Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Well done Farhiya. Waa horaan sheegay in sabaankaan gabdhaha Soomaaliyeed wiilasha ka horreeyaan:D lol El Punto....Obsession muxuu tarayaa, karti iyo natiijo wanaagsan baa lala soo shir tagaa:D
  2. Samafal;819953 wrote: Oo Abwaanoow ma dadka oo dhan baa kula hadli lahaa? aniga magaalo dhan oo Somaliyeed ma xayeeysiiyi dhamaantood waa wada jeclahay. I have good memories about Xamar siiba xamar bile iyo hawadeedii macaaneed, iskuuladii aan tagi jiray ee max'mud xarbi hoose dhexe, iyo Jeneral Daud, ciyaalkaan banooniga la ciyaari jiray and so on and so forth. Laakiin dadka waxaan layaabaa xamar u qaba inay dadka ka xigaan ama ay ka mudantahay magaalooyinka kale ee Somliyeed. Qaar waxay wadiniyad u yaqaanaan xamar iyo meelihii ay banooniga ku ciyaari jireen, waana dhab. Xamar qof qof ka xiga ma jiro period...During the civil war things happened and that is very sad....We all need to move on. The only reason aan Xamar ugu doodo ma ahan inaan dadka ka xigo it is just that wax kasta oo xun in loo saariyo and that is not fair.
  3. Mooge;819916 wrote: abwan intaa anaga naedaynasid, kan xunkaa ee qabiil nacaybka daradii manta dhan ucaytamay recovering romanti c maad la hadasho. wax qof binadam ku hadlo kuma hadlo qabil somaliyed bu cayaya marki la arko wad u jeda walalow. mise waxagu wa lajifiyana banan. If you think inuu qabiil ka buuxo xitaa malla mid noqonaysaa markaas baad dad Soomaaliyeed u gefeysaa warar aan jirinna soo qoreysaa? Sida Samafal sheegay Maaddeey iyo kooxdiisa ayaa ku baashaalaya dooddaan ee ha dhammaato.
  4. oba hiloowlow;819908 wrote: ^^ do u know what the funny thing is shacabkamedia also said ciidamada qabiilka shariif/tarzan ayaa amaanka gaas la wareegay, why didnt they mention that lool ujeedadiin waala fahmay adeerayaal Oba talo aan ku siiyo fadlan waxan oo kale halla tirsan....Adi iska akhriso lee wixii la soo qoro. I reached at a point aan fahmey that many threads over here SOL do not deserve a response.
  5. Somalia;819907 wrote: Hiiraan also reported the arrest. There's no difference in qabiil, when it was Geedi you tried to kill him a stadium too. This is about the road map and the peace effort. I am asking you again, why did the Mayor of Mogadishu intervene and smuggle his seedi abroad? I don't speak for Tarzan, if he did that you go and ask him..Adigu qabiil baad uga soo horjeeddaa but I opposed him rationally when he was made the mayor and still do but when I see waxaan oo kale Tarzan i qarso ayuu noqonayaa..You and few other doc-ka-yeers over here DO NOT speak for Abdiweli either ee waallida joojiya fadlan.
  6. Somalia;819899 wrote: You just mad cause the evidence shows that this was indeed a qabil oriented assassination attempt. Please explain to the rest of the world why a suspect would be freed by a Mayor whom he's related to and send abroad to escape justice? The Ministry of Interior is issuing a press release regarding the investigation tomorrow, we'll see then. looool.....Somalia...the evidence.....Shacabkamedia wax maa ka qortaa?...Waryaa aniga dadka aan waxba ogeyn ha igu darin oo wixii aad rabtid aad u sheegi kartid...Abdiweli adiga waan kaa badiyaa adigu qabiil baad u daba-ordeysaa wuxuu yahayna adigoo kale ka dhegeysan maayo. Horta what is with this breaking news thing maxaa la qarinayaa? Soomaali oo dhan bay dan ugu jirtaa qofkii waxaan ka dambeeyey in la helo not nuucaaga oo kale oo keliya.
  7. Beer-Gaal;819882 wrote: waar tollow war kaan maa lahubiyo? lol...Beer-Gaal, waano abuuris baa ka horreysey ma maqashay?
  8. If the PM uu idin arki lahaa waxaad qoraysaan wuu idinku yaqyaqsoon lahaa runtii...Abdiwali waa nin Soomaali ah. Wuu khaldami karaa, jagada waa laga qaadi karaa, waana loo deyn karaa. Sheekooyin maalayacni ah oo meelahan lagu soo qoro wax ma tarayaan. Ma u malaynayo in fikirka saxda ah ee beesha uu ka soo jeedo aad maalayacnigan jirrada huwan ku meteshaan, si xun baadna ugu gefeysaan. Ciddii isku dayday inay C/Weli dishana waxay weerar ku qaadday sharafta iyo karaamada Soomaaliyeed. Waayo waxa uu hayaa jagada Wasiirka Koowaad sidaas ayaana loo weeraray ee qabiil iyo Shakhsi midna looma weerarin. Waxaa ayaandarro ah in shakhsiyaad qabyaaladi waashay ay dadka iska xijiyaan ayna ku ciyaaraan sharaftiisa. Sidaan ka warqabo ninkaani waa musharrax madaxweyne ee fadlan sharafta ha uga ciyaarina. Waa caddahay in Shabaab qaraxa geysteen ciddii u fududeysana in la qabto waa waajib Saaran in dowladda iyo shacabku iska kaashadaan.
  9. Samafal;819472 wrote: lol@Abwaan What is Xamar and Qabyaalad got to do with this topic. As always you are fighting a ghost Tankale inta aad adigu xamar dad ka celinaysid magaalooyin kale oo Somaliyeed dambi haka galin oo tuulooyin ha ku sheegin Samafal waxaan maqli jirey farta iyo meesha bugta ayaa is og, maxaa keligaa kaa hadalsiiyey, haddiise aad run sheegeysid maxaa kuu diidey inaad Xamar xumaha u diiddid waa adiga Bursaalax noo xayeesiiyee:D i just don't like the fact inta Xamar oo caasimaddii dalka ah la duugo haddana tuulooyin la buunbuuniyo.
  10. Recovering-Romantics;819537 wrote: For far too long, the Prime Minister has allowed clan nepotism to be the driving recruitment strategy of his office. One hopes that this tragic incident at least serves as a wake-up call. I couldn't agree with you more, although I have to say that he is not the only one that did this.
  11. Libaax-Sankataabte;819505 wrote: Abwaan, wax xog hoose awoowe. What happened to the 24 hour investigation report everyone was waiting for. I guess waxba way la'yihiin. LST markii horeba waa taan sheegay inay this 24 hours deadline ay big mistake ahayd. Wixii ka dambeeyeyna waaba la wada ogaa iyo in idaacadaha la iska eedeeyey. Anigu ma u malaynayo in baaritaan miisaan leh uu socdo. Sidaad laga yaabo inaad ogtahayba April dhammaadkeeda siyaasaddii isbeddelka dowladda ayaa la dardargelin doonaa Haddii Ilaah idmo, marka maba u malaynayo in jawaabaha la doonayo la heli doono balse inaan horboodo ma rabno weli wakhti baan siinaynaa.
  12. Libaax-Sankataabte;819127 wrote: Carafaat, Al-Shabaab are the killers. There is really nothing more to it. LST That is true Al-Shabaab are the killers. Dadku waxay illoobayaan inay iyagu ka dambeeyeen falkaan oo masuuliyaddeeda leeyihiin, wixii intaa soo raaca waa yaa ku caawiyey amase yaa dayacay ammaanka. Waxaa laga yaabaa in lacag ay adeegsadeen, inay dadka u shaqeeya dowladda qaarkood u caga-jugleeyeen amase eheladooda qafaasheen maxaan ka ognahay waa waxbana. Some people waxay ku mashquuleen un wixii xunba Xaawaa leh qabyaalad darteed. Xamar baa dagaal ka dhici jirey iyo nabadgelyadaa xumayd waxaas in laga gudbo ayaa roon. Kii ka xun iyo kii kaleba Xamar waa magaalo Soomaaliyeed, tuulooyinka qabiillada gaarka ahi degaan ee lala tartansiinayana waa ka horraysaa. Bahashan yaan la horboodin yaa yiraahda weli kolleey baaritaan baa socda.
  13. Showqi, dabaal ma taqaan haddii xaalki xumaado:D
  14. loool@Mawqifka wasaaradda arrimaha dibedda....Wasaaradaha kale iyagu maka mawqif duwan yihiin?
  15. Jacaylbaro;818487 wrote: :D XX....Ma maqashay wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamul-goboleedka Far iyo Suul inuu wafdiga hoggaaminayo?
  16. How did I miss this? .....Sharif Sakiin maamul-goboleed ayuu ku mashquulay...
  17. Xaaji Xunjuf;818697 wrote: loool...XX....Midkii Siilaanyo ee shalay iyo maanta mallaguu shidaa ma fiirsanee? Markii uu Guulwadoow Siyaad qaadi jirey, His SNM days iyo maaanta oo Layn ku hayo? And who knows what song he is going to sing after August Insha Allaah:D
  18. Narniah ;818671 wrote: This song is such a happy upbeat song, I love it. Somali song, that will make you dance! http://www.heesta.com/daar_hees.php?id=44 . Heestaan caadi ma ahan. Samatar waa u hagarbaxaa heestaan and yet the music is amazing, specially the drum.
  19. Xaaji Xunjuf;818329 wrote: ^^ Baritoole uun yanu Al Amriki shir jaraid qaban loool....Anigu waxaanba is leeyahay amuu isagu sheekadan sameeyey si loogu maleeyo inuu dhintay. Dadkaani waa dad aan sirtooda loo geli karin:D
  20. Xaaji Xunjuf;818180 wrote: Siad barre barkado ayuu sumeyn jiray laakin Carafaadow adeer nimankan Shabaab waxay raban inay ku jannoh tagan reer Budhlayn wa arin kale waleh. Marka laga reebo qaabka degaanku u samaysan yahay ee ah mid u sahlaya inay ku dhuuntaan maadaama ay noqon karto Toora--Boorahii Soomaaliya haddana nimankaan meesha sababo kale bay u aadeen. They always try inay la xirtaan qabaa'illada aan jagooyin fiican ka haysan dowladda oo noqon kara kuwo ku kacsan una arka Al-Shabaab inay alternative maamul yihiin maaddaama siday u arkaan dowladdu baahidooda dayacday. They did that in the South
  21. Somalia;818181 wrote: They will be defeated inshallah, just like in 1992. I hope so. You have to know though that this time it is Al-Qaeda iyo Al-Shabaab that we are dealing with.
  22. Shinbir Majabe;818197 wrote: Xaaji Xunjdhguf, masuul walbo oo beesha ah waad taageersan tahay ha ahaado TFG, Shabab ama Somalidiidland.. loool....Halla yaabin SOL baa sidaas iska noqotayba soo maahan...Look at most of topics dadka billaabay iyo kuwa ka hadlaya....XX ku gaar ma ahan laakiin waxaan kugu raacsanahay isaga waxaa la yaab ah regardless of fikirkooda wuu soo bandhigayaa:D
  23. oba hiloowlow;817890 wrote: Jaahweyn wasiirka warfaafinta Oba waa ka dartay ma is tiri? Bahasha obvious lagama dhigo:D isku xishoo
  24. Carafaat;817769 wrote: Abwaan ma cid 'unuka' ah ba ka maqan listka? Why they left out Farmaajo, Prof Ahmed Ismail Samater? And wasn't there a women candidate? Carafaat mayee Sheekadaadii Irir baa meesha ka maqan:D
  25. Xaaji Xunjuf;817724 wrote: War u kaadi Abwaanow well said mahe eh war duke anigu ii masabiday oo igu yidhi waxaad tageerta dadka is qarxiya waligay na ma tageerin dadka is qarxiyaa oo dadka shacabka laayaa waxan yara iftiimiyey uun wuxu isagu tageeri jiray wa intaas uun dhaliyaro. Anigu waxaan Mukulaalow ku raacsanahay ina haddii dad ay wareeraan aan lala wareerin.