Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. So you admit my millitary is there in controll of the whole area. thats the end of your story defeated boy. hiding behind old men eh..
  2. Waraysi Aanu la yeelanay Garaad Jamac Garaad Cali Waxaan Khadka telefoonka ee magaalada Saaxdheer kula xidhiidhnay Garaad Jaamac Garaad Cali oo halkaas shalay makhribkii Gaadhay. Garaadka ayaan ugu horeyn waxaan wax ka waydiiyey bal xaaladiisa Caafimaad iyo Tiisa amaan wuxuuna ku jawaabay. " Aad ayaan u ladanahay waana nabad qabnaa waxaana Joogaa Saaxdheer". Garaad Jaamac waxaan sidoo kale waydiiyey bal sidey wax u dhaceen shalay wuxuuna yidhi sidan " Waxay wax u dhaceen Isimadda kale aniga wey iga soo yara Horeeyeen waxaan soo qaaday wadada laamiga ah Markaan marayey God qoboobe waxaa na soo gaadhay gaadhi uu wato Cabdi Halas oo ah wasiirku xigeenka Maaliyada ee Puntland wuxuuna igu yidhi soo socda Garaad waxba ma jiraane" Intii aanu hadalka hayney aya waxaa la iga soo wacay Tuko raq waxaana la ii sheegay in la qabsaday Cabdi Halasna horey ayuu gudbey Yacni xaga Tuko raq." Su'aal kale, Markaa sidee yeeshay adigu Garad? Waxaan sameeyey waxaan ku hakaday God_qaboobe oo aan joogey in badan waxaana igu soo laabtay sacado ka dib Cabdi Halas oo sida la ii xaqiijiyey la soo kulmay Maamulka Tukoraq qabsaday ee Somaliland" Shirqool? Waxaan sidoo kale waydiiyey bal in uu jirey shiqool isaga laftiisa lala damacsanaa ka sokoow dhamaan Isimada oo dhan? Garaad Jama: Haa way jiraysaa taasi waayo waxaan joogey Godqaboobe waxaana taako taako ula socdey xaalada meesha ka socota Isimadii markeey Carooley Afka saareen wey soo noqdeen waxayna Yimaadeen tuko raq, waxaa jirey qorshe iska cad oo u dhexeeya labada maamul ayuu yidhi Garaadku. Xaalada Holhol iyo shirkii? Sidoo kale waxaan Su'aalay Garaadka xaalada iyo meesha ay isimadii kale wax u marayaan wuxuuna yidhi" Isimaddii meeshii baa lagu haystaa, ciidan ayaa dul jooga Cadaw ah oo ah kuwii laga shirayey. Waa been ma jiro shir socdaa, Sidee u socon karaa shir ay joogaan ciidankii laga shirayey ayuu is waydiiyey Garaadku". Waxaan Garaadka waydiiyey warar sheegaya in Ciidamadu sheegeen mar hadii aan siyaasiyiin joogin waan ka baxaynaa meesha wuxuuna arintaas ku tilmaamay mid lagu qoslo. Wuxuuna sheegay in aysan dhici Karin maamul laga tashanayo in uu ogaalado gogoshii looga tashanayey in ay socoto. Maxaa kuu Tallo ah? Mar kale waxaan waydiiyey waxa hada u Go'aan ah maadaba xaalku halkaas marayo wuxuna yidhi sedan" dee waxaa I Go'aan ah in aan la socdo oo ogaado xaalada Isimadda lagu haysto Goobta" isla markaana aan la socdo qaabka iyo sida loola dhaqmo Isimadda SSC ee lagu Gadaaman yahay. Digniin Wuxuu ka digey dhibaato loo geysto Madaxdhaqameedka SSC eek u sugan Holhol. Wuxuna sheegay Cawaaqib xumo ka imaan karta hadii la isku dayo in la waxyeeleeyo Garadada iyo dhamaan Isimada ku sugan halkaasi. Wafti ku sii jeeda Holhol. Wuxuu sidoo kale Garaadku xaqiijiyey in dhamaan waxii xildhibaan ama kursi wasiirnimo ka hayey Maamulka Somaliland ee ka soo jeedey deegaanada SSC ay ku sii jeedaan Holhol isla markaana ay soo buux dhaafiyeen Laascaanood. Mar aan Garaadka weydiiney bal in uu ogyahay Sababta ay u yimaadeen uguna safrayaan Holhol. Wuxuu sheegay Garaadku in ay doonayaan in ay Bah dilaan Isimaddana una sheegaan in aysan jirin cid ka celin karta maanta. Baaqa Garaadka. Ugu danbeyntii waxaan Garaadka weydiiney waxa uu ugu baaqayo Bulshada SSC oo aanu ka gaadhsiino. Wuxuuna sheegay in maanta loo baahan yahay in Gacmaha la is qabsado isla markaana la taageero Hogaanka SSC. Ee loo diidey in ay soo caga dhigtaan dhulka Puntland isla markana aysan jirin Isimo xoreenaya maanta SSC ee waxa la doonayo in ay xoreeyaan ay tahay shacabka, Jaaliyadaha iyo dhamaan Qori qaadka SSC meel ay joogaanba. Wuxuuna sheegay in ay mudan tahay in laga dhiidhiyo in maanta nin ka yimid Saylac oo is hortaago shir ka dhacay Nugaal Cirifkeeda danbe. Wuxuu sheegay in aan SSC loo ogoleyn shir ay qabsadaan oo ay u madax banana yihiin Gudo iyo debedba. Wuxuuna ugu baaqay qof kastoo Damiir leh kana soo jeeda SSC in uu fududeeyo kana qayb qaato sidii ay dalka u soo geli lahaayeen Hogaanka Badbaada iyo Xoreynta. Isla markaana la is garab taago Hogaankaas. Maadaba uu yahay midhihii ka soo baxay shirkii Umadda SSC u madax banaanayd ee ka dhacay Nairobi.
  3. red sea i see your infatuation with these butchering thugs is still there.
  4. lol qoxonti crew..... maybe the garad is searching for "shidaal" in holhol too.
  5. CANT MESS WITH BURCO AT FOOTY... THEY THE HAVE THE BEST REGIONAL TEAM... BY THE WAY WHAT HAPEN TO SOMALILAND CUP THIS YEAR
  6. defeated boy duke is this how desparate puntland supporters have got to lool i suppose if you are outfought and out though then you have no option but to become insurgants making hit and run and never looking back but dont worry we will catch these cowards and give them very lenghy prison sentences like those before them.
  7. why are the authorities in sool dragging their feet when it comes to prosecuting these killers and speeding up the freeing of those that are innocent, the police must not use heavy arm tactics when ever there is a crime and rounding up load of people that have not commited a crime this is old somali of way of police work is not very productive and suely must be stopped and even if they are rounded up, the processed of filtering out those innocent must be speeded up rather than just keeping innocent people in jail. indeed the local government has not had enough help from central government, and i believe cali sandulle has already been missed as he know in and outs of the local system but the new mayor region governor will need time to get used to the handling the region better.
  8. fab lol dont get scared man we aint gana invade... well not for now.....
  9. becarefull what you wish for. for it may just come true..... puntland may come under somaliland sooner than you think.... just not in the merging sense lol more like taking over sence
  10. rudy how about you stop speaking like one of those former slave african americans who you seem think you are... and speak properly. OK HOMIE
  11. cowke indeed las anod is moving forward with these private companies bringing competetion and cheaper rates for residents. would you not agree
  12. nin iska hadlay, talk is cheap show your balls... this is coming from a man who sends teenage children to their deaths wearing woman clothes..... somaliland defence forces will crush any wadaad m*ryaan and their rag tag millitias that comes to battle like men and show their faces. but i suspect what they mean is they will blow up, few woman and children in market... this is what they call jihad indeed sign of cowards and hypacrites
  13. dhareerka iska du sxb, reer sool are happily getting along with their lives building their region and country. whiles those qurbo joog and those who have masterminded the fadhi ku dirir are praying for war and bloodshed... but somaliland will looks after its people and you will never burn las anod like you hope, las anod will progress indeed hand in hand with their countrymen the only losers will be the hypacrites that pray for war.
  14. well not yet anyway, it might be still down to the big bad argagixiso man, from evil muqdisho
  15. pirateland is strugling with bossaso let alone anywhere else. assasination, random murder, chaos, robbing, organised crime, pirates, human trafickers... muqdisho is actually more stable than this feildom of chaos
  16. defeated boy duke having to be somalia defeated lot must be hard to come to terms with loool dont be such sore loser boy it can be much worse we could be occupying you :cool: so be gratefull we stoppped our karbaash at the border
  17. like i said before, aniga iyo adigu kaftan iskuma lihin, waa igu ceeb, awoowayaasheena sidaasay ahaayeen, markaan gabay iyo waxaanand u dhalan haysku wareerin ku eekow gossiping iyo sheeko naageed ka laydin ku yaqaanay.
  18. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Ina Bucur Baceyr marduuf qaad ah halay, waa majnuun falanee Mijin markuu cunuu, buu indhaha miriq kasiiyaaye Micna dawlladnimo leedahayba uma muraadaane Murankiyo makeykigey badshaan, maalin iyo layle Marfashkeey yaqaanaan intey marada xaytaane Musuqmaasuq iyo beenta waa meheradoodiiye Raganimo ma muujiyaan intey muruq ku faanaan Mushunguli Zinjibari malay helay wa maraan muruxsane Mabaadiidu aminsanyahay wa mid aan muslinku lahayne Maskax-xumada iyo murranku waa meheraddiiniiye Marakiibta aad dhacdaan ayaad hooyadin mire u saartaane Macruuf weye inaynadan Midhaha somaali Mid ku lahayne Malay ma dabto muran ma naagoodle gabay micnoyare looooooooooooooooooooooooooooooooool waryaa redsea waad ina ceebaysay dee, waar dee dadka qaar baan loo gabyin dee this is the same as you exchanging poems with female ceeb caleeg
  19. ooooh the the minister of information thats will scare them waar meeshe xiniinyaa looga baahanyahay, whats the minister of newspapers going to do for you.
  20. ibtisam you have to understand these people are used to begging bowl, they believe every one owes them something, wether be the west, arabs or africans, every website these editorials blaming their short comings on everyone else apart from them. they expect someone to be with big bottle of milk in their mouth while someone else holds their hand to walk
  21. waryaa NG imasaa pipes ayaad laguu dhiibay, sweet public funds... ala macaanaa