Nin-Yaaban

Nomads
  • Content Count

    3,788
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nin-Yaaban

  1. BOB;780770 wrote: There's no doubt that the qabiiliisteyaasha waa xayawaaniin cooska cuno. hadaaba adoo nin weyn ama naag weyn ah aaminsantahay qabiil hebel keygaa ka fiican just because anigaa ka dhashay...xoolo number one baad tahay oo cooska cuna. Ragga soomaalida qaarkood xoolo intee dhaafeen ayaa magac kale NatGeo looga raadinayaa oo illaa iyo hada magac lagu tilmaamo ayaa la la'yahay. mid xoolo ah ayaad maqleysaa oo ku doodaya gabar reer hebel ah ma guursanaayo sababto ah qabiilkeeda iyo keyga xarash ee isu hayaan ama waxaa arkeysaa wiil gabar loo diidaayo oo la leeyahay qabiilkiisa nasab ma'aha laakiin gaal gafuur weyn leh oo aan gudneyn iyo indho yar iyo waxaan la aqoon baa hadhoow gabartii xaaraan kula dhaxaya markaasaad odaygii nacaska ahaa ee wiilka soomaaliyeed ee muslimka ahaa eryay oo hadhoow meelaha qaracsan baad arkeysaa oo kuleh gabartii baa iga hallowday oo gaalo ayey raacday...don't you think that guy is a fool with the lowest of low IQ? Soomaaliyey allah ka cabsada oo dulmiga iyo munaafiqnimada aan iska dhaafno or else wallaahi dhibaatada maanta lagu jiro oo ceebta iyo fadeexada badan mid ka daran ayaa la gali doonaa...gabdhaha waxaan kula talin lahaa inee sharafta iyo magaca muslimnimada iyo soomalinimada dhowraan oo aysan dhulka is dhigin sababtoo nobody will ever respect you if you do not respect yourself FIRST and raggana waxaan kula talin lahaa iney gabdhaha walaalohood ah ee muslimka iyo soomaaliyeed ay dhowraan oo ay sharafteeda iyo magaceeda ay xafidaan sababtoo ah hadaadan adiga sharfin walaashaa soomaliyeed oo aadan xushmeyn yaad ka sugeysaa oo aad u fadhidaa inuu xushmeeyo? That's me reporting LIVE from under the trees in Leheley - Kismayo. Over and Out. Peace, Love & Unity. HaHaHa. Horta, marka koobaad, wlc Back sxb. Halkee ku maqneed? Marka labaad, si fiican ayaad u micneeysay oo qosol badan weliba (NatGeo:)). Oo aan aniga suubin Karin. Marka sadexaad waxaan rajeynayaa, in aad OBAMA 2012 u vote gareeyneesid inkastoo dad soomali ah diley (yaa kala jecel ). So sxb, waad mahad santahay.
  2. If they are not out there committing crime, they are being Qabiileste. Glad i moved outta that place.
  3. Showqi;780933 wrote: Woxogoo qabyaaladana aan ku barno hee,,,, si aa XX iyo xulufadiisa ula sheekeysatit... Waad mahansantahay, laakinse maya sxb.
  4. Runtaa.....aniga, Keyboardka ayaan ka hadlaa (Keyboard warrior?) , oo gacan laysku qaadayo dhinaceyga majirto.
  5. Garnaqsi;780898 wrote: Tens of millions is a lot of money, you know. You got that right...most people would do it for way less than that.
  6. Showqi;780650 wrote: ^Is that a threat.............Yaa u fak-fakanoosaa hadda:D Sxb, qofna na dee. waxaan keliya oo layaabay, ninkan 70 miles ayuu wuxuu u tagay in uu ninkale usoo raxeeye, for what he said online supposedly. HaHaHa.
  7. Carafaat;780621 wrote: Nin-Yaaban, ninyahow hortay qolomaa tahay? Haha ok.
  8. The Zack;779854 wrote: Sagaal qof oo hal qof dartiis loo leynayo haddana lagu faanayo! Wallaahi waa very sad. Obama ELECTION ayaa usoo socdo nooh, soo wa inuu FANAA, oo yiraahdaa....."I EEGA, DADKA XUN XUN oo dhan (bad guys) ayaan dilayaa, ee i doorta". Makala jecla.
  9. There's no gentle way to put it: People who give in to racism and prejudice may simply be dumb, according to a new study that is bound to stir public controversy. The research finds that children with low intelligence are more likely to hold prejudiced attitudes as adults. These findings point to a vicious cycle, according to lead researcher Gordon Hodson, a psychologist at Brock University in Ontario. Low-intelligence adults tend to gravitate toward socially conservative ideologies, the study found. Those ideologies, in turn, stress hierarchy and resistance to change, attitudes that can contribute to prejudice, Hodson wrote in an email to LiveScience. "Prejudice is extremely complex and multifaceted, making it critical that any factors contributing to bias are uncovered and understood," he said. Yahoo Article So would it be fair to say that "Qabiil is linked to low IQ"? Someone please make the case for that.
  10. AUN, Aamin. Nothing is worth loosing your life over.
  11. Shit just got real. Never say anything online that you can't back it up.
  12. Faarax-Brawn;779118 wrote: ^post the shizt lol HaHaHa.
  13. It was posted here few weeks ago by JB i think. The chick got kidnapped in Gaalkacyo, it had nothing to do with pirates. Just some retards that wanted to make a quick buck. I dunno how the other one got captured. Too bad they're dead now.
  14. NASSIR;779577 wrote: They should have been captured & tried. Obliterating 9 human lives for the freedom of two exacerbates the piracy problems on Somali shores. Those weren't pirates....they weren't kidnapped on sea. The media is playing this 'ish up.
  15. Macallinka;779566 wrote: Their presence is good coz they take few minirals and in return they build infrastructure so it's win win situation ! What is ur take on this? I agree with what you are saying.
  16. With bad economy, people being fearful of losing their jobs, kids growing up to be DOQOMIIN, who could blame anyone for not wanting to get married? It's damn shame.
  17. I am not saying its right or anything.....but at least don't make it seem all Somalis are pirates. More people get kidnapped in Mexico than in Somalia. Just saying.
  18. Umm, i don't think those were pirates. Just some random kidnappers who saw an opportunity to make a quick buck. But i don't expect the media to get anything right these days. Pirates = kidnap people on the sea.
  19. What do you guy's think of China's involvement in Africa. Is't a bad, or a good think? Discuss.
  20. Yunis;778762 wrote: Talent kulahaa - he does come off as lagaroone… I guess u would know that eh.
  21. This was posted here a while back. The kid can sing and has a talent. I dunno how true its, but i heard he died in that shooting in Sweden. Can anyone confirm that?
  22. Didn't he go after Clinton for the same thing he is being accused of now? Waligaa kuwaan GOP ha aaminina. Waa beenloowyiin kuligood.
  23. Jacaylbaro;774728 wrote: As if i'm hiding anything .... iyaguun baa ku daali ,,, my shukaansi, ballamo, social plans, politics, chitchats ,,,,,, ha iskaba akhristeen dee ,, taas keliya ma'aha. GPS ayeey badankood leeyihiin, oo markii aad tagtid meelihii xumaa oo lo' agaa sxb, taasna weey oogaanayaan. ee marka is ilaali ninyahow, jb.