Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Showqi;835816 wrote: Abwaan, ceeb caleyk waxaad iloowday Amiir Godane iyo General Morgan... Istaaqfurullaah wixii dembi ah. Thanks for the correction Showqi, wixii aad illowdo ee kaa maqan Ilaah baa walaalkaa xasuusiya. lol...Morgan ma illaawin ee Cabdi-Bilaha meel aan ku dhejiyo ayaan waayey...Kan Godane kaba daran, Labaduba carcarar bay ku jiraan ee haddii ay meel qabsan lahaayeen, sida dadkaan soo sheegay waan siin lahaa, teeda kale ma aqaan tuulooyinka ay ka soo jeedaan:D. Liiska anigu waan billaabay ee meeshiisa hallaga sii wado!
  2. Aamiin Ilaah ha u naxariisto. Bal ka warrama haddii sidaan ay ku sii socoto? Maxaa la fili karaa? Ayraboorka/gegida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb soo loogu magac-dari maayo = G/le Sare Shabeel. Guriceel = Cabdi Waal Ceelbuur = Qanyare Gal-Hareeri = Xaaraan-ku-naax:D What a name! Balcad = Muuse Suudi Hobyo = Cismaan Caato Cadaado = Furux Beledweyne = Jeelle Jowhar = Maxamed Dheere Garoowe = Faroole Marka = Gen. Indhacadde Kismaayo = Col. Cumar Jees Baydhabo = Col. Shaati-guduud Baardheere = Col. Barre Hiiraale
  3. Xaaji Xunjuf;835797 wrote: Berbera airport Lixle international airport Burco Sh bashir international airport lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar!
  4. loool...Rag iyaguba hadda khilaaf-ka dhinac ka ah siday khilaaf u xallinayaan?...The whole thing was a joke, ma run bay u qaateen markii Addis loogu sheegay khilaaf baad xallinaysaan...Iyagaana lagu maaweelin ma ahane Soomaali waxba gacanta kuma hayso, balse talada dalka Soomaali baa hoggaamin doonta coming August, insha Allaah. Odayaasha Soomaalida kulligood waxay u baahanyihiin in back-ground check lagu sameeyo marka hore qaybtii ay ku lahaayeen burburka Soomaaliya before they pretend to become part of the decission-making on future issues.
  5. gooni;835790 wrote: Elmen ma soomaali buu ahaa? lol..Elman Cali Axmed Ma dhalasho kale ayaad ku maqashay?
  6. Samafal;835720 wrote: Honestly, What is the point of this conference, I don't genuinely get it? And why on earth would elders go to Istanbul? Could it be a heath check up? Waa iska health check up ee maxaa looga qaylinayaa? Meeshaan hadda dowlad lagu soo dhisi maayo, dadka ku kulmay ee civil society-ga ahna waxba kama duwana shirarkii Lund, Sweden iyo Kampala ee CRD qabanqaabin jirtey, waxaan la yaabanahay qaylada iyo sawaxanka lala daba taagan yahay. Soomaaliya dowlad waa loo soo dhisi insha Allaah, warlords-ka iyo maamul-beeleedyada Soomaaliya ka jira haddii ay iska waayaan liiska madaxda waxay sameeyaan amase samayn karaan baan sugeynaa. Ilaah baa awood leh, balse dowlado iyo dadyow uu awood siiyey ayaa shaxdan wata ee kuwa qaylinayaa oo runtii danohooda keliya daba joogaa waxba kama qaban karaan. ama SOL hallagu baroorto, ama idaacad Muqdisho hallaga hadlo amase odayaal suul ku saxiixa bayaan halla dhaho, Insha Allaah sheekooyinnkaas socon maayaan, markaan Soomaaliya waa dhaqaaqday. Malla is weydiiyey Muuse Suudi, Indhacadde iyo Qanyare meeshay ka bexeen waa yaabe? Marna maka fekerteen waxa aamusiyey? Mar dhow Faroole iyo inta dhimanna jidkaas ayay raaci! Cayaarta iska fiirsada un. Dad xitaa hadda aamusan oo iyana sida Faroole qaylin waa la arki insha Allaah.
  7. Macallinka;835717 wrote: Abwan was caalIn dee iyo faroole lol Sax, iyo kuwa SOL ka qaylinaya websiteyadana calaacalka ku qoraya!
  8. XX? No source? Who wrote this? And where is the email exchange? The Top Secret:D
  9. Jacaylbaro;830179 wrote: looooooooooooool@Siyaad Barre Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray? Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN). By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa?
  10. Somali philosopher;835695 wrote: in america even community centers are qabil oriented. are these the people who will rebuild somalia. i don't know how it is in europe Europe is not different and I guess, everywhere is almost the same. This qabiil disease has spread everywhere. May Allah protect us from this. Somalia diaspora contribute both positively and negatively. Do they contribute to the conflict? Yes and they are the ones spearheading that right now. The warlords who used to have checkpoints and make-shift airports and ports are gone (except those few clan states) so who do you think finances all the crazy things happening.
  11. Somalia;835452 wrote: Man, I don't know which way to go, this guy Faroole is like a roller-coaster, I don't know what will come next and how I will defend it. At least you have been honest about it this time...good luck.
  12. Somalia;835432 wrote: This nigga Faroole, making it hard for me to defend him.
  13. Somalia;835445 wrote: Abwaan, Puntland people defend their deegans, their rightful territory hasn't changed since they first laid claim to it hundreds of years ago. Al-Shabaab are welcome to try. But we must secure the southern border, and make sure Galmudug State of Somalia's president H.E President Caalin makes sure there are no penetrations, therefore to secure this ambitious task we need a man like General Qeybdiid. Somalia...After August 2012 baan is waraysanaynaa insha Allah. C/Qaybdiid maad ku darsatid maamulka Puntland haddii aadba sidaas u aaminsan tahay? Midda kale haddii aad dad dowladnimo bartay maxaad hadda la calaacalaysaa? Dhibka jira waa dadkaan wixii jikooyinka looga sheekeeyo magaalada la soo istaagaya. Dowladdii tan Shariif beddeli lahayd ma ogtahay in Turkey lagu soo dhisayo? Somalia ayaaba colonial experiment lagu sheegay, hadde magaceeda maxaad u wadataa haddii ay saas tahay?
  14. Fiqikhayre;835395 wrote: GD Visa's for Turkey are on high demand from Mogadishu. People who want to travel on to Europe via Turkey paid more than 7000 USD to get there. The funny thing is that folks like Abtigiis are now distinguishing the State with their supposed knowledge of it's physical structure lool. You know this is a scam just the ICU coalition of Islamists, Secularists, Nationalists and Anarchists. At that time they wanted to derail the Interim TFG. Remember when the Italian ambassador was visiting Dhuusamareeb Ina Daahir Aweys and the Arab guy? We all remember the so much praised 6 month. GD you know that this coalition won't hold Abtigiis Hiil-Qaran and known failed men of Somalia are meeting in Turkey to derail the process in Somalia. What is with the calaacal? Soomaaliya haddii la waayo, Soomaaliya la'aanteed waxaad noqoneysid ma leh. Ilaahoow yaa ogaada kuwa cayrtu carruurta u koriso amaba iyaguba ku koray baad u horraysaa oo markaas Nairobi shaqo u doonta inay dowladda Soomaaliya u shaqeeyaan, haddana sidaan baad qabiil ugu barooran. Ninyahow sida isku dhaan aan kula taliyee, qabiil qaran ma noqdo. Dad hore ayey u shaqayn weydey, haddana shaqayn mayso. Dhiiggana ha isku karin, haddii aad tuulooyinka beeshu deggo jeceshahay oo ay run kaa tahay Shabaab ka ilaali, waa u jeeddaa Koofurta waa laga saari rabaa, meel kalena uma socdaan ee Galgala iyo Baargaal bay isku uruursan rabaan!
  15. Somalia;835436 wrote: What? Listen, turn on your pm system, wtf. . Lol....Calaacalka day. You want in wixii aad public ku sheegi lahayd luuq laguugu soo sheego. The sad thing is shalay Soomaaliya kala qaybasankeeda ayaad ka shaqeyneysey, markaad lahayd annagaa cirka gaarney, reer hebel waxba ma haystaan, maantana ciddaadii ayaad jufo-jufo pm ugu kala qaybinaysaa....Soomaaliya ha is raacdo!
  16. Jacaylbaro;834662 wrote: A relative from Burco who came to Hargeisa for a short trip was trapped and could not go back that day. He later on died in our house when a missile landed on us. I was sitting next to him and was covered with his blood. Allah yarxamah Ilaah ha u naxariisto. Gacan ka xaq-daran baa dishey and so were the nimankii xoolaha dhoofsanayey and many others.
  17. Jacaylbaro;834597 wrote: On that day, people did not even have the capacity to kill anyone on sight. The target was only those with Military uniforms regardless of their type, Military, police, ect. It is probably the other way round and those were killed by the government thinking they are the rebels. All I know was that they were killing indiscriminately. JB, probably miyaad tiri. Sheekadaan waa mid la ogyahay, haddii aad adigu dafirayso waa wax kale.
  18. Somalia;834716 wrote: I wonder why ICU/Al-Shabaab never destroyed this. May be they did not know how. Ma faas bay ku jebin karaan? Nimankaan faasas bay qabuuraha la dheceene.
  19. Lol@ Sharif Sakiin baan dirsannay ku lahaa. Ninkaas sidii caadadiisa ahayd labadaan nin waa waray:D. Intuu isagu shirka ka qayb galay oo dhahay waan ka war dooni buu iyagana ku yiri "diida shirka". Wuxuu rabaa in iyaga, labadooda lagu daro liiska qaswadeyaasha oo uu sidaas uga takhaluso...Xariifsanaa.
  20. MoonLight1;834729 wrote: Abwaan see camal, qarxis layskuma ogeyn. I am sorry aniguna sanduuq wax qariya iskuma ogeyn.
  21. Yunis;834719 wrote: This is a joke. these Clan region leaders, get full Tolka support with every dumb move they make - its no wonder Somalis suspicion and mistrust run deep. . Yunis waa runtaa adigaba, Siyaad Barre (AUN) iyo Farmaajo in la dhaliilo ma ogolid.
  22. MoonLight1;834717 wrote: you mean Istanbul 2 waxaa lagu qaban doonaa Sinujiif. mayee xukuu ka wadaa Garacad Conference baa soo socda!
  23. Spoilers......Somalia will not be hijacked by individuals and groups.....beleive me waxay u egtahay waa baa beryey, "Looma dhamma phrase is finished":D. Waxaan ku rajoweynahay in dowlad taag leh oo taageero caalami ah haysata la soo dhisi doono insha Allaah. Faroole, Caalin iyo ciddii hor istaag is tiraahdana liiska war criminals-ka ha iska fiiriyeen. Lol Intah hal magaalo khad cagaaran u yeeleen, oo laba madaxweyne ka noqdeen bay leeyihiin isku fikir baan nahay...yaa waxaas loo sheegaa? Xitaa isku ceel biyo lagama cabo, that is really sad, dad muslim ah oo Soomaali isla sheegta.