Nin-Yaaban

Nomads
  • Content Count

    3,788
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nin-Yaaban

  1. Chris Christie = Butac BoombaIe.
  2. Apophis;885328 wrote: ^^agah, he even wore the glasses? :D. Thanks for the recreation NY. And a black hat too....LoL he was decked out all in black.
  3. LoL here is Marc Smith. AB, i hope ur not mad at me. LoL
  4. Abwaan;885261 wrote: lol@XX, Video oo la daawado baad ka hadlaysaa, lafana waad soo qufaysaa, xaggee wax ka khaldan yihiin? By the way qaabka Keydmedia u soo deyneyso kuma raacsani. I know inay xog badan hayaan. Cajaladdaan anigu waxaan ka fiiriyey dhinaca kuwa wadaaddada sheegtay ay dagaalka u galeen. "Islaamka ayaan u dagaalaynaa ku lahaa" Dagaalka Soomaaliya ka socda marba dhinacii la rabo ayaa loo geddinayey for the last 30+ years. Dowlad vs Shacab (Gumaad) Dowlad vs Jabhado hubaysan. Dowlad vs Burcad Kacaan vs Kacaan-diid Dowlad vs Dad Cadow u adeega Dowlad vs reer Xukun raadis ah Jabhad vs Faq-ash Qabiil Xukun haysta vs Soomaali marba qolo la dagaashay Mujaahidiin vs Haraadi Jabhad vs Jabhad (SSSS Fulaan) Jabhad vs Shacab qaxay Urur Siyaasi/Military vs Ciidamo shisheeye Qabiil vs Qabiil (they both claim is difaac) Dowlad-ku-meel-gaar ah vs dagaal-ooge/wadaado/qabiillo/nabad-diid Dagaal-ooge vs dagaal-ooge Shacabka vs Itoobiya Xaq-u-dirir vs caado-qaateyaal Wadaaddo vs Itoobiya Islamist vs ciidamo shisheeye Dowlad-goboleed vs qaswadeyaal Dowlad-goboleed vs qabiil Dowlad-goboleed vs Burcad Dowlad vs Argagaxiso Dowlad madax bannaan vs Qaswadeyaal Wixii aan ka tegey hallagu daro. Maxaa Soomaali lagu ciyaaray I would say waxa kale waa tool iyo marxalad la abuuray amase abuurantay laakiinse marka laga reebo xoogaa aad u yar oo ideology ah all this is for POWER!!! LoL, Walee Wadanki Somaliya la oran Jiray meelna uma fiyooba. Dagaal noocyo badan baa halmar lagu wada qaaday………….. Dad xasuuq, Dhismayaal burburin, Bad sun lagu shubo iyo intaa aad sheegday Abwaanow.. Waa dagaal dhinac walba halmar ka furmay. Yaab badanaa. Hadana midkale ayaa soo baxay oo INTERNETKA ka socdo. Kooxwalba iyo Dhinacwalbaba gees ayeey ka cayaaroosaa. It's divine comedy.
  5. Apophis;884997 wrote: I meant the name. AB= Alpha Blondy, AP= Apophis; feel me? Sorry 'bout that. You ever seen AB videos from back in the day 'bout the 'Youf in London'?
  6. Apophis;884986 wrote: ^^could you be more vague:D The ministerial job, Duh!
  7. Looks nice. Now put one in the hands of each Somali kid.
  8. Somali philosopher;884763 wrote: Hey what is the name of last song
  9. Dr.Osman, 'boowe, Boosaso lama necbee, maad waxaan naga dhaaftid.
  10. Apophis;884339 wrote: Gangnam is out of style and old; keep up people! So what's the new 'cool' dance that you young people are doing now?
  11. War ileen ragu waa jabay. Aaway, kartidii, raganimadii iyo awoodii raga lagu yaqaanay? Dhibka nimanka soo gaara waxaan ogaan jiray iyadoo la qarsado, oo hadana karti loogo baxo. Ma saan baa u danbeesay? Nin yahow hadii eey mid ku diiday, boqolaalo kale ayaa buuxanee midoo yar xoog kusoo xareeyso (kafta:)).
  12. LOL NK caadi ma'ahan. Kim Chol, vice minister of the army, was taken into custody earlier this year on the orders of Kim Jong-un, who assumed the leadership after the death of his father in December. On the orders of Kim Jong-un to leave "no trace of him behind, down to his hair," according to South Korean media, Kim Chol was forced to stand on a spot that had been zeroed in for a mortar round and "obliterated. " http://www.telegraph.co.uk/news/worldnews/asia/northkorea/9630509/North-Korean-army-minister-executed-with-mortar-round.html
  13. Why someone decided to sent me this.....i have no clue. So i decided to ruin everyone's else's morning, like mine got ruined. Cafis.
  14. Yep. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=JdkIX-lwyB8" frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Che -Guevara;884123 wrote: You mean there are girls dreaming of marrying Chris Brown-let's hope they know how to box. IoI.
  16. Woman raped in alley by stranger on night out was sexually assaulted AGAIN by second passer-by as she lay helpless Manchester city, UK. A woman who was dragged into an alleyway and raped after a night out was subjected to a second horrifying ordeal by another man as she lay recovering from the attack. Mustafa Yussuf, 21
  17. LoL maybe some of you people in the UK should apply....seems like they lowered the standards and are scraping the bottom of the barrel if they are offering someone like him to join and work for them.
  18. I have a feeling this is going to be HUGE DABEELO. Internetka ayaa xataa caawa slow iga ah.
  19. Could've used Craigslist and Backpage and saved 'lots of money. And how do you honestly determine something like that? How do you know ur not getting scammed? LoL do they come with a Medical/doctors note telling you its' the real deal?
  20. Wait a minute MMA, you sat through 38 seconds of Buraanbur? Hey good find though.
  21. Ciyaal Facili;883566 wrote: Nin -yaaban waan ku salaamey Cabaar ayaan kor ka daawanayey this topic.......saxiib please kale saar dadka, waxaad tiraahda waxuu ka soo jeeda Puntland,Somaliland,Galmudug,Ximan iyo Xeeb ama Jubbada.......ileen culeyskaan wayn waa in loo kala qaybiyaa shacabka soomaliyeed. Faa'ido ee taas keeneyso, maxeey tahay?