Nin-Yaaban
Nomads-
Content Count
3,788 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Nin-Yaaban
-
Photoshop. Cuz the SS would never allow anyone to be in a blind spot.
-
US election: Mitt Romney stands by 'gaffe' comments
Nin-Yaaban replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mitt Romney waa Qashin. Vote Obama. -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870828 wrote: Baastoow iyo Sheegoowba waa gadaal ka gaaryaal. Suu Showqi sheegay heesta Sulfa ayaa leh, waliba kuwiisa loogu jecelyahay waaye: Waa tan, waana heesta labaad bilaabaneyso 3:30. Tan koowaad xataa -- doon baa mareysoo badaan -- fannaaniin kale ayaa kusoo caan baxay, oo ku jiraan hobollada Sheegoow iyo Geedi Farayare. Sulfa sida loogu jeclaa Soomaaliya sideedameyadii ('80s) uma maleeyi in uu jiray ama jiri doono heesaa kale u dhigma. Furfurtaanta lagu jeclaa oo shaqsinimadiisa oo dabeecad aad iyo aad u wanaagsan lahaa. Caadi. Marnaba. Ma. Ahan. Rageedi. Sulfa hadaan Google gelinaa.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870817 wrote: Yaabane, heestaas Sheegoow waa loogu horeeye heesaa aad loo jeclaa qaaday. Ma garan kartaa hee? Yaa qaaday? Nin Yahow, markaan arkay calankii "Canada" ayaaba "dislike" videoga siiyay.
-
Alpha Blondy;870537 wrote: waarya oba, when i come to xamar in decemeber, i'll ask my ex if she can organise a little party for us. i have a shego band CD and there must a few niiko dancers too. we'll need a safe compound of at least 5 rooms in a nice liberal area. Shego Band + Owba Hiloowlow. So Magaca halkaasu ka yimid.
-
Carafaat;844439 wrote: Heestan Marnaba Caadi Ma Ahan.
-
Che -Guevara;870411 wrote: ^China pardoned all its prisoners. LoL nah, they just got rid of their one child policy and stopped aborting and killing female babies at birth.
-
Meles Ma Dhintee Wuu Dhuuntaa . . . Says Abtigiis
Nin-Yaaban replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The Zack;870000 wrote: Unlike you he is not an ex-convicted felon so he is not another qashin. . Just kidding waryaa. Ouch, u just had to go there eh, Zack. Nasiib Daro. Abtigiis;870003 wrote: The Zack, leave Nin-yaaban alone. he didn't understand the video is a mock video of Abdi Iley's cry after Meles died. If you can get the other video post it here. Tan dadka dabataagan ay leeyihiin "Meles Ma dhiman" after him. Nin Yahow, i am glad i am reer Kismaayo, cuz the only thing we worry about is if eating "Dhurwaa" is Xalaal or not. -
Meles Ma Dhintee Wuu Dhuuntaa . . . Says Abtigiis
Nin-Yaaban replied to Jacaylbaro's topic in Politics
General Duke;869993 wrote: ^^^ He is making a monkey out of Iley & others. Quite funny... iLey's na yeey ahaayeen? Waxaan iska filayaa ineenan aheen dad fiican. -
Meles Ma Dhintee Wuu Dhuuntaa . . . Says Abtigiis
Nin-Yaaban replied to Jacaylbaro's topic in Politics
LoL, so he's another Qashin from Minnesota eh? That's what i thought from looking at his YT channel. Imagine that. -
Meles Ma Dhintee Wuu Dhuuntaa . . . Says Abtigiis
Nin-Yaaban replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ninkaanoo kalena aduunka waa ku noolyahay. -
Ah! Dadkaanoo kale ayaa aduunka kunool.
-
Aaliyyah;869967 wrote: Inta badan Raga so jeeda ee shaqadooda iyo xilkooda kaso baxa waxan agtooda kama shaqeeyaan. Kii maqan ee war hayn ayaa lugu dhaha caruur baa number one dumar baa number 3 adaa number 4. Waa meshuu qofwalba is dhigo . Been ma aadan sheegin.
-
Maskiinad. ilahay ha ufududeeyo.
-
Mario B;869937 wrote: Cool video, nice meeting you NY. Waad mahad santahay, sidoo kale.
-
Mario B;869951 wrote: Why do Muslims give oxygen of publicity to these morons? It makes all of us look like jevuniles. Don't read too much into it sxb, there are plenty more Muslims [billion] that haven't made us look like "Juveniles". It's the media, they always like to show the worse about everyone. Don't lose any sleep over it sxb. Remember the Somali pirate thingy? Exactly. In few more months the media would move onto something else. It's the same 'ole same 'ole.
-
Apophis;869945 wrote: I used to watch all those awful videos during the Iraq war about the hostages held by the insurgency having their necks lengthened; the images are burned into my membrane. Liveleek started cos you tube refused to host those kinds of videos. What an awful decade. LoL actually LL is mild compared to some of the other video hosting websites out there.
-
Apophis;869775 wrote: Wuxuu u egyahay koo aan saaxibo ahaan jirney, when he doesn't shave for few weeks. LoL. That's why i shave everyday, saan daanyeer iLiigu maleen.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;869916 wrote: Ameeba saldhigga u fiicantahay oo naftiisa ku badbaadin karaa. Bannaanka uu sii joogo naftiisa halis ku jirtaa. Nation of Islam kuwa ka tirsan oo xabsiyada ka buuxo lee amee helaan haddana. Kor iyo hoosba, intee ka baxaa meel Alle waaye sheekadiis. Wax uuna tabar u heynin fara gishtay. Aad iyo aad ugu shalaaye, suu filaaye kun jeer ka daran noqotay. Haka saarto. LoL ameyba taas u kheyr roontahay. And he's a convicted felon, not once, but TWICE. Imagine that.
-
Apophis;869942 wrote: I've watched that video all the way to the end (I promised myself I'll never visit liveleaks again back in '04) and I won't be sleeping peaceful tonight and neither will I get behind a wheel anytime soon. Jebus! The human body is as frail as lettuce!! Yep. And imagine people who willingly put themselves in that situation. I've seen enough retarded stuff in my yrs to last me a lifetime. Wax kaayaabiyo.
-
Yep, you gotta thin the herd.
-
I use the same camera also....and i find out NAL helps too. Check this out...
-
Taleexi;869929 wrote: I'm not far from its headquarters and going file a lawsuit on Monday. LoL Sabab? Ma madow dahay? Oo waa lagu arki waayey miyaa?
-
Mario B;869925 wrote: Is this still true, or has technology rectified this anomaly? Lol @ El-Punto suggesting skin bleaching. Nal Nal Nal. Lights Lights Lights. Always works out for my YT videos.
-
Apophis;869920 wrote: ^^^lol, indeed; for the good of the species!! :D Exactly. I've seen some nasty videos from Saudi Arabia where people like these retards were temping fate with this thing they call "drifting". Watch this video if you got time at the 06:00 mark. LoL doesnt' end too well for them. Sorry, here's the video.... http://www.liveleak.com/view?i=7e5_1347544358