Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
MoonLight1;834681 wrote: All I see is accommodation arrangements, food and buffet arrangements, and guest speakers, that's not Conference Agenda. kaas waa sir, lol...adigu meelaha bannaan buuxo....xulidda xubnaha baarlamaanka, odayaasha oo laga madaxbanneeyo maammullada iyo dagaal-oogeyaasha....etc..
-
XX amuu kuu soo diary? Lol
-
Jacaylbaro which one are you?
-
It is also a day that civilians seyladda Burco xoolo ku iibinayey lagu xasuuqay iyadoo loogu marmarsiiyoonayo inay koofurta ka soo jeedaan. Taariikhda qaarna yaan laga tegin qaarna yaan la xusin, mise waa collateral damage baa lagu marmarsiiyoon. Ilaah intii dhimatay oo dhanba ha u naxariisto.
-
Xiinfaniin ma sidaan baa u dambeysey?. Rellocate kulahaa...Faroole haddaad ka nexeysid hadda celi otherwise he will be Somalia's Charles Taylor, you know what I mean? Mise Itoobiya ayaa damiinanaysa?
-
xiinfaniin;831113 wrote: ^^Waryaa Farax baa kaa horreeya , waa lagu habaynaa ee qaylada yaree adiga sujuu waaxid Farax , if all Somalis are employed by the oil sector, we will still need a lot of resources , professional resources we are a country that ceased to exist 21 years ago, Somali Kenyans and the Daispora are the only hope Somalia has. Xiin, aniga goormaad cinqaamada ii dalbaysaa?
-
Abtigiis;830865 wrote: What money, Rudy? I have not abandoned my Somaliweyn aspirations, I am only getting more frustrated with the south and hence more understanding of SL's position. Abtigiis tiro badanaa, mar waa ONLF, mar waa Somaliweyn, Mar waa Somaliland admirer....maxaa ku xiga?
-
JB adigu ma Carabtaas la sheegayo ayaad ka tirsan tahay?
-
lol...JB. That was behind closed doors:D and now is the time to talk to the think tank groups... Ku Dayo Faroole, Ku Dayooooo. Maxaad wax uga sheegi adiguna madaxweynahaagu maqaayad Shiineys leeyahay oo Dubai ku taal intuu weriyeyaal Shiineys ah kula casheeyey baad dunida ka dhaadhiciseen inuu China tegey:D
-
lol...Abtigiis...Xamarna ma soo fiirisay?
-
http://shabelle.net/2012/05/16/tarsan-oo-afhayeen-cusub-u-magacaabay-maamulka-goboolka-banaadir/ Yaab badanaa. Ma Tarzan baa Af-hayeen u baahan isagaaba war dardaray. Ninkaas wax ka war iyo iska-hadal badan.
-
http://shabelle.net/2012/05/17/al-shabaab-oo-bur-buriyeay-ceel-biyoodkii-ugu-weynaa-garbahaarey/ Bal kuwaan naxariis-darradooda fiiriya. Ilaahay kuwaan ummadda haka qabto. Dadka taageeraya ayaanba la yaabanahay.
-
China, Australia, Canada and now India....Oil-kaan maxaa si ka ah? seriously.
-
http://www.calanka.com/warka/article2870.htm
-
Dad lee cunay lee hannagu dhihina....JB snake ku lehe...nuune Qorato...lol GG...kangaroo eater..
-
Of SOL....lol....I have been here since 2004....I should have even had my PhD if it wasn't LST and his dictatorship:D
-
Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Dr Cabdishakuur Sh cali Jawhar dies
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aamiin Ilaah ha u naxariisto, eheladiisana samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo. -
rudy-Diiriye;829213 wrote: ma ogtahay siraadey somaliyo idil uma sidatid quroxdey habla kula sinma jira I know this one for a fact...! rest i dont care that much. Loooooooooooooooool...Rudy Af-Soomaali ma fahmo buu hadhoow dhihi doonaa:D
-
Lol....how i could I miss this the first time I looked.....it took me two seconds this time...I guess it depends on which side you start from, otherwise waad ku wareeri haddii aad bidixdaada ka billowdid....Ilaahaygii indhaha i siiyey baan ku mahdin si aan wax ugu arko...life wouldnt be the same without them.
-
Showqi, why would you want baasaboor suuqa Bakaaraha laga heli karo beryahan, markii uu noqdo mid sharci keliya lagu heli karo maad sugtid Insha Allah? And it is no longer madoobe dheere....we are not in the 70s and early 80s...it is shorter, green or red:D
-
Somalia;828996 wrote: That's not true, Puntland welcomes workers all over Somalia, you just won't get a government job if you are from outside the state. lol...Somalia.....Wadani cinqaamadii ma u dalabtay?
-
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Abwaan replied to kingofkings's topic in Politics
Dabrow;828956 wrote: Spoilers will face sanctions. lol...So Farole is on the spoilers side now? xiinfaniin;829147 wrote: I will not be surprised if it passes in its current form simply because Puntland opposed it. Malab baa loo mariyaa wixii Puntland diiddo Ballanteennii ha illoobin, sowtaan ku kala tagnay in laga dhaadhiciyo beelaha in dastuurka la marsiiyo...