Qudhac
Nomads-
Content Count
1,751 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qudhac
-
ngonge nato cannot put them on trail all they can do disarm and release them
-
dukey boy is pirateland position still "we dont want to fight because reer sool are devided" hehehehe fuley hooyadii ma goblanto
-
jebertiNationalmovement Nsum Kenya crew Graaadada boocame qusuusi somaliland butland TFG darwiishland s.s.cay s.s.hawd s.s.buhodle IYO QAAR KALOOO BADAN lool talk about being everywhere and not being anywhere at the same time.
-
thanks doller is nothing xaduudahaa ka qaalisan
-
indeed spot on, odayaashu waxay rabaan tribal war between brotherly tribe, lakiin ragii dhulka lahaa ayaa haysta oo u taliya so tit will not change a thing.
-
Interrior Minister Opens Training for Sool Traditional Leaders
Qudhac replied to Jacaylbaro's topic in Politics
the ones that have no dareen, are those live in garowe and call for their city of las anod to be burned... -
Interrior Minister Opens Training for Sool Traditional Leaders
Qudhac replied to Jacaylbaro's topic in Politics
indeed somaliland marches on!!!! whilst some extremist tribal minded individuals plot for war and destruction... we are once more building brick by brick. spreading law order and our civilised way onto news lands -
good news indeed.
-
good move by the sool authorities, indeed these few renegade old men have no influence most of them are under faroole payroll while the other few are fueled and paid for by etremist and tribilist qurba joog folks and have no reall support amongst the shacab who have stood by their country, even when those terrorist have have every thing to cause civil war. as always somaliland overcomes all obsticles
-
Somaliland parliament speaker meets his Swedish Colleague pics
Qudhac replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SOMALILAND HOUSE OF SPEAKER AT NORWAY FOREIGN MINISTRY HOUSE OF SPEAKERS MEETING WITH FIRM THAT WILL INSTALL LARGE SEA RADAR AND AIRPORT SCANNERS Indeed Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi is one few politicians that are sincere in their honest work for their country kudos to him. -
well lets hope these lot dont end up saying as the sayid said: ADBA CAQLI BAAD LEEDEHEE CARAR MAXAA DHAANTA..
-
qasuusi this sounds like exotic meal in a medeteranian or something
-
1. Waxaanu samaynay Gudi layiraahdo Qusuusi. 2. Qusuusigu waxay ka koobnaanaysaa 21 xubnood,Sadex kamidi Dumar yihiin. 3. Qusuusigu waxay awood u leeyihiin in ay ansixiyaan ama badalaan Hogaankii lagu soo dhisay Nairobi. 4. Qusuusida waxaa soo xulaya Beelaha waxaana ansixinaya Issimada. 5. Qusuusidu waxay iska dhexdooranayaan Gud. Kuxigeen iyo Xoghayn 6. Qusuusida waxay mudadooda ku egtahay sanad iyo badh laga bilaabo maalinta la ansixiyo. 7. Qusuusiga waxaa lagu keenayaa mudo dhan 10 casho laga bilaabo maalinta gudoonkani soo baxo. 8. Qusuusiga waxaa kala diri kara Issimada saxeexay cod 2/3. 9. Shuruudaha lagu soo xulayo waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara. F.G.: Issimada ayaa kala hadlay Puntland Hogaankii Nairobi inay soo galaan gudaha si ay u horyimaadaan Qusuusida. B :Wacyigelin. Waxaa la dirayaa laba wafdi oo kakooban Issimada Cuqaasha iyo Xubno kamida Qusuusida waxaana loo kala dirayaa deegaamada SSC si ay dadka ugu soo baraarujiyaan xaalada adage e lagu jiro iyo sidii looga bixi lahaa. C Dhaqaalaha Dhaqaaluhu waa lafdhabarta lama huraanka ah ee loo baahan yahay waana arin aan, la'aanteed suuroobi karin waxqabad rasmi ah, waxaana la isku raacay dood dheer kadib in laga raadiyo jaaliyada dibada iyo wadanka gudihiisa,wixii faahfaahin ah ee intaa dheer waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara. D: Puntland. Sida lawada ogsoon yahay sadexdii maamul ee ukala danbeeyay Puntland midba midka kale waa uga dacay iyo hagardaamo badnaa waxayna sahleen in laqabsado laguna fido qaybo kamida deegaamada SSC,waxayna curyaamiyeen isku day kasta oo lagu soo celin lahaa deegaamadaa. Sidaa darteed Dhaqab iyo Shacab ba waxaa u cadaatay in xukuumada hada jirtaa aanay diyaar u ahayn waxkaqabadka howshaa,hadaba waxaanu goaansanay in xaajadaa loo wajaho hab qabiil hormuudna aanu ka noqono beel ahaan,xukuumada waxaan ku qiimaynaynaa hadba sida ay ka yeesho howshan maanta lagudoomiyay. Waxaan marnaba la ilaawi Karin taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay muujiyeen shacabka reer Puntland isku dayadii lacuryaamiyay ee lagu soo celin lahaa gobolada SSC hadana waxaa looga baahan yahay taageero hiil iyo hool ba leh. FOR LINK
-
so whats new then
-
Will they stay with their INA ABTIs or Will the go with their INA ADEERs?
Qudhac replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmm ma timir baad cunaysaa mise muqumad!!!! -
Some garaads go back to garowe some stay in buuro wadal.
Qudhac replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
POLITICIANS HAVE THE POWER THESE, ODAYAAL TIME IS WELL AND TRULY OVER. -
Will they stay with their INA ABTIs or Will the go with their INA ADEERs?
Qudhac replied to MoonLight1's topic in Politics
SHIMBARIRAYAHOW HEESA!!!!!!!!!!! HEEESA HEESA HEESA!!!!!!!!!!!!!! HEES WANAAGSAN HESA!!!!!!!!!!!!! i love farole he is even better partner than calooley muse. naxar nugaal sxb you too naive in the world of politics, you assume that puntland sees somaliland through the same eyes as yourself, come on man this is politics there is no everlasting enemies or friends, for them its simple calculation if las anod can be atacked by puntland then garowe can just as easily attacked and that my friend is not risk puntland is ever willing to take, so wisely they decided to be friend... now both can live in peace and harmony -
riyaale is sitting duck as presidential elections come near there is no hope of UDUB winning, they will be out
-
xiin qofka topickan citiraaf ku waashay waa adiguun, markaa tolow maaday malaa kaaga dhagtay. my logic is progress and developement is always good...
-
Originally posted by Jacaylbaro: waar ka daa ,, Ictiraaf weli anigu kamaba hadal abti ..... mise adigaa shakisan oo kii soo eegaba is leh waakaa keenay ? waar iska daa ka yari wixii dhaqaaba wuu ka sasayaa lool waar yaa u sheega waa diyaarad uun ee ha warwarin..
-
12 wasiir oo ay hogaaminayso islaanta wasiirada Caasha Geele oo Garaadada la fadhiya Warkii 02-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Wararka aan ka helayno tuulada Buuro-wadal oo ay halkaas uga socdaan shir ay kaga tashanayaan aayaha dhulkoda,isla markaana markii hore shirka lagu sheegay shir u khaas ah Garaadada keliya ayaa waxa maalmihii uug danbeeyey iska soo daba-dhacayey wufuud kala duwan oo ka soo qulqulaysa magaalada Garoowe,kuwaasoo ay ka mid yihiin wafti ka kooban isimada reer Puntland ee reer Garoowe oo uu horkacayo islaan Ciise,waxayna fadhiyo badan la yeesheen Garaadada iyagoo siiyey talooyin haboon oo ay ka codsadeen inay talada ku darsadaan,waxayan u balan qaadeen inay siin doonaan taageero buuxda. Dhnaka kale waxaa maanta soo gaadhay buurowadal wafti ka kooban dhowr iy toban wasiir oo ay hogaaminayso islaan wasiir ka ah maamulkaas oo la yidhaahdo Caasha Geele,waxayna Caasha odayaasha soo gaadhsiisey waraaq ay uga siday madaxweynaha Puntland,waxayna shirar kala duwan la qaadanayaa maanta Garaadada,iyaga oo sheegay in maamulka Puntland ay markan ka go'an tahay inay dhulka Xoreeyaan,waa siday hadalka u dhigeene,taasoo muujinaysa arin la rabo in shirka wadadii uu ku socdey laga leexiyo,Puntland ay la wareegto talada reerka. hanka kale waxaa weli Garaadadu isku mari la'a yihiin labadii mawqif ee kala ahaa in laga madaxbanaanaado labada maamul oo la taageerro maamulkii Nayroobi,meesha inta badan Garaadadu weli ku dhegan yihiin in laga sii mid ahaado Puntland. Isimada ayaa tuulada Holhol kula shiray wasiiro iyo wafti ka socda maamulka Somaliland,waxayna isla soo qaadeen arimaha nabdgelyada ee gobolka,waxayana ku heshiiyeen inay yeeshaan kulamo danbe,shirka kadib. Ilaa iyo hada ma cada in waftiga ay Caasha hogaaminayso iyo Garaadadu ay ka wada hadli doonaan,waxaase la hubaa inay awood weyn saari doonaan inaan laga bixin maamulkooda,isimadana ay Garoowe dib uug soo celin doonaan. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com
-
Popular Contributors