Cawaale
Nomads-
Content Count
1,272 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cawaale
-
I think you are reasoning with the wrong guy here. Soomaalinimo is such a mysterious word in his sense. why do you think they are fighting this war? and where do you think they will stop? and who they are in good terms with? dadka qaar waxay la dhacsan yihiin raggaan(sheegta) in aanay qabiil ku dhisneyn, laakin aniga waxaan u arkaa sidan:- Shalay:Qabiilkaygaa awood badan, aqoon badan, mudnaan mudan. Maanta:Qomwkeygaa Awood badan, Alle u dhow, kugu janna tagi! Bal waa kaase wax ka dhaadhici.
-
Cawaale, wuxuu caan u noqday ituu been cad soo qoro, markii lagu qabtona uu calaacalo!. Adiga maxaad ku caan baxday marka? dare to answer this? Every Posting Leaves an Internet Fingerprint yaa rajul.
-
Can you blame us? i mean last time ay rag u sheegeen in ay janada u hayaan Minnesota ay ka soo tageen Marka-Cadey ay ku dhinteen, arintii Hargeyasana ma hilmaanin.
-
^Here in Egypt they have this unwritten law and mostly its applied to car accidents, specially if someone is hit by car and fall dead. They say "Al m marhum *******" which means it was the deceased's fault! Meyd maa hadlaayo hee.
-
Maamulka Islaamiga ee Xarakada Alshabab ee degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa shalay xukun dil ah ku fuliyay in ay ku sheegeen in uu basaas u ahaa dowladda Ethiopia. Dilka ayaa ka dhacay fagaaraha garoonka Dr. Ayyub halkaasi oo ay usoo daawasha tageen dad gaaraya boqolaal.qofood kuwaas oo doonayey in ay arkaan sida loo qisaasayo Ninkaas waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan Xarakadda Al- Shabaa iyo Ciidamo sugayey Amaanka Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray; Ibrahim Cabdiqadir Xassan, ahaana 38 jir, waxaana todobaad ka hor gacanta ku soo dhigay Ciidamada Xisbada ee ay leeyihiin Xarakadda ALshabaab Kuxigeenka Khaaliga Maxkamadda Xarakadda Alshabab ee magaalada Baydhabo, Sheekh Adan Dheere oo ka hadlay goobta dilka lagu fulinayay ayaa sheegay in ninka la dilay uu qirtay dambigiisa uuna ahaa Basaas u shqeeya Dowladda Ethiopia si buu yiri loo bur buriyo awooda Mujaahidiinta. Alshabab ayaa inta badan sheega in dadka ay xukunka ku fulinayaan ay qirteen dambigii lagu haystay taasi oo aysan jirin cid marqaati u ahayd.iyadoo dhawaan Deegaanka Degmadda Dayniile lagu toogtey nin la sheegay in uu Basaas u ahaa Ciidamada Amisom waxaana lagu toogtey Goob Fagaaro ah W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Faafin: SomaliTalk.com //
-
Originally posted by Dhubad.: hadaad oran laheed "ninkii waalnaa ee heesayay ayaa waxay al-shabaab ku yiraahdeen heesta jooji markaas buu diiday kadibna meeshii muran ka dhacay , mid kamid ah Al-shabaab ayaa xabad ku dhuftay" - taas macquul way noqon kartaa, wuu walanyahay marka markuu socdo wuu iska hees hesaaa ey told him nt do to that 04:01Me hmm sax 04:01My friend but wuu walanyahay 04:01Me waa gartay 04:02My friend soo manta waxaa noola soo sheegay in eey cad cad u goygoyeeen eeey ayaha u dhigeen i hate alshaab 04:02Me Horta wax ma aqrisaaa adiga? mise comment-yada uun baad iska raacdaa? Also i i am sorry if you find it hard to believe, it's an experience you can't even imagine until it happens to you. But don't worry you still have hope to experience is yourself very soon with little help from wadaadka kore!
-
^Dhubad, haddaanan qaldaneyn maalinti dhoweyd odaygii video-ga laga soo duubay waxaad lahayd waa been, marka walaalkeey afkaaga fur ilkahaaga aan tiriyo waaaye sheekada, waa nasiib darro cadceed dibadda joogto, haddii dharaartu caddayn u baahato! To Maaddeey, Bro aniga waxaan ka gudbay nin tooqsiga iyo qalbi madoobaadka, hadde adiga iyo dadnimadaada sxb. waa ku kaas.
-
^Dhubad, nice try. ku noqo adeer malaa bar go' baad tahay. Calankaad sidatid iyi joogtista "London" aad joogtid waxay ka qabaan ma kuu sheegeen horta? Sabar wax yar, waalligooda SOL intuu ka imaanaayo asigaa kuu sheegaayo.
-
..You are not relay serious about this. are you? waar soco shaqo yeelo ninyahow, maxaa furunta kaa soo celiyay wali nasrigu muusan imaane? Karl, Jaariyaatki jaantooda aan maqlayayaa..
-
^So anaa axmaqa miyaa now? very interesting. So now sanity is determined by the insane miyaa warkaagu? As i told you i'll pass your ignorant comments, even though i doubt very much in wax ka roon aad isku hayso. Such a shame you using Al-Haj Malik's Picture!
-
MMA, Macquul waaye bro. But its said in the report you posted that it happened on June 30 and the marxuum was killed in Bakaaro unlike my Friend's' uncle who was killed in Number 4 for singing!. Maadeey, Either you have unreasonable expectations about the sheer reality-altering ignorance of your people or you are another disturbed, blood-hungry zombie with cimaamad on his gafuur so whcih one is it yaa Reemad? Why would it matter meesha iyo maalinta? or yet better question why would it matter to you, while you clearly bragging about the death of fellow Muslims? Malika, Amiin to ur ducas Abaayo.
-
Today while waiting for the Adan of the fajr prayer i logged in to my FB account, and started chatting with with a friend, she was telling me how her uncle who was a mad man was killed and butchered by Al-Shabaab. its such a bad news to start your day with but it seems like it has become stuck on the player and we will have to hear it many times down the road! Below is the conversation we had on FB. July 10 03:57My friend waz up ******* u alri? 03:57Me no no i am not! 03:57My friend xaa kaa qaldan lool dnt tell me u mess up ur web again 03:58Me noo its not 03:58My friend xaaa kaaa qaldan markaaa 03:58Me its a of friend of mine she is sick and i can't help her 03:58My friend ohhh masakiin 03:58Me ..I hate watching qof xanuunsan when u can't do anything for them 03:59My friend ilahey ha caafiyo 03:59Me ..we don kno waxa haayo Aammin 03:59My friend ilaah aa cafimad haayo ee ilahey ha caafiyo huuno anba manta waxaaa ley sheegay my auncle alshaab goy goysay adunkaan is funny waxaaa fileyn ayaa dhacaayo 04:00Me Innaa lillaah wo innaa ilahyi rajicuun xage? sabab? 04:00My friend somalia 04:00Me i know. its Somalia i mean where in somalia? n why? 04:01My friend number afar wuu walanyahay marka markuu socdo wuu iska hees hesaaa ey told him nt do to that 04:01Me hmm sax 04:01My friend but wuu walanyahay 04:01Me waa gartay 04:02My friend soo manta waxaa noola soo sheegay in eey cad cad u goygoyeeen eeey ayaha u dhigeen i hate alshaab 04:02Me Innaa Lilaah wo innaa ilahyi rajicuun Ilaahay ha u naxariisto Abaayo 04:02My friend aaamin huuno 04:02Me ..i understand sabar iyo iimaan wax aad u fool xun waye. 04:02My friend i noe ilahey ha naga qabto kuwaaa waxaas wax ka weyn eeey wadanka ku hayaneee 04:03Me i know i know i am sorry abaayo sabar iyo iimaan 04:04My friend is oki huuno 04:04Me n aamiin to ur ducas 04:04My friend May Allah the almighty protect you and your families from this ever happenning to you.
-
Originally posted by Cowke: [QB] The quicker u learn that somalis top clans are in the south the better 4 u!!! /QB] Wallaahi?
-
Originally posted by Jacaylbaro: where is Maadeey when u need him ,, He is at the front line, butchering Aduwullah. He will come back after the Nasr. bal adiga u sii ducee uun! BTW Its not the first time they fight over the remainings of what used to be daafaha Xamar.
-
^I am so not touching this thread.
-
^Its clear indication to the humble degree of some brothers mentality here. Thank you MMA. I just wanted every one to see who we have among us!
-
I am so very disgusted with this comment. We need " flag this " feature. Really!
-
In Times of Extremists, Scholars Permit Independence Celebrations
Cawaale replied to xiinfaniin's topic in Politics
Originally posted by Maaddeey: Mawliidka Nabiga(S)waa Bidco Xaaraam ah, lakin 1da Luulyo waa la sameyn karaa, Maashaa Allah. Why do you sound familiar? Do you write on the shabaab website? i think i may have read some article with a title of the above lines? Cyber Jihad..eh? -
In Times of Extremists, Scholars Permit Independence Celebrations
Cawaale replied to xiinfaniin's topic in Politics
^Karl, i am astonished you don't find killing other Muslims for political argument wrong . I am not taking sides here sxb, but comon, we know who uses the so called religious arguments to get going their Wicked Machine! -
Originally posted by nuune: ^^ How do Somalilanders do it, what kind of headliners do they come up War kaa daa duca qabe. ka jooji. Good one Joobano.
-
^But the S.land flag is approved.
-
any thoughts or captions..
-
Klinsmann: Angry Africans can hurt your players
Cawaale replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
LST, you know Klinsmann never made to school, markuu kubbadda cayarayay dunida kala guur ay aheed, so the guy missed some classes nooh. where is MMA when u need him..loll -
MMA, Macalin Xaashi kutobo xoor qwyn waaye oo macruuf eh, just yesterday before the rise of the ICU he was the head of the "Xamar iyo Xamar-Daye" cid kastana waa la socotaa 2005 raggii uu balcad ku shiriyay iyo arimaha ay ka hadlayen!