kmal

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kmal

  1. ‘Hadii Xilka Layga Xayuubiyo Somaliland Iga Dambayn mayso!!!’ Hadalkaa Waxaa Laga Hayaa Madaxweyne RIyOOle. Warkii: May 10, 2005 Waayadan dambe soomaalida waxaa ku soo kordhayey waxyaabo aad u cajiib ah, tusaale ahaan markay arimuhu isku dhabqaan, oo tala fara ka haado, waxaa jira dad sidii odhaah murtiyeedkii oo kale wax ka yidhaahda, marka nin oday ah shacabka Soomaalidiidkana ka mid ah siiba kuwooda xag jira ee ay dhuuxa iyo dhiigga ay u raacday Goosashada iyo Gooni Isu Taagga, meel kastana la taagan ‘Somaliland way dhaqaaqday!!! Jiritaanka Somaliland waa muqadas!!’, ayaa habeen hore laga sheegay in uu yidhi ‘Somaliland waa laba qaybood, Qayb Loo Ilaaliyo iyo Qayb laga Ilaaliyo!!’. Akhristow malaha waxaad iiga fadhidaa inaan qeexo amaba aan jilciyo odhaahdaan aynu soo xusnaye, wuxuu yidhi ‘Qaybta loo ilaaliyaa waa Reer Hargeysa, waxaana u ilaaliya Reer Awdal!!!’ Mucjiso dheh!!!. Akhristow malaha waxaad iiga sugaysaa qaybta kale, wuxuu yidhi ‘ Qaybta laga ilaaliyaa waa Reer Kulmiye xiiqsane iyo *****ga ku lingaxan!!!’. Ka gudub saaxiibayaal beryahan dambe xaalka Jamhuuriyadda ismahadisey, waxaa ka soo yeedhaya lama amaanayn, sababtoo ah waxaa hada sida buuraha isugu tuulmay mu’aamaradihii, isdaba gurkii, is qabiilaysigii iyo dabinadii ay isu qoolayeen inta u arimisa, oo ninba damacu meel u saran yahay!!!, waxaana jirta inay foodda iskula wada jiraan, oo Barjaha Qayilaada iyo khaakhaayiraadiisuna holacaasi baxaya saamayn weyn buu ku leeyahay!!!. Xisbiga Burco laga leeyahay ee Kulmiyana wuxuu ku noqday xadhig lama sitaan, oo marba meel ayuu dhambiil kaga dhejinayaa, oo maantana wuxuu wataa eray qalaad oo ah IMPEACHMENT oo macnihiisu yahay qof dambi qaran oo culus lagu ooggayo, balse waaba yaabee waa maxay dambigaasi culus ee uu wiilka ******** Galay?!!! Ma fadhataysigii xafiiska Kulmiyaa?!!! Ma lacagta wiilka uu dhalay wasiirka Maaliyadda ee lagu qabtay, markuu Maraykan la galayeybaa?!!! Mise xaalkuba intaasi ka culusoo waaba fadeexad u dhiganta Tii uu galay Madaxweyne Clinton kii Maraykan?!!!!... Hadaba khalkhallka ay arrintani ku abuurtey Ina Rayaale, waxay keentay xitaa markii ay Al Jasiira waraysanaysey dhegna weriyihii ayuu ku dhegaysanayey, tan kalena wuxuu ku dhega dhegaynayey jabka lala maagan yahay ee kaarbadka hoostiisa maraya, ee isna markuu ka war helay hugunkaasi baxaya wuxuu isugu yeedhay inta yar ee *****ga ah ee la qadhaabata, dabadeedna wuxuu ku yidhi ‘Maanta waa laysitaaye, ha ii soo raacina kuwan Duriyadda ah, ee doonaya inay Kursiga iga tuuraan!!, midna ogaada Hadii ay maanta xilka iga xayuubiyaan, Somaliland dambe oo jiraysaa ma jirto!!!’…. Saaxiibayaal hadaanu nahay shacabka xuduntoodu tahay Sool Sanaag Iyo Cayn, maanta nooma muuqato in aanu ku digano walaalahayagaasii waqooyiga aanu wada degno, mana nihin shacab ku farxaya isku dhacooda, balse waxaanu leenahay waar afar iyo tobankii sano ha idiin noqdeen waaya aragnimo iyo ku cibra qaadasho, iminkana waadba daasheene, ku soo biira Soomaali weyn, oo ictiraafkiina wuxuu idinku noqday Toobin Aad Laf ku Hayseene, isna iska ilaawa!!!! makercoast viva somalia Englishland=kulaha somaliland viva somalia .