaaran jirey oo dhihi jirey car Muqdisho u guura? Dadkii Xamar bay ku laabteen ee ma uu ka celin karaa Iska-hadle?
-
Maaddeey;799025 wrote: ^^ The London conference and the coming August, sxb. Edit: Abwaan, waa siyaasi oo been kama dhamaato, lakin kuguma raacin beenta aad ku qabsatay, hadaad ka fahantay saas qoraalkayga korena crash course oo fahanka aa u baahantahay! Calaamadaha calaacalka markii lagaa dood-badiyo. It is ok just admit it....Anigu su'aalahaaga mid mid baan uga jawaabey adigana jawaab waafi ah lagaama hayo.
-
Maaddeey;798975 wrote: Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas Maaddeey sidee baadan iigu raacin? Ma kula xumaatay hadda mise wax kale oo aad dooddayda ku difaacdo ayaad weysey? Sow adigan ku doodaya inaan ka been badanahay, taasina qirayso inuu isaguna beenloow yahay:)
-
Qandalawi;798973 wrote: ^He's intelligent, educated and has gained qualifications from top university, also he has a backbone and the support of his constituency, all these are not weaknesses but strengths. You see the support of a constituency/clan for a good leader as bad thing but I see it differently, marka lets agree to disagree on that one. Other than that, hadii ninkaan cilad kale aad kuhaysid noo sheeg but you are of the same clan and hence shouldn't support him - not logic. Abwaan Sxb, my stance on Shariifka inta uhooseysa ayaan kuqoray, in short I said: Waa xaq in lataageero. Balse sidaan kuusheegay adigu qoralkaga doodaan keenay ulama aadan danlahayn inaan ku amaantid Abdiwali oo waxaad damage-garaynaysid his integrity and labelled him as liar while on other you cheer for nin 'integrity' aan lahayn beentiisa iyo kha'iinamadiisa wayneed aan laba cali iswaydiineen. Marka meel kale hadalkayga uma wadi ee waa mid adiga aan kuwaydiinayay oo ah why ayaad utaageertaa mid aan ognahay inuusan 'integrtiy' lahka farta aad kufiiqaysid mid dhib wayn uu geystay aan arkin hada oo integrity-giisa aad rabtaa inaad wax udhintid. Qandalawi warka badanba intaad iska deysid wixii hore waaba la isla soo dhaafay ee bal boggaan akhri...anigu mana rumaynayo mana beenaynayo....adiguna don't shoot the messenger: http://somaliswisstv.com/2011/10/21/xafiiska-rwasaare-gaas-oo-laga-shaqaaleeyay-11-qof-oo-ay-qaraabo-hoose-yihiin-halka-shaqaalihii-hore-na-la-ruqseeyay/ Bashiir Fox oo loo magacaabay u qaybsanaha arrimaha Isboortiga on Dec 1st 2011 iyo rag kale oo dhawaan la magacaabay liiska kuma jiraan baan filayaa:)
-
Xaaji Xunjuf;798983 wrote: Touring ku ye meesha ma dalxiis bay u tageen Che let's wait for the new mamuul goboleed in bay and bakool. loool...Ma nin Itoobiyaan ah baa loo magacaabayaa baa la yiri? Che -Guevara;798986 wrote: ^Maybe they are taking pics so folks on SOL can post them here:D
-
Maaddeey haddii aan xaasid ku ahay ninkaan soo intaasba kama xasdeen...qofka wixii uu yahay iyo kartidiisa lama dafiro laakiin khaladaadkiisa waa la tilmaami karaa!
-
Maaddeey;798975 wrote: , Abwaan, I meant I'll be back in this thread!. Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas Markaad ku sheegtay Sheikh Xasan Dahir inuu yahay qabyaaladiiste maxaad caddeymo heysaa?. Abwaanoow (or should i say : 'wax walba mucaaradoow', markaad wax inaad naqdiso rabto wax baa la soo diyaarsadaa, kow dheh!, Wax qabyaalad uga fog Sheekha waa yaryihiin haddeyba jiraan!. Sheikh Xasan Dahir, Boosaaso & buurdhuubo ayuu u aaday si uu u difaaco wuxuu aaminsanyahay, hadduu qabyaalad yaqaan muxuu ka doonay meelahaas uusan ab & isir u lahayn!?. Ma ogtahay Abwaanow, in Sheikh Xassan u diiday dhalinyaradii Itixaadka iney ka qayb qaataan dagaalkii looga soo horjeeday Mareykanka?, you know why?: Moo.ryaan ayaa u dagaalameysa l i iclaa'i kalimati Caydiid! Sow markaas maaheyn inuu u hiilliyo Ina adeerkiis, hadduu qabyaalad yaqaanno?. Cabdiqasin oo Caydiid uga dhowaa xagga qabiilka weligiis muusan taageerin, aaway qabyaaladdii?. Siduu Maxaakimtii qabiil walba mid lahayd ugu mideeyey hal urur ee uu u mgacaabay nin ka dhashay beel ay aad isaga soo horjeedaan beeshiisa?. Hadduuse xukun jecelyahay, ma raaci lahaa qolo ay waxyaabo (ha yaraadaan ama ha weynaadaan) isku khilaafsanyihiin?. Buugga mar horuu soo baxay, lakin maxay kuugu taallaa wuxuu ku soo baxay Af carbeed! lol....Maaddeey...Horta waan ku faraxsanahay inaad ila qabtid in C/Weli been sheegay....Tan xigta labadeenna qofkii been sheegaya wakhtiga iyo waxgaradka mowduucaan la socda ayaa na kala saaraya....Xasan Daahir Soo ninkii qabiillo Soomaaliyeed oo shakhsi nooc walba laga heli karo ku sheegay maahan inay gaalo raac yihiin, gumeysina u adeegaan...Taas qabyaalad ma ahan iyo gef? Are you telling me markii Kismaayo la xoreynayey oo Marko la agmarayey qabyaalad ma ahayn..........Cirfo oo Afgooye madax ka ahaa markii wakhtigii ICU isla isagii madax looga dhigay qabiil ma ahayn? Waxaad tiri C/Qaasim ma uusan raacin...goormaa maqashay ama aragtay isagoo C/Qaasim wax ka sheegaya? Sowtiise ay Liibiya diyaaradda isula raaceen iyadoo weliba Cali Mahdi hubka looga dhigay Afgooye agtiisa....oo kartoonkii caanka ahaa ee Amiin Caamir ma illowdey? Midda kale qabyaaladdu ma waxaad mooddey inay magac kore ku istaagto siday u socoto ina-adeerkaa bay kaa horkeenaysaa, markii aad leedahay Dagaalkii SNA iyo Maraykan kama qayb gelin oo m oor yaan baa u dagaalaysa buu dhahay, meeqa ICU m oor yaan wadaad isku beddeley ku jirtey oo weliba waxyaabaha khaladaadkooda soo dejiyey ay ugu horrayso? Shabaabka ma asxaan buu u raacay isagaa meel uu u ciirsado waayey..... Maaddeey adiga warkaaga waa cadyahay....laakiin waxaan kuu sheegayaa odaygaan wax aan mowqif-xumadiisa ahayn ugama soo horjeedo...Ninka carruur scholarship u socota oo la qarxiyey lana laayey dhahay waa jawaasiis haddii aad taageereysid waa kuu ayaandarro..........Walaalkiis Sh. Axmed Daahir Aweys ayaa nin culus ah oo daacad ah dhaqan diimeedna ka muuqdaa, waayo wuu ka soo horjeedaa waddada Xasan qaaday...!
-
10 Best Places to Invest in Somalia This Decade
Abwaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Waxani yaab ka badane tolow LST ma shaqo raadis baa? -
Xaaji Xunjuf;798806 wrote: Dad ba jiray waligood ba diidana isutaga labada dal lixdanki waad ogayd inqlaabki dhacay 1961 kolkey ay Somaliland mar labaad xorowday dadki waxay is yidhaheen mar danbe jaaniiskaasi yanay idin dhaafin aqoonsi calaami Muhimad saa u weyn uga ma fadhido mar hadaan reer Somaliland laga xukumeyn meel kale thats what their priority is dalkooda gacantooda ka jira murana kama jiro waxa kale eeh la so mal maluuqo wa sheekoyin kale dadkan mamuulada sameystey eeh aad ka sheekeneysiid wa Facebook states oo comyutaro lugu dhex sameyey meel ay ka taliyaan na ma jirto. Somaliland dalkay sheegaato wa xukunta gacanteeda ayey ku jirta wa inad xaqiiqada ogatiid 2011 18 may 20 jirki Somaliland waad ogayd siday u dhacday maha wax kursi iyo sheeko gabaan ku fadhida Somaliland wa taarkhdooda identiytigooda dalkooda dadkooda dhalashadooda intasina cidi kama badali karto wala qolyaha Koonfurta Somalia ka yimi wala qolo kalee oo meel kale ka yimi. Abwaanow hadaad Somaliland so caga dhigatiid sharciga Somaliland ba ku qabta u have to understand that wax laga weydinayo ma jirto markad xuduudaha ama hawada SL so gashiid baryo maha waadna ogtahay adigu meeshan qanuun iyo sharci ba ka jira hellow this is not Somalia. lol...XX inqilaabkii sidaan maqlay saraakiil dhawr ah oo uu Xasan Kayd ku jiro ma ahayn riyo shacabka dhan la wadaageen...Dalkooda unbaad ku haysaa.....ninyahow Khaatumo, Awdal iyo Maakhir maxaad ka leedahay ma xoog baa lagu maquuninayaa? Oo ma reer baa reer ka xoog badan waa yaabe? Midda kale waxaan aaminsanahay I will receive a heroes welcome when I visit Hargeysa in few years time in order to watch ciyaaraha gobollada oo halkaas lagu qaban doono Insha Allaah; markaan Xamar lee lagu qaban maayo sheekadu waa is beddeshey oo dalka ayaa lala wadaagi fan-ka....Waxaan la yaabay this is not Somalia ku lehe.....Ma Soomaaliya la'aanteed baad jiri lahaydaan runta isku sheegnee?
-
Abdul;798965 wrote: LOL,you want him out the door??? lol not only me...Somalia needs a change.
-
Maaddeey;798883 wrote: wax kasto qabiil ey ku cabiraan! Abwaan, I'll be back lol...Maaddey, glad to hear that you will be back. Ilaah ha ku soo aruuriyo.....adeer Xasan wiilashiisaba ma qarxiyo ee haka yeelin.
-
Che -Guevara;798876 wrote: ^which makes all this pointless exercise and huge waste of time. If that is true at least they are not going to select a non-Somali...so who cares!
-
Xaaji Xunjuf;798877 wrote: Duke hala yaabin waxbu isku ge geyey Che oo tageera shabaab iyo boston oo reer shangoola ay ku badanyihin XX....horta maanta adeeryaal lama cafinayee, hoos u bax adiga horta yaa kuu adeera ah:)?
-
Che -Guevara;798875 wrote: ^loooooool@Shangole war ninkaas adeer iima aha by SOL defination. I have been assigned the wrong adeer since they couldn't pinpoint who I am clan-wise and put in box. I blame Duke for this. lol....the strategy worked....though when we cannot debate, we can call others names....and islaamaha iyo magacyada badanna waa naga daba mashxaradaan...raggeedii Che....sidaasaa la rabaa inaan looga kululaan haddii hadal lagugu soo tuuro...
-
Che -Guevara;798851 wrote: loool@Abwaan you mean Maddeey has adeer lol...who doesn't.....adeer Shongole ka warran adigu sxb? Kolleey isaga iyo Xasan waa isku naadi, adiga iyo Maaddeeyna isku naadi baad taageertaan.
-
True that and he deserves in si fiican loo sagootiyo waayo taariikhda Soomaaliya ayuu baal dahab ah ka galay!