horta anigu mucaarad baan ahay,dowladdanna gabi ahaan waan ka soo horjeeda,musuqmaasuq bay isticmaashaa,polickeedu dadka ayey qoorta ka jaraan,dowlad cadaalad ah ma ahan,xuquuqda haweenka ayey ku tumataa,dowladdan xayawaanka way leeysaa,canshuur fara badan bay dadka ka goosataa,shidaalkii cirka ayuu isku shareeray,
ma saan baan ku jiri karnaa,mayya ama haa haddii kale aniga mucaarad baan ahay af ganbi baan isticmaali,xoog baan ku maquunini dowladdan,civil waa baa billaabani,hadii kale hala badalo dowladdan naxariista daran ee beenta lagu dhissay.
loooooooooool..oh thanks we need dad badan ee ka hadlaya dhibtaada shacabka..
MADAXWEYNAHA SOMALIAONLINE GOVERMENT OO MAGACAABAY WASIIR CUSUB:
WASIIRKA BATROOLKA :[/b)
NUUNE
WASIIR XAG AF GANBI WAXAN HESANA CIDAMADA DALADAHA KU BOODA.SO WLC SIR