Qudhac
Nomads-
Content Count
1,751 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qudhac
-
Dr Saleebaan, Gen Ilka-Jiir Nuuridin Ministers of state of Puntland
Qudhac replied to General Duke's topic in Politics
Dr.Saleebaan Oo Sheegay Inaanu Ka mid Noqonayn golaha wasiirada ee DGPL. Jan 17, 2009 By:Cabdi Cumar Cabdi (Jidbaale):-Iyadoo uu madaxwaynaha cusub ee DGPL uu caawa ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisa ayaa waxaa soo baxaya isla cawaysnimadan caawa qaar ka mida masuuliyiinta uu magacaabay golaha wasiirada oo sheegaya inaysan qaban doonin xilkaasi uu magacaabay madaxwayne faroole. Dr.Saleebaan Ciise Axmed oo ka mid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa isla markaana uu caawa madaxwayne faroole u magacaabay Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada ayaa isagu caawa u xaqiijiyay warbaahinta inuusan qabandoonin xilkaasi isla markaana uusan ka mid noqon doonin golaha wasiirada ee DGPL. Dr.Saleebaan Ciise ayaa wuxuu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay Madaxwayne faroole isagoo sheegay inuu madaxwaynuhu ku mahadsan yahay magacaabistiisa balse uusan xilka kaasi uu umagacaabay uusan qaban doonin waa siduu hadalka udhigaye. -
Originally posted by *Ibtisam*: ^^^Yaad laa haadlisa haad?? Baal check my name hoorta. OOPS Horta xaal qaado.... :eek: KK ok walaal, halkaa haynoogu joogto, no hard feeling.
-
waar idaa uun iska dheh waa caadiye, af carabiga waan iska fahanaaye...
-
kA DAROO DIBI DHAL.... qaad sigaar mirqaan plus Raaxo :eek: walee meel xun bay kula maraysaa, would advise you halkaa sheekadu haynoogu joogto
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
Qudhac replied to General Duke's topic in Politics
then we shall wait for that phamtom army to reach us. just wake us up when they arrive -
People dont mind our village clown, he is just recovering from his adeero being classifed old deranged man who needs a permanant rest. so the SNM vomiting is his way of feeling worthy of something. Indeed the great SNM hereos have kicked alot of azz... havent they duke... LIXLE TUUR DHAGAWEYNE SILAANYO and those who recieved great azz kicking never forgot to this day.
-
Garowe: Dr Faroole visits Military Police bases in Nugaal
Qudhac replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Mintid Farayar: Duke, Serious question for you: Why not use the 2000-3000 Puntland troops that have now returned from Mogadishu & Baydhabo to secure the peace. They have better training (thanks to the UNDP for the police and Ethiopians for the Army troops) than the local militias that stayed behind in Puntland. Or are those being saved for a possible assault on Las Anod?? LOOOL waliba runbuu kaa mooday -
kk dont get frosty if mention your pattern of mirqaan and qaad talks, i gues every one likes talking about their hobbies and intrest all the time so dont mind me ....
-
like i said kk....knock yourself out with your mirqaan stories that you talk of in every thread it obvious rocks your boat...
-
Originally posted by Suldaanka: quote:Originally posted by Peace Action: I don't see what SL accomplished so far. On the contrary, it shows the people of Sool are still waiting for rescue and will not be part of dismembering Somalia. Hadii Wadooyinka Gold iyo Diamond lagu taxana adigu kolay you will not see it. LOOOOL Indeed some people were hoping Las Anod would burn, so their prayer of clan wars would materialised indeed we have created new "REALITIES ON THE GROUND" just not the one they were hoping for....
-
Originally posted by Kool_Kat: Qudhac, topic isn't closed, wah...We're just getting started...Maxaa adi topic qaad kusaabsan uga gubanee? That's what I don't understand... On a serious note, aniga sheeko kama dhigin...Ee like I said before, someone used qaad/sigaar as an example instead of the more important things in life...So I thought there surely must be something/anything more important worth mentioning that's worth $10 in Hargeysa than qaad as an example, specially in a thread where horumarka wadanka lagaga hadlaayo (ie. gasoline company)...Understood! Now we can close this topic...What's next? do you think you are fooling any one, the only reason constantly talk of qat and mirqaan is to attempt a lame mud slinging, but the honest truth qaad waa loo siman yahay so cidna qaad kuma caayi kartid, so you cannot associate it with anyone as you are obviosly attempting in lame childish way... so if the topic excites yopu that much knock yourself out.
-
kk hadii somali cunto markaa ma shekaa laga dhigtaa ilay aduun baa ka hadlee? or does that topic intrest you that much... understood.... topic closed
-
are you 11 years old!!!!!! what on earth are talking about???? truth hurts?? please say something coherent instead of all these childish comments. qof dumara oo qaad iyo mirqaan uun ka sheekeeya waa ceeb in our culture.
-
tan qaad iyo sigaar iyo mirqaan ayuun bay ka sheekaysaa, everything she say has to be about qaad sigaar iyo mirqaan, .... that must say something
-
bal tan yare siyad ku walatay, walaal take a rest sometimes and chill
-
whether it was fact or fiction has no meaning as what this old man says is not relevant anyway, he is an old man oo asaasaqay, those asking him something are even worse than him.
-
how about; peace security functioning local government taxes rebuilding government buildings functioning public services running a propper police force no more killing no more clan based revenge killing No more looting No more corruption Civil servants paid on time succesffull voters registration for coming election NGO and UN bodies in the region several protect such as the water project AND THE LIST CONTINUES.....
-
Sannad iyo Dheeraad Kadib Markii Somaliland la Wareegtay Maamulka Gobolka Sool? Magaalada Laascaanood oo ah xarunta Gobolka Sool, ayaa waxa waqtigan ka jira duruufo qallafsan oo ka dhashay sicir-barar baaxad leh oo saamayn weyn.. ku yeeshay nolosha bulshada, isla markaana muddadii ka dambaysay dagaalladii ka dhacay degaankaa ee lagaga xoog roonaaday malleeshiyadii Puntland oo hadda laga joogo muddo sannad iyo bilo ah ayaa magaaladaas waxa ka muuqda isbeddello dhinacyo badan oo laga dareemayo. Haddaba, weriyaha Jamhuuriya ee Gobollada Bariga Somaliland Mr.Kayse Axmed Digaale,ayaa dhowaan waxa uu booqday magaalada Laascaanood oo xilligaas ay ka socotay hawshii diiwaangelinta codbixiyeyaasha, waxaannu ka diyaariyey warbixintan oo uu ku eegayo isbeddellada ku soo kordhay muddada sannado bilo ah oo ay gacanta ugu jirtay Somaliland. “Weriye Kayse oo Jooga Huteel Xamdi Badhmitii bishii October ee 2007-kii ayey ahayd markii aan booqday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo xaaladeedu xilligaas ahayd mid aad u kacsan, kadib markii ciidammada Qaranka Somaliland ay dagaalka kaga adkaadeen malleeshiyoonka Maamul-goboleedka Puntland oo waqtigaa ka hor gacanta ku hayay maamulka magaaladaas. Waxay ahayd goob ay ka muuqdeen raadadkii dagaallo culus oo duleedka magaaladaas ku dhexmaray ciidammada Somaliland iyo kuwa Puntland, goobaha ganacsiga iyo meheradaha intooda badni way xidhnaayeen, mana jirin wax gaadiid iyo dad ah dhexmarayey, marka laga reebo kooxo iyo dhallinyaro gadoodsan ah oo waddooyinka qaarkood taayiro ku xidhayey si aan loo marin. Waxa kale oo jidadka kolba dhinac isu waydaaranayay gaadiidka qoryuhu ku rakiban yihiin ee ciidammada qaranka Somaliland. Gudaha magaalada Laascaanood Waxa dadweynaha ku dhaqan Laascaanood xilligaas ka muuqatay cabsi badan oo ay ka qabeen in dagaalku sii socdo oo markale laysku dul qabsado, waxaana la dareemayay shacbi badan oo ka sii qaxayey magaalada, gebi ahaanna way ka huleeleen ciidammadii iyo maamulka Puntland ka joogay halkaas. Shacbiga reer Laascaanood waxay u kala qaybsanaayeen kuwo taageersan maamulka Somaliland ee la wareegay iyo kuwo ka soo horjeeda oo raacsan maamulkii Puntland ee meesha laga saaray. Ma jirin adeegyadii bulshada oo dhammaantood way xidhnaayeen, waxaana ka taagneyd sansaan colaadeed oo taageerayaasha Maamul-goboleedka Garoowe naawilayeen in ciidanka Puntland soo rogaal celin doono. Haseyeeshee, muuqaalka hadda ka jiraa Laascaanood waa mid ka duwan kii xilligaas, waxaanad ku arkaysaa gudaha magaalada dhaqdhaqaaqa ganacsiga iyo gaadiidka tirada badan ee dhex mushaaxayey gudaha iyo daafaheeda; waxa ka socotay hawshii diiwaangalinta codbixiyeyaasha, waxaanay dadweynuhu safaf dhaadheer ugu jireen 26 goob-diiwaangelineed oo gudaha magaalada loo qoondeeyey, si ay u qaataan kaadhadhka codbixinta iyo aqoonsiga muwaadinka. Weftiyada ay hoggaminayeen guddoomiyaasha xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda, ayaa ahaa miisankii ugu cuslaa ee madaxda Somaliland ku tagaan Gobolka Sool. Waxa dib-u-dhis iyo dayactir lagu sameeyay goobaha adeegyada bulshada, waxana si caadi ah u shaqaynaya saldhigyada booliska, xabsiga, goobaha caafimaadka iyo waxbarashada. Mid ka mid dadweynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood oo cabbirayey dareenkiisa ku wajahan isbeddellada ku soo kordhay magaaladooda muddada sannad iyo dhawrka bilood ah ee maamulka Somaliland ka jiray, ayaa yidhi; “Waxa ugu weyn ee aan tilmaami karo waa dhinaca ammaanka oo aad u wanaagsan, waayo muddadaa hore magaalada Laascaanood waxa habeen walba ka dhici jiray dilal, cabsi badanina way ka jirtay, haddase waxaan odhan karaa waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu amniga fiican dalka.” Inkastoo waqtigaa magaalada Laascaanood la ciirciiraysay gaadiidka iyo hawlwadeenada diiwaangalinta, weftiyada kala duwan ee ka socda xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda, balse waxa aad looga dareemayaa sicir-bararka ay keentay lacag Soomaaliga kun-kunka ah ee lagu sameeyo degaannada Puntland, taasoo saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha bulshada reer Laascaanood. “Waxay qabaan toddoba boqol iyo koton kun oo shillin, iyagoo shan qof ah.” Sidaa waxa ku dhawaaqay mudalabkii ka shaqaynayay huteelka aannu ka qadaynay, kadibna aniga iyo saraakiisha xarunta Akademiga Nabadda ee Gobolka Togdheer oo aanu wada soconay ayaa dhegaha taagnay; inta aannu is-eegnay oo yaabnay ayaannu ninkii maqalka hayay waydiinay, waar shan qado wax ka badan miyaanu qabanaa, kadibna intuu dhoollacaddeeyay ayuu yidhi, “Maya, waxaanu ku celinay bal dollar noogu sheeg? Waxaannu ku jawaabay, “Halkii qado waxay dollar ku noqonaysaa $4, markaa waxaad bixisaan $20 dollar.” Arrintani waxay muujinaysaa sicir-bararka ka jira magaalada Laascaanood, waxana boqolkii dollar sarrifkiisu marayaa 3,200,000-kun Sh.So, balse waxaad moodaa in shacbigu la qabsadeen sicir-bararkaas. Sidoo kale calamada saddexda xisbi qaran ayaa ka muuqday xafiisyada ay ku leeyihiin Laascaanood, taasoo muujinaysa taageerada axsaabta qaranku ee ka jirta gobolkaas. Hadal-haynta kale ee ka taagnayd magaalada Laascaanood waxay ahayd guryo-noqoshada Cabdillaahi Yuusuf ee dhinaca Puntland, “Ina Yuusuf Yey markii uu la shirayay isimada iyo waxgaradkiisii waxa uu ku yidhi, “Aniga igamay soo adkaan oo kama soo cararin ****** iyo May-mayee shan oo *********** ah ayaa isoo jebiyay ee ogaada.” Sidaas waxa ku tiraabay mid ka mid ah waxgaradka reer Laascaanood, isagoo arrintaas sii faahfaahinayeyna waxa uu intaa raaciyay, “Hadalladaas waxa uu uga jeeday Cabdillaahi Yuusuf in la laayo siyaasiyiinta reer Sool ee jooga Puntlan, colaadda Cabdillaahina waa mid ku soo maqan Sool.” Goobaha kale ee dadweynuhu ku kulmo waxa si weyn looga hadal-hayay hawsha diwaangalinta ee ka socota iyo kaadhadhka laga qaadanayo siday u arkaan oday weyn oo waayeel ah, ayaa isagoo argatidiisa ku wajahan diiwaangalinta ka hadlaya waxa uu yidhi; “Waar ma maqasheen in dadkii u socday dhinaca Itoobiya, markii ay yidhaahdeen waxaannu ka nimi Somaliland waxa Itoobiyaankii weydiiyay tusa aqoonsigiinii ee ay la soo baxeen kaadhkii muwaadininimada, markiiba waa la sii daayay, kuwii aan haysana way soo celiyeen ee reer Laascaanoodow isdiiwaangaliya.” Si kastaba ha ahaatee, dadweynaha reer Laascaanood ayaa waxa ka muuqatay inay ahaayeen kuwa u soo jeeda wax la qabsashada dadka Somaliland, inkastoo ay jiraan tabashooyin yaryar oo dhinaca dawladda ah, una baahan in la dhammeeyo, waxase muuqata in wax badani iska beddeleen afkaarihii ay hore u aaminsanaayeen, isla markaana rajo badan oo taageerayaasha dhinaca Puntland eegayeen ay soo gudhay, inkastoo dadka qaarkood naawilayeen in doorashada Puntland saameyn ku yeelanto degaanka Gobolka Sool haddii maamul cusub ku guulaysto. Gunaanadkii qormadan waxa la odhan karaa hadda waa saaxiibo aad iskugu dhow ciidanka qaranka Somalilnad iyo shacbiga degaanka Sool oo wakhtiyadii la soo dhaafay iskugu muuqday cadawgooda, dhinacba dhinaca kale iska eegayey.” Kayse A.Digaale.
-
somaliland has opened its very first privately own Gas company which should be the begining of the end for coal (carcoal). Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Shirkad Cusub oo lagu Magacaabo SOMGAS
-
The AWDAL MOVEMENT (No Somaliland, Yes Somali Republic)
Qudhac replied to Somali Castro's topic in Politics
waxa ugu daran nin tigre umadiiso haysato oo hadana ku waashay sool iyo awdal baan xoreynayaa lool -
ayat i think you need a reminder that killinka5 is legally part and parcel of ethopai more so than somalia and somaliland as they they were two countries that formed a union. so tell why is a certain clan trying to succeed from ethopia when others are happy with it
-
^^^ and you obviously know what they want more than them, as you said they need their reall husband right. ayat others come with their hate and dont pretend to be some smart a*s alec...
-
Northern Somali Unionist Movement: SSC Resounding Rebuff to Somaliland
Qudhac replied to Muslim Somali's topic in Politics
ok!!!!!!!!!!! keep shouting ssc from qurbaha while we conduct democratic election in the said areas, see son one is fiction based on cyber space and one is the reality on the ground.... sweet dream -
Originally posted by The Useful Demagogue: What is good for their clans is to take the money from the care-taker husband and wait for the real husband to arrive. That works fine for me too. and i suppose you their reall husband?? and suppose they were happy with what they have are what are you gana do. tell them shaydaanka iska naara