Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. loooool do you guys still listen to these loosers, loool you guys never learn every looser and geel jire intuu idiin yimaado ayuu idinka taajiraa on the promise that somaliland ayuu idiin keenayaa ehehehe i have to say they know sida dadka wax looga cuno
  2. Jumatu waryee sxb ninyow adna ma General oo kalaad nagu noqotay xagaad kan shariif dhuusoduu dhuusoba noogo soo qoraysaa, siyaasadiiba waxaad ka dhigteen sida football teams, nimba team uu support gareynayaa, waraa anuu afbijo united aan taageraa nooh ana waraa shariif Fc iyoo suudi rangers iyo qaar kaloo badan
  3. ^^^ haa hadaa imikaan gartay, waar dee odaygii wararka gaagaban hayey ee General ayaa ba ii sheegayoo wuxuu yidhi waa la yara hakiyey waayo dheh reer muqdisho suuqii ayey sii xaadhayaan buu yiri, meelaha xashiiskana wey yara bufinayaan
  4. sophist who told you there wont be election in ceeri, did you think the parties where campaing there for show i think xudun weeye meesha maanta la joogaa, dhinaca kalena adhicadhey
  5. ^^^^^^ adeer hasha maandeeqna makuu daynaa waa caadi we can donate it
  6. duke you are absoloutly right old boy i believe in the sovereignty of maandeeq its flag and its blessed citezens. but other than that i have no cheap loyalty to any individual or group of people, whether be politian or tribe. God forbid the day i become a brain dead shoe carrier for someone.
  7. eerm waar duke gaadhigii Geedi miyaanu wali xamar gaadhin, oo waxaad tidhi it only takes one houre mise geedi wuu lumay. baaq ma dirnaa haduu lumay.
  8. ^^^^^ unlike you my friend i dont hold any somali website to be of any reall news outlet, well maybe one or two are ok but really i hardly visit this somaliland.org you talk of i do not hold any of these so called sites of any value, as far as i am concern somaliland.org and puntland whatever may as well be the same thing because really i have no preference and the same ca be said for all other sites. i am not brain dead zombie that copies and pastes a regutitated second hand opinion put together by mindlest tribilistic zealots. walahi waxaan idin odhan lahaa, give this mind numbing boring local politics a rest for while, maxaan iska xiijinaynaa masaakiinta iska daaya nabadooda haku nooladaane.
  9. General looool sxb you have just popped your friends balloon withough realising it , i have seen several other articles from usuall site which say these stories but have different locations it seems someone did little story and edited the degaans concerned
  10. Guys hold your horse for one minute there, the proof is in the pudding my friends, on the 29 of september you will see it for your selves whether N Ahmed stand, because as things stand there will be full election in degmada XUDUN.
  11. Whether they are orignally from somaliland or not is not the point the point is that this group belong to that group of the so called sheikh aweys who sees himself as some kind of Mahdi on crusade, indeed this group have people from every region of somalis, and they are very dangerous group their main ambition is to turn the whole somali peninsulea into a new afganistan who behead woman in public for daring to say she was raped. Muqdisho has falling in the hands of these zealots who know know nothing of reall islam, who spend their time kidnapping, raping, digging graves and setting up road blocks. well no thanks somaliland will not be held hostage by ragTag proclaimed wadaads who are hell bent on voilence and beheadings. so the fact they came from muqdisho is 100% because they most certainly did only four days before the arrest took place, but its true that their origins are of somalilanders.
  12. Gen sxb dont waste your breath and energy, this forum is dead thanks to the likes of you boring people with second hand copy n paste propaganda. these days you lucky if someones reads your copy and paste job once a month let alone reply to it. let it go my friend!! let it go! its over
  13. Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Saaxil oo isna ka hadlay qaabka ay u soo qabteen hogaamiyaha Kooxdan Argagaxisada ah oo la yidhaahdo Indho cade ayaa sheegay in hawlgalkaasi uu ku weheliyay Duqa Berbera Md Cabdi Jaamac Ducaale ay xidheen kaantaroolada , isla markaana ay ku guulaysteen soo qabashadiisa Tuulada Xamaas isagoo saaran gaadhi Burco u siijeeday oo uu ka soo raacay Aw- Barkhadle waxana uu yidhi ‘’Ninkaasi waxa uu saarnaa gaadhi nin weyn oo reer Burco ah oo yidhi Ninkani waxa uu naga soo raacay Tuulada Aw Barkhadle oo uu yidhi gabadh ayaa iga Sakaraad ah.. Gaadhigana waxa ku dhejisnaa Murashax Maxamed Cumar Jiir, waana la garanayaa ninkii gaadhigas watay’’ ayuu yidhi Taliyaha Qaybta Booliska Saaxil. Waxa isaguna halkaasi ka hadlay taliyaha Ciidanka Booliiska Maxamed Cige Cilmi oo sheegay in loo baahan yahay in ummadu feejignaato oo wixii qaranimada Dalkooda wax u dhimaya ay la socodsiiyaan ciidamada Amaanka. Dhinaca kale dadweynaha la jaarka ahaa gurigaasi ay ku jireen ragan argagaxisa ahi ay ciidamadu galeen oo iyagana dgaalkaasi habeen hore dhex maray kooxdan Argagaxisada ah oo aanu iyagana wax ka weydiinay ayaa sheegay inay ku noqotay dhacdo argagaxiso ah markii rasaastu dhego barjaysay. Eye Witness Dadweynahaasi oo rasaastu waxyeelo u gaysatay guryihii ay ku jireen ayaanu arrintan wax ka weydiinay qaar ka mid ah, ugu horeyntiina Raaxo Ibraahim Cismaan oo degan, kuna sugnayd sandaqad ka danbaysa gurigan argagaxisadu ku jireen oo ay daaradeeda sii mareen markay ragaasi argagaxisada ahi gurigay ku jireen xaga danbe ka daateen ayaa hadalkeedii ku bilowday:- ‘’Abaaro 12:00 habeenimo ayay ahayd markii dagaalku bilowday markaasi oonu hurdo ku jiray, 14qof ayaanu sandaqada ku hurudnay , qaar ka mid ah caruurtayaduna dibada ayay seexdeen, waxaanu moodnay markii rasaastu dhacaysay in nala soo shiidayo, guriga baasdhan baa ku dhacay, waxaan maqlay shamax shamaxda ragaasi markay gidaarka ka so daateen, hase yeeshee gurigan ay ka soo dhacayeen ilaa muddo laba bilood ahba bilaa kiruu ahaa oo cidba kuma ogayn inay ku jirto, dabadeed dig digta ayaan maqlay iyo ruuxa ka sii dhacaya ood ku soo wareegsanayd sandaqada, laakiin ka hor ayay ka soo carareen dibada laba nin oo aan dhalay oo hurda, gurigii baan ka soo baxay waxaanan mooday inay carruurtii dibada wax heleen, ka dibna markaa gurigii dibada uga soo baxay ayaan arkay raga xagii gidaarka ka soo socda gurigan ay ka soo dhaceen, dabadeed waxaan idhi waa ayo, hase ahaatee midbaa igu yidhi Aamus, ana waan naxoo waan aamusay, waayo inuu qori sitana waan arkay. Hase yeeshee waxa I galay dareen inay wax jiraan, laakiin ma kala ogayn waxa dhacay, guriga aanu ku jiray rasaas badan ayaa ku dhacday oo xataa weelkii iyo dharbay saddexda qol ee sandaqada aanu ku jiray yaalay ay wax ku yeeshay, laakiin anaga waxba nagumay soo gaadhin. Goor danbe ayay Boolisku nagu yidhaahdeen intay noo yimaadeen guriga ka baxa, dabadeedna waanu ka baxnay. Canab Xariir oo ah Maxamed Xariir Walaashii oo isagu ku jiray Guriga argagaxisada guri ku xiga oo uu Aroos ku ahaa ayaa iyaduna sheegtay in uu argagax wayni qabsaday markii ciidamada Somaliland ee hawl galkaasi habeen hore ka qayb qaatay ay gurigoodii ku khaldameen oo rasaas ooda kaga qaadeen, isla markaana waxay sheegtay in ay cabaar ay guur guuranayeen oo ay halis galeenba, Balse ay Booliska Tilifoon u direen oo markii danbe laga daayay rasaastii. Waxa kale oo ay sheegtay in dhacdadaasi habeen hore fajiciso ku noqotay, sidoo kalena waxay sheegtay in khasaare ay u gaysatay rasaasta ciidanka la dhacay gurigii ay ku jireen, Balse iyagu ay ka Nabad galeen. La soco wixii soo kordha, qaranews
  14. Latest... Har(HRG)- ciidamda Booliska Somaliland ayaa galabta qabtay mid ka mid ah raggii hubaysnaa ee ay Boolisku xalay ku weerareen guri ku yaala Magaalada Hargeysa. Ninkaas, oo la sheegay inuu yahay nin si weyn Booliska Somaliland u raadinayeen waxa magaciisu yahay CABDIRAXMAAN INDHACADE, waxaana la sheegay in loo aanaynayo falalkii Argagixiso ee hore Somaliland gudaheeda loogu laayay dadkii Ajaanibka ahaa. Waxa uu Mr. Indhacade, ka mid yahay sida Hargeysa News, dad xogogaali u sheegeen 8 nin oo iyaga oo Somaliland ka maqan ay Maxkamadda Hargeysa kaga socoto dacwad la xidhiidha falal argagixiso. Mr. Indhacade, waxa la sheegay inuu Magaalada Aw Barkhadle ee dhinaca Bari ee Magaalada Hargeysa uu ka raacay Baabuur gaar ah, ka dib markii ninkii Gaadhiga watay uu ka dalbaday inuu caawiyo oo uu u qaado dhinaca Berbera, kaas oo isna ka aqbalay, isaga oo aan ogayn falka ninku gaystay. Hase yeeshe, Ciidamada Booliska gobolka Saaxil, oo iyagu heegan ku jiray ayaa Magaalada Xamaas ku qabtay ninkaas ka dib markii ay baabuurka baadheen. .... Ciidamada Booliska ee Magaalada Burco, ayaa iyaguna waxa ay Maanta xabsiga u taxaabeen mid ka ah Wadaadada Diinta ee Magaalada Burco. Hawlgalkan ay xalay fuliyeen Ciidamada Booliska iyo Hay'adda Sirdoonka Qaranka ayaa dadweynuhu aad ugu amaaneen sida ay hawlgalkaas kharbudadaada ah uga hortageen. Waxa soo weriyay Maxamed-Rambo
  15. Dhamaan hogaanka sare ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID, dhamaan hawl-wadeenada xisbiga, dhamaan xubnaha UCID iyo taageerayaalba. Waxanu cambaareynaynaa falka argagixiso ee kooxaha hubaysani ka gaysteen xarunta Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa. Hadaanu nahay xisbiga UCID hogaan iyo xubnoba,Waxanu qabnaa falkan dhicisoobay oo lagu beegay xilli ay Somaliland ka dhacayso dorashada baarlamaanka inuu yahay mid qorshaysnAA oo ku socday jaangoyn xilliyaysan, mana ahayn mid wad la kulan ah. Wuxu falkani xidhiihd la leeyahay weeraro iyo turaanturooyin badan oo cadawgu u qorsheeyey Somaliland. Cadawgaasi hasoo gashado dhar diimeed, mid qabiil ama mid siyaasadeed. Waxanu amaan iyo bogaadin aan la koobi Karin u jeedinaynaa ciidamada booliiska Somaliland ee sida xeel-dheeridu ku jirto uga hortegey hagardaamada liidata ee argagixisadu la beegsatey qaranka iyo shacabka Somaliland. Hubaal waxa ah in ciidamo dhisan oo tababar qaba aad tihiin, waxase iyana marag ma doonta ag in dhamaan shacabka Somaliland muujiyeen feejignaan iyo korjoogto dheerad ah. Xisbiga UCID wuxu u sheegayaa kuwa dhagarta iyo keydka u maleegaya nabada iyo badhaadhaha aanu gaadhney in ay la kulmi doonaan khasaare iyo cawaaqib-xumo aanay ka soo kaban. Ma gilgili kartaan deganaanshaha iyo nabada taalla Somaliland, “ma didee hargoolow ha igu tumin durbaanada iyo daasadhamadhanâ€. Waxanu marlabaad amaan iyo sharaf dusha ka saaraynaa ciidamada booliska iyo nabadgelyada oo si xirfad iyo tayo leh u caabiyey weerarkaas, waxanu tacsi iyo tiiraanyo u diraynaa ciidamada nabadgelyada ee dhaawacu kasoo gaadhey weerarkan dhicisoobay, sharaf waxa idiin ah in aad ku dhaawacanteen difaaca xoriyada iyo islaamnimada, Ilaahayna ha idinka kiciyo nabarkaas xaq-darro. “Waa u wada dhanahay difaaca Somaliland†Xuseen-Asad Adan Cali Af-hayeenka Xisbiga UCID London-UK
  16. walahi these people cudur ayey qabaan, have they not heeded the lesson of the last group of terrorist and their lifetime imprisionment, have they not seen for themselves that somaliland will not be bullied or subgigated by thugs and warlords and so called wadaads who hold the people of somalia in hostage. i believe these people have diseas, and they have corrubted our beautifull religion of peace into a political tool for killing, raping and Bombings they are trully deviators and its the duty of every muslim to fight them and take our religion back from these murderous Zealots.
  17. :eek: :eek: :eek: where is the articulate Edna when you need her :confused:
  18. to me this is not a surprise at all from the day c/y was elected i was saying bloody civil war is almost innevatable but was accused of war mongering, infact i would have been amazed if c/y ventures didnt end in blood for the somali people. but i also had the believe that maybe somalia needs one last bloody war to end the stand off and polarisation, this may seem shocking to some but war can sometimes be the road to a peacefull resolution to never ending stand off. with this one last blood bath i believe there will be loosers and winners (ofcourse all sides are loosers ofcourse}and after this war i believe we will see the end of warlords. and a new era may be born for the tired somalis in somalia.
  19. Xisbiga mucaarada ah ee Kulmiye ayaa saaka waaberigii qaaday kaambaynkiisii ugu cuslaa dhinaca gobolada Togdheer iyo Sool, kadib markii uu saaka magaalada Burco ka amba baxay wefdi aad u culus oo Kulmiye ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga Axmed Maxamed Siilaanyo ayna ka mid ahaayeen C/Raxmaan Aw Cali Faarax (Tolwaa), Maxamed Kaahin Axmed, C/lla Faarax Xarbi, Cismaan Abokor, Cali Maxamed Cabdille (Biikolo), Mudane Maxamed Jaamac, Xildhibaan C/Waaxid C/Qaadir, Musharax Ibrahim Axmed Raygal iyo masuuliyiin kale oo fara badan. Guddoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa khudbado ku aadan doorashada Baarlmaanka ka jeediyey 17ka magaalo ee u dhexeeya Burco iyo Laascaanood ee kala ah Yiroowe, Beer, Unuunley, Ina Dhakool, Ina Afmadoobe, Qoryaale, Gaatama, Kiridh, Wadaama-goo, Caynaba, Ceel-dhaab, Oog, Guumays, Yagoori, Tuulo Samakaab, Adhi-Caddeeye iyo Taliska ciidanka Qaranka ee Siixawle. 17 kaas gobood oo si la yaab leh loogu soo dhaweeyey wefdiga Kulmiye iyo guddoomiyahooda Siilaanyo ayaa ahaa kaambaynkii ugu cuslaa ee taariikhda Somaliland uu qaado xisbi siyaasi ahi. "Weligay maan arag soo dhoweyn sidaa u baaxad weyn oo aan magaalona, magaalo ka dhicin, waxase aannu siinnay koobkii soo dhoweynta Magaalada Adhi-caddeeye oo 20KM u jirta Laascaanood, halkaas oo naloogu dabbaal degay fardihii nugaaleed ee caanka ahaa, magaaladana laga wada taagay calanka KULMIYE, dadkuna madaxa ku wada xidhay calanka KULMIYE, sidoo kale Caynaba, Qoryaale, Oog, Wadaama-goo iyo Yagoorina lagama sheekayn karo dammaashaadkii maanta ka dhacay" Sidaa waxa weriyayaasha u sheegay Cismaan Abokor oo caawa fiidkii shir jaraaid oo uu kaga war bixinayo socdaalkoodii iyo ololohoodii maanta ku qabtay magaalada Burco. Wefdigan oo dadweynaha ku dhaqan gobolada Togdheer iyo Sool ku guubaabinayey in ay codkooda siiyaan xisbiga KULMIYE ayaa khudbadahoodii ku kasbaday taageero laxaad leh, kaddib markii ay dadka farta u saareen dhaliilaha iyo tabashooyinka jira, isla markaana ay u sameeyeen ballan qaadyo la taaban karo. Waxa kale oo wefdigu ku guulaystay in degaan kasta ay si gaar ah ula kulmaan madaxda iyo odayaasha dhaqanka. Tusaale ahaan Imaamka masaajidka Qoryaale ayaa ka mid ahaa dadka ku wacdiyey dadweynahooda in ay doortaan KULMIYE oo danta dalku ku jirto. Mudane Siilaanyo ayaa 17 kaas goobood ee uu maanta kala hadlay dadweynaha Togdheer iyo Sool u sheegayey hal farriin oo ahayd in ay tijaabiyaan Xisbiga Kulmiye oo ay codkooda siiyaan, maaddama ay ku hungoobeen xisbigii talada hayey ee Udub, in ay nabad gelyo ku codeeyaan oo la ilaaliyo anshaxa iyo nidaamka doorashada iyo in Xisbigiisa Kulmiye Jamhuuriyadda Somaliland u horseedi doono haddii la doorto nolol iyo barwaaqo. Wefdigii Kulmiye waxa ay isla caawa u baqooleen gobolka Sanaag iyaga oo berri subaxna khudbado ka jeedin doona degmada Gar-adag. Axmed Maxamed Burco, Somaliland
  20. These story is baseless these guys will will finished their sentenced delivered in court of law, after all they were caught in red handed trying to smugle weapons from Eriteria via jbouti.
  21. waar buurtu ha dambaysee yarta magaceed :eek:
  22. ^^^^ actually they were cought red handed with blood on their hands, at the town on dhoqosay near the ethopian borders where they put fierce resistant but were eventually captured by police and locals. and the man who organised it was eventually captured by americans in jbouti and transfered to somaliland through ethopia, were he lost a leg in the process. personally i dont think a death penalty is nessesary.
  23. If so, would it make sense Somaliland is still seeking recognition from the Arab League? I think this was ill advised on Somaliland 's part, because the Arab League is a regional organization, not a continental one like the AU or international like the UN. This reaction by Somaliland appears like a kid who has been denied an icecream. Somaliland has to understand the Arab League isn't its parent. sxb the somaliland government has to approach and make friends with every organization because thats the duty of any government it would be scandelous for them not to make diplomatic contacts with with every organization wether be regional or international. and to be fair to somaliland government and Adna in particuler she has made some headway with individual governments if not the Union, for example Egypt has relaxed its over zealous reaction to Somaliland recognition for the first time in the African union, and have openly stated in are open minded about somaliland for the first time in african union. having said that somaliland know that its diplomatic routes does not have to be through the arabs anyway. with this new wave of african renaisance most african countries are turning back to african routes culture and history and being africans first and foremost thats why they are content doing bussiness with each other withought someone else always supervising them. thats why somalilnads success in terms of recognition lies solely in africa, and that is big favour for somaliland because you would struggle to find any african country who has any reall political opposition to somaliland recognition even if the union is somewhat slow to move from the warped thinking of the 1960s and the ill founded new "freedoms" known as independence.
  24. ARAB UNION ^^^ HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA A bunch of spineless wetbags who only agree on one thing for the last 30 years is to never agree on anything, ask Gadafi of libia what he thinks of the union, and you will see what an useless waste of space these american poodles are. since when have these so called arab union promised recognition for us and and most importantly who cares what basal breath think anyway, how can an occupied bunch of dictators advance our democracy anyway.