Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. naxar do you have short memory wasnt in bossaso that adeero yey was battling these groups that now supposedly in somaliland, my friend the only place that ilitihad had strong base was in the heart of puntland and especially bossaso so dont throw stones if you live in glass house. you didnt lose LA its enhabitants kicked you out, i know its hard to come to terms with it, but you didnt need make laughing stock out yourselves with asmara, etihad and "dowladooying shisheeye" nonesense.
  2. nayruush do you know how far tukarag is from garowe, if you did you wouldnt be saying that.
  3. once again more smoke and high tales, keep trying adeer one day you might confince someone.
  4. duke adeer if i were you i would be more concerned about the storm brewing in bossaso, intaad dumarkayo caruurta dagaal kalinaysid. like i said before we not gana harm our people and cities. these so odayaal to be honest have their people down since 1991 because they have abandoned their peacemaking role and have become mouth peace for eigher puntland/somaliland... it would be shame haday maatidooda u nixi wayaan but i think they know the bottom line is NO ONE WANTS WAR but those that do know the harshe reality.
  5. Originally posted by Naxar Nugaaleed: Sanaag minus northwestern ceerigaabo and ceel afweine district this is hypocracy at its finest these are same people who say SL is one clan state YET they are even dividing small town based on their puntland tribe against their hated "SNM gang" tribe, YET at the same time they are arguing for unity and somaliweyn. Allow coward hanaga dhiging, no matter how much you hide behind every bush and every excuse in the book you cant help but trip yourself up. are you men or mice have the hearts to say what you believe and give this tiring smokescreen a break, you aint fooling no one.
  6. guke we already control the whole gobol i dont see anyone in arms so what are these odayaal barking about. its not somaliland thats in the cold its puntland and their associates thats barking from the wilderness.
  7. afar oday oo puntland mushahaar ka qaada waa useless, waxay sharafta iska dileen maalinta lascanood ka yaaceen along with puntland millitia like politicians and warlords. so these so called odayaal aint what they used to be anyway not and they side with who ever pays them most... this was one of the reason it held in a town just outside garowe cos its the last villages puntland controls.
  8. Baashi dont throw stones if you live in glass house, are you saying xabsade was doing it out of love for puntland and unity when he was there? he maybe political tool but there are loads of others that love their country. go to lascanood and see somaliland doing what you couldnt do for years, using nothing more than police cadets as you know the millitry have gone paste the city while ago. so no one is denying there are political tools to be used but lets not kid ourselves of the situation on the ground somaliland politicaly out manouvered her opponents and thats what really gets to you. you hate the fact that las anod is not burning, you just hate the fact people are returning, you hate the fact its getting back on its feet you hate the fact they are policing their own city you hate the fact they turned their backs on you you hate the fact reer sool aint crying the TOLAAY H**rti card. you hate the fact you have no BUFFER ZONE. anyways bashi ama dagaalan ama ninyow calaacalka naga daa.
  9. bashi he can pack his bags anytime he feels really by then will surpass requiements anyway.
  10. so you were happy when sool slice was being used to build airstrips in bossaso and garowe, when laascanood didnt even have operation general hospital... empty pride gets you nowhere its time the children of lascanod got decent chance too. we can fully understand people pride got bruised but i think its time to stop the colaad and move on and let reer sool and somaliland do their thing for their people.
  11. manshala somaliland has only been in town for short while but you can alrady see the difference between the old corruption riddled puntland administration which never lifted a finger and the current somaliland administration who give reall power and resources to local government. the former adminitration never really did what local municipality is suppose to do for the city such as have proper police force that are paid, clean the city, pay staff on time, collect revenue build roads etc etc. because at the end of the day thats whats makes a difference to peoples lives. ITS ALL ABOUT WINNING HEARTS AND MINDS, with good old fashioned hard work and good governance. indeed these ideals is what our young nation stands for and what all its citizens desserve to live under.
  12. naxar isnt it funny cry tolaay when somaliland (fellow somalis) took laascanood but it doesnt hurt you when xabashis are executing men woman and children in xamar. shame on you and your tribe riden hypocricy.....
  13. indeed the lowlifes are at their lowest point now in their frustration they have resorted to massacring civilians dismatling and cannabalising people what these tigrea prostitutes cant seem to grasp is that they cant win a war by being a tigrea hookers. ethopia cannot win this war so it will do as much damage as it can before they make a run for it, am no sure where that leaves their prostitutes who we know for fact cannot fight on their own (laascanood) and will only question of time before their small dessert region is overun.
  14. LOL "GUDIGA DIFAACA SANAAG" OO MARKAA MUU SANAAG DIFAACO, LOL SOMALIS AND THEIR USELESS GUDIS, ALWAYS CHASING THE FEW CENTS.
  15. tanac tanacdu waa ina gumeed tamaradiisiise, tol haduu leeyahay waxbay tari lahaaye..... loool havent we heard this fataadhugle make the same noises for weeks sxb tukawag or whatever it is called tiny village just outside garowe and it seems cade muse has gone back to his best antics which was to make noise and say JAB BAAN LA MAAGANEE II DAA, JAB BAAN LA MAAGANEE DAA.... LOOOOL masakiin they never learn this guy, calooley cadey know not to commit suicide she knows garowe will burn and to be honest reer garowe was only using lascanood as protection/sheild for reall puntlanders against somaliland, imikana waa lays helay thats why they are suddenly crying tolaay Yaaa H*arteey lool tolow the 200 mile between yagoori and adhicadeeye kuwa degaa miyaanay h*arti ahaayn. loool reer garowe are clever walee they cry tolaay when they in danger
  16. The two guys next to him aint bad either, to be honest every time i look at casha muse face posing he looks like constipated baffoon oo ducanaaya.. maybe he though if i pose in army gear and strut around my garden they will all deficate in their pants
  17. War Deg Deh Ah: Cadde Muuse oo galkacayo aaday ka dib markii ay dib usoo gurteen ciidamadii daraawii Warkii 18-Oct-2007 iyo Qormadii: afnugaal War hadeer naga soo gaadhay magaalada garoowe ayaa sheegaya in ciidamada daraawiishta ee Puntland ay dib uga soo gurteen deegaanka tukaraq oo 60km dhanka garoowe ka xiga magaalada laascaanood sababo la xidhiidha.. Talooyin ay soo jeediyeen hogaanada ciidamada daraawiishta Puntland ee ku sugnaa deegaanka tukaraq iyagoona ku sheegay dib ugurasho xeel dagaal.. Wararka ayaa intaasi ku daraya in taladan ay soo jeediyeen saraakiisha ciidamada Puntland ka dib markii ay ciidamada Somaliland soo gaadheen tuulada ganbadhe oo qiyaastii 30km dhanka garoowe ka xigta laascanood , waxaana hada labada ciidan udhaxaysa masaafo dhan 30km .. Dhinaca kale waxaa goor dhowyd u anbabaxay magaalada galkacayo ee gobollka Mudug madaxwyanaha dowlad goboleedka Puntland Mudane : Maxamuud muuse xirsi iyadoo ay gelbinayaan gawaadhida dagaalka oo aad utiro badan kuwaas oo ay ugu danbasay cadde muuse inuu ka xaysto xiligii uu madaxda u ahaa jabhadii JPP ee ku kacdan maamulkii madaxwayne c/laahi yuusuf. Ilaa hada lama oga waxa uu ku saabsan yahay safarka cadde muuse ee galkacayo , Xarunta puntland ee garoowe ayaa waxaa ilaa xalay laga dareemayaa kacsanaan aad u heer saraysa iyo abaabul ciidan .. Haka dheeraan Afnugaal wararka dagaalada Somaliland iyo Puntland oo aanu sida wax udhacaan idiinku soo gudbin doono Afnugaal news Garoowe Puntland Somalia Info@afnugaal.com
  18. Isimada Gobolka Nugaal iyo xubno ka tirsan maamulka oo shir deg deg ah ku yeeshay garoowe Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Axmed Cabdi Laahi Waxaa maanta galinkii danbe shir deg deg ah isugu yimid isimada gobolka Nugaal iyo qaar kamid ah maamulka Puntland shirkaas oo looga arinsanayey waxa laga yeelayo ciidamada Somaliland ee la sheegay inay soo dhaafeen laascaanood ........ Kulankaan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayaa dhamaantiis ku saabsanaa sidii loo wajihi lahaa ciidamada Somaliland ee maanta soo waydaartay magaalada laascaanood kuwaas oo wararka qaar sheegayaan inay usocdaan meel wax yar uun u jirta xarunta Puntland ee garoowe.. Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlayey sidii isimada gobolka Nugaal ay ugala hadli lahaayeen madaxda sare difaaca Puntland , iyagoona canaan aad ubalaadhan usoo jeediyey xukuumada cadde muuse oo ay sheegeen inay ka gaabisay waxyaalo badan oo looga fadhiyey.. Sidoo kale isimida gobolka Nugaal ayaa isku raacay difaaca iyagoo ugu baaqay shicibka garoowe inay is difaacaan hadiiba ay dhacdo weerar kaga yimaado dhinaca iyo Somaliland inkastay Somaliland sheegtay in aanay ku duulayn garoowe. Magaalada garoowe oo ah magaalada ugu dhoow laascaanood dhinaca dowlada goboleedka Puntland ayaa si aada looga dareemay colaada ka aloosan gobolka Sool , waxaana jira abaabul ka bilaabmay gudaha garoowe ka dib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in ciidamada Somaliland soo dhaafeen laascaanood .. Maamulkii hore ee gobolka Sool ayaa dhamaantood hada ku sugan magaalada garoowe iyagoona kulamo la leh madaxda sare ee dowlada , ciidamada Puntland ayaa hada sida muuqata isu diyaarinaya difaaca garoowe hadiiba ay Somaliland soo weerertay halka laascaanood cidla looga dhaqaaqay .. Inta badan ciidamada daraawiishta Puntland ee ka soo jeeday gobolka Sool ayaa iyagu ah awooda kaliya ee hada dhaqdhaqaaqa wada , dadwaynaha laascaanood ayaa iyagu aaminsan in ciidamada deegaanka oo kaliya ay Somaliland ka saari karaan gobolka Sool taas oo ay daliil uga dhigayaan dagaaladii hore ee lala galay Somaliland .. Axmed Cabdi Laahi Afnugaal.com Laascaanood Somalia Info@afnugaal.com
  19. ^^^hush hush boy just concentrate on defending buntland capital forget the laas ok, i think monkey cade muse should be offered some kind of deal, puntland must unconditionally renounce any claim to sool or sanaag bari if they dont i think somaliland should not hesitate to advance into Garowe and drag madobe muse from his hole.
  20. Gudoomiyaha sool Sandulle iyo taliyaha Bilayska Taarwale ee gobolkaas oo la hadlay dadweynaha saaka Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk. Gudomiyaha gobolka sool Cali sandule ayaa maanta dadweynaha kula hadlay fagaaraha ee magaalada laascaanood,isagoo ugu baaqay in la is dejiyo,nabadgelyadana la dhawro. Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay Taliyaha bilayska ee gobolka sool Xuseen Taarwaaale. Mr Taarwaale waxa uu ugu baaqay isna dadweynaha in ay is dejiyaan oo nabad gelyaa ilaaliyaan. Xaalada guud ee magaalada laascaanood ayaa degen iyadoo ay magaalada dhaafeen ciidamdaa somaliland qiyaastii ilaa 15 kilo meter dhinaca bari. Waxaa magaalada hada gacanta ku haya malayshiyo beeleed ka soo jeeda magaalada,wax walibana si caadi ah ayay u socdaan. Wararka aan ka healayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in saaka markii ay dagaalkaa qaadayeen ciidamada Soamlailand ay weerareen guriga Axmed Xaabsade,isagoo faro cidi leh kaga baxsaday isku day lagu qarajin lahaa,waxaa kaloo ciidamada Puntland jabiyeen dukaano iyomeherado intaanay ka bixin magaalada. Afnugaal News Desk.
  21. Afhayeenka Somaliland Saciid Cadaani ayaa ka hadlay dagaalada maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka hadlay qaabka uu ku bilowday dagaalkii maanta ku dhexmaray duleedka iyo gudaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland, wuxuuna tilmaamay in dagaalkaasi uu ka dambeeyey ka dib markii sida uu sheegay ciidamada daraawiishta ee Puntland ay weerar ku soo qaadeen fariisimida ciidamadoodu ay kaga sugnaayeen duleedka magaalada Laaascaanood. Saciid Cadaani ayaa in ku daray in ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ay iska difaaceen weerarkaasi ay ku soo qaadeen kuwa Puntland sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna tilmaamay oo kale in ciidamadoodu ay u suurta gashay iney si dagaalkaasi ku qabsadaan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ka dib markii ay dagaalka ku jebiyeen ciidamada Puntland sida uu sheegay. “Ciidamadeena geesiyaasha ah Maanta ayey xaqiijiyeen iney gaaraan xuduudeenii rasmiga aheyd, cidii dambe ee u soo hawootana waxay diyaar u yihiin iney iska difaacaan, waxaanuna la wareegnay gaadiid fara badan oo ay wateen ciidamada Puntland, kuwo kalena waanu ka gubnay, waxaana cadaatay in Somaliland ay dooneysay nabad, Puntland dagaal, waxa badan ayaa dagaal ka gaabsanay hase ahaatee waa na laku qasbay ILAAHEYNA waa naga guuleeyey gardaradii nalkagu soo qaaday” ayuu yiri afhayeenka Somalialnd oo ka hadlayey dagaalkii maanta.
  22. Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii saaka ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa la keenay Magaaladda Oog sida uu ku soo waramaayo Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada ku sugan meel waxa yar u jirta Laasacanood kuna sii jeeda Laascanood ayaa waxa uu noo sheegay in intii uu jidka ku sii jiray in la soo dhafiyay 20 Maxbuus Maxaabiis laga qabtay dagaalkii saaka ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa la keenay Magaaladda Oog sida uu ku soo waramaayo Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada ku sugan meel waxa yar u jirta Laasacanood kuna sii jeeda Laascanood ayaa waxa uu noo sheegay in intii uu jidka ku sii jiray in la soo dhafiyay 18 Maxbuus oo saaka lagu qabtay Dagaalkii Laascanood sidoo kale waxa uu noo sheegay Wasriye Kayse in laba maxbuus oo kale oo ah dhawac iyagan lagu daawaynayo hada Magaaladda OOG sidoo kale waxa Magaaladda OOG la keenay dhawr asakari oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland kuwaso hada dhaawacooda lagu daawaynayo cisbitaalka Magaaladda Oog kuwaaso tiradood lagu sheegay ilaa toban askari . Dhanka Puntland ayaa waxa jira dhimasho badan iyo dhaawac badan waxa sidoo kale dhaawac badan la geeyay Cisbitaalka Garoowe 18 Maxbuus oo kamid ah 20ka Maxbuus ee hada soo gaadhay Oog ayaa loo so gudbiyay dhanka Burco oo ay goordhaw soo gaadhi doonan Hadaba wixii soo kordha waxa inoo so gudbin doona Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada gaadhaya Laascanood Togdheer News Siciid Maxamed X Cismaan cismaan20@hotmail.com
  23. Maamulka PL oo ku guuldareystey difaaca Laascaano 15 Oct 15, 2007 - 4:58:08 AM Saakey markey saacadu aheyd 7:00 subaxnimo ayaa dagaal waxaa isaga horyimid ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland kaas oo ka bilowday Laascaano gudaheeda iyo konroolka Woqooyi galbeed ee magaalada. Dagaalkan oo khasaarihiisu yaraa ayaa magaalada waxaa lagaga saarey ciidamada Puntland kadib markii dhabar jabin kaga timid ciidamo beleedyo ka tirsan gobolka Sool kuwaas oo tageersanaa ciidamada Somaliland. Dhinaca kale magaalada Lascaano ayaa waxaa bartameehada ka bilowdey isxabadeyn u dhexeysa ciidamo beledyo kala tagersan labada maamul halka ciidamada Somaliland u gudbeen kontroolka Barri ee magaalada. Ciidamada Somaliland ayaa fariisimo dhigtey degaanka Ganbare oo 30km dhinaca Garowe ka xigta Laascaano. Dagaalkan ayaa dhaliyay dhaawaca inta la ogyahay 9 qof oo la keenay Isbitalka guud ee Garowe halka qof ku dhintey. Dhinaca kale maamul goboleedka Puntland ayaa diyaargarow ugu jira soo dhoweynta Madaxweyne Cadde oo wadanka dibada uga maqnaa in muddo ah isaga safaro ku tagey wadamada Imaraadka Carabta, Jarmalka iyo Ethiopia. Cadde Muse ayaa iminka ku sugan wadanka Jabuuti halkaas oo la filayo in uu uga soo duulo magaalda Garowe. Shacabka magalada Garowe iyo guud ahaan PL ayaa mas'uuliyada qabsashada Lascaano dusha uga tuurey maamulka Cadde Muse iyo kala qaybsanaanta beelaha daga gobolka Sool. Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo wadanka ka maqnaa inta xiisadu ka tagneyd gobolka Sool ayaan wax hadal ka soo saarin. Dowlada Ethiopia oo wadankeeda ugu yeertay Madaxweynaha Puntland isla markaana xiriir dhow la leh maamulka Somaliland ayaan waxba ka qaban xiisadan iyo dagaalada ka soo cusboonaadey gobolka Sool. Kala soco tafaasiil iyo warar la xiriira xiisada gobolka Sool Garowe Online,Garowe
  24. Emperor loooool am afraid that will not removed the egg on your face, somaliland has been building its millitary capability within sool and has shown huge responsibility by not reacting to puntlands provocations and dessprate calls of terrorist? am afraid Ethopia cannot help you and the harsh truth is somaliland is stone throw from your capital GAROWE..... SWEET DREAMS.