Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Yaab Badanaa....Maxaa Abtigiis loo canaananayaa waa yaabe..? Haddii aan loo haysan maxaad sheekada gabdhaha dhan u soo hadal-qaaday. Anigu waxaan u fahmay inuu la yaabay yarka ay Khaatumo Booranaha ka tan badiyey ku noqotay oo xitaa mustaqbalka reerkii uu dhisi lahaa u burburinaya, sidaas ayuu isla hayn waayey Abtigiis caro oo uu u soo bandhigay arrintan madaxiisa ka weynaatey...Kuwa iyagu bahasha ku sii ciyaaraya oo u marmarsiiyoonaya inay gabadha Siilaanyo Aflagaaddeeyaan maba loo jeedo. Ka leexda odayga please.
-
Naxar Nugaaleed;806900 wrote: the question is not about capturing, its about holding and we will get a new thread in a few hours on how they lost it, long live ahlu sunna!!! loool..Warbaahinta Soomaalida iyo dadka qora waxa ka wareersan bay ka mid tahay...Weeraray baa hadda waxay noqotay qabsatay...The word ambush maba ku jirto dictionary-gooda miyaaba? Yaab badanaa...And they left the city within hours....
-
FutuudLand, QabiilLand, CiddeennaLand iyo DugaagLand waxba isma dhaamaan!
-
Qolkaan goormaa la xirayaa?
-
Tony Blair is an actor & Fidel Castro is a singer.....loooooooool........Israel & Palestine.....Which one is the one throwing the rocks? How many Eiffell Towers are There in Paris? I would say about 10!
-
Al shabaab massacre in Mogadishu wipes out a whole family
Abwaan replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
AUN, kuwii sidaan sameeyeyna Ilaah haka abaal mariyo. -
Loooool...JB...Qaadka iyo waallidiisa.
-
Ceelbuur ku yaalley, Caynteeda leedahee!
-
nuune;805477 wrote: Ethiopia and Kenya are danger to Somalia than Eritrea, you agree with me on this line right! . Taas ninkaan ogeyn Ilaah ha tuso.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;806318 wrote: Markuu gobol ismoodo dal saan ayaa dhacdo. Lacag ayaa soo daabacaneynaa, ciidamo bad ayaa sameysaneynaa, calanka dalka iyo kan gobolka ayaa la isla simaayaa. Jahwareer iyo nus. MMA....adiga Ciqaamo ma danayneysid baan filayaa, maxaad sidaas u leedahay? Maa ka joogtid:D
-
Carafaat;806293 wrote: Xaaji, Galkacyo is a difficult case in Somalia. I might need some more outsiders to mediate. Wee yara madax adag yihiin. Loool.....Carafaat, Gaalkacyo waaba kaaga dhegtey oo waa arkaaye, ma daacad baa arrintaan mise adigaa dan ka leh oo gabar baad ka dooneysaa magaalada? I wouldn't say that you hate Gaalkacyo people though...
-
Carafaat;806115 wrote: would be nice if Turkey PM visits Garowe. would give the town bigger boost. I visited Tblisi in 2005, 3 weeks after Bush visited the city. the city was crumbling before the visit. all the places where the delegation visited were painted, build and reconstructed very well. it gave the city a big boost. http://www.flickr.com/photos/maykal/64328990/ loool...Carafaat mukhalas miyaa Tblisi bal maxaa laga doonaa oo yaal:D...Mise Xabbad George-yaan ah baa lagu hayaa....? Now I know who Maykal is in flicker.
-
Caano_Geel;806167 wrote: Any updates?? The gas is almost $5 dollars a gallon in my area...$80 to fill up the tank..
-
Somalina;806194 wrote: Of course, garan meysid waana sababtaas aanan soo gal laguu dhihin. ...
-
Somalina;806122 wrote: Abwaan, is ilaali, xayeeysii lama ogola waad ogtahay. Somalina.....Waa bilaa xayeesiin...Dee Baaranooyadana hallagu daro waxaan la oggolayn...The last thing I want to do was inaan Xayeesiiyo when I posted that topic...
-
STOIC;806118 wrote: Abwanow, taanii waa pure coincidence ayaan umaleynayaa... lets refocus our theorizing gaze beyond the PL oil banks.haha..LST is fair dude and this site has rules that we all have to follow. loool STOIC...horta aniga Ciqaamo malla i siinayaa? I heard Soomaali masaakiin ah oo Saxaaraha ku nool in lacag been ah looga gurto shidaalkii baa soo dhow oo Ciqaamo ayaa la billaabayaa....(Caddayn Ciqaamadu/Degganaashahu, ma ahan Ciqaamada Sucuudiga iyo Imaaraadka). Masaakiin awalna Tahriib lacag soo qaatay oo Yemen iyo meelahaas tegey oo qaar badda ku la'deen oo haddana waa la idin cilanayaa oo dib baa loo noqonayaa Ciqaamana waa la idin siinayaa lacag looga cuno:)..Iyo wuxu waa quota ee 5ta kun ee qof ee u horraysa kaalay ka mid noqo. Haddii warkaasi run yahay Faroole iyo Carruurtiisa organized crime waa soo laabeen.....Mar waa Shidaal baa diyaar ah haddana waa Ciqaamadii....By the Way I have no doubt in Shidaal dhulkaas ka buuxo laakiinse beenta ayaan la yaabay.
-
Loool...Somalina waa igu cayaaraysaa:) the topic is removed? I wonder why? Dad miyaa wax xun soo qoray? Mise SOL owner/Admin-ka ayay isku laf (zip code) yihiin....? Yaab badanaa? At least this is one ayaa laga tixraaci karaa kii hore. Meesha xukun askareed bay isku beddeshay....but who cares SOL iyadaa suuq la'aan isku ridi doonta. By the way thanks for the info...let us keep faaging the runta about that place:) Loool....LST,....advertising ku lahaa.....malaha wararka website-yada laga soo xiganayo every minute advertising ma ahan?
-
Qandalawi;805939 wrote: Loool @ Xiimaaye, waa ziidaaaazee, hookeeeey... Loool...waa isku egyihiin maa soo waddaa?
-
Xitaa Obama waa soo socdaa baan maqlay:)
-
Abu Mansur Al Amriki: Al Shabab wants to Kill Me VIDEO
Abwaan replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Cambuulo iyo bun;805337 wrote: Abwaan i believe they up to something if that was truth the guy would have left the country long time ago . That is true Cambuulo iyo bun, he would run and hide. -
Abu Mansur Al Amriki: Al Shabab wants to Kill Me VIDEO
Abwaan replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Recovering-Romantics;805526 wrote: The Shabab Tweet basically confirms there's a rift between Al Shabab. I could be wrong but I still beleive this is part of the game. These guys are smart and they know how to play some games to let us beleive there is a rift. They are not immune from differences and there have been some always but this is some sort of trick. Boondheere;805569 wrote: Abu mansuur al amerika hes real name is Omar hamaami. actually hes Arab. hes father is from Syria. he spoke arabic even when he was child in amerika. and he was student al azhar in Cairo many years before he come crazy and joined international jihadist. so this half arab man speaks arabic probably much better than Most al shabaabist Soomaalis. You are right Boondheere. -
Abu Mansur Al Amriki: Al Shabab wants to Kill Me VIDEO
Abwaan replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Do you beleive that this story is true? Have you read the Triple Agent Book, based on Dr Al-Balawi, a Young Jordanian Dr. who became a suicide bomber? If you did read that book you will question this guy's story. -
Lol...Ma Khadiijo Hiiraan baala baafinayaa?
-
General M. Farrah Aidid Ambassador M. Sahnoun Speaking to the Somalis - 1992
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Che -Guevara;805299 wrote: They are all Mass murderers. And I most hate the man who brought Woyanes to my city of birth and our Capital. lol....Ma ninkii Buugga khatartaa laga qoray baad leedahay Itoobiyaan buu keenay? Haku maqleen askartiisa SOL.