Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Lol....run maa u malayseen? Waa is yeel yeel.
-
gooni;828829 wrote: Allaha u naxariisto eheadiisii iyo intii taqaanayna allaha samir ugu badelo Dhibka jiraa waxaa weeye markaan ducayno godkaan horey ka gaynaa intaan gabalku dhicin baaritaan ma leh ama (dibi sharci) koronto iyo talaajad lagu hayo ma leh waa lagusoo booday dhinacna uma dhaafno Allaha noo naxariisto kuligeen mayti socotaan nahaye,,,. Aamiin, Ilaah ha u naxariisto. Walaal aniguba waan saluugey inaan la baarin balse xumaan kama ahayn oo dedaal ayaa jirey, duruufana waa iska jiraan oo meeshu waa Africa. Haddii cidi dhib u geysateyna oo xaggaas laga soo maagayna Ilaah baa maalinta aakhiro uga aargudi doona haddii uusan xaalku sidaas ahayna waaba ok. Sidaani inay u khayr badnaydba iyo inaan la qalqalin Ilaah baa naga og. Ilaahay naxariistiisa iyo Janno ha siiyo. Yunis iyo Showqi thank you.
-
Breakingnews:Several people killed tonight in Bosaaso
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun. Ilaahay haka abaal mariyo ciddii dhibkaan geysatey eheladoodiina samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo. -
Samafal;828587 wrote: ^Cafis iyo misaamax yaa Abwaan. Geeridu waa xaq waana na wada sugaysaa, Inshallah aan u tabaabushaysano. Thanks. Cafis iyo Masaabax too Samafal.
-
Samafal;828564 wrote: Allah ha u naxariisto ehelkiisana ha samir siiyo. Was he fron London by any chance, the name rings a bell? Aamiin. Yes, he was from London....A great guy who would get along with almost anyone. To me he was a friend, brother. AUN Abdi was a uniter dad badan isku keenay. I heard he did the same thing in Nairobi. I have not seen or heard anyone, AUN Abdi dhibaato ka sheeganaya. I know tani waa geeri na wada sugeysa ee halla is cafiyo waa cashar dhammaanteen. Aniga qof walba oo SOL jooga ama soo galay, aan hadal is dhaafsannay, aan dhibsaday qoraalkiisa/keeda cafis buu iga yahay, qofkii wax iga tirsanayana ha i cafiyo please, haddii ay ku adagtahayna waxaan diyaar u ahay inaan ka wada hadalno.
-
Aamiin.
-
http://hiiraan.com/op4/2012/may/24021/a_tribute_to_somali_patriot_abdihayi_osman_garaad.aspx AUN Abdi Haye Osman Garaad. May Allah Grant him Jannatul Firdous.
-
Cambuulo iyo bun;827801 wrote: Mashallah Che saaxib u changed nin ween aa naqatee loool...Awalba wuu ahaa nin weyn ee wuu is yarayn jirey:D
-
Lol....Somalia....It looks like in C/Risaaq hayo what Gaalkacyo needs:D intaad is qalan lahaydeen reer Gaalkacyoodoow xoolihiinna qasha ayuu leeyahay sidaan u fahmey.....ninkaan maa u beddelatid inaad taageerto instead, Cabdi Qaybdiid dagaal ma ahane ciyaar haka sugin. Lol...Let us wait for isagana wuxuu yiraahdo haddii aad hayso bal noo soo dhig meeshan. Rag kalena waa soo socdaane ogoow ha degdegin lol.
-
Abtigiis;826857 wrote: I have a four year son who smashes windows if you do not agree he is 7. He just loves this number. I see some similarity here!
-
Che -Guevara;827307 wrote: We need revolution marka Tahriir style. nah, that wont help...think about other solutions.
-
Taas miyaa shaki ku jiraa?
-
Che -Guevara;827299 wrote: Yaanyuur...Farmaajo said he was regular Solers and was banned by LSK for expressing his views. Lol...Che, I wouldnt be suprised if he was banned when he picked the three ministers that Faroole did not approve.
-
MMA heesta waa nuuraysaa ay ku heesayaan fannaaniinta ay ka dhex-muuqdaan Dalays iyo Nakruuma, miraha iyo muusigu laxankiisuba caadi maahan: Markii la is caawiyaad Codkaaga ku dhiirrataa Cadaawuhu kaa baqaa Ciiddaaduna ay nabad gashaa Casrigan laga tegey qabiil Dhashiinna ha cuninninee Kasmada isku caawiyoo Noo muda calankii midnimo Markii la is caawiyaa Codkaagu awood helaa Cisigu kugu meel noqdaa Daruuruhu ay kuu curtaan Casriga laga tegey qabiil Dhashiinna ha cuninninee Kasmada isku caawiyoo Noo muda calankii midnimo Colaaddiyo gaajadiyo Kuwii maalmaha culculus Dhulkaan iska caawiyaa Samada laga caawiyaa Casriga laga tegey qabiil Dhashiinna ha cuninninee Kasmada isku caawiyoo Noo muda calankii midnimo
-
Yunis;827125 wrote: ^^^Waad cabaadaye waa ku sidee;) Cabaadka ayaannan isku si u aqoon...I am just telling you Farmaajo inuu jago heli waayo waa laga samri karaa laakiin qaranka lagama samri karo.
-
Yunis;827080 wrote: horaa loo yiri - caano daatay qabasho maleh. The same pll who were quick to let him loose for political reasons and were telling him to stop defying campla accord are now lecturing us again with a different tune. Abwaan - It would help to be consistent on your part - then you wouldn't be sounding so sure of yourself on this issue. Since president Shariif did a political backstroke to keep his seat in the morning of the campla accord, siding with Sakiin and faroole, to have Farmaajo removed. And considering your unyielding support of sh.shariif, for he should be blameless in his role - I did few minutes of digging. Glad sol's database keeps its records. because, this is what you said at the eve of Kampla accord debate when he resigned: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/57983-Farmaajo-Waa-is-Casilay.-WHY/page2 yesterday waxaad lahayd to lick his wounds and go - because ragii isaga keenay baa cayriyaye ee ha baxo, maantana you saying he was weak and he let us down with empty guulwade and buckled under pressure? which one is't?.....Sol dadka runta sheeganaya in ay u saaxiibka yihiin, hadana kala hadlayaan la yaabay Lol...Yunis, waxba iskuma haysid oo meesha ma aadan keenin sxb...adiga si cad baan kuugu jawaabi lol...ma inkirayo inaan sidaas iri, ma waxaad aragtay anigoo u barooranaya? Kaamka Farmaajo ayaan samirsiinayey sidaas bayna runtu noqotay madaxweyne Shariif laftiisa ayaa yiri "shalayna anigaa keenay maantana anigaa diray":D just in case you missed the president's speech....anigu marna ma oran he was a hero and stuff.... haddii aad aragto taas meel aan ku iri waad soo bandhigi kartaa....and yes he let us down because qualities aan ku badnayn madaxda Soomaalida oo aan soo aragnay beryahan dambe sida inuusan qabiilkiisa isku hareerayn buu lahaa, haddii uu kaarto ciyaari lahaa oo waxqabad iyo wada-shaqayn caalamka uu samayn lahaa wuu wanaagsanaan lahaa, laakiin UN - ku berri Xamar ha u soo guureen iyo ha isa soo diiwaan-geliyeen buu billaabay isagoon xitaa nabadgelyadiisa ku filnayn....yaab badanaa.....waxaan ku xasuusinayaa isagoon waxba isla hayn baa caawa sidaas la ii weerarayaa ee maalintii la farmaajaysnaa oo dadku aaminsanaayeen in ajnebi Farmaajo u tashaday baad iga sugeysey inaan iraahdo Farmaajo waa beenloow? War baa kuu laaban, dad aanan hadda xuseyn baaba already weerar igu qaaday isla beryahaas....War nimankaan qur'aanka kuma qorna inay noo taliyaan qofkii loo arko weak-na farta waa lagu fiiqayaa, ciddii ka xuni nama aamusin karaan ee SOL ha u gooyeen:D. Adigu caqli baad ciyaartay magacii baad soo beddelatey, laakiin Meel kale Yaa ku kashiftay. I like you labelling me for supporting Sharif, war ninka kursigiisa ayaan hadda musharrax aan taageersanahay oo ka aqoon badan u wataa....haddii aan Sharif taageerayo miyaan Musharrax kale taageeri lahaa? tan waa kuu shaqayn weysey ee mid kale la imoow, adigase waxaan ku leeyahay "Waa la doogiyo, yaan la dacaroon". Farmaaojo's days are over, beleive me you have a better chance than him:D
-
Somalia;827042 wrote: I see what you did there. Sxb, I am what I say I am, I feel like recording a video of myself but my comments are too controversial and might ruin my future :cool:. Waaba adduunyo gaddoon haweenkaa lagu ogaa inay dad'da ka cararaan hadda raggii baa beddelay.
-
Jacpher;827048 wrote: Che: Is this about Farmaago's bit for running office?? Abwaan: Sxb adiga kaligaa uunbaa runta yaqaan ma is tiri? You're still repeating your old line of the PM lied about knowing his ministers and your proof was....actually none except your mere assumption. If Farmaajo said ciidanka didn't get their salary. First of all, that was not shocking, it happened in the past and he was there present and knows the situation first hand. But since you're examining the words of Farmaajo and Cabdiwali, let's examine yours. You wrote not that long ago: "the PM Gaas completed a taxation certificate course at Harvard not his masters or PhD" Hayye tan ma run baa? Mise sidoodoo kalaad been sheegeysay sxb? Jacpher meel baa ku xanuunaysa oo waan ogahay waxaad ogtahay in Abdiweli cidda xafiiska soo dhoobay oo farta iyo meesha bugta ayaa is og. Adigu marqaati u noqo markii aakhiro beentiisa laga waraysto bal inaad wax u qaban kartid maalintaas. Qabyaaladda Ilaah hakaa koriyo. C/Weli intuu xil hayo cidna kama xigtid haddii aad is leeedahay reer ahaan u difaac. Waxaa laga yaabaa inaadanba ninkan aqoon u lahayn, deris la noqon, macallin kuu noqon oo keliya aad Puntland diaspora community member ka wada ahaydeen: plus discussionkamsoo wada qor iyo jawaabteydii, haddii kale baddda ka cab. Anigu cidna xil cidna uma hayo, my comment eas not a press release or telvised but a forum post and, kan kaaga baahan xisaabtan waa kan aad qabiilka u taageereysid, waa yaab maxaa iskoollada laga aadayaa haddii ninka cidda ah oojago haya uu masuul naga yahay.
-
TFG ninba xil buu leeyahay....isagu tiisii waa ka soo bixi waayey. Waxaad igula yaabeysey markaan ku iri been buu sheegay, balse aan ku xasuusiyee hadalladiisii waxaa ka mid ahaa "ciidanka Soomaaliyeed weligood mushaar lama siin hortay" which was untrue....ma dhagxaan bay cuni iireen hortiis waa su'aale? It is like Abdiweligii dhahay wasiirradeyda hal mid hore ugama aqoon iyagoo xitaa qaar ay qaraabo yihiin. I dont personally take what Somali politicians say on a face value...I try to analyze them and get a proof as much as I can or at least verify the claim. I also like to look at it on case by case. I know in qofku khaldami karo. Did you see or hear Farmaajo saying I did a single mistake? Amin Amir bay kula dagaalaan muxuu wax nooga sawiraa intay shaqadooda ka soo bixi waayaan. Info about my candidate, I want to wait until he makes that public....you know bahashan weli fari kama qodna? Dad baan weli public ka dhigin arrintooda oona untartamaya jagadaan?
-
Aaliyyah;827017 wrote: ^ you dont need to insult a good man simply because you support another candidate. Farmaajo has shown to be an honest hardworking and a trustworthy man. Hadal qof forum kuso qorayna waxba ma yeelayo laakin adiga bay ku xuntahay in aad qof wacan oo wanagsan aad wax ka sheegtid aad aduu so alifatay. Aaliyah waxba dhiigga ha isku karin, you are supporting him and I am not mad at you. I dont hate the man and yes he is better than many in Somali politics....I beleive that he failed us....All he did was guulwadayn iyo tuute La gashto when he was there iyo shacabkoo idaacadda erayo qiiro leh lagala hadlo...I heard inuu wasiir ka mid ah wasaaradaha kula dagaalay tuute gasho isna uu diidey....muu shaqadiisa fiiriyo? What has tuute got to do with wasiirnimo. I didnt see Abdiweli wearing tuute but I guess he could not bully Abdiweli:D. Yes Farmaajo ciddiisa meesha kama buuxin oo nin qabiil ma ahayn. There were only 3 guys including him from his clan at the PM's office when he was there and one of the two other guys wuxuu ka haray dowladdii Cumar Cabdirashiid. Inta aan aragnay beryahan isaga iyo madaxweyne Shariif ayaa koobka u qaaday, marka laga fiiriyo inaysan xafiiskooda beeshu run-garayn.
-
Che -Guevara;827006 wrote: Zack told us you joined that lot. lol@Abwaan, what do you have against man? Nothing. Balse beenta iyo naive-nimadiida ayaanan ka helin, plus he has no chance at all...I support another candidate too and beleive me he is not from my clan, he could be from Farmaajoos:D. Soomaali baan iska soo galnaa and I beleive that he is the right man for the job. I just wanted to share with you I knew when he was picked for the PM post. I am a close friend of some of the guys who picked him (some Aala Shiikh freinds, I am not an Aala Shiikh member). I didnt know him back then and could not say good or bad things about him.
-
Farmoojo yaa dhaho lacagta ha iska dhammayn. Oops I forgot this wasn't his money.... Che, please one dollar ha iskaga khasaarin ninkaan.
-
Somalia;826961 wrote: Who's the youngest on SOL? :cool: Lol....tough question...I would Say Atariisho is.
-
OdaySomali;826882 wrote: Passionate speech, how it should be. Duale is a good guy, where is his friend Hiirad maalmahaan? Another Tarzan in the making.
-
Xulista odayasha dhaqanka ansixin doona dastuurka cusub
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Qandalawi;826835 wrote: This is defamation of the Somali traditional elders, its uncalled for and Amin Amir should be ashamed of himself. . Why are you blaming Amin Amir? How do you know that his cartoon is telling the truth or not?Do you know dadka la soo xulay oo dhan? Do you also know that they represent who,they say they do?