Cawaale
Nomads-
Content Count
1,272 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cawaale
-
Islamophobia surge in the US: A Muslim is the boogeiman
Cawaale replied to General Duke's topic in General
Why Ground Zero? obviously it triggers the memory and the hatred of the locals. Hadda tan haddii lagu guuleesto, dhib aya aka dhalanaayo, hadii lagu guul dareystana, still masjid walba oo la damco in la dhiso campaign iyio mudaaharaad iyo dhul qaali ah aa ku daba taagnanaayo. -
How old are you son?
-
Fadliga Bisha Ramadaan Dunida islaamka waxaa maanta oo Arbaca ah ay ahayd maalintii ugu horraysay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Sh Cabdiraxmaan Shariif Dalka Sucuudiga iyo badidba wadamada carabta ayaa xalay laga arkay bisha Sidoo kale Somalia ayaa maanta oo Arbaca ay tahay maalintii ugu horraysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Wasaarradda Awqaafta ee DKMG ah ayaa xalay Sheegtay in ay curatay bisha Ramadaan . Sidoo kale wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha diinta ee maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa shhaaca ka qaaday xalay in ay kow ahayd. Bisha Ramadaan ayaa sanadkan mar kale ku soo beegmaysa iyada oo weli ay dagaallo ka taaganyihiin meelo ka mid ah dalka Somalia. Waxaana intaasi dheer abaaro iyo biyo la’aan laga soo sheegayo gobolada qaar. Fadliga bisha Ramadaan iyo guud ahaan xaaladda Soomaalida gudaha iyo dibadda ayaanu ka waraysanay Sh Cabdiraxamaan Shariif madaxa Isku tagga Culimada waqooyiga America. Waraysiga Sheekha ka dhegayso qaybta hoose ee boggan. Halkan ka dhageyso
-
Poul the Octopus aa la weydiiyay, Madaxweyne Geele goormuu xilka madaxtidnimada iskaga dagi? Pouloo madluunsan yaa yidhi, dee cimrigeed yaa, cimrigeedu alle ha ina gadhsiiyo adeer magaran! FG, Octopus-ka wuxuu noolaadaa ugu badnaan muddo afar sano ah.
-
Originally posted by NGONGE:
-
Picture of yesterday
-
There was a post somewhere here, a soler suggested that this guy looks like Sh. Shariif, now he is running for the same post that his looks-like run for. Maskiinka he must be thinking "if Obama made it you can make it too." the people of Haiti deserve a wise president.
-
the end justifies the means aa meeshaan ka socoto. its more like machiavellianism than wadaanimo Ilaahay ha u naxariisto masaakiinta.
-
^Somaliland is not a phantom nation, not with their hyperactive market of khat, their ongoing peace talk(the threatening) processes with their own newly-found Secessionists and there SOL soldiers. i mean too much for a phantom nation, don't you think so?
-
^Somaliland is not a phantom nation, not with their hyperactive market of khat, their ongoing peace talk(the threatening) processes with their own newly-found Secessionists and there SOL soldiers. i mean too much for a phantom nation, don't you think so?
-
Qarax miino ayaa maanta degmada Boondheere, gaar ahaan agagaarka Daljirka Dahsoon lagula eegtay Haween ka shaqeynayay nadaafada Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaas uu haweenka ka soo gaaray qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Haweenkan oo gaaraya in ka badan lix haween ayaa lagu qarxiyay meel qashin ay ka qaadayeen oo ku aasneyd miinooyinka meelaha fog fog laga hago, waxaana inta la og yahay ku dhimatay afar haween, halka 10-kalena ay dhaawacyo ka soo gaareen. Mid ka mid ah haweenkii ka qeyb qaadanayay ololaha nadaafada ayaa sheegtay in qaraxa lala eegtay, iyadoo waday howlaha nadaafada, waxaana iyadoo ilmo ka muuqata ay sheegtay in aanay marna ka shaqeyn doonin. Gudoomiyaha degmada Boondheere C/llaahi Xirsi Wardheere Istakiin ayaa saxaafada u soo bandhigay meydka nin ay dileen Ciidamada Dowladda, kaasoo laga helay aalada wax lagu qarxiyo ee loo yaqaano remote Koontarool. Waxaa uu ku eedeeyay qaraxan inay ka dambeeyaan Xarakada Alshabaab, isagoo ruuxa wax qarxiyay ku sheegay in meesha uu ku aasay qaraxa miinada si uu ula beegsado Ciidamada Dowladda. Qaraxan maanta lala eegtay Haweenka ayaa ku soo aadaysa xilli shalay ay ka soo wareegatay labo sano, markii Haween ka shaqeynayay Olole nadaafadeed lagu qarxiyay sanadkii 2007-dii bishii Agosto 3-deeda wadada Maka Al-Mukarama. Jowhar dot com.
-
The commentator is hilarious, Mo dhoes the sujuud and he goes" mo is kissing the track".. Abdirahman dhowr sano uu ordaayay, wali Mo ma gaaraayo.
-
Che, Meat the new Liberians. Waax iyo Waadi
-
loll@gobalada "G" iyo "Q" ka bilowdo. Maa joogtid meeshaan in ay boosteejada ceel-gaab isku baddasho maa rabtaa? kuwii koryeeriga ku imaadeen aa rabta in ee meeshaan suu buuxiyaan ayakoo "G" "Q" difaacaayo..
-
This doesn't look good.
-
loll@ma i sixreee.. Reer waama aa xamar wax ka sheegaayaan, ani waamo haddii maqlo garoonkoo banooniga oo Boondheere ku yaallo lee igu soo dhacaayo. where os Tuujiye, kuwaan reer miyiga eh hanaga qabtee...
-
Sheekh Maaddeey, the brother was joking(i hope). any ways did you make your mind already? <>
-
^Its because Thierry shared a table with the TFG Information Minister wax fahan. The fuss in Djibouti come to mind, back then when some of the Asmara guys insisted to change their hotel because there were pigs inside(that is what they said). ironically they sharing the same Villa now in Mogadishu.
-
Xiin, waxaad mooddaa mushkiladda Soomaaliya dhan in aad ku soo uruurisay dhalinyarada mayalka adag. Qolooyinkan madaxa adag le ka hor dhibaatada way jirtay oo cawa-timaaddo maaha, 20 sano ay soo socotaa sxb. Soomaaiyana caqli iyo xikmad kaliya uma baahna, ee waxay kaloo u baahantahay "sacrifice", balse nasiib darro iima muuqato cid diyaar u ah in ay isu taagto arintaas.
-
GG, Abaayo macaaneey xanaaqa maxaa waaye? is daji nooh Abaayo . you know during my stay here, i have learned that people have patterns in their writings and most of the time its automatic. for instance i abuse the exclamation mark!(oops i did it again!) so its not hard to spot who is who? and most important who is wearing macawuus under the diric.
-
such a tragedy. Nin Soomaali ah ayaa ku jiray yaa la leeyahay. Ilaahay ha u naxariisto.
-
hadaan arko gacantiisa oo jeebka ku raagta dee cagahaan wax ka dayaaya
-
Fahmay oo tagay. waydinkaa