Sophist
Nomads-
Content Count
2,095 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Sophist
-
http://www.huda-bc.com/ Somalis are building marvelous Vilooyin back home! Maasha Allah
-
Dugsi Farsamada Gacanta Ah Oo Laga Furey Magaalada Buuhoodle. Buuhoodle(Radiolascaanod)11/09/04-Sabti-Ururka Haweenka Horseed ee magaalada Buuhoodle ayaa furey Dugsi lagu magacaabo Dugsiga Tababarka farsamada gacanta, Dugsigaasi oo lagu baran doono Aqoon kala duwan oo lagama maar maan u ah jiilasha Bini-Aadam ee is badalaya Aqoonta lagu baranayana Dugsigaasi ayaa waxaa ka mid ah Dawaarka ama barashada Toliinka Dharka, Adeega, Cuntu karinta,Luuqda Ingiriisiga, Af Soomaaliga iyo waliba Xisaabta Sareeya (Advanced Math). Dufcadii ugu horeyse ee Gabdho ahayd oo lagu furey Dugsigaasi oo tiradoodu kor u dhaaftey 50 Hablood ayaa xafladii furitaanka dugsigaasi soo xaadiray,waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Xafladaasi oo labo maal mood la qabtey dhinac-yada Arimaha Bulshada,sida Cuqaasha,Waxgaradka Dhalin-yarada iyo Dadweynaha Buuhoodle. Furitaanka Dugsiga farsamada gacanta ayaa yimi kadib markii ay Ururka Haweenka ee Horseed Buuhoodle ay gudoomeen Deeq ka kooban Dawaarada Dharka lagu tolo,Deeqdaasi oo ay soo gaadhsiiyeen qaybo ka tirsan qurbe joogta deegaankan u dhalateyt ee dalka Kanada ku Nool,Isku soo wada duuboo waxa baryahan danbe soo kordhayey wax qabadka ururada bulshada ee deegaanada SSC,ay wax kaga qabanayaan arimaha bulshada ee baahida loo qabo. Xuseen Aadan Yuusuf( Kurdi) Buuhoodle Puntland Soomaaliya.
-
"Higher Education" is overrated.
-
Flavine, Ku soo dhowoow Hoyga Hanaanka iyo Hoodinta! Reer Baro decipher that!
-
Pink= Soft! So bloody what? Why would I be surprised! This thread oozes with men and women hostages of some abstract societal conceptual tosh. You see, I like pink; I wear it and wore it couple years ago without knowing these above named men. Trust me, one have to be extremely free-spirited in order to enjoy life---- and those who know me would concur I am as macho as they come. It is all about self-assurance and what tickles your fancy.
-
and there I was thinking in ancient Athens they had a limited notion of Democracy!! oh well I myself and thee stand corrected.
-
Barwaaqo, <---your name says it all walaalo. How are you these days? Have you heard from our chairman? rumour has it the conference will be in November.
-
Being a solicitor in the city is glamorous career—lots of money and pre-occupied long days and if you enjoy a bit fizzy then my fellow you would be in for a delish treat! Oh well that never allured me!!!!. The Bar is more suited with my persona. It is not for the timid or those who can easily be tamed. But also not for a man whose house is not well oiled, it is the last prerequisite that I fail rather miserably. Being a pupil at one of the INNS of the court is quite a poor position to hold for two long years of which one (unless you have a big wig as a family or freind) has no grantees to get a good tenancy—it is the play ground for Etonian and Horrovian boys with Oxbridge education and large Trust funds. Education and intelligent aside, connections is what works here! Unlike your side of the Atlantic this is not the “Land of Opportunity†more of land of nepotism! Oh well then again if one is passionate about anything one is guaranteed to attain ones goal; of course many disaapointments shall be persisted, “success†will be an eventuality. Am I really passionate enough? What was my purpose of studying the LAW? This I ask myself constantly, and the response is not remotely because of some higher ideals but indeed selfish little ego thing! This is where I part my way. To this end I shall sail with McKenzie! with skills one gains from Law degree, consultancy should be play in the park-- or so I am telling myself.
-
WD! oh bugger! sorry mate. Hada ayaan kugartey, but hey you have a great sense of humour.
-
Every Sophist is humble and cordial apart from thee! :cool: Nature nad nurture not name that contributes the personality of people. I personally know at least five Ahmeds oo aanan ku aamineyn hal cartantey let alone being confortable with. But two Ahmed's I have met were indeed good natured brothers. So you do the maths or as they say in the states "math".
-
WD, walaal ma aan ku fahmin. Bal is cadee!?
-
Nice.
-
The largest collection of pictures from Somalia (Puntland).
Sophist replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
breathtaking indeed. Only bosaso pictures only and few Galkacayo, no LA and the capital city, Ceergaabo and Buhoodle! oh well I shall bring the pictures when I visit those cities amongst other cities in Somalia particularly Boorame and Hargeysa insha Allah soon. -
I missed it last night, opted for the grid instead on BBC2. How was it?
-
Juxa maandheey, magacyadaasi waa kuwee-- waxaad tiraahdaa "maxaa kaa galay adiga kuma aas jirtide
-
I concur with Ameenah's observation and in addition perhaps HIDAHA IYO DHAQANKA might be a better name for it-- since language comes under that banner.
-
War ma anigaa reer Alkaaf ka mid noqdey mise dadka qaarkii iyaga oon la tashan madaxooda ayeey bilaabeen iney qada daadshaan? Goormaa ilbaxnimo iyo af qalaad isku mid noqdeyn? War ileen tanoo kale. Dhalinyaro dawlad ayaa inoo soo socota Hadii Raxmaanku idmo, hadaad dan iyo heelo kalee dahay inaad umadaad ka timid wax u qabato, hada fursadan aad heysataan ka faa'iideysta oo barta qoraalka afkiina hooyo. Aqoontu waa udub dhexaadka Nolosha.
-
and there I was thinking there are no untrained fashion police! oh well what a world
-
Maasha Allah, Kudayasho ayey mudan yihiin.
-
Good to see you too my old chap. I shall forsake the wig mate, the silk don't appeal to me! perhaps the tosh job of consultancy may tickle my fancy! oh well then again a gent shall never labour! oh well i just remember i am no genteel!!!! How have you been? I shall be going to Ardaa and Jiidali in couple moons time insha Allah.
-
Indeed the geedi socod for illumination had begun. We should assist our brothers back home in any way we are able to do so.
-
Arinkani waa mid aan ayaamahan oo idil igu gohaamaayey. Rag badan oo is leh Soomali ayaad qori kartaan (ragaas anigaa ku jira), ayaa ceebi ka raaci doontaa. Waxaan sugnaaba waa labo maalmood insha Allah.
-
Bashi, and a such I had taken it my fellow. Discreet, will reply to you when I get home in couple hours time insha Allah.
-
Baashi! are you hoping this to be a failure? mate you should be the Director of this institution. Also where is Nur and Mutakalim? Perhaps The should work in the Illumination Dept! what say you?
-
Wiyeer= biyaha kharaar as in not xareed.