Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Mukulaalow;817718 wrote: oo adigu marka ma Duke baad koobisaa, hadduu xumaadana anna waan xumaan, haduu fiicnaadana waan la fiicnaa. That is not a good logic. xumaanta waa layska reebaa ee layskuma daydo xaajiyoow. Well Said Mukulaalow.
  2. oba hiloowlow;817705 wrote: Yaasiin Maaxi macalin waa musharax horta aniga og taas cause he told me. Danjire cadow is musharax too oo hadda uu xamar joogaa Nuur cadde i aint sure wali maslax musharax waaye shariif xassan ma ogi inta kale maba kasaayi loool....Waa runtaa hadda musharrax baan nahay bay leeyihiin, laakiin watch markii ay doorashadu soo dhawaato inay sii ahaadaan....They don't even know qaabka wax u dhacayaan, markaas baa Musharrax baan ahay la iska dhahayaa....Dadkaan waa ka yaabay...Habar walba oo fadhi-ku-dirir fadhiisataa Musharrax baan ahay bay meel la soo istaagi... Qaar baa xitaa liiska war criminals-ka iska arki doona adigu musharrax baad sheegeysaaye....kuwaan travel ban iyo waxaaba ku filan cunaqabatayn xawaaladaha ah:D
  3. Mukulaalow;817700 wrote: Abwaan: xaajigu wuxuu shabaab nici doonaa maalinta Shongole loo magacaabo AMIIRKA WILAAYADA SOMALILAND. Maalintaa uunbuu oran doonaa kuwan Ilaahey hanaga qabto. lol...Mukulaalow waa runtaa. Reer Mudugga ayaa ku maahmaaha "Dhubuq-dhubuqda hore, dhabanna hayn dambe ayey leedahay amase keentaa" Xaaji Xunjuf;817703 wrote: Abwaan oohintu hada waxay ka dhacaysa meelahas budhlayn lugu sheego:D At least you sound realistic oo adna oohinta markaaga diyaar waad u tahay...I remember rag maanta ooyaya oo dhihi jirey gacan bir ah baa lagu qaban haddii tuuladeenna ay yimaadaan. Maanta SOL xitaa waa laga waayey....Again Ilaahay Sharta Shongolle iyo Shabaab haka xijaabo Soomaali oo dhan.
  4. oba hiloowlow;817701 wrote: ^^ Adeer cuqdad iska daa, poll caadi lee waaye Oba Caadigaagaba haddii uu sidaan yahay waa laguu yaabaa....War ha iga raadin maanta yaanan daaqadda kaala bixine...waan is celcelinayaa Iimaan:D Haddii aad ku aragtid raggaan oo doorasho u tartamay siyaasad dambe ha iga waraysan....May be Shariif waa laga yaabaa inuu ku riyoodo. Sheekadii ciyaarta ee "Anigana waa i kan markaan waa dhammaatay".
  5. Carafaat waan ka xumahay maalayacniga website-yada Soomaalida iyo siday kuwa cidahooda ah iyo kuwo ay lacag ka qaateen ay dadka ku baraan inaad war xiiso leh nooga dhigtid...Adigana ma qaar baad qaraabo tihiin mise qaar baa gunno ka qaadataa waa yaabe?
  6. Abwaan;817697 wrote: I disagree with XX and those who are making fun of Al-Shabaab trying to start their killing in Bari, Nugal and Mudug....but I also want to remind you not to forget what you and others did in support of someone you considered to be your uncle and his Ethiopian dominated politics. Again....Godane, Shongolle iyo Shabaab ilaah ha jebiyo nabadda taalla degaannadaas Soomaaliyeedna Ilaah ha u siyaadiyo. Xaaji Xunjuf;817695 wrote: Abwaan haa markaasna Djbouti bu u si gudbi doonaa anigu waxan sheegey uun inu Amiirku isi si balaadhinayo wa war jira Tan oohin baa ka dambayn doonta ee maad ka deysid XX.
  7. General Duke;817624 wrote: XX, never has the Duke stated stand up for the drones, or Ethiopian Generals or AU officers. You on the other hand are in deep love with Godane, Afghani and those who have boasted of killing maiming and then running away... That is the difference here lad. You are part of this group. You support their targeted killing of women and children in South Somalia and now want it to happen in Puntland... I disagree with XX and those who are making fun of Al-Shabaab trying to start their killing in Bari, Nugal and Mudug....but I also want to remind you not to forget what you and others did in support of someone you considered to be your uncle and his Ethiopian dominated politics. Again....Godane, Shongolle iyo Shabaab ilaah ha jebiyo nabadda taalla degaannadaas Soomaaliyeedna Ilaah ha u siyaadiyo.
  8. Xaaji Xunjuf;817600 wrote: Amiirki wa so dhow yahay hala wada istaago lol...Amiirku soo markaa Hargeysa u soo gudbi maayo? Belaayo looma yeerto....Wiilashii cajaladaha guryaha looga daari jirey oo annagaa dadka u fiican dhihi jirey sidooda ha u hadlin XX:D
  9. Garnaqsi;817310 wrote: "Seben tegey mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga Saddex daa mid baa xaal adduun lagu sifeeyaaye Soo noqod ma jiro shalay wixii saadufoo dhacaye Waxa saadambeed iyo berina waa su'aal maqane Waxay taladu kuu suuban tahay subaxad joogtaaye." - Afqalooc. One of my favourite....Xaaji Aadan (AUN) waa ku sugay!
  10. Carafaat;817302 wrote: Abwaan, one should never have injected the clan thing on Muqdisho folks. city folks still have some issue's understanding the whole thing. I heard Abdi Malow once said "Ma anigaa Soodaanta waddanka keenay":D
  11. Illeen haddii uu Faroole khalkhalay oo cabaad billaabay ninkii baa hawada soo galay.... Ilaahay Shongolle iyo Sh-artiisa degaannadaan haka badbaadiyo...
  12. Sayid*Somal;817262 wrote: I guess none of you lot - ever heard of the "Myth of Return" - a well documented phenomenon among refugees. well said S*S...Other people have been through this and this seems to be our turn....Somalis might be a little different. It all will depend on the situation on the ground and if this magic we seem to imagine ever appears and makes Somalia prosperous immediately like it happens that easily:D
  13. oba hiloowlow;817277 wrote: Caydiid started the whole thing, Awalba qorshihiisu bey aheyd inuu madaxweyne noqdo markii kooxda maanifesto Ali mahdi dooratay sow weerar kuma qaadin Ali mahdi iyo beeshiisa, waa la arkay wixii ka raacday. Muxuu uu tanaasuli waayay? The most ****** thing ceydiid ever did was attacking Ali mahdi in Banaadir that aint even strategic Oba SOL cayaarta ka daa....Sheekadaan waxay ku dhammaatay "Cali Waa Caydiid, Caydiidna waa Cali":D
  14. Mukulaalow;816835 wrote: JB after 40,000 posts of stuff & nonsense, waa uu daalay, xerta hadda waxaa hogaamiyo madaalaha Mr XX. loool...Hadda mallaga yaabaa in XX isna daali doono soon Insha Allaah?
  15. Xaaji Xunjuf;816839 wrote: Abwaan adba nin xun ma tihid waan ogahay laakin waxa ka dhadhacsan uun midnmadi hore eeh beri jiri jirtay hada ma jirto jiil danbe ba koray 20sannoh eeh ugu danbeysey aniga ha iga dhadhicin anigu oday weyn baaban ahay oo Somaliyadi hore waxbaabaan ka xasuusta. laakin dhaliyarada so koraysa Somaliyada aad sheegeysid maba yaqanin lol Marka si aad iyaga u qancisid i think they would like EU model of union having trade links and corporate on many fronts taasa dadka oo dhan ku qancayaan. Somaliland and Somalia will always be neighbors la kala tagi mayo ha u baqan:D XX Dhallinyarada soo koreysa cajalad baa la geliyey baan filayaa ee waxba kama oga wixii dhacay. Haddana cajaladda waa laga saari karaa baan qabaa saaxiib. Anigu unity kuguma khasbayo laakiin waxaan aaminsanahay in Soomaaliya wax midnimo u dhaama aysan jirin. Midda kale dadka ku nool Gobollada Waqooyi ee raba midnimada miyeysan cod lahayn? Yaan la is khasbin. Waan ogahay caadifad qabiil, rag xukun-doon ah oo degaankaas ka soo jeeda, khaladaad 1991-kii Koofurta dalka ka dhacay iyo hoggaan-xumo dalku guud ahaan soo maray xilligii dowladiihii hore jireen ayaa sabab u ah in Waqooyigu go'itaan ku dhawaaqo, laakiin hadda bahashii shaqayn weydey. Awalba adduunkaad ictiraaf ka dalbateen oo Soomaali lama aydan tashan iyaguna waa diideen. Dhaqaale buuran oo aad kaga maarantaanna ma leh degaannada Waqooyi Galbeed inta hadda bannaanka taal, khayraadka dhulka ku jira kaas waa gaar oo wakhti bay qaadanaysaa in la helaa kaas. Warkii oo kooban, mar xitaa hoggaamiyehiinnii wada-hadal oggolaaday oo Siyaasiyiintiinnii ay ku qanceen inaan go'itaan suurto-geleyn in dadka la sii kala fogeeyaa waxba tari mayso.
  16. Markii goosasho laga hadlayo XX haddii uusan isaguba soo qorin thread-ka he is number one to reply:D. Aanba kula kaftamee wayba adkaanaysaa in unity lagu baraa..xitaa haddii la heshiiyo. XX, I believe inaad qof wanaagsan tahay laakiin ninyahow bahasha waad ku fogaatey ee sida JB baa beesaani laga noqdaa:D
  17. gooni;816806 wrote: Mar hadaad wadanka dagaal uga cararteen waxaa ila roon inaad meeshiina iska joogtaan inta cilaanku idiin qalalayo mashruuc macna leh oo qurbo joog keentayna lama sheegin Waxa kaliya oo laydinka faa'iidi karaa waa markaad airporada busta badan kasoo dagtaan xoogaaga canshuurta ah oo laydinka qaado qaar badan oo ka murmayana waaba arkay inta caag biyo ah kabada leh maxay tahay 40 dollar sow ima taqaaniin gooni waa lala yaabayaa laakiin runta ayuu ka hadlay. Sida qurbe-joogtu u badan tahay dalka khayr uguma keenin. Xoogaaga biilka ah ee ay qaraabadooda u diraan bay rabaan inay dalka ku gumeystaan. Meelaha aad joogtaan qabriyo hallaga gato waayo caqliga meelahan lala joogo ee ah ciddaydaa wax walba taqaan soo maahan midka lala laabanayo (Baaranooyada xaggeeda ha joogtee qof gaar ah ma khusayso, dadka dhanna ma wada ahan noocaan). Soomaaliya dhibka hallaga yareeyo dheef badan hadda lama geynayee... Laab-lakac Soomaali waa ku dheereysaa laakiin hawl hagar la'aan loo qabto naguma badna weliba dhinaca danta guud ee dadweynaha iyo u adeegidda dowladda. Meel baabuurta lagu dhaqo iyo goomiiste waa la furan karaa laakiin shacabka oo la turxaan bixiyo, nabaddoo horseed loo noqdo, dadka oo isku si loo arko sinnaana lagula dhaqmo ayaa ugu habboon.
  18. Xaaji Xunjuf;816697 wrote: ^^ But this is not about Somaliland i do make topics about Somalia Somaliland Djibouti the O'gaden region etc etc if you want to talk about Somaliland be my guest open a topic about Somaliland. XX adiga iyo hoggaamiyeyaashaadu waad ku kala aragti duwan tihiin hawshaan. Waayo iyadoon xitaa Shariif dooran guddigii uga qaybgeli lahaa wadahadalka ayaa Siilaanyo soo bandhigay guddigiisii...Ninyahow yaan la is oomin ee naga daa "Shaqayn weydaye":D I would like to welcome you back and forget all the negative things you and others said about Soomaaliya. Soomaaliya waa mid weligeedna way ahaanaysaan insha Allaah.
  19. Ilaah ha u naxariisto intii dhimatayna inta dhaawacantayna Ilaah ha caafiyo.
  20. Alpha Blondy;816253 wrote: SubxaanAllaah, geelaan ayaandarradu haysato ma bacaadka ayuu daaqayaa?
  21. MMA adiga miyaa aaminsan in Afsoomaaliga uusan xarafka Kh ku jirin mise meel kale ayaad ka soo xigatey? Bal liiskana kuwaan ku darso: Khuuro khatal oo la macne ah khiyaano (carabi) khatalmid oo la macne ah lagu sirmay Kharaqmid= baddu ama biyo qaadeen Khushi = ikhtiyaarkaa?
  22. XX....ayaantaan xanaaq baa ka soo haray waayo riyadii 21 years ayaa rumoobi weydey. To answer your question si daacad ah midda koowaad isbeddel dowladeed baa soo socda markaas waa campaign strategy lol....tan labaad sida hore laguugu sheegayba madaxweynuhu siduu u arkayo khaladka ayuu sheegay.
  23. xiimaaya;816144 wrote: Siilaanyo himself she should sit down with the central gov.. Somalia gov shouldnt sit with these new boys. I am sure that will happen sometime Insha Allaah, laakiin wadahallo kasta ayaa marka hore u billowda qaab ay ka qayb galaan madax hoose ama dhexe. Raggaan la soo xulay ma xuma. I just hope in Madaxweyne Shariif soo xulo dad u leh aqoon iyo waaya-aragnimo hawshaan. Heshould include dad 60-kii heshiiskii dhacay wax kala socda.....No 4.5 maalayacni please:D Guess where they are going to meet? UK baan filayaa....warbixin intaas ka badan in la hor boodo ma fiicna:D
  24. Xildhibaan Mowliid Macaane ayaa Ilaah ha u naxariistee ku geeriyoodey Nairobi. AUN xildhibaanka ayaa arbacadii dhaawac ka soo gaaray qaraxii tiyaatarka ka dib loo Qaaday Nairobi si halkaas loogu soo daaweeyo.
  25. Aamiin...He is the one on the third picture from the top.