Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Kuwaan jago-doon.com waaye. Nadara ayaa loo haystaa iyo waxa taleefishin soo fariisiyey markii horeba! Labadooduba waxba isma dhaamaan, midna annagaa iska leh oo sida Yurub baan dadka u qaabili jirney buu ku doodayaa. Kan kalena khabiir baan ahay iyo Kornayl hore iyo weliba xagga amniga degaankana waan ka soo jeedaa oo waan ka shaqeeyey buu ku faanaya, tirada degmooyinkana wuu khalday. Intuu markii hore 5 degmo ku dooday buu haddana markii lagu qabtay 7 miyey ahayd dhahay.
  2. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;841199 wrote: It is from this Turkish daily paper . I don't agree with this. Maraakiib haddee u baahantahay dowladda, dalka Yeman maraakiib dowladii hore lahayd ayaa ku xiran oo shaqsi la yaqaano maamulo, in the last 20 years ku shaqeysan jiray maraakiibtaas. Kuwaas hasoo ceshato. Haddii kuwaas la isticmaali karina, hasoo iibsato, upfront or financing waxee ahaataba. Maraakiibtii Yemen sidaan maqlay waa la soo celiyey waxaana lagu eedeeyey inuu Ibbi qaar gatay. War kuwaan maxaa coastguard $10.000.000 looga bixiyey loogu keenayaa ciidankii raaci lahaa oo tababarkaas lahaa xitaa haddaan la hayn. Turkey Fish iyo ka badanba waa istaahilaan, aniga aragtidayda xitaa haddii ay faa'iido naga badan qabaan who cares. Waxaan dhihi lahaa doonta Fish noogu beddela shaqaalihiina noo tababara...lol
  3. Abtigiis;840926 wrote: A blatant lie!! Edna says 'we were told recognition is coming. We heard i in 93, in 2002 etc." who told her?? We did not hear it. lol....Waa runtaa anba waan la yaabay, wixii ay iyagu isku sheegi jireen bay moodeen in loo sheego.
  4. Xaaji Xunjuf;840830 wrote: Lets say the late Cigaal was responsible for the short clashes in Somaliland what does that have to do with Edna adan since when is Edna adan Cigaal. Sorry i don't see the logic behind you're argument. Here is the problem with you in Somaliland they don't blame their problems on others i have never seen a Somalilander blaming the clashes in-between 1994 and1996 on Koonfurians? That was your claim and I said there were. Here is the proof for you : (check at 2:00) It is hard to believe that you missed this.
  5. Guess who is missing? Lol....Liiskaan wax baa si ka ah, Cali Geeddi 9 millions ku lahaa. He is the biggest thief out of all. Where is his friend Prof. Aliyoow? Xuseen Caydiid? Xalane former TFG finance minister, the current one C/Nasir Garjeex, Maslax? Etc...lol Axmed Sh. Maxamud, illeen xoolo booli ah ma joogaan. $ 10.000 inay soo gashay ma mooddid!
  6. MoonLight1;840866 wrote: Well said. we love you Carafaat.
  7. Ace of Spadez;840834 wrote: Abwaan I'm actually quite versed with our history, and I doubt I'm XX's junior. If you don’t mind, please indulge me. How did Somaliland cause the starvation, piracy and chaos in Somalia? if you what you are saying is true and you know about the Somali history, those three issues are not the only problems in Somalia for the last 30 years.
  8. Carafaat;840837 wrote: Hadalka macaa waxbuu dumiyaa. certainly in Somalia and reer Somaliland need to understand that. Sax.
  9. Xaaji Xunjuf;840830 wrote: Lets say the late Cigaal was responsible for the short clashes in Somaliland what does that have to do with Edna adan since when is Edna adan Cigaal. Sorry i don't see the logic behind you're argument. Here is the problem with you in Somaliland they don't blame their problems on others i have never seen a Somalilander blaming the clashes in-between 1994 and1996 on Koonfurians? lol...what a joke.! Weren't you the one blaming what happened in the North on all Koofuriyaans? While ignoring what your leaders like Riyaale and Waraabe did? And yes, Cigaal blamed what happened in The North on Koofur, halkaas baa laga soo abaabulay ayay dad badan oo Waqooyi joogey ku doodeen.
  10. XX, wiilashaan iyo adigu ma isku habar-wacateen? Hal mar bay na soo wada galeene.
  11. Ace..let me deal with your elders first since they know a lot more about the history than you do!
  12. XX...Soomaalidu waxay tiraahdaa "Af qoyani hadal ma daayo" meesha ma hadal un baan ku haynaynaa? Dagaalkii Cigaal Waqooyiga ka ridaey horta taariikhda waa ka saari rabtaan miyaa? Siyaasaddii Koofurta jagasareerka ku riddey bay iyada, Cigaal iyo kuwo kale oo badan oo Waqooyi ka soo jeedaba hormuud ka ahaayeen. Taasna ma inkiri kartid. Adigu wax dhisid iskaba caaye, kuwa Joofur ina degto ka soo horjeeda ayaadu horraysaa, markii la miisaamo fikirkaaga SOL. Marka Koofur sidaas ku sii baabi'i mayso, Waqooyina sidoo kale, shalayba markii la burburiyey waxbaa ka haray haddana waa ka soo kabsatay.
  13. So you are telling me weligeed siyaasad kamay qayb qaadan, haddana caafimaad bay ka sheekeynaysaa?. Horta ma dhakhtarad baa mise ummuliso caan ah? XX...I was anti warlords and Ethiopian dominated politics and still am. Labadiiba meesha waa ka bexeen oo dowlad wax badan dhaanta tii C/llaahi ayaa joogta, waxaana daliil kuu ah, degaannadii laga qaxay intii itoobiya iyo dowladdii AY joogeen maanta waa lagu soo noqday, aqoonsi buuxda ayay caalamka ka haysataa, dad ka wanaagsan kuwii horena siyaasadda waa horboodayaan iyadoo weliba la filayo in kuwo ka sii wanaagsan ay beddelaan Ma dhaw Insha Allaah.
  14. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;840801 wrote: Ninka qowmiyada Masaay waranka siyaasadeed ugu siday dalkaas labaatankii sano lasoo dhaafay. True, Masaay maantay gablantay.
  15. Che -Guevara;840787 wrote: lool@Abwaam...it 's that bad? Xoosh was dickhead. lol he was indeed and habartaanna kama yaraysato!
  16. XX...caddaaladdaada waan arkay oo "waa ciddaydan wixii ahi ma khaldamaan, waloow uu xitaa argagaixiso yahayna, wixii xun oo kastana Koofur baa leh". Taas cod kaa akhrisanaysa ma leh. Haddii Edno eeddadaeey ahaan lahayd xitaa arrintaan kuma taageereen. Waxaanse kunleeyahay "Waa la doogiyo, yaan lamdacaroon" oo wax halla iskula haro, su'aashii khiyaamahana waa naga dambeysaaa? Lol Ma qori bay wadatey, Soomaaliya qori keliya laguma burburin, ee aalado badan baa la isticmaalay. Malaha qaaraanka, Qabyaaladda, nacaybka, taariikh been ka sheegidda, hadalka, been-abuurka, taageerada indho-la'aanta ahi wax ma burburiyaan?
  17. Che -Guevara;840773 wrote: Oba...khalad khalad laguma saxo. I haven't listened what she said but it must be bad enough to unite all Southerners in this forum...loool it is not about the Southerners thing, it is about qofkii caqli leh. Even JB is against this. A lot of Southerners were also against Cabdi Xoosh when he insulted the Northern women.
  18. Adigu ama eeddonimo u difaac ama iska daa Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Fallaari gilgilasho kaagama harto"
  19. XX afsoomaaliga haddaad taqaan iyada iyo nooceeda ayaa horsesed ka ahaa dhibka Soomaaliya, kuwo kalena waa isasii raaciyeen! Kuwana inuu dalku sidiisii ku soo nqodo ayay hortaagan yihiin.
  20. Xaaji Xunjuf;840715 wrote: ^^ Hadana sharaftaas oo dhan adigay ku deysey maad haysatid wax kaleba kama rabto:D Xaggeey bay noogu deysey iyadoo kaloo miiran oo marba meel u sii ordaya jago iyo nacfi-doon baa Soomaaliya dhibkaan u horseeday.
  21. Meel saldhig u ahayd qarankii Soomaaliya oo dadku at wada fiirsanayeen, dedaalna ugu wada jireen inay xukumaan including iyaga laftooda bay barbar-dhigayaan degaanno kale oo dalka ka mid ah. Waannu isku nimid waannu niri saan iyo bakhbakh meesha waa taal. Koofurta waa la wada waalay ee keligeed isma waalin!
  22. Waaba dalkii sharaftaan kuu yeelay ka abaal dhac oo cay, yaab badanaa.
  23. Xaaji Xunjuf;840446 wrote: ^^ Nice flag Lama huraan waa cawska Jiilaal.
  24. Nin-Yaaban;840398 wrote: LoL war Midbaan aqaanaa oo aan kashakisanahay inuu kuwaas yahay, imisaa helayaa hadaan soo sheego? Lol:D consult with your local ....