Sophist

Nomads
  • Content Count

    2,095
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sophist

  1. Wasiiradii la sugayay, wasiir ku xigeenno iyo wasiiro dowlayaal la magacaabay (magacyada wasiirada qaarkood) Nairobi Ra’isul wasaaraha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaqay xubnihii ka dhimanaa golaha wasiirada, wasiir ku-xigeeno & wasiiru dowlayaal. Xaflad ballaaran oo ka dhacday Hotelka Jakaranta House ee magaalada Nairobi ayna goob joog ka ahaayeen madaxweynaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya, guddoomiyaha guddiga farsamada IGAD Pathwel Kiplagat & marti sharaf kala duwan ayuu ka aqriyey ra’isul wasaaruhu liiska xubnaha cusub ee uu magacaabay. Waxaana xubnaha la magacaabay ka mid ah:- Maxamud C/llaahi Sifir Ra’isul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Xuseen Maxamed Ceydiid Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha Sheekh Aadan Mdoobe Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka Maxmed Qanyare Afrax Wasiirka Amniga Qaranka Maxamud Sayid Aadan Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere) Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa Maxamed Salaad Nuur Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Mowliid Macaan Maxamud Wasiir-dowlaha Beeraha Maxamed C/llaahi Kaamil Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Khaalid Cumar Cali Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo) Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos) Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka Salaad Cali Jeelle Wasiiru-dowlaha warfaafinta Ibraahim ***** Wasiiru-dowlaha Qorsheynta Waxaa xusid mudan in xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo aad uga biyo diidanaa jagada wasaaradeed ee la siiyay ay ku qaadatay madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha inay qanciyaan daqiiqadihii ugu danbeeyay markii shir adag oo xasaasi ah ay Hotel gaar ah ku yeeshaan, waxaana dhacday inuu Qanyare markii danbe ku soo biiro wasiirada la dhaarinayo.
  2. Rumour has it wisdom will prevail-- the coming days, the composition will alter in order to reflect the parity amongst the "warring" clans.
  3. ^My boy politics is very perilous game in Somalia, and those who engage in are ever at the risk of failing; one will cajole, bride and even murder in order to gain political muscle; that my dear boy is the flag of ours--- rumour has it though, you might perhaps put the interest of such flag behind that of your kinsmen! Just rumours! What a rancour against the poor darling boy oh well all at their best!!
  4. The tide of hope was as high as the mountain of Daalo, but such expectation seems rather misplaced after the appointments of the current cabinet. Why would a man who came to the thrown being the “underdog†(to the eyes of some Somalis because of his tribe) with sweeping landslide have such a profound disregard to the political reality of Somalia? This government is doomed to fail, it would not pass the parliament. Now the wish of the likes of Ato is becoming reality; what the incumbent president ought to do now? Would sense prevail or would he carry on the course of this treacherous game?
  5. Nassir, would you be kind enough and send me the document mate? Jamaal72 had been an stingy git Cheers
  6. The following is an actual question given on a University of Washington chemistry mid-term. The answer by one student was so "profound" that the professor shared it with colleagues, via the Internet. Bonus Question: Is Hell exothermic (gives off heat) or endothermic (absorbs heat)? Most of the students wrote proofs of their beliefs using Boyle's Law (gas cools when it expands and heats when it is compressed) or some variant. One student, however, wrote the following: First, we need to know how the mass of Hell is changing in time. So we need to know the rate at which souls are moving into Hell and the rate at which they are leaving. I think that we can safely assume that once a soul gets to Hell, it will not leave. Therefore, no souls are leaving. As for how many souls are entering Hell, let's look at the different Religions that exist in the world today. Most of these religions state that if you are not a member of their religion, you will go to Hell. Since there is more than one of these religions and since people do not belong to more than one religion, we can therefore project that all souls will go to Hell. With birth and death rates as they are, we can expect the number of souls in Hell to increase exponentially. Now, we look at the rate of change of the volume in Hell because Boyle's Law states that in order for the temperature and pressure in Hell to stay the same, the volume of Hell has to expand proportionately as souls are added. This gives two possibilities: 1. If Hell is expanding at a slower rate than the rate at which souls enter Hell, then the temperature and pressure in Hell will increase until "all Hell breaks loose". 2. If Hell is expanding at a rate faster than the increase of souls in Hell, then the temperature and pressure will drop until "Hell freezes over". So which is it? If we accept the postulate given to me by Teresa during my Freshman year, "it will be a cold day in Hell before I sleep with you", and take into account the fact that I slept with her last night, then number 2 must be true, and thus I am sure that Hell is exothermic and has already frozen over. The corollary of this theory is that since Hell has frozen over, it follows that it is not accepting any more souls and is therefore, extinct...leaving only Heaven, thereby proving the existence of a divine being which explains why, last night, Teresa kept shouting "Oh my God." THIS STUDENT RECEIVED THE ONLY "A" !
  7. Jamatutu: whichever you feel you belong to mate
  8. Qunatum. I know atleast around ten who are educated enough to make cabinet minsters in Britain-- of course with the right colour!! Laakiin hade, We need to understand one thing, this is a country that is emerging out of ruins; dadkaan aan ku meel gaarno. Qofkii hada xiniinyo iyo aqoon isbidaya waa inuu wadankii aadaa, and offer thier services to the our state.
  9. Qoute "Being Ex Somali minister's son" Is that by an chance reffering to the Minster of Isgaarsiinta iyo Boostada? In addition to that, the old boy is Oxford graduate and had become the ever youngestt first Sectretary of our embasies-- Washington to be precise.
  10. Admin: This is a Anthropology discussion on some of the Isims in Somalia and their positions; pardon us for using tribe names; all used in good gesture. Horn, My knowledge on this matter is not confined to Puntland families but indeed to your kin too. For example I know that the Ugaas in Mudud is Reer Cali Shirwac Ugaas Sharmaake, where as the original one (the chap in Gedo) is reer Ugaas Guuleed, Ugaas Sharmaake both ilmo Ugaas Sharmaake which they are in turn are the sons of Ugaas Diini. Orgi Liqe, On the Point of Garaads (Saleebaan and C/Qani) both are the descendents of Garaad Shirshoore, the former being Garaad Maxamuud the latter Garaad Faarax. Unlike, the Maxamuud Saleebaan sons, who crowned their first born, Osman the Shirshoore boys were equally ambitious. Mohamuud was the oldest of the three sons (Mohamuud, Faarax and Cabdi Garaad). Rumour has it, Mohamoud was bit dim and Farah was a young bright man with ambition. Anyhow, a task was set to prove one’s ability to lead the tribe. Cabdi oo ugu yaraa ayaa isku dayey inuu kala saaro. Wuxuu Maxamuud iyo Faaraxba u sheegey iney geed barda ah oo Nugaal kuyaal iney fariistaan. Wuxuu usheegey iney kobtaan uu uga tagey aanay ka kicin. Harkii ayey fariistaan. Xoogaa Markey fadhiyeen ayaa waxaa wareegey harkii, faarax harkii ayuu la wareegey oo dhankii hooska ayuu aadey. Maxamuud wuxuu ku yiri faarax, beynoow kobtaan inaad ka kacdo maa aanay aheyn, ee wacadkii walaalkaa waad ka baxdey. Cabaar ka bacdii ayaa waxaa soo noqdey Cabdi iyo ragiisii oo lasocda markaasey arkeen Maxamuud oo fadhiya meeshii lagu balamey oo qaraxi dhakada kaheyso, iyo faarax oo hooska raacay. Kobtii bey kucaleemo saareen Faarax maadama uu isticmaaley caqli. That is the history in which the Garadship had come about. But, my 11th grandfather, was not satisfied with such out come. And after couple generations, he declared Garaad Ali (the 9th Grandfather of Garaad Saleebaan) to be crowned and since then, Garaad Saleebaan and co were the head of the Clans of Nugaal and Sanaag and Garad C/qani the clans in Hawd. Laakiin ayaantaan danbe wixii waa sarifmeyn, laakiin Labada Garaad ee Rasmiga ah waa Garaad Saleebaan iyo Garaad C/qani. Hadana, Puntland waxaa shaqsi ahaan ugu sad bursi badan Islaanka iyo Garaad Saleebaan—sababaha taas keentey waa ay tiro badan yihiin.
  11. My dear boy, don’t be beguiled by my western nick, I is one rugged white kneed man whose knowledge in this field even surpasses those who are considered authority. Having said that, let me just correct you on your first faux pas. The family which you and I belong to were headed by the sub family of that famous man Wiil Waal; this disapproves your sweeping remark that the inhabitants of Qardho had been on the helm since the beginning of our time. Such is conjured up information which many young men from that vicinity had succumb to. About five hundred years ago, such unity was spoiled and from that damage sprung many men who saw themselves as the potential leader of the sub family were belong to. The Darwishes (this is nick name of my family) decided to crown their own Garad where the Dhabayaco (this is not negative word for those who don’t know it) crowned a Boqor thusly making fragmented system of Kingship. But, confusion stems from the respect which is given in the manner of first born. Since the sons of Har.. the oldest being the Qardho man, such honorour is conferred upon him; not because he is the most influncial but indeed, Mohamed Hart. Is the oldest son of Hart. Now, in modern contemporary world of Puntland, as you can even see from the pictures above, The Islaan of Nugaal and Garaad Saleebaan of Sool and Sanaag are the most influencial of all of them. Both are great orotors, and in the case of the former had been in the on the governing seat for more than five decades. Marka nin aan wax aqoon maahi, ee maandhoow ha khaldamin.
  12. http://www.voanews.com/english/Africa/2004-12-01-voa62.cfm
  13. blame blame and more blame! and the funny thing is, we are blaming others. Soomaalidu waxay tiraahdaa "War hebeloow, hebel ayaa ku caayayey! habel markaas ayuu kujawaabey, war habel muxuu icaayaa, colbaan nahay'e." Haatan, hade xaalku sidaas ayuu ka dhigan yahay.
  14. Orgiliqe, The boqor of Qardho? are you saying he is the Grand Garaad of all? Walee taas waxbaa kuugu laaban. Labada nin ee isla Sawiran ee Nugaal iyo Sool kayimi are currently the most powerful Isims in Puntland.
  15. 1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil 2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) 3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) 5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali) 6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf 7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd 8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** 9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali 10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale) 11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali 12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir 13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow 14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) 16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen 17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh 18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye 19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan 20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa 21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax 22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow 23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan 24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan 25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi 26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax 27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble
  16. C/laahi Sheekh Ismaaciil: Dibada Shaati Guduud: Beeraha Yalaxoow: Wasiirka Ganacsiga Cabdale Deerow Issaaq: Wasiirka Dastuurka Buuba: Wasiirka Isbaheysiga Goboloda Caato: Wasiirka Arimaha guud iyo guryenta Saalim Yabaroow: Maaliyada Fadal: Wasiirka Warfaafinta Xussen Ali Xuseen: Wasiirka Tacliinta Sare Fawsiyo Maxamed Sheekh: Ali Cabdulaahi Cosoble: Wasiirka Waxbarasha. Bootaan: Wasiirka Hubka dhigista Malooshiyooyinka C/Casiis: Wasiirka Caafimaadka. There are other who made it in the cabinet, the following are Ali Jaamac Jengali Xasan Abshir Omar Yuusuf Ahmed
  17. Kibirka iyo Islaweynaanta: Hitler baa u weynaa wiil arlada galiya hawl weyne isagaba meel haad ku cunay hubati loo waaye. Ragoow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado. Siyaasad: Ma mucaarad baan ahay hadaan xaqa ku maansoodo. -- Bal Muxuu micneeyoo itaray ministerkaan doortey.
  18. Checkmate "Libaaxyaasha of SOL: Sophist, baashi, horn, Bari nomand, nur, mursal , L,sankataabte iyo jamaal11" Aaway shabeeladii? ama Aar-rashii baad sheegtey, hambabararoo-yinkii maye? Nabad Sophist
  19. On Saturday Constitutional Affairs Minister David Lammy told members of the Somali Community that the conference they had organised in Bethnal Green was an important step in their journey from a largely marginalised, invisible group to active participation as local Councillors, magistrates, businesspeople, and ultimately as Members of Parliament. Somalis had lived in the UK since the mid-nineteenth century, and many were settled and successful as individuals. But this was about the community pulling together and making their mark collectively. Referring to his own experience, David Lammy was proud that the Labour Party had taken the issue of Black representation seriously. He said, “As a Black immigrant, my mother was strip searched on arrival in the UK. I grew up in Britain and in my early 30s I am a Government Minister.†Even so, on a recent visit to Feltham Young Offenders’ Institute David Lammy had noticed that many of the inmates were from “our†areas. He said, “Far too many young Black people in Britain become disaffected and underachieve at school. We need to identify the reasons and address the problems, not sweep them under the carpet.†David Lammy added, “As the MP for Tottenham I try to represent all my constituents. However, as a Minister I bring to the Government table my background, the marginalisation, the tensions and the poverty within the Black and immigrant communities.†David Lammy told the conference, “Somalis must come together and make their voices heard. The future is in your hands, and you must face it with conviction and determination.†These sentiments were echoed by the local Member of Parliament, Oona King. In welcoming the conference to her constituency, she highlighted some of the problems that immigrants coming from war-torn Somalia had had to face on arrival. She had worked to improve inadequate housing conditions and reduce overcrowding, also provide better Social Services and support for struggling families. She was particularly aware of the pivotal role played by Somali women, who often struggled to bring up families on their own, following the death or separation from their husbands. Such women needed educational opportunities, and they would also pass on their knowledge to their children. Inspired by David Lammy’s speech, Claude Moraes MEP commented that the position of Black people in the UK had moved on to such an extent that it was credible to think of him as a potential Prime Minister. However, the situation was less positive elsewhere, and he would be travelling to Amsterdam later in the day to address the worrying state of race relations in Rotterdam and other cities in the Netherlands. Somali Community Conference Claude Moraes also cited housing and education as the main issues of concern for Somalis in the UK and in other European states. He felt that, because of their recent experiences, they brought something special to the employment market. Any potential employer who discriminated against them would miss out on their talent and strength or character. He felt that the Somali community was at a pivotal stage in Europe, even though he recognised the tensions between the generations, and the fact that Somalis were wrongly perceived as newcomers. The European Union could provide important financial and other support, designed to help particular communities. Somalis must learn from the past experiences of other ethnic groups, and work together to fulfil their enormous talent and potential. BBC reporter Amina Ali claimed that the mainstream media were dominated by middle-aged white men. Somalis needed to have pride in their achievements and potential. They should participate and lobby all sections of the media to promote a positive image of themselves. Jeremy Corbyn MP, who had organised the series of meetings at the House of Commons that had culminated in the conference, hoped that those who had attended would feel inspired to take further action. They needed to register to vote, to join political parties, to participate as school governors, magistrates, and as local Councillors. The next House of Commons meeting on 14th December would take stock, focusing on practical measures to organise in political structures and the media, to lobby Government, and to support particular groups such as women and young people. Nuradin Dirie, Chair of the Co-ordinating Committee and conference organiser, commented, “The conference provided a great opportunity to hear one another’s experiences and the positive steps we could take to improve the situation of the Somali community. There was anger and passion but above all there was a determination to work together to take things forward. The speakers were inspirational – challenging all of us to take on the task of ensuring that we are at the heart of the democratic process here in Britain.†Somali Community Conference, “Participating in Democracyâ€, Saturday 20th November, Oxford House, Derbyshire Street, London, E.2. Jeremy Corbyn MP: 020 7226 5775 ______________________________ Background: Somali Coordinating Committee (SCC) The Somali Community in Britain come together with the help of Jeremy Corbyn MP, Member of the Parliament for Islington North, to discuss the issues and the challenges the Community faces and how best overcome such challenges. A long process of discussion started with a clean sheet of paper airing out all the issues. It was in this open and participatory discussion that lots of issues were brought out in the debate. The key issues ranging from jobs, immigration, health, education and women’s issues where discussed in detail during these proceedings. It became apparent that these issues needed more attention and closer analysis. It was collectively decided to set up working groups to study the issues in depth and come up with recommendations. As a consequence, 13 policy working groups were set up. Volunteers from the community and interested community groups joined this process of policy development on an open for all basis. Community members have participated fully in the process. Detailed policy papers were produced and central to all community issues were the lack of community participation. It became clear that the community lacked voice and were disengaged from participating in both local and national democracies and decision-making processes. In addition the community were not properly resourced by statutory bodies. It was decided to set up an umbrella organisation that fills the gap and gives voice to the community. Coordinators from the 13 policy working groups were brought together to set up the Somali Coordinating Committee and a Chair, Vice Chair and a Secretary was elected. In addition the following aims and objectives were adopted; To support and cooperate with Somali community groups in putting the community’s voice forward. To contribute to policy making by responding to consultations and legislative proposals relevant to the community. To disseminate widely policy and legislative development effecting the community. To build the Somali Coordinating Committee in to a formal body that carries the work forward. To participate in and utilise existing opportunities for promoting the community issues in local and national forums. To draw together and promote the work of the policy working groups. To ensure that effective communication exists between the Coordinating Committee and the policy working groups. The organisation is currently managed by the Coordinating Committee meetings with overall approval sought in the general bi-monthly meetings of the Somali community. Work is underway to draw a longer-term management structure and the incorporation of the organisation. To highlight the community issues as presented in the 13 policy papers the Community decided to convene a conference in London which aims to: draw attention to the Somali community and their positive contributions to Britain launch the Somali Coordinating Committee as a strong voice for the community build awareness about how best the community can engage with and participate in local and national democracies in Britain. present the community issues and concerns and to take the policy work and reports forward to achieve results.
  20. Jaamacadda Nugaal oo Saaka Ardaydii u Dareertay Laascaanood(Radiolascaanod.com) Thu 24/11/2004 Waxaa saaka si rasmi ah u bilaabantay Jaamacadda Nugaal (Nugaal University) oo duruustii ugu horeysay ay ardaydii u xaadireen. Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal mudane C/kariim Ali Jamac ayaa waxa uu soo gaadhsiiyey warbaahinta in Jaamacaddu si rasmi ah ay saaka u furantay, laguna bilaabay arday gaadhaysa 60 arday. C/karim waxa kale oo uu warbaahinta u sheegay in Jaamacaddu ay wax ka dhigi doonaan macalimiin gaadhaysa todoba macalin oo lagu bilaabayo jaamacadda muddada ardayda loogu diyaarinayo heer ay qaadan karaan duruusta takhasuusaadkooda ama kuliyadahooda. Shacabka SSC ee gudo iyo dibadba ayaa aad iyo aad u soo dhaweeyey dadaalkaas muddada soo socday ee lagu guulaystay. Radiolascaanod.com oo la xidhiidhay aqoonyahan farabadan oo isugu jira dhammaan laamaha kala duwan ee cilmiga ayaa waxa ay ballan qaadeen inay si buuxda u taageeri doonaan Jaamacadda Nugaal, taageeradaas oo isugu jiri doonta dhinacyada dhaqaalaha, cilmiga, xidhiidhka, iyo maamulkaba. Ahmed M Hassan Radiolascaanod.com
  21. Checkmate, walaalkiis aad ayaad ugu mahadsan tahay suugaantan raaxada leh, waad noo raaxeysey.