Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
MoonLight1;844215 wrote: I came across many active HAG members in the UK, its true the victimihood mentality became stronger and stronger since AY was elected in 2005 and the arrival of the Ethiopians in Mogadishu, but since the departure of AY and the Ethios many HAG members became leaders, the likes of Tarsan, Yariisow and many others who used to organize big rallies in Hyde park against AY's government every weekend, but when I challenged many of them why they were not organising the saturday rallies any more since Bakara market was being bombarded by Shariif and his AMISOM allies many of them just shrugged it off. Moonlight1 bahashii meel kale ayaad kala dhacday saaxiib. Dacaayadaha Idamaale miyaa haddana la rumaystay? Way jiraan dad sheegan jirey HAG in London, UK waana la yaqaannaa, laakiin meel ay ku noqdeen Tarzan iyo Yariisoow anigu mana maqlin mana arkin. Just because AY iyo Itoobiyaanka ayey mucaarad ku ahaayeen baa label loo mariyey. Waxaa kale oo jirey Urur la yiraa Somali Concern Group oo laga yaabo in H block xubnaheedu u badnaayeen oo ay raggaan xubno ka ahaayeen markaas baa koox reer Ptlnd ah oo baaranooya ka qabtey ku sifeeyeen inuu yahay HAG. Anigu waxaan dhihi lahaa dacaayadaha iyo wararka saxda ah halla kala saaro. Anigu ma difaacayo Tarzan iyo Yariisoow. Waadba ogtahay Tarzan xitaa inuusan u qalmin mayor ayaan mar walba ku celceliyaa balse awoowe nagaddaa hagrashada. Waxaanse la yaabay waxa aad u arki weysey in taageerayaashii AY markii Shariif yimid oo odayga tegey inay kuwo badan ku doodeen "Dhallinyarada Shabaab waa fiican yihiin" Soomaali siyaasaddeedu qabiil baa hoggaamiya oo lagu danaystaa markii la rabo waxna lagu dumiyaa. Taageerayaashii AY weli waxay liqi la'yihiin in siyaasaddiisii gurracnayd laga horyimid marka waxay ku doodaan maxaa Saturday loo muddaaharaadi waayey. How can you compare the Mogadishu today and the one during AY era? Ma indhahaad rabtaan inaad naga xirtaa? Yaab badanaa!
-
Sheekooy Sheeko! Che -Guevara;844046 wrote: And Abdiweli wouldn't confirm or deny that he's running as well. But the ambitions of these men complicates the process and the post transitional period. Someone told me that he did that on Aljazeera TV interview yesterday.
-
NGONGE;843786 wrote: If that were true, you would have let these guys and their dhaanto alone, xaasid yaho. Somalis EVERYWHERE, sing, dance and have parties whenever they have a political cause to advance. Bal car sheeg how many oday aad taageerto had a western based party to publicise his name, xisbi or group? Ma markay ONLF gaaday ayaa sanka la taagaya warya? :D War yaa kugu yiri oday iyo habar baan midna taageernaa? Caddee meel aan sidaas ku iri? Ma sidaadoo kalaad i mooddey?
-
Carafaat;844097 wrote: Abwaan, mostly I do not belief internet writing. But something has changed with our beloved H community. Its being going for a while now, but has intensified lately. the number of meetings as well as their depth. And these young people are not the jobless mafrish kind. Could you place these development in a broader context. Should we see it as a form of reconciliation of reerka after being divided politicly for so long? Or is it a reaction on the clan based politics of Somaliland and Puntland and indeed opposed to certain clans? Carafaat, I think it is the latter. Reer unity-giis meesha ma yaal, siyaasad qabiilna cidna horumar ma gaarsiinayso. The only difference is that others like PAG and SAG shaar bay huwiyeen kuwaan HAG bahashii oo qayaxan bay meela la soo istaageen. Abtigiis, I agree with you 100% other clans are NOT blameless and Somalis should unite. One thing I wanted to note here is that you are the first Person I came across, who agrees with the name change. I mean it. That even includes my very close relatives. Amaad is tiraa Abwaan maxaa meeshan ka galay?.... you think keligaa inaad meesha farac ku leedahay:D Believe me meeshaan aniga laftaydaa ku dhalan gaarey!
-
Che -Guevara;844092 wrote: Lost aa....I am sure AS controls more than HAG:D then why Abtigiis u xanaaqay, if they dont even control anywhere.. To be honest whenever aan magacaas HAG maq O few qowsaarro shaqo la'aan ku dhacday baa maskaxdayda ku soo dhaca.
-
Abtigiis, first I condemn HAG iyo waxa dabada ka wata, midda kale ONLF maxaa loo ammaanayaa because magac qabiil baa xornimo lagu raadinayaa, waxaan ku weydiiyey xornimadu miyaysan Soomaalida Ethiopia oo dhan ka maqnayn? Mise hal cid bay ka maqan tahay? Abtigiis....magacyada urur-qabiileedka cayaarta hallaga daayo, oo yaan la dhihin qaarna waa lama taabtaan kuwana trash-ka aan ku darno! Anigu waxaan dhihi lahaa kulligood trash-ka hallagu daro inta suuraha nalaka daayo!
-
Che -Guevara;844088 wrote: ^Abwaan is HAG member dee..lool Che adiga sayntii HAG maa iska noqotid illeen meel aad raacdo ma taqaanide after Al-habaab lost.
-
Carafaat;844087 wrote: Abwaan, sual aan ku weydiiyo sxb. ONLF waa la ogyahay cida ee cadoow u aragto. Laakinse HAG yee cadow u aragtaa? war HAG meel aan internet-ka ahayn anigu kuma arag, internet-kana qashin baa ka buuxa. Ina Salaad Gabayre hadduu xukumana trauma ayaa haysa ayaan leeyahay ee Ilaah haka daweeyo!
-
Lol....Abtigiis...where does HAG fight now? Where is their base? Xoogaa waxay illoobeen inay bahasha shaati huwiyaan miyaa like many? Some jagodoon guys maqaayadaha kafee hakaga cabbeen balse intaas inay dhaafsiisan tahay uma malaynayo unless aadan adigu xog kale haynin! All qabiil based groups should be eliminated and we should not pick and choose....correction, ONLF also fight against Somalis who are not with them.
-
Loool....Abtigiis....HAG and ONLF should both disappear! Do you agree? Mise ONLF in la taabto ma rabtid?
-
Jacaylbaro;843705 wrote: ,, That was late 70s ....... anaaba xasuusta loooooool lol JB qarxis.com
-
Somalia adiga yaad taageersan tahay, there are many Puntiiis?
-
Madaxweyne Faroole oo booqasho ku tegay magaalada Jig-jiga
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
MoonLight1;843590 wrote: Adi maxa ka fileysaa madaxweyne markuu shir aadayo lifti uu siiyo Faroole. Iyaga dhan baa lift la wada siiyaa wax ay madaxweyneyaal ka ogyihiin maleh. -
Madaxweyne Faroole oo booqasho ku tegay magaalada Jig-jiga
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
A_Khadar;843607 wrote: Somalia, Now I know why Somalina called you Osmano... -
Somalia, I am glad to see inaad iga daba mashxaraddid ayaantaan:D i am joking.
-
peasant;843692 wrote: ^Cida kursiga laga fujin la'yahay ma is tiri? Yahoy unuka iskaleh kursigan ee kiina keensada armay dhahaan! peasant....maroodigu takarta saaran ma arko ee tan kan kale saaran buu arkaa.....I am sure waad i fahmeysaa.. Haddii aan la os carruurayneynin.
-
oba hiloowlow;843571 wrote: Abwaan Baadiyow waa nin Karti leh markuu hadlaayo arag waa nin wax badan badeli karo, Khaliif Xuseen anigu garan maaye ee open a new thread wuxuu yahay so bandhig! Mid horta aan isku raacno Shariif must go waa nin wadani oo waxqabad daacad ka tahay laakin he is not a man who can lead the nation. Oba Cayaarta naga daa Khaliif Xuseen waad taqaan hiiraan.com buu ku jiraa....anigu campaigner ma u ahi i just told you that he might suit the top job more than Baadiyoow.
-
Carafaat wear your glasses again, Col. Cali Baashi iyo Faroole iskuma eka.
-
lol...Shaolin xaggaaba looga baahan yahay ee is gee.
-
Madaxweyne Faroole oo booqasho ku tegay magaalada Jig-jiga
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Cimaamadda ma waxaa ku jira xoogaagii loo siinayey dadka uu Itoobiya u soo gacan geliyey? Midda ugu daran waxayba tahay kii Caalin ahaana wuu duufsaday oo mar dhow halla yaabina Galmudug oo Itoobiya dad u gacan gelineysa. -
lol@ oba....Why Dr. Baadiyoow? Aniga Musharrax Khaliif Xuseen Jaamac baaba igala khatarsan.
-
The-freeman;843518 wrote: Either add something positive to the struggle or stand aside and keep your hate to yourself. courageous young men and women are dying everyday fighting the TPLF and the dhanto is a symbol of their pride and unwillingness to be subdued by tigrey injirley. The-freeman, let us put the emotion aside. Mine was just a constructive criticism and thanks abtigiis for understanding that. Dhaantada keligood ma ciyaaraan ee meelo badan oo qurbaha u badan baan arkay iyadoo loo dhaantaynayo oga denia dhalatayo dhulkii la xoree...iwm...Anigu marna ma duugayo jiritaanka qowmiyadda oga denia laakiinse bahasha upgrade hallagu sameeyo ayaan iri taasna waxay dan u tahay Soomaalida degta degaannada Itoobiya iyo Soomaali meel ay joogtaba. Somalia adiga bahasha hagrashada ka daa iyo dagaalka hoose, Soomaaliduna ha isku turto. "Walaalahaa la jecloow waxaad naftaada la jeceshahay".
-
With all due to respect, dhallinyaradaan waa dedaalayaan oo Melez maamulkiisa way isku dayeen inay la dagaalaan, laakiinse dhaanto dhul ma xorayso, taageero dhab ah ma haystaan, magacii waa khaldan yahay oo magac isticmaar bixiyey si uu Soomaalida degaanka u kala qaybiyo ayaa laga fujin la'yahay, dadkiina wax sii socda(Daba-qoodhi) iyo wax soo socda oo is dhaadhaafaya bay u bateen. Talo kale halla keeno oo maskax iyo maal iyo isku-duubni hallala yimaado.
-
Amiir Godane we will establish the Islamic emirate of Somalia
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
MoonLight1;842865 wrote: XX, the Amiir's spokesman in SOL. lol...Malla yaabtay Amiir Godane ku lahaa.... -
lol...Maaddeey, please stick to this new proffession. It is way better than is qarxis. Ceelka Soo Jiidee...