Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Mudane ku bishaarayso liiska burcad-badeedda ayaa lagugu daray. Faroole = Anigu maxaan sameeyey? Sidee wax u jiraan? Odayga maxaa liiskaas loogu daray, hadduu ii sheegee?
  2. lol@Blessed wax noo diidaya ma leh!
  3. Saas i dheh waaban naxsanaa. lol..Somaliaonline Air.
  4. MoonLight1;838777 wrote: ma waxaa rabtaa in ASWJ ay sue-gareyso SOL, sheekadu hadey saa noqoto LSK lacag badan baa laga rabaa. lol LST lacagta qaaraan ahaan baan u aruurinaynaa oo beesha SOL bay arrintaasi u taal. Maxaan samaynaa haddii xubintii argagaxisadu naga maqan tahay? lol
  5. Libaax-Sankataabte;838775 wrote: Most of them are here using other usernames (abandoned old ones, etc). LST aniga kan leen qabaa ee adiga meeqo magac oo kale ayaad leedahay? other than the admin? Qarxis time. Let me guess...........
  6. Axmed Jaamac waa raggeedii. May Allah protect him. Dadkaan wada suudadka xiranaya oo jago-doonka ah intay basaskii iyo tagaasidii iska dhigeen may sidaas u shaqaystaan intay xirfad kale bartaan, amaba tagaasi iyo basas horumarsan Soomaaliyaba ka bilaabaan. Wasiir iyo Xildhibaan dadku ma wada noqon karaan ee inta caqliga, aqoonta, kartida, daacadnimada iyo waayo-aragnimadeeda leh in loo daayo ayaa ku habboon. I am looking forward to visit him either end of this year or next year insha Allaah.
  7. Ceelkaan Shabeel amuu Mashruucii Faanoole nagu noqdaa? Asbuuc walba waxaan maqalnaa Saliiddii waa so dhawaatay...War ciidan baan soo diraynaa yaysan bahashu daadane noo sheega markay si fiican u soo dhowaato...lol
  8. LayZie G waxaan filayaa inay maqaayad ay halkaan ka xayeesiinaysay ay furatay:D..Maaddeey sida la sheegayo qaraxii Dhuusamareeb ka dib waa la waayey. Waa in Ahlu-Sunno Waljameeca ay SOL warqad u qorta ay ka codsanayaan in maxaabiistooda laga soo dhex-raadiyo. Inta kale ma aqaan meel aan ku sheego.
  9. Cabdiweli oo kubbadda cagta ciyaaraya, Shariif oo ruclaynaya, tolow maxaa xigi doona? Sharif Xasan oo racing car wada? Faroole oo baaskiil wata? Caalin oo skateboard saaran? Siilaanyo oo faras fuushan? oo intuba amase badankooduba madaxweyne u tartamayaan?
  10. oba hiloowlow;838561 wrote: Abwaanow i read it when im bored waa waagacusub oo kale Websiyada Soomaalida waa kaa yaabinayaan...weliba Waagacusub, Shacabkamedia, idamaale iyo Dayniile.
  11. Here come some individuals (I do not know inaan magacyo sheegsheego) Beelahooda meelahaan ku xayeesiiya, amase hoggaamiye iskus heegyo dad xasuuqa hantina dhaca buunbuuniya oo dowladda ku billaabay inay caayaan. Waxaa la yaab ah berri markii mid ay waxisku yihiin qabtana way ammaani doonaan. Soomaaliya beel dambe ka talin mayso...ee taas ogaada. Askarta dowladduna malaa'ig ma ahan oo waan ognahay, Shariifyada, Cabdiweli iyo ragga horboodayana wakhtigoodii waa iska dhammaaday oo xaalad kala guur baa lagu jiraa ee yaan indhaha la is tirin. Meeshaan waa Soomaaliya, khaasatan koofur Muqdisho, Hal beelna ma deggana oo hal kaabaqabiil wax ka maqasha ee dad isku dhafan oo xittaa dhalasho, lahjad iyo dhaqan ku kala duwan ayaa deggan maalinba in baa horumar la samayn.
  12. Soomaalidu maba is arkaanba khaladaadkooda, maalin dhoweyd xitaa markii laga hadlayey mowduuca ah Soomaalidu ma fiican tahay, sababtaan awgeed baan ugu qoray CUNSURINNIMO in far waaweyn.:DIlaah dadkeenna ha caafiyo, cudur ka xun ma jiro inaad qof walaalkaa ah Soomaali, muslim ah aad iska korreysiiso iyo qof kale toona.
  13. *Blessed;838757 wrote: LOL. That's so unfair. How is that allowed? Oo Kenyati badanaa meeshu, do they send awhole village? hahahaha. Blessed. Nin ganacsade ah oo Soomaali ah baa beryihii Afka Carabiga ka baro raadiyaha oo aan Carabta galnay haddaan Soomaali nahay ayaa waxaa la weydiiyey Af-Carabiga ma taqaan? Markaas buu yiri "Oo maxaan kale oo wax ku gattaa?" Hadda Kenya maxaa kale oo ay ku shaqaysataa aan ka ahayn oroddada:D
  14. wyre;838683 wrote: I Will, Xaafaddee Ku Yaalaa Sxb? Hadda dhul ha isku gadan, Oba xitaa ha ahaatee:D...ma akrin miyaa in labadii Kaalin Shidaal ee Lambar 4 ku taalley xitaa waa la xaraashayaa. Waxyaabaha loo baahan yahay in laga fekero oo isla markiiba ay ahayd in dowladdu ay xoogga saarto waa dhulalka iyo guryahay la kala dhacay. Every dowlad ignored this while creating wasiirrada Dalxiiska, tii Farmaajo iyo Cabdi-Weli ma hubo inay jagadaas jirto though...Yaab badanaa...Iyadoo meesha ugu badan ee dhulka la dhacay ee Xamar tahay ayaa haddana waxaa runtu tahay in meel kasta oo Soomaaliya ku taal dhul la kala dhacay..Xitaa Hargeysa oo dad lagu laayey bishii dhammaatay waan arkeyney. Arrintaan mid sahal ah ma ahan....Soomaaliduna dhul iyo xoolo-boobka weligeedba waa taqaanney in kastoo dagaallada sokeeye ka dib ay bahashu sii waalatay.
  15. http://www.bbc.co.uk/news/science-environment-18330009 Waaba korontadu haka dhamaato iyadoo hawada maraysa. Yaab badanaa...
  16. MoonLight1;838320 wrote: Maadeey is missing since this happened in his native hometown of Dhusamareeb. http://allsomali24.com/2012/05/02/daawo-sawirrada-ninkii-isku-qarxiyay-dhuusamareeb-dadkii-ku-waxyeeloobay/ Waa arrin xasaasi ah ee bal halla baafiyo, ninkaan.
  17. Nabad = Peace Midnimo = unity Horumar = Development Kulayl = Heat Qaboow = Cold Samir/Sabar = Patience Wakhti = Time Abwaan = Poet Fannaan = Heesaa Hoggaamiye = Leader Dhallinyaro = Youth
  18. looool......Oba...Shacabkamedia ma akhrisaa? Haddii aad akhrisidna warkooda ma qaadataa?
  19. loooooooooooool................Cawaale....Maaddey is missing in Action. Horta xaggee ka baxayna? Sideey Alshabaab hawada uga sii baxayeen waaba la waayey.
  20. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;837904 wrote: Soonka bisha dambe waaye, gaalada feestadoodana bisha toban iyo labaad waaye. See camal, Hilowloow, ma kuu baxoysaa caawa oo makugu jirtaa? Xamar dadka wey aadoyaan, laakiin laguma soo daahooyo, I don't know. Few days iyo few weeks lee la aadoyaa. Koley bilooyinkaan soo socdo qoysas badan aadaayo filaa. lol MMA waa iga boobtay warkaan dhihi lahaa, Oba Chirsmass ku lahaa...Saaxiib Ciidda ma iska dhehdidoo? Teeda kale bal horta meeshu nabad la isku hubo ha noqoto waaba la tegi doonaa Insha Allaah. Libaax-Sankataabte;837992 wrote: Oba, I will accept the December 2013 invite Insha Allah. Let us give the Turkish initiatives 18 months to take hold. This is a short notice you are giving us awoowe. Lol..LST waxaan filayaa wuxuu is leeyahay by then, SOL moderators arresting power inay Muqdisho ku yeeshaan dowladda waa laga qalqaalin karaa illeen iyagaa la socda doodaha meeshaan iyo siday u dhacaan, maadaama laga yaabo dadka qaar inay feer isku qaadaan markii la is arko...
  21. Abdul;837897 wrote: LOL@calin of galmudug trying to keep his distance from the guy. lol...haddaan garabka lagu dhegin nasiib buu leeyahay!...Muxuuse la fiigsan yahay waa yaabe?
  22. Liban;837972 wrote: From the African secret service like guards, I am guessing somewhere near Tanzania-Kenya border. Arusha to be exact. . Is this Masawir la soo qaaday oo meesha la dhigay mise waa run? Lol....Wallee Sharif teg. Mursal Saney baanba u jeedaa his Chief of protocol marka waaba isagii:D
  23. It is good to see the former Galkacyo correspondent for Idamaale Website proud of the Somali flag!
  24. And then stock exchange baa kaa or yimid haye. Dadkan Soomaalida wax deg-deg lagu dhiso,laguna demiyo u sheeg!