Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;909116 wrote:
    Mooryåån tuuto loo giliye with no asluub iyo dhaqan ciidan midkoodba leh ayaa Xamar dhooban. Dowladnimo B iyo T midkoodna kama yaqaanaan. They are far, far from being professional ciidan dad ah. Cunaqabateynta hubka ah waa inay saarnaataa Soomaaliya intee kuwaas jidadka Soomaaliya iska soc socdaan.

    MMA waa sax in M00ryaan ay ku jirto ciidanka, laakiin ma ahan kulligood, annaga lafteennu seefta yaanan galka kala bixin. Dowladda iyadaa looga fadhiyaa sidii ciidan wanaagsan ay u dhisi lahayd si looga qaado cunaqabataynta.


  2. Xaaji Xunjuf;909006 wrote:
    Madaxweynuhu ma xuma eeh qurba joogta qabyaladu go goayse ba xun thats the message anigu aan ka dhex dhuuxay.

    Haddaan isku si wax u aragnaa....Qurbo-joogta weliba qabyaaladdoodu waa aan jago ku helno ee waxay qabyaalad ka ogyihiin baanba jirin.


  3. Vsabba;909010 wrote:
    Good start indeed, but am picturing some people staging a bacaa and protesting in minneapolis very soon....

    :D Protesting against who? Yaab badanaa. Xiinfaniin haye, ma mudaaharaad baa soo waddaa? Markaas waa ceebtii adduunka. Gabdhaha la kufsanayo haddii loo muddaaharadaayo ma ogi balse wax kale ma garanayo, iyadana maantay ayaaba rag loo toogtey baan maqlayey oo waa la isku daba jiraa. Ninkii gabar xooga waaba xabbad baa la dhahay cayaar meesha ma taal.:D


  4. I am glad there is no buunbuunis. Wixii qabsooma way qabsoomeen cid qarin kartana ma leh, wax aan qabsoominna ka sheekaynteedu waa waalli....hebel baa neefsaday, oo heblaayo Oxygen u karoosay ha iga harto. Ma haddaad Duke iyo wixii uu meelaha ku qori jirey u xiisteen? Waaba ka nasannay.:D


  5. Haatu;908440 wrote:
    Abwaan, why wasn't the cusmaniya script adopted? Sababaha lagu diidey maxey ahaayeen. Marwalbo waxa aad adigu leedahay ayaa dhaamaa waxa ey dadka kale leeyihiin.

    Haatu, let me just focus on claim-kaaga, faa'iidadeedu annagaa leh keliya miyaa? By looking at it Amxaaradaa lala yaabaa ma ahane kaas iyo gibrish-ba way ka foolxumaan lahayd Cusmaaniya.... I am glad it was rejected.


  6. Haatu;908421 wrote:
    Sida maqaalkaas aan meesha soo geliyey ku qayaxan, farta Cusmaaniga maanta waa far kombuutaraha lagaga isticmaali kara. Miyeysan imika habbooneen in aa qaadanno oo aan ka gudubno farta Laatiiniga ah?

    Haatu, waa su'aale farta Laatiinka miyaan dhib ku qabnaa? Maxaa nagu khasbaya inaan qaadanno Cusmaaniya? Bal faa'iidooyinka iyo khasaarahooda halla is barbardhigo.


  7. Haatu, su'aashayda maxaa la iskugu dayi waayeyna? Mise way adkaatay? Here is the answer anyway:

    Optimist = Ilsanarag (il-san-arag)

    Pessimist = Ilxunarag (il-xun-arag)

    Can you imagine that I learned this from a Chinese guy who speaks Somali?:D