Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. What facts.....intaad abaartii 1974 Mareereey timid adigoo Xaafuun ka yimid baad rabtaa inaad Kismaayo sheegatid...Kismaayo haddaad leedahay waa joogi lahayd ee Xaafuun uma laabateen oo kamaad cararteen lol...Kismaayo iyo koofurtaba SOL oo beesha loo furay maa u malaysayna? Nin weyn oo is carruureeya ayaa adduunyada ugu daran....oo nin shalay dhashay iska dhigaayo, adigoo kale Cabdiqaybdiid baa ku yaqaan....hadda adigaaba dhibaato u yeertay haddaaba Cabdi taageererysid.... Personally Idon't in any shape or form endorse him, but just because you did, i really now hope inuu Galmudug madax ka noqdo markaas aan arkee adiga iyo Cusmaan sidaad u hadashaan... Waanba yaabanahay maanta Shaqadii google-ka maanta Galmudug baad u weeciseen miyaa adiga iyo Cusmaan?
  2. Somalia;824243 wrote: The Galmudug Election has taken a dramatic turn with the candidacy of Mujaahid General Qeybdiid who has a long and distinguished career. General Qeybdiid. He was the Police Chief of Mogadishu in 2001. He held up bravely and was the last to fall against the Islamists in Mogadishu, the same ones that today are fighting as Al-Qaeda. He took part in the foundation of Somalia's second federal state Galmudug. He was part of those who defended those regions against the expanding Islamist forces. . Lol....taariikhdiisa qaar baad ka soo tagtay....why are you picking and choose?
  3. Somalia;824241 wrote: Mind your own business, this is the affairs of the Somali Republic. Also, I did not claim I owned Kismayo, that we own it as much as others who live there. Abwaan is saddened that Baraxley is 5% of Gaalkacyo and that his president has to ask when he can use the airport.Ask him what happened to the "delegation" that entered Puntland illegally last week. ayaandarrada jirta waxay tahay inaysan dad badani ogeyn in madaxa dhuudhi kaa galay lol...oo marmar aad hilmaantid taariikhda Soomaaliyeed ee runta ah. Adiga meeshaan baad faan la soo taagan tahay, wax kale oo aad haysid ma leh. Xamar is not a federal capital, it is the capital. Gaalkacyo ninka aan tegi karin waa Faroole waad ogtahay...lol...Soomaalidii Kismaayo degganyed markii ayeydaa Xaafuun ka soo qaxday xitaa waxaad mooddey Zanzibaariyiin...waa kaa taallaa.
  4. Somalia;824227 wrote: My mom's family came to Kismayo 1890 and owned farms between Kismayo and Jamaame. And then the city wasn't even build and it was the second major clan to come in the vicinity of Kismayo, so yes, it does mean that her clan owns part of the city, in fact the southern part which it still lives. The fact that you didn't pass Baraxley shouldn't keep others back from the land they own by right. . Lol....didnt pass Baraxleey.....ma qosli karo...horta 1890 ka hor lol waaba badsatay aan dhehee meeshaan dad baa degganaa, markaasna abaar baa Bariga ka dhacday baa la is dhihi karaa ee dadkii degganaa ma aasaysaa? Haddii aad Boosaaso keligaa yeelato ogoow Kismaayo mudul kuma lihid ee dadkii 1890 ka hor deganaa baa iska leh. Period...xitaa Xamar waxba ku yeelan meysid markaas waayo dad baad Xamarba ugu timid.....farms waa la gadan karaa South Africa waxa ka dhacay ma illowdey? Ma dadka cad cad baa lahaa? illeen iyaguba farms waa ku lahaayeene...
  5. Lol...Somalia. My grandmother was born in Dhagaxbuur and yet she lived in Waaberi, Muqdisho around 1950s and her home is still built there does that mean that she and her clan own Waaberi?. Gaaladii Ingiriiska hindidii u shaqayn jirtey Ceel Hindi ayaa qabuurahoodii ku yaal Does that mean Ceel Hindi waxaa iska leh Hindi? Anigu horaan u sheegay, dhulka ama halla kala yeesho amase halla isla yeesho. Migration of Somalis did not start during the civil war, it also existed in the 1920s or even before that. Degaanno ayaa abaaro ka dheceen iyo dagaallo, resources-ku awalba ku yaraayeen, haddii dadkoodu inta safraan oo isticmaar u shaqeeyaan markaasna saro dhistaan ma iyagaa meesha iska leh. Again Soomaalidu amase dhulka ha wada yeelato amase ha kala yeelato, labadaas wax ka dhexeeya ma leh.
  6. Mukulaalow;824188 wrote: Oba waxaan ku weydiiyay, dadka daga gobolada dhexe ilaa xamar ee ku abtirsada H block maxaa u diiday inay halmaamul oo is ogol sameystaan, waligood is nacayb iyo is ximin kama weynaadaan miyaa, war fiiriya Puntland & Somaliland sida ay u tix galiyaan aduunka iyo TFG-da, sababtoo ah waa dad midaysan waa gobollo badan oo isu tagay oo hal dallad sameystay, mar waliba waxaa arkeysaa dadka goboladan dhexe ayagoo ka calaacalaya Puntland inay u yeeriso dowladda federalka wexey damacdo, taas wax kale ma keenin ee waxaa keenay maamulkaas oo awood ka heysta dadkiisa oo ay ku mideysanyihiin, maxaa gobollada dhexe u diiday saasoo kale intay isku heystaan galmudug, ximanxeeb,hiiraanlaand,waaxwaadi,futuut iyo balaaya aan la aqoon. war heedhaha dadkiina wax u sheega ha sameysteen hal maamul. . Mukulaaloow, Soomaali ama federaal ha wada noqoto oo nin Xaafuun joogaa, Jubbada Hoose wax xaq ah kuma lahan amase Soomaalideeda ha noqoto oo riyada qabiilka halla iska daayo. Cid yeeleysa ma jirto kaygana anigaa leh kaagana kula lihi. Indho adaygaaga ma waxaa la rabaa in la iska dhaadhiciyo Sool iyo Snaag baa Puntland ka mid ah iyadoo sidaan ognahay aan jiritaanka Khaatumo la dafiri karin? Waxaad ogaataa in sidii shalayba ay u dhacday in dagaalka sokeeye soo noqon karo. Dadka lagu tilmaamo inay for the last 20 years hubaysnaayeen, waxaad ogaataa hubka inay qaateen si kastaba haku qaateen, haddana laga yaabee inay sidii oo kale u qaataan haddii ay isu tusaan inaysan ka maarmayn. Kolleey taasina wax ma soo kordhinayso aan ka ahayn in dhiig sii daato, Soomaaliduna isku sii baaba'do. Taas waxaa looga gudbi karaa inaysan beeli isku tusin inay dadka ka fiican tahay dad Soomaaliyeed oo kalena xaqoodana isku deyin inay xabaalaan.
  7. oba hiloowlow;824164 wrote: ar abwaanoow ceeldheer iyo xarardheere xisaabta haba ku darina Anigu xisaab kuma darsan ee dadkeeda ayaa u tashanaya, adiga ma waxaad leedahay dowlad Caliyaalo ka jirta bay la midoobayaan? Waa yaab.... Dr_Osman;824118 wrote: abahay warlord ma aha waa dadki hore he dont have any cuqdad. him n qeybdiid go back long time same wit silanyo Marka waxaan la yaabanhay adiga cuqdaddaan xaggee kaaga timid haddii aabahaaba aad sidaan ka sheegeysid oo uusan cuqdad kugu soo korin?
  8. Mukulaalow;824127 wrote: Abwaanoow: What do you know about Indhacadde and ina cabdisalaan's proposal for greater TOLKA maamul goboleed, Do you think its feasable? it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan. And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa?
  9. Carafaat;824114 wrote: Abwaan, Dr.osman ma wuxu raba 'warlord' uu jeebka wax ugu rido as neighbour. Amuu ka shaleeya. Cusmaan warlord inuu dhalay isgaba maxaad ka ogtahay? Haddiiba uu aabihii Qaybdiid saaxiib la yahay:D Tolow waa kuma? Faroole himself? Darwiish?
  10. Dr_Osman;824088 wrote: his not bad guy abdiqeybdiid my dad is close friends with him lol...Just because your dad is friends with him you think he is a nice guy? Maryooleey mentality:D adigoo wax kale dhahana waan kaa sugayaa in few months. Abdi Qaybdiid waa nin dagaal, marka faanka iyo bakhbakhda Faroole iyo isaga la isku arkana dab iyo baasiin bay isku noqonayaan. Anigu ma qabo in Qaybdiid xilkaan qabto waayo, Faroolena caqli xumo ma daayo, Qaybdiidna dagaal ma deyn doono.
  11. Ragoow kibirka waa lagu kufaa ee taa halla ogaado....You think that we haven't been where we are today? like ciddeennaa fiican annagaa xagga iska leh. Baraxleey bay lahaayeen haddana waa ka qaxeen oo dowladdii baa ceyrisey and stuff...Maxaa ka dambeeyey? Dhiig daatay iyo dad barakacay...Malaha dad baa haddana sheekadaas u xiisay. Dad inuu nabad ku wada noolaado wax ka fiican waala waayey. Gaalkacyo waa magaalo Soomaaliyeed walaa Galmudug baan gaar u lahayn iyo Puntland midna. Haddii taas la diido malaha inay qabuuro noqoto ayaa dad rabaan.
  12. Carafaat;823175 wrote: Abdiwali is gone and history in 3 months Somalia and Somaliland will work things out irrelevent of what Sme sub-clans think. Cidna looma joojiniyo. lol....Way Duushay:D
  13. oba hiloowlow;822733 wrote: inaa lilaahi puntands nazis kuye, waa kii yiri soomali maahi puntlanders baan ahay lool waraa ditoore xaal qaado saan maanakobiyaa lagu galaa lol...malaha wuxuu hore u yiri maba xasuusto...Sheekada adigu ma fahmin ee intaas in lagu tuso ayaa la rabey...Waa runtaa Soomaaliya Ha Noolaato Dr. Osman:D
  14. Macallinka;822990 wrote: Kuwii = ********tii, Somali burburiyaya ! Sheekadaan Somalia keliya ayaa fahmaya ee haku daalina. Somalia;822979 wrote: No no, we all destroyed the country of course, it is a shared responsibility. I couldn't agree with you more.
  15. Mukulaalow;822975 wrote: I thought GD was from Suusacleey. Northside vs Southside boys, or Crips vs Bloods, wonder which one is which? It is like Mukulaal iyo Dabacaddeeye:D
  16. Somalia;822950 wrote: So this is how I find out that you are from Baraxley, mashallah, so are you more related to Aideed or Caalin? No you are wrong...I am from Suusacleey:D
  17. lol...My guess was right. When I saw the title of this thread, I knew that Abtigiis AKA Cilmi Boodhariga SOL inuu billaabay.
  18. Somalia;822617 wrote: "Kuwii" maxaa ka wadaa? I think you want me to say a word that will get me banned. I don't think the admin likes me, I am on my last piece of thread. lol...Kuwii waad taqaan....hooskaaga warkiisa aniga ma rabo. Qoaf adigoo la hadli kara maxaa hoos kala hadlee....
  19. Somalia;822614 wrote: Abwaan, these guys have special skills. They were taken from villages such as Wisil to carry out a massive operation of taxation. Soo kuwii maahan dee?
  20. Bluelicious;822549 wrote: Lion. lol...Adna Dawaco dheh or I should say Dayo....Caqli badanaa....Maasha Allaah....No seriously LIBAAXAD. Let us close this now ....Libaax iyo Libaaxad wax ka dambeeya ma leh:D
  21. Horta Chelsea Talyaanigii tirada badnaa maka tageen?
  22. Somalia;822473 wrote: Are you from Galkacyo as well, like General Duke you don't like my comments regarding the city do you? I should stop :cool: You could say I am from many places...and Galkacyo could be one of them.
  23. lol.....13 Pages....Nice, something nice waa naga dhammaan la'dahay.