Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. xiinfaniin;810178 wrote: Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that. Adigu carruurta ha halaajin ee taariikhda runtaa ee Soomaaliya bar, let them not pick and choose. Nabadda, sinnaanta, caddaaladda iyo isu-samirka micneheedana halla baro. Ayroboorkii qodxaha badnaa ee Gaalkacyo baaba JFK la noqday. 1978-kii bay ka wada maraysaa waa sidee bahashu mise waxaa rabtaan inay 1991-kii gaarto? Hore halloo socdo Insha Allaah waa la gaari nabad waarta.
  2. Samafal;810175 wrote: ^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya Orod asaaydaada meelaha la wareeg talo kale ma hayside.....Ceelbuur maxaa adiga kaa khuseeya? Worry about Balli-Busle. Amxaaradu intee u jirtaa? soo transit kuma soo maraan? Haddii aad Amxaaro la dagaaleysid maad jidka u gashid. Xamarna haddaad sharaf u haysid Balli-Busle ma barbardhigteen yaad u sheegeysaa maalayacniga. Muqdisho waa magaalo madaxdii Soomaaliya, cid kaa leh iyo cid gaar u leh ma jirto laakiin haddaad ku aflagaaddootid runtaa laguu sheegaa intaas lee adiga ku dhibta karbaashna kuu ah. Samafal;810177 wrote: Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen Ma adigoo Balli-Busle ka yimid baa Taariikh ku faanaya?
  3. Somalia;810171 wrote: @Abwaan He came to Mogadishu and told Aideed that one will take the PM and one will take the Presidency. Aideed refused and said that the reer waqooyi should be given a position. What happened later with Aideed? And how was it possible? :D I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D
  4. oba hiloowlow;810165 wrote: waa sidaas duqa waxaa yaab ah ma taqanaa waxaa halahaas oo qof ka careysiiyay in laysku habar wacdaad moodaa Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya?
  5. By the way aniga aragtidayda AUN labadaba C/llaahi Ciise iyo Maxamed Cawaale Liiban ayaa ka mudan balse haddii nabad lagu helayo Ayroboor baad ka hadlaysaane magaalada dhan xitaa magaca hallaga beddelo. I just don't like the hypocracy-ga iyo carruurtaan meelaha lagu soo daayey. Haddii dad ku kibraan the alternative dad unbaa ku le'an wax laga faa'iidayana ma leh.
  6. xiinfaniin;809898 wrote: ^Actually, if you know man's history his compromise with Aideed is the very foundation of peace Galkacyo rests today. So lets show some perspective, xaaji xunjuf Yes ragannimo ayuu ahaa compromise-ku waana taariikhi sidaan marwalba sheegana in halkaas laga sii ambaqaado ayaa habboon laakiin carruurtan aad soo deyseen taariikhda runtaa bara....One thing you guys need to know is Gen. Caydiid AUN Illaa Raaskambooni buu haystay and for the sake of nabadda degaanka wuu ka aqbalay codsigii AUN Col. Cabdullahi. Ma illowdeen when he came to Mogadishu oo uu rabey inuu dowladdiii Salballaar Ra'iisal wasaare ka noqdo oo Gen. Caydiid u diidey oo markaas uu Ayroboorka Cisaleey ee Cali Mahdi xukumayey ka duulay? If you guys want to deny that just wait for the next Keydmedia video markaas yaan la kala dhuuman:D
  7. War ninkaan reer aakhiraadka iska daaya Ilaah ka cabsada, dad baad sanka ka marmarinaysaan inay ka hadlaane. Ilaah ha u naxariisto, taariikhdiisa waa la yaqaan wixii uu wanaag falay isaga ayaa u aayi wixii uu xumaan sameeyana Ilaah unbaa kala xisaabtami, taariikhna uma samayn kartaan.
  8. oba hiloowlow;810108 wrote: ^^ horta marka hore indhacadeyska intaad iska dhaaftid dib uu akhri dadkaan ula jeedo cuqdad qabiil aa ku dhacay markaasad fahmi doontaa inaanan qabiil dhan ula jeedin oo dad gaara SOL members ka ah ula jeedo waa kow. Aniga horta Ethiopian kama hadlin adeer faa'ido iney so wadin waa layska arkaaya ee waxa kaliya aan ku so bandhigay waa farqiga uu dhaxeeyaa labadaan shaqsi ee AY iyo Shiekh shariif. Oba madaxweynaha habeenkii kormeerka afraad buu soo wadaa insha Allaah...Dadkaan maalayacnigooda iska dhaaf, runta ma rabaan... Albaabka haku ooyeene:D
  9. NASSIR;810104 wrote: :D Odaygaan Caalin isagaaba Faroole kadaran. That's why states based on the concept of Qabille is so untenable. And Maakhir is not Qabiil based Mr. Maakhir Ambassador of SOL:D...Hypocracy waxaan baa la yiraahdaa....Maamulladii baa hadda kuu kala fadli badnaaday miyaa? horta adiga meel qabso inaad Maakhir u mashxaraddid iyo inaad Faroole sayntiisa ahaatid kee kuu roon?
  10. Madaxweyne Shariif habeenkii saddexaad kormeeraya saldhigyada G/Banaadir + Sawiro http://shaaciye.com/?nid=5159
  11. Samafal;810023 wrote: Ha bood boodo!! wuu fiicantahay in banaanka la is keeno. waa taasaa bahashii qabyaalada ahayd wiilkii fiicnaa oo wadaniga casriga ah inaga waashay :) Xasha....If I say what you and few others don't want to hear which is President Sharif did a good job and you accuse me that I am a clannist.....So be it.
  12. Atirisho;810016 wrote: In all honesty, No I haven't. I can't read Somali;) too bad....I should start Somali classes thread over here....for free.
  13. Looooool....Soomaaliya taariikh halloo sameeyo annagoo indhaheennu shanta yihiin. Waxba yaan Madaxweyne Shariif loo diidin libta. He is the who is uniting Somalia whether you hate him or not. Haddaa xitaa la keenay in loo dhaho wax uusan dhihin....Eesh calaa indho-adayg...how many more ayaa soo socota? Oo war kale ku soo qoro doonta meeshan?
  14. Atirisho;810009 wrote: Puntland is in control of Abdullahi Yusuf International airport and they have been for years. So, why does Galmudug even care what Puntland namse their own airport? Adigoo raalli ah did you check the title? It is not about an airport.... Iyadoo indhaha la isku haysto ayaa la soo gelayaa:D She must have heard a thread on airport-ka Gaalkacyo ayaa furan:D Yaab badanaa.
  15. Carafaat;809949 wrote: Abwaan, Somaliland people have faced trauma as well and Siilanyo has time and time said he wants to help restore Somalia showed Statesmanship and alxamdullulah today he is working on the Unity with Sheick Shariif. I think someone from Mudug should show nationalism and leadership. By taking the first step and call for reconciliation. Even discussing it and proposing in public could help reconciliation. Well said Carafaat.
  16. Carafaat;809877 wrote: Sheick Shariif is making history wallahi! Finally a leader taking stand against divisions in Somalialia. If want to unite greater Somalia and leave division behind us, we cant tolerate divided cities and regions. For years we have tolerated these increasing divisions of clans, sub-clans, cities and regions. Enough is enough. Tusbaxa dib haloo so xidho. Yes, president Sharif is a statesman and he should be supported by the people of Mudug to reach this dream. It will happen soon insha Allaah... XX you know everyone is entitled to thier opinion but what is said behind a screen will not really matter much. You shouldnt be listening to the cantarabaqash of some spoilers. The other thing is you need to know dagaallo ayaa ka dhacay degaankaan. Dad baa dhibaato ka gaartey oo weli trauma haysaa oo weli wax iska gocanaya ee ha u bixin. Marka Gaalkacyo iyo waxa koofurta magaalo ka jiraba waa la mideyne adigu taada ka soo bax oo dalka midee:D
  17. Carafaat;809575 wrote: Good morning. I hate the mondays. lol Carafaat...Ayaamaha Ilaahay, eed maleh middoodnee!
  18. The Zack;809564 wrote: ^^Hey hey Abdullahi Yusuf resigned, so did Abdiqasim. Somalis are always great! Great job, Wade! loool...............No comment.
  19. The Zack;809565 wrote: Wallee odaygii Abwaan maanta waa la hayaa! . The Zack....Waa la hayaa ku lehe.....Dadkaan sidii raxan-raxan lee u soo daadanayaan hal jawaab, su'aal or evidence lee ku filan maba soo noqonayaan...Teeda kale Amxaarada lee lagu meereysanaa.....Soomaaliya Amxaaro lee kama khaldana, dad aan waxba aqoon oo jagooyin loo dhiibay xitaa dhibkay ka mid yihiin, beel aaminsan inay dadka ka caqli badan tahay iyo dad u riyaaqaya dhibkay ka mid tahay....Dad isku haysta inay wanaag lee sameeyaan oo aan xumaantooda arkin tan dadka kale lee arka oo isku cammirana dhibkay ka mid tahay, dad leh annagaa xoog leh oo inta kale dardarnay cid noo talinaysana ma leh dhibkay ka mid tahay, dad leh ciddaas waan dagaalnay wax wanaag ahna na dhexmari maayo dhibkay ka mid tahay, dad haysta hanti dad kale dhibkay ka mid tahay, dad degaan aysan weligood degin dhahaayo hanti baa nalooga dhacay dhibkay ka mid tahay, dad aanba rabin in dowlad dhalato oo qofkii soo muuqda cid un u arkay dhibkay ka mid tahay, dad walaalahood 0.5 ku sheegaya iyaguna isu arka dad dhan dhibkay ka mid tahay, dad raba inay dhul gaar ah yeeshaan dhulka aad deggan tahayna kula leh dhibkay ka mid tahay, Taxi and bus driver madaxweyne isku sharraxaayo with the cidda's blessing dhibkay ka mid tahay, nin wadaad sheeganaayo oo dadka laynaayo dhibkay ka mid tahay, dad warlords-kooda taageeraya kuwa dadkana farta ku fiiqaya dhibkay ka mid tahay, dad hagardaamada ay geystaan aan ka hadleyn wixii iyaga loo geystey un u jeedana dhibkay ka mid tahay, dad dhiigyacabkooda dhahaya waa statesperson kuwa dadka kale lee u jeedana dhibkay ka mid tahay, madaxweyneyaal qabiil dhibkay ka mid tahay...Mise intaas oo dhan waa diiddan tahay....Been baa la isku sheegayaa...Yaase iska dhegeysan. Zack aniga goormaa aragtay anigoo leh Itoobiyaan waa walaaleheen iyo wax nooma dhimaan...Haddaad caddaaladda wax ka taqaan dadkii dhihi jirey sidaas ima barbar dhigteen. For the last time....The Ethiopian Intervention is wrong but it is unfair that the loosers of yesterday just focus onto that and ignore all the other positive things that president Sharif and his government achieved....The guys who want to talk are the ones who used Addis as an entery and exit point for Somalia....Let us get real....
  20. Somalina;809557 wrote: LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa. loool@Webiga....
  21. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;809539 wrote: Marxuum Aaden Cabdulle (Eebbe janadiisa ha ugu barakeeyee) was ahead all of Afrika hoggaankooda. Soomaali hoggaan wacan saas ugu bilaabatay iyagaa maanta ugu hoggaan liita. Waa runtaa Ilaah ha u naxariisto taariikh wanaagsan ninkaas ayaa ka tegey.
  22. Somalina;809537 wrote: Abwaan, Maxaas inaa ku dhalatey ayaan meel ka aqriyey, haye Maxaas General Hospital ayaa lagaa rabaa inaad ka qeyb qaadato dhisidiisa, ila soo xiriir adigoo cheque book gaaga gacanta ku haaya, is xaadiri abti, thnx. Here is where I'm a card carrying Platinum member. loool....Igu hallee...Kuwaan Martini xitaa waan u sheegayey inaysan aniga wax igu lahayn...Walaalahay iyagu deynta ha iska gudeen....anna taydaan gudayaa.......