Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. Ra’isulwasaare ku xigeenka Kooxda Imbigaati isla markaasna lagu sheego in uu yahy Wasiirka Iskaashi goboleedka, Ismaaciil Maxamuud Hurre buubaa, ayaa ka cararay magaalda Baydhabo kadib markii la dilay Cabdale Deerow ***** oo ahaa Wasiirka Dastuurka iyo Fadaraalka gobolada ee Kooxda Imbigaati. Mr Buubaa oo isagu ka soo jeeda dalka Somaliland ayaa si sharci daro ah uga qayb galay shirkii dawlada fashilantay hada loogu soo dhisaayay dalka Kiiniya, warar aan ka helay ilo ku dhaw dhaw ilaaladii Mr Buubaa ayaa ii xaqiijiyay in Mr Buubaa iyo masuuliyiin kale oo uu ku jiraba loo soo gudbiyay warqad digniin ah taasi oo lagaga codsanaayay in ay iskaga baxaan meesha hadii kale in lagu fulin doono arimo ay ka shalayn doonaan, nooma ay sheegin arimahaasi waxa ay noqon doonaan. Mar an la xidhiidhay ka hor intii aanu Mr Buubaa aanu ka bixin magaalda Baydhaba oo aanu u socdaalin dalka Sucuudiga oo uu hada u goostay, ayaa ka gaabsaday in uu wax faah faahin ah iga siiyo socdaalkiisa, lakiin waxa uu ii sheegay in ay fashilantay hawshii dawladnimo ee la hiigsanaayay isla markaasna dalka qasayaan niman yar yar oo wadaado sheeganaaya, Mr Buubaa waxa uu aad uga dayriyay xaalda K.Somaliya ay hada ku sugantahay, mar aan wax ka waydiinay in uu aadaayo Somaliland? Waxa uu noo sheegay in aanu hada u socon lakiin uu tagi karo marka uu doono isla markaasna ay halkaasi tahay dalkiisii oo ayna cid iska hor taagi kartaa ayna jirin, waxa uu intaas raaciyay Mr Buubaa in ay hada fashilantay dawldii Cabdilahi Yusuf ee la hiigsanaayay midnimo Somaliyeed isla markaasna waxa aan kula talinayaa walaalahyga Somaliland in ay ku faro adaygaan nabdgalyadooda iyo dawladoodaba, taas macnaheedu ma aha in aan anigu ka soo degay mawqifkii aan taagnaa ee waa xaqiiqda meesha taala ayuu hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay Mr Buubaa oo diiday in uu wax su'aal ah oo danbe nooga jawaabo. Su'aashii uu diiday in uu nooga jawaabo ee uu hadalka nagaga xidhayna waxa ay ahyd, Hadmaa laga yaabaa in aad ku soo laabato magaalada Baydhabo? . . Hadaba horaantii todobaadkii ina dhaafay ayaa waxa magaaldan Baydhabo ka Cararay Cabdalla Xaaji Cali oo ahaa xildhibaan ka tirsan barlamaanka Imbigaati ee lagu soo dhisay dalka Kiiniya Cabdale waxa uu wariyaheena qarannews ee Muqdisho u sheegay in intoodii ka soo jeeday Somaliland ay xabad xabad uga cararayaan magaalda Baydhaba isla markaasna uu Buubaa u sii firxanaayo xaga iyo dalalka Carabta, hasa ahaatee mar aan wax ka waydiiyay ragan sii gurmaaya Raysal Wasaaraha Cali Maxamed Geedi waxa uu ii sheegay oo yidhi'' Adeer ragani ma ay ahyn rag anaga wax noo haya oo wax tar noo lahaa anagaa meesha ku masruufi jirnay mana aha rag xitaa booqan kara Bercera iyo Hargaysa oo ay u dhasheen iyo Burco toona, waananu la soconay in ay sidaasi ahaayeen lakiin waxa ay naga ahyd bal siiya fursad ay ku dhex gali karaan dadkooda iyo gobolkooda isla markaasna ay ku soo kasban karaan kalsooni taasina waa mid meesha ka baxday oo laba sano shilin ay naga qaataan mooyaane xitaa talo iyo qorshe kuma ay soo biirin xukmada, hadana haday tagaan shilinkaygii ayaa noo bad baadaaya,sidaasi waxa hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay Cali Maxamed Geedi. A.M.Musa Qarannews24 Baydhabo
  2. Xildhibaan Maxamud C/llaahi Jaamac Sifir oo u ololaynaayay in la rido xukuumada Geedi iyo xildhibaan Xuseen Caraale oo difaacayay xukuumada Cali Maxamed Geedi. Dagaalka oo markii danbe isu rogay gacan ka hadal waxa uu dhex maray Xildhibaan Cabdillaahi Jamac Sifir oo dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland iyo Xildhibaan Xuseen Caraale, dagaalka oo markii hore ku bilaabmay afka oo la iskaga tuur tuuro hadalo kul kulul oo loogu awood sheeganaayay Xildhibaan Sifir oo hortiisa lagaga cadeeyay in aanu waxba ka ahyn kooxda Imbigaat ee Somaliyai.. Arinta ayaa faraha ka baxday maanta markii dib loo soo doortay Raysal Wasaaraha kooxda Carta oo uu ka soo hor jeeday Xildhibaan Sifir, Xaga Xildhibaan Xuseen Caraale uu ka taageersanaa Mr Geedi in uu sii joogo jagadiisa isla markaasna laga gardaranyhay ayan khald tahy in loo qaado cod lagu ridaayo Cali Maxamed Geedi, hadaba waxa ay arintu faraha ka sii baxday markii labada xildhibaan ee erayda aflagaadada ah isku tuur tuuraaya mid difaaca iyo mid ka soo horjeeda Cali Maxamed Geedi, codkii loo qaaday uu ku guulaystay in uu Geedi sii joogo oo uu guulaystay ayaa Xuseen Caraale ku soo tuuray hadal ay intii Geedi taagersanyd oo dhami sacbka u tumeen, hadalkaasi oo uu ahaa''. Adiga oo aan Somaliland tagi karin isla markaana dadkaaga matalin ayaad doonaysaa in aad halkan anaga iska kaaya hor keento, Sifirow taasi kaa soconmayso meeshana waa Somaliya ee ma aha Somaliland taasi oo Xildhibaan Sifir dhiiga kicisay isla markaasna dhalisay in labda Xildhibaan dagaal isugu qaad qaadaan,xaga markii ay Booliskii meesha joogay markii ay kala kaxeeyeen Sifirna ku tuuray anigaa wax kaa dhigay ee maxaad tahy hadana car bal wax ha ka socdaan sheekadaa laalushka lagu soo doortay Geedi, angaa qudhunkiina soo doonanay, hadaldaasi oo kuwii Xuseen Caraale u sacabinaayay aamusiisay. Labada xildhibaanba waxa wajiyadooda ka muuqaday xoogaa barar ah oo midba midka kale gaadhsiiyay waloo ay labdooduba dhiig tufaayeen lama garan karo waxa ay qabaan ee intaasi u sii dheer iyada oo la noo diiday in aanu wax hadal ah midkoodna la yeelano halkaasna mid walba lagaga qaaday baabuurkii uu la socday markii hore ee ay ku yimaadee madashii uu codku ka dhacaayay oo ahayd xarunta ADC ee magaalda Baydhabo. Cali Maxamed Geedi oo isagu madasha ka hadlay ayaa u mahd naqay Xildhibaan Xuseen Caraale iyo dhamaan intii u codaysay maanta isla markaasna waxa uu u dhaartay isaga oo farata luxaaya intii hawshan ku soo kicisay iyo inta ka soo horjeedayba ee ka fooday isga oo sheegay in ayna dawladiisa ka mid noqon doonin oo aanu ku soo dari doonin wasiirada cusub ee uu soo dhisi doono. Badiba xildhibaanada ka soo jeeday Somaliland ee sida tuugada ah u tagay shirki Kiinya isla markaasina jagooyin ka qabtay ama xilal sar sare dawlada Imbigaati ayaa badankooda waxa ay ka sii gurmayaan magaalda Baydhaba iyaga oo ka yaacaaya isla markaasna dareemaayay in aan qadarin iyo wax qiimo ah ayna ku haysanin Kooxdooda Imbigaati ay kala yimaadeen, iyada oo Cali Maxamed Geedina uu hore uguba cadeeyay in ayna kooxdan ka soo jeeda Somaliland ayna ahayn dad dadkooda matala isla markaasna isga kala midyihiin tagitaanka ay tagi karaan Somaliland, taasi oo soo shaac baxaysay bilihii ugu danbeeyayba, hada waxa ay u eegtay in labada garab ay soo kala taaganyihiin isla markaasna ay taabatay xaqiiqda dhabta ah ee meesha taala taasi oo ayna shicibka reer Somaliland sinaba uga mid noqon karin wxii lagu soo dhisay dalka Kiiniya. Hadal iyo dhamaantii lama garan karo waxa uu yeeli doono ayaamaha soo socda Xildhibaan Cabdilahi Maxamuud Sifir iyo wax kale iyo waliba waxa dhaawacii gaadhay maanta inta uu leegyahay A.M.Musa Qarannews24 Baydhabo
  3. like i said before i love this young somaliland politician of mr waraabe, he maybe a bit over the clouds but he atleast talks from his heart. i know for sure this guy is future somaliland leader withough question. he hounds and redicules those enemies of somaliland, and defends our name with iron will. if the enemies of somaliland hate him for that then they can hate all they like
  4. no horn its time you guys excepted responsibility of todays reality and stop makinf excuses about the fact you have bought shame to every somali. the only reason i even said somethinmg is because these people once more jump to somaliland instead of concentrating reall shame of today.
  5. nayruush my friend the reason you are now an occupeid territory lies sqaurely on your shoulders your people greed and your lack of reason is the reason you are now the stooges of eriterea and amxaaro., indeed for all the slander you throw at somaliland its only somalia who has shamed us all, its your visionless leaders and warped dogs of war that has placed you under the thumbs of foreign powers. indeed you can praise the somaliweyn believers but in all honesty its these same individuals who have left you in the gutter that your country lies today. am sure you still support ina yey and his ethopian army ruling over you... sweat dreams p.s am i correct to say that somaliland is now the only one of the five somalis that that has its freedom and liberty fully intact.
  6. sam, duufaan, xiin my friend i think you guys wether it be c/y cohorts or muqdisho lot shoulnt be talking today of all day, when amxaaro are your bosses in your own cities. somaliland my friend is now a distant dream for you, because no one is in more worse possition than the ina yey and his hohorts, i mean you cant even defend adeeros position any more and even what we landers enjoyed most was the few somaliland traiters running around like headless chicken jumping ship like theres no tommorow. indeed we are glad we are by-standers in all this mayhem and destruction, as you know our machinary ticks along smoothly withought constantly attention seeking
  7. these are not concreat news but as they say there is no smoke withought fire and it seem Eriterea will be following ethopia into somalia and as its obvious will be siding with the muqdisho side of the war. this is worrying devolopment to this possible new dimention for the whole of east africa. http://www.waagacusub.com/news06.htm http://www.widhwidh.com/html/modules.php?name=News&file=article&sid=5365 http://hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid=1455
  8. Mudane Buubaa, uu naawilaayay in uu u baxo dalalka Carbta xaga mudane Sifirna ay wararkiisu ay igu soo duulayeen in uu rajaynaayay in uu u baxo dalka Kiiniya mana garan karo xaga uu uga sii kici doono. how ironic and prtedictable to see the small group of people who commited treason againts somaliland are running leaving their shoes behind in their rush to abadoning c/y and jumping to sides. Buuba is said to be running to he arabia and sifir to kenya with the rest joining the maxakamiin with no doubt their pockets filled how long before we see these mercenaries once more crawling back to somaliland and asking for pardone.
  9. Xildhibaan Cabdale Xaaji Cali oo maanta ka baxsaday Baydhabo iskana dhiibay Muqdisho Muxuu Ka yidhi Sifir iyo Buubaa? Tan iyo dhawrkii todobaad ee la soo dhaafayba waxa war war iyo walaac weyni ay la soo gudboonaadeen dhamaanba ragii ka soo jeeday Somaliland ee sida sharci darada ah uga qayb galay shirkii Imbigaati, isla markaasna xilal ka qaatay dawlada fashilantay ee fadhigeedu yahay magaalda Baydhabo. Hadaba maanta waxa ka soo goostay oo ka soo baxsday magaalda Baydhabo xildhibaano iyada oo ay ayaamahii ina dhaafayna ay qaar kale ka soo carareen magaaldaasi oo uu fadhigoodu ahaa, Xildhibaanadan hada u soo goostay Xamar badankoodu waxa ay ka soo jeedaa magaalada Muqdisho, xaga xildhibaano kale oo ka soo jeeda gobolo kalena ay u goosteen meelihii ay asal ahaan ka soo jeedeen, qaar kalena ay ayaamaha soo socda laga yaabo in ay ka kala yaacaan magaalda Baydhabo. Hadaba xildhibaanda maanta goostay ee isu dhiibay ciidmada maxaakiimta Islaamiga ah waxa ka mid ah Xildhiban Cabdaala Xaji Cali oo isagu asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, Cabdalle oo aan cidna matalin ayaa maanta talo ka cadaatay meeshii uu naftiisa ku bad baadin lahaa taasi oo ay ku kaliftay in uu iska dhiibo magaalda Muqdisho. Xildhibaan Cabdalle oo maanta ka mid ahaa xildhibaanda Muqdisho iska soo dhiibay ayaa sheegay in waxyaabaha uu uga soo baxsaday dawladii uu ka tirsanaa ay tahy, been iyo daacd daro ay ku kacday isla markaasna ay khiyaamanyso shicibkii iyo dalkii ay doonayeen in ay hanato isla markaasna u soo kaxaysatay ciidamo Itoobiyaan ah oo ay doonayso in ay dalka ku celiso dagaal iyo dhiig danbe oo daata, Xildhibaan Cabdalle oo ka hadlay ciidamda Itoobiyaanka ahi in ay Baydhaba soo galeen iyo in kale waxa uu yidhi. Anigu waxa aan Baydhabo ka imid saaka waxa aan xaqiijinayaa in ay Baydhaba soo galeen ciidamo laba kolonyo ah oo ciidamo Itoobiyaan ah iyo waliba saraakiil Itoobiyaan ah oo ka tirsan ciidamda Itoobiya, Xildhibaan Cabdale isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu dhaliilay dawlada Cabdillahi Yusuf oo uu ku sheegay mid beenaly ah oo dadka khiyaamaynaysa, taasi iyo waxyaabo kalena waa waxyaabaha aan uga soo cararay ayuu yidhi xildhibaan Cabdalle. Mar wax laga waydiiyay xaalada xildhibaandii kale ee ay ka soo wada jeedeen asal ahaan Somaliland, waxa uu ka gaabsaday in uu faah faahin dheeraad ah ka bixiyo waxa aanu sheegay in ayna intooda meesha joogtay ee ay ka soo wada jeedaan Somaliland ayna isku wada calool furnayn isla markaasna aanu xidhiidhkooda iyo wada hadalkoodu aanu fiicnayn, lakiin hadana waxa uu sheegay xildhibaan Cabdalle in ay dhamaantood ay ka wada go'antahy in ay ka baxaan Baydhabo oo ay iskaga tagaan, sababta oo ah meesha kama muuqato dawlad Somaliyeed oo danaynaysa dadkeeda iyo dalkeeda, Cabdalle oo hadalkiisa sii wata hadana waxa uu yidhi'' Waxa igu maqaalo ahyd in Mudane Buubaa, uu naawilaayay in uu u baxo dalalka Carbta xaga mudane Sifirna ay wararkiisu ay igu soo duulayeen in uu rajaynaayay in uu u baxo dalka Kiiniya mana garan karo xaga uu uga sii kici doono. Xildhibaan Cabdalle waxa uu amaan u soo jeediyay madaxda ciidamda maxaakiimta ah waxa uu ugu mahd naqay sida fiican ee ay isugu fureen magaalda Muqdisho, oo hada la moodo ayuu yidhi sidii ay ahaan jirtay waayo waayo, waxa uu xusay in uu ka soo baxay meel aan la ogolayn in la hadlo oo xildhibaan kastaaba uu naftiisa u baqanaayo, tan iyo intii ay Xabashidu soo gashay ayuu yidhi Baydhabo iyo nawaaxigeedaba waxa aanu ku booriyay in la ilaashado magaalda Muqdisho oo aan Cabdilaahi Yusuf aan laga ogolaan in uu soo weeraro isla markaasna dhan looga soo wada jeedsado oo la iska difaaco isga iyo Xabashida uu watoba. Waxa iyaguna meesha ka kala hadlay xildhibaandadani oo maanta saxaafda kula hadlaayay Hotel-ka nabada ee magaalda Muqdisho, waxa ayna ka koobnaayeen. Xildhiban Cabdaala Xaji Cali Xildhiban Cali Calas Qareey,Xildhiban Axmed Diiroye Maxamed, ,Xildhiban Caamir Maxamed Jakeeti,xildhibaan Yuusuf Mire iyo Kuwo kale oo badan.
  10. Somalia's day of reckoning is on the the horizon the day is near when somalia will eighther come out of its coma and enter a new dawn or it will be burried for good. its no longer a government vs courts but it has become the somali people vs the last last stand of warlords and amxaaro shoe carriers, whether it be qanyare, qaybiid, c/y or any other warlord they are there in baydabo. so my question is can somalia finally rid itself of its vampires who have sucked it dry for the last 16 years who are all holed up in baydabo making their last stand.
  11. every muslim let alone somali inluding you mr duke should support the courts over the dogs of amxaaro, mr duke its no longer a government vs courts but it has become the somali people vs the last last stand of warlords and amxaaro shoe carriers, whether it be qanyare, qaybiid, c/y or any other warlord they are there in baydabo. so no matter what your political affialation somalis have no choice but to support the destruction of the reminance of the amxaaro dogs.
  12. I have to say my heart is heavy with sorrow and sadness with whats happening to somalia, somehow i knew all that madness of somalia would end in shame, all that greed and rapping of somalia would come back to haunt them. isnt it Ironic the former warlords of muqdisho and suppose arch enemies of the TFG just few months ago are now bossom buddies and are all singing from the same amxaaro hynm sheet in baydabo. atleast now somalia knows all those responsible for her pillaging and rape are holed up in baydhabo on their last leg begging for their masters for rescue. may somalia be victories and may these dogs of amxaaro perish. AMIIN!!!!
  13. Waa iney matelaan deegaankooda, waa iney barbar cararaan Siyaasiinta SomaliLand, caalamkana u sheegaan in deegaanka SomaliLand ay ka mid yihiin, well if they did that long time ago then their degaan woulnt have much of problem would it, instead buntland ayey moodeen tol out of tribal affiliation imikana waad aragtaa where it has got them.
  14. mr duke if you give Cigaal sheedaad all the weapons in the world the end game would be the same as before with him ending up running, am afraid adeero yey cannot buy himself victory now its finished, raganimo iyo siyaasad haduu wax ku waayey do you really think inuu hub ku helaayo. in your own words mr duke adeero ina yey has been OUTWITTED, OUTCLASSED AND OUT MANOUVERED in every sense and if he had any decency he would realise his presidency is beyond resusitation. also what you forget is when arms embago are lifted are lifted its free for all not just for adeero but everyone will arm themselves to the teeth then we will see where it ends. caqli xumada waa loo dhashaa what somaliland opposition parties have said to you is dont slaughter your children and mothers as you have been doing before for the last 16 years.
  15. ina daami waa yarka ina afweyne orodoo adeer hooyo macaan masaasad ii qoosh dheh. adiga waxba kuma odhanaayo waayo wiil yaroo buurya qab ayaad tahay lakiin waa nasiibkaa abayaashaa ayaa ku gabay.
  16. ina daami how can you brake anyones bones when you are the defeated lot of yester years, my dear son of afweyne when when the battle raged and you were asked to raise your sword of destiny yourfore fathers failled you so curse them because now you are left to cry from "duleedka2 sidii bisad macaluuli dishay. walee you and the leaches of your ilk will not feed on somali blood again. isnt it funny how every ****** suddenly is from hargeisa _________________ Baliis, we have had enough. Stop the name-calling. [ July 16, 2006, 00:54: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  17. ina daami since you are weak an incappable of doing anything yourself, all you can do is wait and see who wins between the somalias groups then you can put on your best skirt and cheerlead for them if or when the day of reckoning comes but untill then ina daami keep your legs cross and xishood.
  18. ina daami do still stand by your grand letter of Igal.
  19. loool how long did take you guys turn to each other and forget your arch enemy of somaliland, these are the signs of hypicrite, we somaliland would recomnd your finish your slaughtering of each other once there are clear winners and losers amongs the hypicrits of somalia then the winner will have the final battle with us of which the likes of it have never been winess, we somalilanders are once more gearing up to bath in the blood of glory once more as we have already done with the Mujaahidiin SNM. indeed we will be victories against those weak hypocrite because our swords are true and we dont change our colours. whether it be a puppet warlord or the bandwagon of the zealot wadaads one thing is for certain our victory will be written in blood as our destiny is crystal clear.
  20. OOdweyne As you have put it, its not really worthy of anyones time to answer challenged kids of those defeated lot, but what you have to understand is children like him are put to sleep on these kind poison they spew out of the wrong end if i put it frankly, but be it so if this lessons their burning hatred and makes them get few hours of decent sleep then who are we to deny such defeated lot their moment of comfort. my friend ever since we struck the sword and blade of fate dealt them defeat and us a glory of our destiny, since that watershed momement the children of xaraan-ku-naax, and the directors of that famouse Afweyne utopian clan fantasy have and will always be kicking and screaming. these people who i refer to as Leaches who can only survive when they suck other people blood have always been known to spit poison once that LEACH IS CUT OFF its free blood supply. and as always our responce has been in the words of once great poet salaan carabey who answered these afka-nool leaches.... Aniguna halkaad degi jirtaan ka hawisaayaaye Hadba waxa ku soo gocan sidaan kuu harraatiyaye Dabadeedna hoog iyo hungiyo ciil ma la huleeshay Tolkaabaa horweyn ku habbanoo haanka loo tolaye Waataa hareertaada bari looga hoy dhigaye Wax hortiina lagu maalayaa kii Hagoogane'e Haddaad ficil hinaasiday asaad hiilin kari weydey Ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanajabaysaaye
  21. red sea Israel is independant nation that has international relations with nearly every single country on this plannet, so what exacly is wrong with having deplomatic relationship with another nation. ask yourself this why do nearly 90% of arab states have nearly full deplomatic relationship with them, even those that make noises make trade deals with them bewhind close doors. you another typical somali who takes this arab yahuud conflict seriously, these people were killing each before even our prothet were was born. so please spare us the two faced arab lines. me what do you mean quote me, i have already stated in black and white we will choose to have bailaterall relationship with whomever we choose to, but the question for you is what can you in all honesty do about it. all i was reminding you was the fact that as a siyadist child who was born under the banner of neptism and is fully in defeated lot of yester years camp, you cannot do much about these things these days, most somalilanders dont really give second look into this begging bowl of somalinimo that the defeated lot as yourself carry around these days
  22. me we have to hand it to you man you have single handedly uncovered a major conspiracy between somaliland ans israel, oh man especially those documents :eek: tell us agent 007 did you risk your lives cyber hunting for these intelligence
  23. nayruus are you still carrying those shoes, my friend my advice to you is to put those kabo shaag down of ina yey, even the duke of comical Ali has grown tired of the "legitimate president". but rest assured the day ina yey becomes legitimate president of umada xalaashaa its the day you will see the sun rise from the west. but moving on from the ba5tardised government how do you feel about the African Union decision to fully engage with somaliland on political front under the banner of Afrcas best kept secret, i think Au fact finding mission report that rubbished the long held believe of opening "pandoras box" has been watershed moment in the somaliland relationship with the Au. political opponents of somaliland such as those shoe carriers of ina yey have been falling behind tit-for-tat game of politics, indeed the end is neight for the Siyadist and the children of nepotism.
  24. little boy dont back down now you tried to look clever with those fake documents, i have already answered your stup1d fictional question about isreal in which i have already said we see no proplem with them oot having a bailateral relationship with them, do you have anything more to add or are you going to ask me the same old rhetorical questions... am in fits of laughter because in your desparation you properly thought i will try and score few points with the old boggy man of israel. miskiin!!!!
  25. me little boy all i reminded you was there nothing in this world you can do about it even if invited them all to live in somaliland, you will always be the little mucaarad voice that shouts from the cold, you carry no weight. am even confirming to you myself we see absaloutely nothing wrong with having full deplomatic relationship with them, am not sure why you needed these fake documents. unlike you young child we dont blindly follow what hypicrits such as the arabs tell us. The fact that Berbera is offered on a plate to the Zionists if we feel like we may offer our ports to whomever we choose fit now what exacly is your point