Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. northener aaaah i see the angle you playing at... intresting.. very intresting..
  2. juju dont worry come along, although i have to warn we do deport alliens after every few years, and please leave the gadheerayaal where they are we really dont have prison space for them. plus locking up gadheerayaal is bad for our image.
  3. juje sure my friend what ever you say, just dont get lost along the way
  4. Caamir i think its too easy to blame the British and colonial agenda for the amuetuerish performance of the somalis team that make up bbc somali, indeed when the BBC was set up it had nothing to do with the British/Italian strugle for influence it was more of western/Arabian strugle for influence over the horn after these countries gained independence. but no one can blamed those initial reasons for the way somalis have always misused it.
  5. northener you properly right to say there was propoerly some truth in the remours. as they say theres no smoke wighought fire. But if you read the statement carefully it looks like it was done to calm down fears that JSL was being gragged into somalias internal conflict. xukuumaddu soo kala dhoweysanayn kooxaha ku hirdamaya Soomaaliya inta ay ka soo horjeedaan ayuu yidhi madax bannaanidayada. this clearly statement makes it clear that rather than choosing one side or the other most properly somaliland sees both as a potenciall enemies.
  6. Although there were some rumours that somaliland has sided with C/y and the TFG.. The government released their officiall position of neutrality concerning the conflic in somalia. Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in aanay xukuumaddu soo kala dhoweysanayn kooxaha ku hirdamaya Soomaaliya
  7. To be honest although this article ha pre-designed agenda as most somali articles are these days, nevertheless you cant help but feel the bbc is sorry state today and is in the shadows compared to even few years back let alone its glory days. to be honest it has slowly but sure become just another section of the heavily baised and loaded tool amongs somali media.. indeed i would say it has even overtaken certain new and amuetarish media, in its obsessive reporting and manupilation of different somali conflicts. the way it concentrates on personalities, how it gives voice to low of the low wether they be warlords or corrupt and dimwitt wannabe politicians. how it takes every peace of conflicts up in the air spins it millions of times and slams ito into somalia like hurricane. their constant doom and gloom ways reorting makes it look like they prefer somalia to stay as it is.
  8. maxaa la yidhi... islaan fadhidaa legdini la fudud.... waxa aduun ka ugu daran nin markuu caloosha raashin ka buuxiyo shaah iyo xalwo isku soo daad gureeyo dabadeedna dad masaakiino 16 dagaal soo gubay maanta durbaan colaad u garaacaya. BEWARE OF THE IMPOSTERS AND THOSE THAT CALL FOR FAKE JIHAAD TO SERVE THEIR PERSONELL GLORIFICATION.
  9. waxa la yidhi islaantii qorigii hore la kici kari weyday ayaa tidhi mid kale isoo saara. the ICU seem to be working very hard to get the neutrals to see them firmly as enemies, which is political suicide as they are already walking a tight rope to oblivion. it has become clear that ICU only dream of setting foot of north of galkacayo has been the wishfull thinking the locals would just do uprise and do the dirty work for them. this fantassy of phantomly taking over power has not materialised and ICU reall chalenge of remaining in power in pockets of areas they control will beging indeed it has already. because the courts are not one but rather many different organisations loosely put together, i believe once this hysteria of their honey moon is finished we will see allot of unravelling of these organisations. because even the heads of the courts are from different planets politicaly and ideologicaly speaking only their common intrest and common enemies are holding them together. so let the dust settle and let reallity set in.
  10. And after all that wishfull thinking..... burco masses prayey together in harmony in their thousands, wether they be authorities, religious leaders and the masses all basking under the barwaaqo after the heavies rains in its history. mansha allah... if you had you had all this would you honestly look for war and ballaayo, i guest thats the difference between somaliland and somalia Eid mubaarak and may allah bring peace to those under the constant threat of war.
  11. caamir First of all mr galaydh didnt support the ICU because he shares any political thoughts but rather he has deep rooted hatred for their opponent C/y and therefore he has applied the good old law of my Enemies Enemy is my best buddy. he has become famous for looking after his pockets and political intrest lets not forget what he did when that forgetable salat boy was paper president, remember how he looked after his intrest there is difference here, Galaydh knows muqdisho kama maarmo and will always try to keep to their good side, am afraid he is not person to site as indicator for serious support amongs somalis for ICU. ps i wholehearted agree with that article.. Nayruush what laughable attempt by yourself to try and sound as if you have any credibility as if you have fire in your belly, my dear friend no matter how much you howl and scream shed crocadile tears, you will always be nothing more than political prostitute with no principles. because my friend you are spineless coward and like so many cowards you have no guts to stick to something you believe therefore you confort and solace in belly dancing for newest masters in town. Eid mubarak and may your transition to your new ideology in coupble of months time be as smooth as it was this one.
  12. Nayruus what happened to C/Y being the saviour of somalia, have you like so many other "political prostitutes" started belly dancing to a new tune, are the ICU the new hereos on the horizon. it must be hard on you having to change your political ideology at whimp. lool on the other hand it must be nice to not have the problem of having little things like principles.
  13. ^^^^^^^ caamir that the whole point whatever you guys say about somaliland is always based on hearsay what ifs and chinese whispers rarely do we eve witness your the anti bandwagons doomday pretedictions for somaliland. to be honest what somaliland has done for its people is millions times more better than what anyone else can muster so mr caamir wsho cares what dirt you throw at us.
  14. Hargeysa iyo 22 Sano ka Dib Xuska Jimciyadda Mujaahidiinta Sooyaal Hargeysa (Jam) - “Qolada Dawladda waxaan leeyahay, haddaad cid ka war wartaan ama aad dareentaan baqo dibada ah, dee S.N.M- baa naloo joogta uun dhaha.†Mujaahid Xasan Ciise Jaamac “Waanuna tashanaynaa maanta laga bilaabo, been iyo buste dembana cidi nasaarimayso.†Guddoomiyaha Jamciyadda Sooyaal “S.N.M waxaad raali ku ahaataan, inaad tihiin Somaliland tagoogo, oo halganku idin dhalay, idinbkuna aad dhasheen, oo ay daan ahayn qaar iminka ku soo biiray, oo Qaranku xoreeyay.†Mujaahid Maxamed Kaahin Xuska sanad guurada 22aad ee ka soo wareegtay dagaalkii Burco Durey ee 17 October 1984, ayaa shalay lagu qabtay fagaaraha Beerta Xorriyada ee magaalada Hargeysa. Xuska 17 October, oo sanadkiiba mar la sameeyo axay kulmisaa , oo xusuus dhawr u tahay dhammaanba shuhadadu u nafwayday xoraynta Somaliland oo ah dal manta jira, kuwaas oo waqtiyo iyo waayo kala dururgsan ku geeriyooday gobo kala du duwan, oo ay dagaalo kula galeen ciidamadii taliskii Siyaad Barre. Hasayeeshe, sababta maalmahaas kala duwan loogu sitkay 17 October waxay tahay dagaalkii ka dhacay Burco Duurey, in uu lahaa dhawr muhimood, oo badhitaaray halganka, iyada oo dhinaca kalena, wuxuu dagaalkaasi galaaftey Sarkaalkii ugu qiimaha weynaa halganka ee Muj. Maxamed Xashi Diiriye (Lixle), oo ku shahiiday dagaal lix saacadood socday oo u dhexmaray dhawr urur oo ka tirsan ciidamadi S.N.M iyo guudtooyin ciidankii Siyaad Barre ee fadhigoodu ahaa Somaliland ( Ex-gobolada Woqooyi). Xuska shalay oo ay ka soo qayb galeen Mujaahidiin isugu jirta Naafo, Agoomo, Saraakiil iyo Siyaasiyiin, ayay inta badan xubnaha ka hadlay farta ku fiqeen dhibaatooyinka ku gedaaman dhaawaca, Agoomaha iyo Naafada S.M.M, iyo sida aan waxba loogu qaban mudada dheer ee Somaliland xorta ahayd. Gudoomiyaha Jamciyadda Sooyaal, Muj. Xasan Cabdi Maxamed, oo ka mid ahaa xubnihii ka hadlay munasabadda ayaa ka dhawaajiyay wax-qabad la’aanta xukumadda Somaliland, isgaoo oo arrintaa ka hadlayaa waxa uu ku bilaabay “Sooyaal waxay ka wakiil tahay dhammaan dadkii halganka ku soo waxyeeloobay iyo kuwa caaifmaadka qaba, dhawr iyo tobanka sanadood ee aynu wadanka haysanayna waxba looma qabanin, haddii laba soo hadal qaadana been uun baa loo sheegaa, waxbana kuma soo gaadhaan, maalin xaalad cusub baa la shegaa, tii horena waa la iska ilaawaa.†Ayuu yidhi Gudoomiyuhu, “Waad aragtaan waxa halkaa taagaan ee Naafo ah, ee Islaan goblin ah taagan, ee indhoole taagan. Hargeysa wad aragtaa oo marka la isu eego, markaynu soo galnay siday ahayd, iminkana waxaad moodaa Washington, iyana (Mujaahidiinta) nabaradii ku dhacay way ku yaalin, oo waa kuwaa dheecaanku ka da’ayo.†Ayuu ku daray Muj. Xasan, isagoo oo tilmaamaya mid ka mida Mujaahidiinta oo dhaawaca uu sheegay in uu nabarkan qabay muddo 18 sanadood. “Dhawr jeer oo hore xukumaddu waxay sheegtay in Sooyaal wax soo diyaarsato, xukumadduna ay fuliso. Haddaan Sooyaal nahay waanu diyaarinay, kharashkiina madaxtooyadaa bixisay, wasiiradii u xilsaarnaana waanu u dhiibnay, alaankaana wali madaxtooyada may gaadhin. Markaa waxaan leeyahay xukumadda warba isuma hayso.†Ayuu raaciyay Gudoomiyaha Sooyaal oo ka sii hadlaya waxtar la’aanta xukumadda. “Marka maanta waxaan taaganahay, xukumadda waxba ugama baahnin, ee Illaahay baanu u baahanahay, waanuna tashanaynaa maanta laga bilaabo, buste dembana cidi nasaarimayso.†Ayuu yidhi Muj. Xasan. Mujaahid Yuusuf Maydal, oo ka mid ahaa ciidankii ka qayb galay dagaalkii Burco Duurey, isla markaana ku dhaawacmay ayaa ka sheekeyay xaaladdii adkayd iyo dagaalkii holaca ahaa ee maalintaa. “Maalintaasi waxay ahayd markii aanu ogaanay inaanu ka adkaan karno ******ta, waayo dagaalku markuu lix saacadood socday ayay xabaddu iskeed u joogsatay, waxaana halkaa a******ta lagaga dilay 150 askari, 90 kalena waa dhaawacmeen, gaadiidka gubtayna iyagu way tiro beeleen, waa maalintii aanu ogaanay in bahalka (Baabuurta) la yidhaahdo Bee-beega, oo nabaraystay, lagu gubi karayo qoriga boobaha ah ee PKM-ka. Waxay ahayd maalin aanu cadowga kula kulanay meel cidlo ah, annaga oo aan wax gaadiid ah wadan, waxay ahayd maalin uu dagaalku nagafurnaa labada geesood. Maalintaas wixii ka dambeeyay nin S.N.M ahi inuu wax eryado mooyaane, dib looma eryan. Maalitaa waxa Alle ha u naxariiste naga dhintay 31 Mujaahid oo Lixle ka maid ahaa, waxaana dhaawacmay 32 aan anigu ka mid ahaa.†Sidaa waxa yidhi Muj. Yuusuf Maydal, oo isagu tilmaamay in la iska ilaaway taariikhdii halgankii soo maray. Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, oo ka hadlay qiimaha maalintani 17 October leedahay, ayaa ku tilmaamay in ay ka mid tahay labada maalmood ee ugu muddan taariikhda Somaliland, la’aantoodna aanay dhacdeen in la isugu yimaado fagaarahai beerta Xorriyadda “Maalinta la aas aasay ururka S.N.M oo ah 6 April 1981 iyo 17 October 1984, oo ah maalin lagu soo ururiyay dhammaan dagaaladii iyo dhacdooyinkii dagaaladii S.N.M.†ayuu yidhi Maxamed Kaahin., isagoo ka sheekeeyay sababihii halganka keenay iyo dadkii huriyay in dagaalka la galo, oo uu ku tilmaamay inay ahaayeen Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Saraakiil, iyo Dhalliinyaro aad u ladan oo nolol fiican ku nool, aan u baahnayn inay dhib maraan, “Waxaan xusuusta maalintii Xasan Ciise iyo Duqsi ay ka soo dageen madaarka Hargeysa, oo aanu ka hor tagnay annagoo afar qudha ah, oo kala ah: Mujaahid Aadan Shiine, Aadan Saleebaan, Axmed Dhagax, iyo aniga (Maxamed Kaahin). Wali waxaan xusuustaa dharkii Xasan Ciise xidhnaa oo ahaa garan yar, surwaal yar, oo jeebab xaga hore ku leh, dhabarkana wuxuu ku sitay Shandad yar, laakiin markaana anigu maan aqoon, waxaanse moodayay faranji madaarka ka soo degay, markay soo baxeen oo uu nala hadlay ayaan gartay codkiisa, oo aan BBC-da ka maqli jirey. Waxaan tusaale u soo qaatay, inaad is weydiisaan horta dadka halganka galay maxay ahaayeen?, maxaa meesha iskugu geeyay.?†Mujaahid Maxamed Kaahin wuxuu sheegay inay ka dhiidhiyeen cadaalad xumo iyo dawlad dadkeedi ku tumanaysaa, una kala qaybinaysa beelo, kanaa kacaankii October iyo kanaa reer hebel ah, isagoo ka digay in dalka Somaliland laga ilaaliyo wixii bur buriyay dawladdii Siyaad Barre, oo ay ka mid tahay, kooxaysi, nin jeclaysi, (waa in la dhawro sharciga oo uu noqdo ka ugu sarreeya ee uu dalku ku dhaqmo). Maxamed Kaahin wuxuu sheegay in Somaliland tahay waddan xor ah , lana gaadhay ujeedadii laga lahaa, sidaa darteed S.N.M-ta looga baahan yahay inay ku qancaan guushaa oo ay iyagu aabbo iyo hooyo u yihiin, isagoo arrintaas si kaftan ah uga hadlaya wuxuu yidhi “********ka marka u is-haysanayo, yidhaahda, waar ma ******** tagoogaad tahay, mise ******** tol. ******** tagoogo waa maxay?, waa nin reerka ku abtirsada, oo aan la qaramayn, oo dhalad ah. Somaliland-na intii halganka lagu jirey waxay ahayd Somaliland tagoogo iyo Somaliland Toleed, markaa S.N.M waxaad raali ku ahaataan, inaad tihiin Somaliland tagoogo, oo halganku idin dhalay, idinbkuna aad dhasheen, oo ay daan ahayn qaar iminka ku soo biiray, oo Qaranku xoreeyay,†ayuu yidhi Maxamed Kaahin. Mujaahid Jaamac Cali Cilmi oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee ururka S.N.M, oo madasha ka hadlay ayaa tilmaamay mihiimada balaadhan ee ay leedahay xuska maalintan, oo ah mid ka gun weyn dhacdadii 17 October ee Burco Duurey oo kali ah, balse ay xambaarsan tahay qiimihii halganka, oo ay ku nafwaayeen dad aan ka yarayn 150, kun oo qof, oo nooc walba leh, sidaa darteedna loo baahan yahay in la balaadhiyo maalintan xusida mudan. “Haddii aynu run sheegayno, waa in taariikhda mujaahidka aynu ka bilownaa ciidankii afraad ee la dhisay 1978, halgankiina wuxuu dhamaaday 31 January 1991,†ayuu yidhi Jaamac Cali Cilmi. Ugu dambayn waxa xafladan soo gunaanaday Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, oo ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee soo maray halganku, dhibaatooyinkii ka hor yimid iyo giuulihii u gaadhay, oo ay ugu weyn tahay Somaliland-ta maanta xorta ah, oo oo ku tilmaamay ujeedooyinkii ugu weynayd ee loo dagaalamay. Mujaahid Xasan Ciise wuxuu cadeeyay in S.N.M waajibkeedi gudatay, kuna guulaysatay xorriyad iyo nabad-galyo labadaba, balse aanay reer Somaliland ka helin abaalkii ay ka mudnayd, “Xadiisbaa yidhaahda qofka aan dadka u mahad naqin, Illaahayna uma mahad-naqo. Laakiin, S.N.M, maaha ta u baahan in loo mahan-naqo ee Somaliland-baa u baahan, waanay u wanaagsanayd, inay Mujaahdiinta u mahad-naqdo, oo ay ku dadaalan in ay abaalkooda mariyaan,†ayuu yidhi Mudane Xasan Ciise. Mujaahid Xasan, waxa uu intaa ku daray in aanay S.N.M u soo dagaalamin kursi ay hesho, balse ay lahayd ujeedo intaa ka balaadhnayd, oo ah midnimada Somaliland, oo ku dhisan isa-saamax, heshiis iyo wax wadaqabsi, walina ay diyaar u yihiin wadatashi Qaran, oo lagu dhamays tiro, inta hadhay halganka, oo ah qaybtii ugu waynayd. “S.N.M waxay kala gashay Axsaabta Qaranka, waxaan kula talin lahaa S.N.M-ta Xisbiyada ku kala jirtaa inay mar mar isu yimaadaan, oo ay wada qaylaan, isna waraystaan. Qolyaha xukumaddana waxaan u sheegayaa, haddaad cid ka war wartaan ama aad dareentaan baqo dibada ah, de S.N.M-baa naloo joogta dhaha. Bal intaa uun hanagala bakhaylina haddaad wax kalaba noo diideen.â€
  15. thats nonesene ina Daami somaliland doesnt retreat and most ceretainly somaliland doesnt take orders from anyone.
  16. Magalada Burco ayaa si weyn looga xusay sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay ee ka soo wareegtay dagaalkii Burco Duuray 17kiiOktoobar 1984, waxaana jidadka magaalada ku wareegay gaadiid ay ku xidhan yihiin codbaahiyaal ay baxayeen heeso wadaniya kuwaasoo ugu dambayntii isugu yimi xarunta xafiiska Sooyaal ee burco. Halkaasoo dadweynihii ka soo qaybgalay xuskaa maalintaa ay hadalo u jeediyeen xubno ka mida mujaahidintii SNM. Abwaan Maxamed IbraahinWarsame(Hadraawi) oo ugu horayn halkaa ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “waxa muuqataa in la daayacan Mujaahidiintii oo aanay cidina wax u qaban ,halgankiina weli ma dhamaan ee ka xabada ayaa dhamaaday balse halgankii nolosha iyo Siyaasadu ayaa hadhay.â€Ayuu yidhi Hadraawi. Waxa uu intas ku daray Abwaanku markii u horaysay ee aan soo booqdo Xaruntan Sooyaal ee Burco waxaan arkay boqolaal ardaydii Shuhadada iyo danyarta oo daasado iyo dhagaxaan wax ku baranaya taasina qiiro weyn bay ugu abuurtay,sidaas darteed waxaan Xukuumada iyo Hayadahaba ka codasnayaa in Ubadkaa yaryar ee daasada wax ku baranaya gacan la siiyo sidii ay u helilahaayeen agabkii waxbarashadooda oo la gacan qabto.Ayuu ku soo gabaganeeyay Abwaanku hadalkisii. Waxa kale oo isna halkaas ka hadaly Mujaahid Jaamac Maxamuud Aadan(Doolaal) waxaanu sheegay mujaahid Doolaal inaanu markasta oo mujaahidintu isku timaado iyagoo aayahooda ka tashanaya aanu maqalaa iyadoo xukuumadu leedahay maxay doonayaan iyo maxay isugu yimaadeen oo hayadaheeda basaasinta dabadhigto oo tidhaahda soo ogaada waxa ay ka hadlayaan taasina waxay ahayd wixii aanu ka dagaalanay “Xukuumadu waxa weli dabahaysaa waxyaabihii laga dagaalamay ee haka waantowdoâ€Ayuu yidhi Muj.Doolaal. Muj.Doolaal waxa uu intaas ku daray haday Xukuumadu Arimahaas joojinwaydo waxa imindoonta Kelif ay kalifto in halgankii hubaysnaa soo noqdo,inbadana waanu dulqaadanaynee, laga bilaabo xuskaa maanta dib ugu dulqaadanmayno Basaasid iyo dabagal iyo maxay wadaan dambe.Ayuu ku soo gabagabeeyay hadalkiisii. Muj. Cabdilaahi Ciise Digaale (Aboole) oo ka mid ahaa xubnihii halkaas ka hadlay ayaa sheegay in xuskan maanta ee 17Oktoobar uu yahay dagaalkii Burco Duuray ee cadawgii khasaarihii ugu weynaa la gaadhsiiyay,SNM, Mujaahidiin Waaweyni inaga shahiiday oo ka mid ahaa Muj.Lixle.sidaas awgeed ay haboonayd in maanta caruurteena dugsiyada loogu dhigo taariikhdii loo soo maray dalkooda, halka maanta dagaaladii aduunka iyotaariikhii reer yurub loogu dhigo, waayo ubadkii dhashay wixii ka dambeeyay 1988kii iyo kuwii xiligaa yaryaraab aanay siwanaagsan u garanayn halgankii loo soo maray wadankan iyo shuhadii naftooda u huray. Muj.Aboolle oo faahfaahinaya sidaanay caruurta maanta si wanaagsan u garanayn mujaahidiintii waaweynayd ee dalkan u soo hurtay naftooda waxa uu yidhi. “Waxay iigu yaabka badnayd beri dhowayd markii SNM siyaarada ku dhiganaysay Burco oo lagu qabtay Xabaashii MUJ.Maxamed Cali,ayaa inan yaryar oo dhalinyaro ahi waxa uu igu yidhi adeer Maxamed Cali maxuu ahaa,dabadeed intaanu wada naxanay ayay nagu qaadatay inaanu saacado badan u sharaxno Maxamed Cali iyo halgankii SNM,â€Ayuu yidhi. Sidaas awgeed waxa haboon in lagu dadaalo sidiiManhajka dugsiyadeena loogu bari lahaa taariikhdii iyo halgankii SNM,ilayn dalkastaaba taariikhdiisuu baraa ubadkiisa. Xukuumada isagoo la hadlayana waxa Muj.Aboolle sheegay inay xukuumadu ogaato inaanay SNM cadow u ahyn ee ay tahay kuwii dalkan xoreeyay hadan cidwalbana uga laxajeclo badan yihiin cidkastana uga horayn doonaan difaacida dalkooda ee Xukuumadu ha ogaato inaan Somaliland Hargaysa oo kaliya ahayn Sooyaalna ahayn xafiiska Hargaysa oo kaliya. Sidoo kale waxa isna halkaas ka hadlay Abaanduulaha ciidanka qaranka ee aaga Bari Mr.Maxamed Abokor(John) waxaanu sheegay inuu xukuumada ku boorinayo inay gacan weyn ka gaysato siday wax ula qaban lahayd Agoomaha iyo Naafada Mujaahidiintii xilweyna iska saarto.gaar ahaan gobolka togdheer. Xuska munaasibadan17Oktoobar ayaa ahaa kii ugu weynaa ee in mudo ah ka dhaca magaalada Burco islamarkaan ay kasoo qaybgalaan mujaadidiintii SNM. Ee aan hore loogu arki jirin fagaarayaashan oo kale,waxaanu ahaa mid si weyn loosoo abaabulay uuna soo qabanqaabiyeen Maamulka xarunta Sooyal ee gobolka togdheer iyagoo xukuumada iyo cid kaleba gacan ka halin wax dhaqaale ah balse waxay u mahad naqeen bulshada reer Burco,waxaanu xuskani ku beegmay maalintii roobabkii ugu waaweynaa ay ka da,aan degaanka Togdheer in mudo ah. Togdheer News Kayse Axmed Digale kdigale@yahoo.com 4437497
  17. Thats not Togdheer, thats the famous bashiir school, on the outskirts of Burco.
  18. Burco has never seen Rains of this magnitude, But on the plus side Burco will be rahmad and green for Eid so its mansha allah.
  19. INA DAAMI those infustructures were built by combination of chines russian and English, and the money was from Aid given to somalia by international community in which over 70% of that money was used by aabo siyad to buy weapons and feed the usual xaraan ku naax, and fuel his dogs of war. although all that didnt help the defeated lot.
  20. Indeed AAbo siyaad crushed those traitors those mercenaries, all this SNM is ILLUSION I TELL YOU ILLUSION, lets all join hands and Sing Aabooy siyaad, Aabaha garashada hehehe ilayn waxaa ugu daran nin fulaynimo iyo faan isku darsaday, what comedy it was yesterday we saw another famous abdile of the defeated lot leave his wife and shoes in kimayo faster than you could say... BOOH... take a chill bill boys i had you in place before your fore fathes were born
  21. Originally posted by NGONGE: I guarantee you that we have destroyed these SNM traitors. We had them circled, trapped and besieged. Believe me when I say we only let them in those cities as a tactical plan so that we may destroy them. We are about to destroy them. Rest assured that we would! They have not defeated us, it was a strategic retreat! These are mercenaries that are not supported by the majority of the population. They shall be crushed. They have been crushed. :mad: looooooooooooooooooooooooooooooool how fitting here is more WE HAVE them isolated on that island, and we are determined to do so, Our estimates are that none of them will come out alive unless they surrender to us quickly. They are completely surrounded now. THEY EILL ALL DIE Our initial assessment is that they will all die. The fact is that as soon as they reach Baghdad gates, we will besiege them and slaughter them. Until now they have refused to do battle with us. They are just going places. One can describe them as a boa: when it feels threatened, it runs to somewhere else. They fled. The American louts fled. Indeed, concerning the fighting waged by the heroes of the Arab Socialist Baath Party yesterday, one amazing thing really is the cowardice of the American soldiers. we had not anticipated this.
  22. Sh. Xassan Al-tukri wuxuu ahaa qaxoondigii uu Siyad Bare soodajiyey Magaalooyinka Somaliland si ay u badelaan dadka ku nool Somaliland. Qaxoontiga markii uu soo dajinayey Siyad Bare Somaliland wax uu rabay in ay noqdaan khaasatan ragu askar uu kula dagaalamo dadka degin Somaliland. Sida lawada ogyahay qaxoontigii waxay noqdaan askar sida Sh. Xassan Al-turki waxayna bilaabeen in ay laayaan dadkii deegaan ahaa oo ay xasuuq xun ay u geeysteen. Qaxoontiga markii laga keenayey dhulkooda waxa lagu yidhi dhul baan idiin haynaa aan ka tirtirayno dadkii deganaa. Qaxoontiga waxay u soo ogalaadeen in ay yimaadaan Somaliland waxa lagu yidhi Somaliland ayaanu idin siineeynaa ee laaya dadka iminka ku dhaqan. Waxa lagu yidhi nin walba guri ayaa la siinayaa marka dadkaa waxna la laayo waxna qaxaan. Shiikh Hassan Al-turki oo ku laayey dadbadan Harta-shiikh sanadku markuu ahaa 1989.Dadkanu waxay ahayeen dadkii ka qaxay dagaalkii dhexmaray Ururkii SNM iyo Ciidamadii keligii taliyihii Siyad Bare. Dadkan oo u badnaa Caruur, Dumar iyo dad aad u waaweyn. Nasiibdaro markii kutadii uu watay ninka hada isgu sheegay Shiikha ee layidhaahdo Hassan Al-turki ay soo galeen Harashiikh waxay bilaabeen in ayna ukala aaba yeelin dadkii ee markiiba dadkii magaalada joogay in teey qabqabteen ayey laayaan. Shiikh Xassan Al-turki oo xidhxidhay culamadii Cadaadlay 1984 1984 Shiikh xassan Al-turki wuxuu xidhxidhay wadaadadii reer Cadaadlay markii ay is yidhaahdeen dhiga mawlatanibigii sidii ay caadiga u ahayn jirtay ee sanadwalba u dhigijireen. Waxa hadaba nasiibdaro ah waxa laga naxana ah ninka waxaas oo dhan sameeyey ee maanta iska dhigaya nin wadaad ah oo u naxaya umada. Sidee buu ninkii mushaakilka dhigay uu u odhankaraa waxaan ahay xalkii mushkaladaan dhigay. Tan macnaheedu waxa weeye riwaayad baan jilayaa uu madana wuxuu u haystaa dad aan waxba fahmayn oo kolba sidii laga doono loola dhaqmo. Hadaba waxa jirta oo soo ifbaxday in askartii ka hadhay Siyaad Bare ay soo gashadaan shaadh kale si ay u indhasarcaan umada. Shaadhka ay gashanayaan oo ah iyaga oo iska dhigaya wadaado uu ku soogabanaya diinta Islaamka. Tan macnaheedu waxa weeye riwaayad ayey jilayaan waxay ******* wax kakiyah ee xukunkii kula soo noqonkaraan waa iyaga oo wadaado iska dhiga oo umada khalda. Laakiin sh. Xassan waxa uu ilaawayaa kuwii markii hore kuu cararsiiyey sidii Cabdi Bele ayaa jooga Somaliland oo waliba siinaaxay. Waxaan filayaa in aad u baahantahay in aad soo noqotid si laguugu xidho Jeelka Hargeysa. Al-tukri, tan macneedu waxa weeye hadaad soo fara geliso Somaliland in aan kumarin waajibkaaga oo kugu soo hidhi doono jeelka Hargeysa si maxakabad sharci ah laguula beeksado. Adiga iyo Moorganba iyo kuwa kale ee farabadan ee laayey dadkii shicibka ahaa.
  23. why do youy people consatantly keep telling us what these wadaado, warlords, and fighting zealots from somaliua say. to be honest most somaliland see these people as nothing but trouble, who can never bring any benifits to somaliland. they clearly only know one thing wether they be wadaads, warlords, politicians or businessmen thats the rule of the barrel, so really what is the reall difference between these sets of savages, its none. thats why somalia is where injustice of highest magnitude is tollerated where the weak are littrally own as comodoties, where industry of something close to slavery is seen (ask the people of Marka and the original indignious farmers of the rivers. ask indhacade of the courts and his drug farms and ask the people who work on them as slaves or close to it. so please mr RED SEA dont dress these old faces of AWEYS AND TURKI as new Mahdis.
  24. Somaliland considers Islamic courts threats as declaration of war Awdalnews Network= HARGEISA, 08 Oct. 2006--Somaliland today said it would consider statements by officials of the Union of Islamic Courts (UIC) against its sovereignty as “a declaration of warâ€, demanding the UIC to handover those in its ranks suspected of being behind the killing of foreign workers in Somaliland. In a press conference he held at his office, Somaliland’s Foreign Minister Abdillahi Mohammed Duale, said he was not at all shocked by the threats made by Sheikh Sharif Ahmed and Colonel Hassan Abdillahi Hirsi (Turki) against Somaliland in a meeting they held at the former Somali Presidential residence known as Villa Somalia. “The UIC officials have forged a full scale plan on launching a campaign against Somaliland and have pinpointed specified targets,†he added. Both Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, Chairman of the UIC, and Colonel Turki, UIC member and commander of the forces that recently seized the southern port of Kismayo, accused Somaliland of torturing Sheikh Mohammed Ismail who is detained in Hargeisa for crimes related to terrorism. In a recent statement Colonel Turki had threatened that his forces would free the cleric by force if Somaliland refused to free him on its own accord. Responding to these threats, Duale said that these statements did not shock him as Col. Hassan Dahir Aweys had previously accused Somaliland of worshipping an idol called PEACE and that he was going to demolish it. “This is why Sharif and Turki want to portray the terrorist suspects waiting for trial in Hargeisa as innocent people being tortured by us and they want to free them by force,†he said, noting that attempts have been made earlier to free convicted terrorists from Hargeisa central prison. The Minister was referring to the case of Mohamed Sheikh Ismail who is accused of being the source of explosives found during Somaliland parliamentary election. Duale said the explosives were aimed at causing instability and chaos in Somaliland. Duale demanded the UIC to handover the suspects of the killing of foreign workers in Somaliland. Somaliland, a peaceful state which declared its independent from the rest of Somalia in 1991, was shocked in 2003 by the killing of Annalena Tonelli, an Italian humanitarian worker and later two British teachers Richard and Enid Eyeington as well as a Kenyan woman working for the German GTZ. Somaliland accuses Col. Hassan Dahir Aweys, the strong man of the UIC and former Al Ittihad member accused by the USA of having links with Al Qaeda, and Ahmed Hashi Ayro, an Afghan trained militia commander, to be behind the killings of the foreign workers. The Minister warned the UN, AU, EU, USA and the regional IGAD against condoning the Islamist group, which he said aimed at destabilizing not only Somaliland but the whole region as well. He also called the Somaliland people, government bodies and political parties not to be deceived by the UIC false slogans and to be united for the defense of their homeland.
  25. munsa mansa adeer iska neefso ha suuxin sidaad u cabaadayside. ama sidaa alle-Ubaahane barooro oo sidii dumarka habaartan