Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. ^^^^ stop the calaacal boy this is what you get for crossing into the SL Republic waters. these barbarians must be dealt with harshly.
  2. Jendayi: Waxaan Raiisul wasaare u aqoonsanahay Nuur Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer ayaa sheegtay in dowladda Mareykanku ay Nuur Xasan Xuseen u aqoonsan tahay Ra'iisul wasaaraha kaliya ee Somalia. Wareysi ay siisay laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayay Jendayi Frazer ku sheegtay in qodobka 51aad ee axdiga qarameedka Somalia uu qorayo in baarlamaanka oo kaliya xilka ka qaadi karo Ra'iisul wasaaraha, sidaa darteed dowladda Mareykanku la shaqeyn doonto Nuur Xasan Xuseen iyo golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf ayay ku tilmaantay saaxiib ay hawlo badan soow Wada qabteen. Dhinaca kale dowladda Kenya ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay cunqabateyn ku soo rogeyso Madaxweynaha KMG ah ee Somalia, Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo qoyskiisaba. Warbixinta Cunaqabateynta Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya Moses Wetangula ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynuhu in uu caqabad ku yahay nabadda waddanka Somalia. Tallaabooyinka laga qaadayo Madaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed ayaa waxaa ka mid ah xannibaad xagga socdaalka ah iyo in hantida laga xayiro. Tallaabadani waxay ka dambeysay markii Madaxweynuhu uu maanta magacaabay Maxamed Maxamuud Guuleed in uu noqdo raiisal Wasaare, inkasta oo uu shalay baarlamaanku ku ansixiyay dowladda Raiisal Wasaare Nuur xasan Xuseen. BBC
  3. these are the same people who used to shout the loudest about somaliweyn.. how fake they were.. talk about lack of principles...
  4. Odaygii beer laxoor naftaa haysa, this what desparation looks like.
  5. What a bunch of baffoons... these creatures should be locked in zoo, waa uncivilized danyeero... lol good for comedy value
  6. REFLECT ON THIS... Leaders and government nothing but reflection of society that they rule so these animals are not from space they are mirror of those they rule..
  7. Waa sheekadii somalia diintiina waxay ka dhigteen ganacsi.
  8. Thats thats the rallying cry for the boys in budhadh.
  9. waa gobolkii S/landtaba dhalay waa gobolkii halyeeeyada iyo halgamayaasha waa gobolkii guusha iyo geesinimada, waa togdheer. Reer togdheerow isu taaga isdiiwangelinta, isu taaga horseednimada iyo hogaankad caanka ku ahaydeen maalinta qaranimada loo halgamaayo. Isu taaga midnimada iyo ismuujintiinii aad tusaalaha u ahaydeen umada reer somaliland. Reer togdheerow maanta waa maalin qaran, maanta waa maalin gobol, maanta maaha maalin xisbi, Maanta waa maalintaynu muujin lahayn tiradeena ay tayadu ku dheehan tahay reer togdheerow. Maanta waa maalin taariikhiya, taariikhduna iyada isqorta ee taariikhda halkaynu kaga ooli jirnay inagaga dhiga. Reer togdheerow gawaadhida inoo istaadha soo gura dadka aan goobaha codaynta imaan karin ee meelaha fog fog degan. Soo gura dadkii halganka iftiinka u ahaa ee reer hawd, gaadha Gaashaamo ilaa iyo Gawlalaale, kuna soo daadiya dadka goobaha codaynta ee xuduudaha ku yaala. Reer togdheerow nabadana ilaaliya ilfeejigana yeesha, balanteenuna waa maalinta ugu horaysa isdiiwaangelinta ilaa maalinta ugu danbaysa yaan laga seexan, yaan laga nasan, hana loo samro safafka dhaadheer ee dadka isdiiwangelinaya iyo cadceeda la taagan yahayba, dadka waaweyn iyo kuwa xanuusanayana u naxariista si ay markiiba isu diiwangeliyan oo safafka xagooda hore u baneeya. Waxaanan idin leeyahay TAARIIKH IYO TUSAALAAD TOGDHEEREY KU CAANTAHAY
  10. garaadku shaadkii abihii wuu ku khasaaray maalintuu u noday cade muse PR boy uu sidii afhayeen hor booday.. imikana garowe ayuu hadh iyo habeen fadhiyaa uu marti u yahay nin kale while his people are finally moving forward and developing their region.... he sits garowe guest to dysfunctional and corruption riddled regime.... SAD indeed
  11. jacayl indeed its not about mighty warships but the knowledge of locality. duke like i said before you were yesterday story, today you not relevant, sorry mate thats politics, so stopp begging for attention.
  12. alshabaab are youngster qori uun loo dhiibay, who dont know beyond the everyone is gaalo nonesense, this is what happens when religion is used in politics and people who have no authority to do so claim to be excuting jihad. its sad never ending cyle somalia seems to be in..
  13. somaliland will defend its borders from those uncivilised barabarians from puntland, who live in the 15th century. Aint i proud of my Nation
  14. ^^^ Now this is what desparate man looks like if there was ever one. duke you and and your uncle were yesterday story, stop the calaacal, your old man is history, move on..
  15. what can somaliland rag tag militias accomplish that highly trained african and ethiopian and puntland peacekeepers can't? highly trained puntland forces
  16. nuune and whats in it for Sl..... jacda you already wrote one
  17. I think puntland should be carfull not to become the enemy of the world by appearing to be part of the problem. I mean everyone knows puntland has very deep rooted connections with the pirates, and alot of people believe there is foreign hand in it, especially with those doggy companies calool muse has been in bed with there is more to it than it seems. but it seems in their eager to a poodle again to ethopia and international community they will blow their little cover
  18. waar tan yare propaganda cantayka la wareegaysa yaa yidhaahda tii dukeba kabii ayey ka baxsatee intay goorigoortahay meesha ka lugee.
  19. Garowe(AllPuntland)- Shir Jaraa'id oo ay galabta ku qabatay Caasumada Puntland ee Garowe Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalle ayay kaga hadashey xaalado badan oo ka aloosan gudaha Soomaaliya, waxa ayna soo qaaday faragalin toos ah oo dhawaanahaan lugu hayay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, Arinta bixitaanka Itoobiya, Heshiiskii dalka Jamhuuriyada Jabuuti, Sababaha baarlamaanka Soomaaliya ku haya Nayroobi & Burcad Badeeda. Xildhibaanada ayaa ugu horeyn Wariyaasha warbixin dheer oo leh dhinacyo badan siisay, waxa ayna ugu horeyn ku bilowday xaaladaha Soomaaliya, waxa ay sheegtay in ay ku hadleyso afka Baarlamaanka Soomaaliyeed, waxa ayna si toos ah usoo qaaday xaalada qalafsan ee markan ka taagan gudaha Soomaaliya, siiba howlaha dawladda Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee han-dadaada loogu geysanayo Magaalada Nayroobi, waxa ay sheegtay in arimahan ka dambeeyaan dawladdaha IGAD & dawladda Itoobiya oo ka mid ah bey tiri dalalka faragalinta ku haya dawladda Soomaaliya. Caasha ayaa ku eedaysay dawladda Itoobiya in ay markan ka shaqeyneyso in ay isku dirto Soomaalida, ayna iskugu dhiibtay hub fara badan ayna badashey wajigii ay ku soo gashay gudaha Soomaaliya, waxa ayna tilmaamtay in lugu keenay Soomaaliya in ay caawiyaan dawladda Soomaaliya, balse markan ay noqotey burburinta dawladda Soomaaliya iyo isku dirka dawladda Soomaaliyeed. Caasho Axmed Cabdalla ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday meel walba oo ay joogaan in ay ka shaqeeyaan sidii baarlamaanka Soomaaliyeed ee jooga Nayroobi loogu soo rarilahaa gudaha dalka Soomaaliya, ayadoo sheegtay in ay baajinta Xildhibaanadaasi masuul ka yihiin IGAD & shaqsiyaad Soomaaliyeed oo diidan in ay Baarlamaanka Soomaaliyeed kulmaan. " Waxaan aad uga xumahay falalka lugula kacay baarlamaanka Soomaaliya ee jooga Nayroobi, waxaana ka codsanayaa Shacabka Soomaaliyeed ee gudaha & dibadaba jooga in ay ka shaqeeyaan sidii Mudanayaashaasi loo keeni lahaa dalka Soomaaliya loogana soo rarilahaa dalka Kenya oo ay kala kulmayaan Hanjabaado" Ayay tiri Xildhibaanada. Caasha ayaa soo qaaday Shirkii lugu soo xiray Magaalada Jabuuti, waxa ayna is weydiisay inta aysan soo guda galin shirkan howlihiisa, in ay Xukuumad jirto iyo in kale, waxa aynaba sheegtay in aysan jirin Xukuumad wax saxiixi karta maadaama aysan heysan Codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya aynaba sharci daro tahay saxiixida heshiiskaasi. Xildhibaanad Caasho ayaa ku tilmaamtay xubno lugu daro baarlamaanka Soomaaliya wax laga xumaado, ayadoo sheegtay in ay tahay burburinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, maadaama ay wali shaqeynayaan baarlamaankii lugu soo dhisay Magaalada Nayroobi. Waxa ayna intaasi ku dartay in ay Ayaga baarlamaan ahaan baneynayaan boosaska ay hayaan, hadii lugu helayo nabad Soomaaliyeed, balse aan loo baahneyn baarlamaan cusub oo gaaraya 550, marka laysku daro kuwa cusub & kuwii hore, ayadoo ugu baaqday Dawladdaha howshaasi wada in ay faraha kala baxaan. " 275-ta la qeybsaday ee dhinaca lasiiyay, waxaa loo baahan yahay in intoo kale lasiiyo gobalada kale ee Puntlad & Somaliland, waayo waa wax loo baahan yahay, in marba qole la qanciyo, waxa ayna nasiib daro ku sheegtay talaabadii ay qaadeen dawladdo doonaya Burburinta Soomaaliya" Ayay markale tiri Caasho oo aad uga xumayd arintaasi. Caasho waxa ay shaaca ka qaaday siro qarsoonaa oo ku saabsan howlaha ay isku hayaan Madaxweynaha & Raysalwasaaraha, waxa ayna sheegtay in uu Nuur Xasan Xuseen sharci ahaan dawladdiisu dhacday loona baahan yahay in uu Madaxweyne Yuusuf soo magacaabo Raysalwasaare Cusub, maadaama ay fashilantay Xukuumadii Col. Nuur Cadde. Marwo. Caasho ayaa sheegtay in ay dawladdaha IGAD wadaan kala googeyn lugu sameeyo gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya, waxa ayna sheegtay in ay qorshayaashaasi soo baxayeen maalmihii ugu dambeeyey hadana ay xaqiiqada tageen, oo ay si rasmi ah usoo shaac baxeen markii qorshe looga dhawaaqay Magaalada Jabuuti. Baaq ayey udirtay Caasha dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalada koonfureed ee Soomaaliya, ayadoo sheegtay in ay ka digtoonaadaan qorshayaashaasi oo ay maleegayaan dad Soomaaliyeed & dawlado Shisheeye oo doonaya burburinta Soomaaliyeed. " Sharci ahaan Nuur Cadde wuu dhacay, aad ayaan uga xumahay, wuxuuna waqtigu kaga ekaa 22-kii lasoo dhaafay, hadana isagoo dhacay oo aan aheyn Raysalwasaare hadii uu heshiis saxiixo ama uu ku tuntay Axdiga dawladda Soomaaliya waa wax loo baahan yahay in ay talaabadeeda qaadaan baarlamaanka Soomaaliya ee sharafta leh" hadaladan ayaa ka mid ahaa hadaladii Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalla. Shirkan Jaraa'id ee Caasho Axmed Cabdalla ayaa waxyaabo kale wax laga weydiiyey, waxaana la weydiiyey sababaha keenay in mawqifkeeda rogta maadaama ay horey uga soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayna hada safarka ula soo gashay, waxa ayna taasi ku sheegtay mid si qaldan loo rogey ayadoo sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliyeed yahay Yuusuf lana safri karo ee aysan aheyn wax cusub. F. C. Geylan AllPuntland, Garowe
  20. odaygii ina yey ma markuu ciyaartii siyasada shan gool laga dhaliyay ayuu isu roday tribe leader... well atleast now he admits he was president of tribe rather than country now, markaa inuu tuuladiisii tago lama yaabayo.. filim cusub ayey imukana ku dawarsanayaan oo ah waxaanu samaynay boqor D.... waa shimbarow heesa oo hees wanaagsan heesa
  21. In more detail http://hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid=1526 2 one of the terrorist is confirm by FBI http://kstp.com/article/stories/S678519.shtml nuune there severall different ways to do investigation its not all about DNA and Forensic. and somaliland government never said they blamed shabaab before today.
  22. lool oday cardcardhadh kii siyasada ayay kaga badiyeen... ogay yar oo miskiin u eeeg ee nuur cade ayaa qiiq kaga sii daayay. two cousins are now negotiating in Djbouti with the parliament set to increase to 500plus with most of those from shabaabs and ICU, you can see, plus the ethopians have changed sides to cade you can see the picture for the old man does not look good.