Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Somalina;809552 wrote: Abwaan, wuu indho adag yahay, hubna wuu haystaa. loool....Ka leexo dhinac ha isku raaciyee....I hope that stability comes back to the region so that people can get on with their lives. One thing that looks promising over here is that young leaders are running the show.
-
This new young leader caadi ma ahan...Waa raggeedii....It looks like inuu Hiiraan u soo baxay ninkii isku daba-ridi lahaa...It is good to see Gen. Mukhtaar Afraxoow too....Nin culus oo karti leh.
-
bilan adigana ma soo kacday? lol....Wallee tan illaa 2006 waa socotey nothing new...Adduunka Ilaahay waxaa ugu daran qabyaalad haweenka gasha. Weligey ma arkin bani'aadam ka indha adag oo been iskugu marqaati furaya, iskuguna hiillinaya.....come on been been ma soconayso. bilan....For your info waxay ku kala duwan yihiin check here http://www.unascuolaperlavita.org/inglese/listafoto.asp?manifestazione=The+loot+of+Madina+Warsame+school Iskuulkaan muxuu galabsaday? And as you know under Madaxweyne Sh. Sharif's command Mogadishu University within few days waxaa la wareegay maamulkeeda hawsheedii ayayna dib u billaabatay. Maaddeeyna adigaaba u dhammeeyey inuu qac yahay war dambe maba dhaafsanayo ee xariggii lagu xirxiri lahaa baan meelaha ka raadin. peasant adiga weligaaba intaad guri mugdi ah isku xirtid waa isla mid ku dikri....Isla mid ma ahan...period.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;809503 wrote: Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas. Waa sax MMA Mukulaalow;809526 wrote: 2000kii wixii ka danbeeyay kuwa dhashay diyaarad shinyeer leh mee ku dhasheen. lol....Teendho miyey ka wadaan...? Teendho maa iska dhahaan:D
-
Mooge Qofkii amase kooxdii Kitaabka ilaahay u geftey nabsigu wuu ka soo bixi, laakiin weli ma aadan keenin warar rasmi ah....Maxaa u diidey the usual Somali Websites ee wararka soo qora inay arrintaan wax ka qoraan? Ma waxaad leedahay way ka gaabsadeen? Mise waa loo diidey? Hiiraan, radiomuqdisho, Mogadishutimes, Raxanreeb, Garoweonline, Waagacusub, Dayniile, Soomaalinews, allgedo, qaranimo, allpuntland iyo qaar kale oo badan sida BBC iyo VOA arrintan maka meermeeraysteen?
-
Maaddeey;809500 wrote: ^^Wax ma akhrisid miyb Abwaanow?. Wuxuu ku yiri tii Yey iyo ta Shariif-ba waan taageersanahay. Waxa magaalada camiray waa adoo miiran oo tii hore qabyaalad uga soo horjeeday ee adiga iyo inta kula midka ah maxaad tan ku taageerteen?. Amxaarada weli wadanka waa ku jirtaa, dhibaatana waa geysataa!. Maaddeey, haad-haafka Ilaah hannaga daweeyo, adiga yaa proof-reader kaa dhigtay....And I know wuxuu dhahay balse xaqiiq ma tahay? Lol Magaalada cammiray...I wish I did that.....FYI I have both family and relatives who left the city in 1991 and went back to build their houses....Adigade Ceelasha biyaha waa laga guuray iyo shacabkii aad ku haysatey xoogga ee xaggee aadee Lullumo?
-
peasant;809487 wrote: hadaba bal inoo sheeg waxa is badalay aanu aragnee.. Waxaa isbeddelay kuwii jufada ku raacsanaa like yourself baa ka haray:D...Gen.Gebra miyaa Xamar jooga? Masaajidyada miyaa lagu saxaroodaa? Warshadda Baastada miyaa Dadka lagu deldelaa? Shacabkii Xamar degganaa mostly guryahooda ayay ku noqdeen. Iskuulladii iyo Jaamacadihii waa furan yihiin. Lido iyo Jaziira ayaa shacabku ku baashaalaan, not Ethiopian soldiers, and we haven't seen Ugandans doing that either...Dekaddii, Ayroboorkii (with international flights) iyo Suuqyadii Bakaaraha iyo Xamar Weyne ayaa furan, gaadiidka dadweyanaha ayaa meel walba ka shaqeeya, garoommada ciyaaraha ayaa cammiran and Tiyaatarkii qaranka ayaa dib loo furay....the UN office in Mogadishu is open...Muqdisho oo dhan dowladda ayaa ka talisa....Maxaa isbeddelay? Intaasba ma aragtid oo waxaad leedahay jufo wax uma taageerayn? War miyaan wadaynaa? It is sad waad ka xuntahay horumarkaas. Thanks to Madaxweyne Shariif, waxaa cad inuu yahay shakhsi ay run ka tahay inuu shaqadiisa guto ee aan caadifad qabiil iyo aarsi wadan.
-
Breaking News: Legend Abdullahi Yusuf Ahmed has passed away....
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Somalia;809479 wrote: Sxb, odayaashan waa weyn dhiikar baa ku dacay loool....Odayaasha....Ma maqashay oraahda Soomaaliyeed ee oranaysa "Waayeel waa annagoon is carruuraynayn". Anigoon da'da la dagaashanayn, I beleive inaad liiska dadka SOL ugu waaweyn geleysid ee waxba hanisnyarayn:D -
peasant;809450 wrote: ^ 2007 iyo 2008 adiga iyo kuwa kula mid ah ayaa caasimada dowlada ku dhagxinayey hadana u sacabatumaya marka sidee ayey isku mid u noqon kartaa? Peasant adigu jufo ahaan baad u taageeri jirtey balse aniga Shariif isku qabiil ma nihin, siyaasad, hoggaan-wanaag iyo principle baan ku ayidsanahay? Waa middaas maanta la isla qirayo in xitaa someone ay aad siyaasadda iskaga soo horjeedeen, adiga ito kuwa kula midka ahna aad aflagaadeysaan marwalba uu u sameeyey aas qarameed., Haddana ma lihi meesha sidii geed haka baxo ee in isbeddel yimaado ayaan taageersanahay. Maxaad adigu talo haysaa? Aan ka ahayn siyaasadda jufada halla taageero? Jiritaanka Soomaaliya ayaa jufo ka wanaagsan iyada aan iskugu nimaanno, haddii kale meel lama gaarayo. I care less if you and few doc-ka-yeerro over here hate me due to my differences with you. I don't hate no one and will always say what I think is good for Somalia loudly.
-
Che -Guevara;809424 wrote: ^Adiga gees hoostiis haye:D No I wasn't. Nothing wrong with geed hoostiis though.....Wasn't your father born there if you were not and denying it:D or you want to claim that you were born in the US? Wax walba ayaa kaa suurtooba. If you want to know where I was born revisit the thread that was started a while ago where some SOL members shared their place of birth.
-
Malika;809276 wrote: ^cumamadi baa laga ridee Abwaan..lol. hated A.Yusuf for his use of foreign troops but loves Sharif with his foreign troops..lol Malika the sad thing is adigaa gambadii kaa dhacday with your fabrications when I clearly stated that I am still against the Ethiopian intervention....Waan iska qiyaasayaa waxaagu waa cammiraad iyo mashaxarad aad Maaddeey ladaba taagan tahay ee kaama ahan inaan si madax-bannaan u fekereysid otherwise you would have understood my earlier comment.....Maaddeey waa nin dano kale leh waxba yuusan boor isku qarin. Sharif-na anigu wax kasta kuma raacsani. Qofkii 2007 and 2008 Soomaaliya siday ahayd iyo hoggaankeedii la barbardhigaya siday maanta tahay waa qof wax kale raba ee Ilaah runta ha tuso. I know weli Faanoole fari kama qodna Madaxweyne Shariifna isaga iyo dadka dowladda jagooyinka ka hayana I hope inay dowladdii beddeli lahayd sidii lagu heli lahaa kaalin mug leh ka qaataan, iskana nastaan after August Insha Allaah xagga siyaasadda. Anigu dowladdaan uma shaqeeyo, I don't have relatives u shaqeeya but waan taageersanahay waanan aaminsanahay inay dhaliilo leedahay waxaase habboon for the sake of Soomaaliya in laga gudbo maalayacniga ee loo gudbo midnimo, nabad iyo caddaalad waarta in la helo.
-
I wasn't but two of my siblings were born there.
-
Maaddeey;809147 wrote: ^^ Waryaahee, is there any thing which you oppossed the late Abdullahi Yusuf that this munafiq you are so fond of didn't do it?, name only one, haddii kale iska aamus!. Markaadse leedahay 'Sharif waa madaxweyne fad ama ha fadin' sow Cabdullahi'ba madaxweyne maaheyn?, hurdada kakac sxb. I don't know if you noticed alraedy I don't like talking about dadka dhintay, specially qof aanba weli la aasin...Your madaxweyne now Is Mudane Shariif Sh. Axmed , PM. Dr. Abdiweli M. Ali Gaas....just in case you forgot:D Of course waa bani'aadam mana ku dhahaayo wax lagama sheegi karo waayo public office ayey joogaan, laakiin X Daahir Aways iyo Godane in la dhalillo ma ogoshahay?
-
Abdul;809143 wrote: Where is Abwaan ,he knows how to deal with you and your other name. lol...kanoo kale waa la waraa.... Somalia;809145 wrote: Oh, Abwaan, my latest victim, cursed me out in the pm, it was hilarious, I wish I could post it but I'd be banned for violating the rules. We must always follow the rules. :cool: One should not get into peoples' private and drop nonesense without asking for approval..stay with your clan thing in public not in my luuq:D
-
Boondheere;807825 wrote: sxb Saciid mirre xaydar goormuu geeriyooday??? walaahi waa markii iigu horeeysay aan maqlo sxb. ma hubtaa inuu xijaabtay saciid mirre xaydar?? codka saciid mirre xaydar haddaan maqlo waxaan xasuustaa my childhood years in xamar walaahi. caleeeek. Boondheere waa runtaa SMX Ilaah ha u naxariistee wuxuu ahaa fannaan aad u cod macaan, wuxuu dhintay June 20 2010 you can google it....heestiisii Warmoog ma xasuusataa? He was a great singer and officer AUN.
-
Cawaale;809127 wrote: Maaddeey, Shariifka ka soo har. He is just doing his favourite sports. patrolling, Haahey. This time it is different. Subac Layl eh iyo Xadro dhafar ah uma socdo, ciyaal gafuuro duub-duuban uu eryanaayaa. Or so he would like us to believe! Kenya ka waran? Qaraxii Baska Nairobi nasiib ma u yeelatay in aad wax ka gallaafato? Waardiye, islaan shaqaale eh, arday, shufeer, wax uun?> Camaliyad barakeysan baa ku dhaaftay ay ila tahay
-
Maaddeey;807790 wrote: Waxaan marag ka ahay in Shariif uu C/lahi Yusuf wax badan ka xunyahay, dadka Yusuf ka soo horjeeday, welina dhaleeceeya, isla markaana Shariif amaana -sida Abwaan- waa daroogeysan yihiin!. loool....Maaddeey.....daroogo aan Al-habaab ahayn ma jirto....adiga weli taadii maadan laqin baan filayaa haddii kale waad is qarxin lahayd...Mise taadu waa hypocracy oo intaad Naivasha iyo Nakuru dalxiis u tagtid oo masawirro iska soo qaadid dabadeedna SOL soo dhigtid ayaad carruur masaakiin ah is qarxiya ugu sacabba-tumaysaa....Unlike you and others oo taageeradoodu kala harin had iyo jeer anigu Shariifka wixii wanaagsan waan ku raacsanahay wixii xun sida Itoobiyaanka iyo dadka aan maamulka aqoon ee dowladdiisa ku jira iyo waxqabad la'aanta meelaha qaarkood waan kaga soo horjeeda, oo cajalad igama dhexdaarna. I know waxaa adiga ku dhibaya meel aad hoobiyo ka soo tuurto ayaad weysey oo Madaxweyne Shariif iyo ciidanka qaranka Soomaaliyeed baa kaa hor istaagey oo har iyo habeenba shaqaynaya intaas baad Shariif ku nacday ee hakugu taagnaato. Bal markii August dowlad midaan ka sii xoog badan la dhiso xaggee aadi haddii Eebbe idmo? Mise waad ka daba mashxaradi markaas? Adiga indhocadde baa ku soo qaban ee ogoow isagaa laguu soo diri, cid kale ha sugin.
-
Lama yaabayo kuwaan awalba meeshaas dulmiga ku tegey waayo Soomaali badanba and SOL is no exception, learning to be qabiiliiste ayay ku jirtaa. If not aysanba ahayn qabiiliistennimo ayaan ka qalin-jebiyey.
-
Masawirrada Oba waa i dhaafeen ma arki karo ee ii sheega in isagoo bun cunaya ku jiro haddii kale cayaarta naga daa oo kaas soo geli dheh.