Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun,...I just heard inuu Faysal geeriyoodey....He was a great guy. I knew him and his family for a long time. Nin qiimo badan ayuu ahaa, gacan ka xaq daran ayaa dishey, Soomaali oo dhan ayuuna ka geeriyooday isaga iyo dadkii kale ee qaraxan ku xijaabtey ee ay ka mid ahaayeen AUN Siciid Mugaambe iyo Wiish iyagoo qarankooda u adeegaya...
-
LST meeshan wax walba loogama hadli karo laakiin marka hore Caadada bani'aadamka ayaa ah in guuldarrada qofba qofka kale u saaro...Waxaad maqlaysaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo hay'adda Nabad-sugidda oo leh waxba nalama ogeysiin....markay hadda is qabqabsanayaan marka hore may ka wada hadlaan meelaha habacu ka jiro. Markii hore ayaan laga fiirsan it does not need a rocket scientist to understand sida wax u jiraan....If you have not done so already just do a little research on dadka jagooyinka muhiimka ah ee amniga khuseeya haya, Booliiska, Nabad-sugidda iyo Milleterigaba. Xitaa haddii booliska iyo millateriga la is yiraahdo rug-caddaa ayaa xukuma ku-xigeennada qaar amase laamaha ama waaxaha hoose fiiri. Tusaale ahaan CID-da....Waxaa xukuma nin la yiraahdo Col. Bariise...i heard he is ex Isbatoore turubataariyo. Nabad-sugidda Axmed Fiqi oo aan aqoon u lahayn field-kaas. Ku-xigeennada milleteriga, hawlgelinta abaabulka iwm waxaa isku bedbeddela amase xilal ka qabtay Jen. dhego-badan, Jen. Dhuumaal, Jen. Gacmadulle, Col. Caanood, Jen. Cabdi-Qaybdiid, Jen. Axmed-Taajir, Jen. Darwiish, Jen. Indha-cadde, Jen. Siciid Dheere iwm. Bal soo baar aqoonta ay jagooyinkaas u leeyihiin. Former isbatooreyaal iyo darawallo ayey ahaayeen....Wax hadda billowday ma ahan waa dhib illaa markii TFG billaabatay jirey haddana weli socda. Xafiiska Ra'iisal-Wasaaraha fiiri dadka ka shaqeeya badankood. Kan madaxweynaha fiiri, la taliyeyaashooda amniga fiiri....Lagama sheekayn karo waxa meesha ka socda....Haddii SOL aan nahay waxaan keliya oon ku mashquulnay adeerkay waa Owliyo iyo abtigay waa hero . Dalka horumarkiisaba wax masuuliyad ah inay naga saaran tahay ma mooddid. Waxaaba ka sii daran dad inta ag maray wixii muhiimka ahaa in laga hadlo, hebel baa la dili rabey sheekada u weecinaya ayaad arkaysaa....iyo Madaxweynaha iyo Tarzan maxay u maqnaayeen....Haddii la dhaho ka warran wasiirrada iyo Ra'iisal wasaaruhu markay kaceen muxuu qaraxu u dhacay? Soo waalli ma ahan? Waxyaabaha iigu yaabka badan ee Soomaalida qaar isla dhex-marayso waxaa ka mid ah inay dheheen Wasiirka Warfaafintu sida wasiirrada kale uma gabban ee arrinta wax buu ka ogaa....Ilaah baa noo maqan...
-
Libaax-Sankataabte;815559 wrote: Abwaan, Illaahay ha u fududeeyo saxiibkaa. This was a small hiccup in a long process of bringing stability to our country. Waa haraatidii cadaw sii dhimanaya oo laga adkaaday. Cabdi Xaaji Goobdoon is indeed a legend. Ilaahay ha caafiyo si dhaqso badan. Inta dhimatayna Illaahay ha u naxariisto. Insha Allah Kheyr bay ku dhaaman. Aamiin...and thanks LST....Waa runtaa waa haraati, laakiin inkaar-qabayaasha waxan dhigay ka sokow, madaxda ugu sarraysa dowladda iyo kuwa amniga ayaa eedda iska leh....Laga billaabo qaraxii Dec 3 2009.....waxaad mooddaa in isku khalad la gelayo....oo aan la sugi karin amniga meel ama goob laba ama saddex albaab oo laga soo galo leh....sideen uga filaynaa in amniga caasimadda iyo dalkaba guud ahaan la sugo? Waxba ma tarayso hebel baa hero ah iyo heblaayo ayaan saan ah....nimanku shaqadooda ha qabsadeen....dadka ay xilalka u dhiibayaan ha ahaadeen dad shaqadan yaqaan haddii kaleeto waxan waa lagu sii jirayaa.... Tan oo dhacday bay haddana 24 hours qabsadeen inay full report ku keenayaan...Although markii horeba aanan rumaysan waayo wax sahlan ma ahan inay taasi u suurtowdo amase inayba ku keeni karaan xog haddana hadda waa more than 36 hours waxna ma keenin....
-
Libaax-Sankataabte;815532 wrote: It looks like the patient got emotional seeing the PM standing by his bedside. I am glad the PM made the effort to visit the injured. This was needed. It is Cabdi Xaaji Goobdoon .....The legend, veteran Somali journalist and agaasimihii hore ee Raadiyo Muqdisho...
-
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun....Waxay maalin murugo oo kale u tahay ummadda Soomaaliyeed. Ilaahow u naxariiso intii dhimatay inta dhaawacantayna caafi. Ilaahoow mahad adigaa iska leh inta ka badbaaddeyna. Wiish iyo Mugambe waxay ahaayeen asset ka dhintay ummadda Soomaaliyeed. Anigu shakhsiyan ma aqaan labadoodaba laakiin wiish in ka badan 40 sano ayuu Isboortiga ku dhex jirey, wuxuuna ka mid ahaa dadka xitaa xilliga dagaallada ku deddaalay in Isboortiga Soomaaliya uusan lumin. Runtii haddiiba ay gaarayso waxaan kula talin lahaa dowladda in la iska daayo dadka qabiilka iyo waan aqaan darteed loogu dhiibayo jagooyinka qaasataan ammaanka, waayo dadkan cadowga ku ah nabadda Soomaaliya dad ciyaaraya ma ahan...Waa ayaandarro in dad aan garanayn ay maamullaan ciidammada, ammaanka amaba ay sirta Soomaaliya gacanta ku hayaan.
-
Peacedoon;813428 wrote: Somalina kept this thread going. Barakallaah fiik sister. Somaliaonline lost true nationalist. Dhib ma lahan, Jufada ayaa shidaysa soo maahan... Sidaasba markii hore looma fekerin?....Somalina markii ay ka doodbadisay kuwii maalayacniga ahaa baa kii awalba soo diray dhabarka ka taabtay soo maahan....Ma isku ciyaaraynaa.
-
Coofle;813122 wrote: I heard Mudug have 4 rivers...Laba wabi oo dhulka hoostiisa ah iyo laba wabi oo cirka ah.... Coofle labadii cirka ayaad illowdey:D
-
Oba waa runtaa xasuustaan Youtube ku jirta sidee loo qarin karaa?
-
Taleexi;813085 wrote: Oo haddii Mudugba sidan barwaaqo u tahay meel dalka busaaradi taaloba ma jiree. ....Nabad Ilaah ha keeno Soomaaliya meel walba waa barwaaqee. above 4000 feet baa dad beertaa annaguna dhulkaa aragtay baan wax ka soo saar la'nahay. Meelaha cusbadu ku badan tahay xoogaa abuurku waa ku yaraan...balse qaabab kale ayaa looga faa'iideysan.Insha Allah.
-
Waxaaba ugu daran ice cream bay ku ag dhuuqaysaa...inta break qaadato. Both physical and emotional abuse.
-
Ilaah ha kala qaboojiyo......Dagaal wiil kuma dhasho ee wiil baa ku dhinta.
-
Lol....Carafaat....inta badan waad keentay laakiin liiska si fiican ugu noqo:D
-
Lol MMA.....waa diyaaradaha ciidanka u qaada cargo, ama ciidam iwm...Maybe horin dhan oo hunaysan baa saaran....
-
Gabdhihii dugsi quraanka loo dirayna jidkey ku heesayaan:D. Faaraxoow magacaa ba' meel walba lagaa nac:D
-
I only disagree with arrinta gaalnimada....taas Ilaah baa garanaya oo nooga aqoon badan....Waxyaabo kale oo Maaddeey ka hadlay waa ku sugay.
-
Khalkhal, Khuraafaad, Kharbudaad....more to come Insha Allaah
-
lol...Maaddeey...I am little busy now but I will read everything later and comment on that Insha Allaah.
-
George waa nin culus...
-
Geeddi Banaadirland buu rabey inuu sameeyo markii shaqada laga ceyrin rabey....waa u shaqeyn weydey, hadda waxaani waa qaraar:D Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;811810 wrote: Kuwii bilaabay, the proponents of Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari in here SOL, ayaa wax ka sheegaayo, kuna qoslaayo kuwa kale maanta soo kacay. We were saying from day one this is how it is going to be. Iskutagnimo qabiileed, maamul qabiilnimo ku dhisan iyo waxaas Soomaaliya iyo Soomaali kuma haboona. Loool MMA malla yaabtay laba-aflayntooda.....Nin guri muraayad ah deggan dhagax-tuur ma billaabo.
-
loool.....Maaddeey's new career...Al-habaab sheekadeedii socon weydey...Good luck
-
Interesting interview with Farax Macalin Kenya's deputy speaker+VIDEO
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;811662 wrote: ^^ Are they not both Somali territories whether a clan fights or not that's besides the point. Yes they are but let me ask you isn't Hargeysa a Somali territory?...XX...Oo Somaliweyn u doodaya, Haregysana la go'aya yaab badanaa..