Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. dajiye like i said yar yarka waxa fiican inay meel fadhiistaan oo aany kaftan soo dhex galin.
  2. dajiye like i said yar yarka waxa fiican inay meel fadhiistaan oo aany kaftan soo dhex galin.
  3. lasqorey confirm it too http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=6739 Bisinka Eebahay ayaan ku bilowdey qormadan, waxaana rabigey weydiisanayaa inuu Maqfiro iigu dhaafo del qaafkeyga iyadoo maqaalkani uu ku saabsan yahay arimo xasaasi ah oo taabanaya boogta xudunteeda isla markaana dhalin karta kicin bulsho iyadoo taasba loola jeedo. Tan iyo curintii Maamulka Puntland ee sanadkii 1998da waxaa horgale u maamulkan u ahaa kuwa ka shaqeeya xasarad oo lagu bartay tan iyo beri samaadkii oo intii waday xaq daro isla markaana ku caan baxay Docdayda aan Cuno iyo Docdaadba, oo aan ogoleyn wax in lala wadaago iney dhuuniga u ritaan maahee. Halqabsigan aan ugu horeysiiyey waxaa tusaale ugu filan wixii ka dhacay Puntland tan iyo boobkii 1998dii iyadoo boobkaasu uu socdo laakinse maanta meesha uu marayo ay tahey martabad hooseysa oo aan loo adkeysan karin. Wax badan baan isha ku qabtey kaaha iyo ololka Bari, Nugaal iyo Waqooyiga Mudug iiga soo butaacaayey runtiina ma noqon mid la xamili karo iyadoo Sadbursi, Cadaalad Xumo, afla gaado, quursi qabiil ay isugu jiraan waxa soo butaacaayey. *****ga kalena aad muudsateen maamul xumadiina oo Geri midabkaa nacay meel kale u guurey Waxaan isla lahaa Faroole iyo Xukuumadiisa wax baa is bedelaya, laakinse taasina waa iga beenoodey oo horaa Somali u tiri Awrba awrka ka horeeya ayuu raacaa taas oo tusaaleba iigu filan. Waxaana xusid mudan in ficiladani ay dhacin intii ka horeysey 1998dii oo aheyd bilowga is naca beelaha ***** oo runtii markaad si u eegtidba aad arkeysid erayadii uu tiriyey Abwaan Samakaab mudo hada laga joogo 160 sano oo aad moodid in saaka la meershey! Weligoodba maal kuma xereyn muruq ay yeesheen e Intey Nabad ku mariyaan xarbiga kuma mihiibaane Waa niman martabadoodu yartahay maalin dirireed e Meer meerka iyo faanku waa meheradoodii e Markadeedka iyo beentu waa midabadoodii e Waxaase intaa dheer in maanta xad gudubkoodii intuu batay tuulooyinkii Moorasaante la iska soo galo oo maatooyinka inta gunta loogu galo bariiskooda iyo wiilashoodii lasoo qaqabto magac dowladeed oo lagu socdo awgeed. Waxaase ii dheer iyadoo Habowga Moorasaante aad moodid sida sahankii ku lumey dooxada Booxaaro oo kale oo biyo iyo baad bani aadam lahay Taasina waxaa daliil ugu filan goortii dhowaan dhegteydu jalaq kusoo tiri weedho aan farxad i gelin oo ah in jahwareerkii siyaasadeed uu meeshii uu taagnaa wixii ka horeeyey August 2008 uu dib ugu noqdey. Maxaan August 2008 usoo qaatey? waa markii ina Axmed Mataan yimi beri Maakhir oo balan qaadyo iyo Cahdi ahaa Puntland baan keeni ama Maakhir[sanaag, Haylaan, Galbeedka Gobolka Bari], waayeel, aqoon yahan, maato iyo wadaadba soo dhoweeyeen oo yiraahdeen SAMCAN WA ADAACAN. Riyadii keenista Puntland hadey suuro geli weydey oo ilma ***** isaga keen hiiliyeen oo *********** iyo ********** iyo raacadoodaba ay ku heshiiyeen ineysan cadaaladi wax u dhicin. Ayaa misna habowgii sii siyaadey oo niyada la isugu dhisey Ina Axmed Mataan Haylaan oo lagu awr kacsadey ayuu keeni, Deked buu keeni, Gole deegaan buu keeni, calanka Sheekh Isixaaq ee Baran suran buu siibi, kan Laasqoray Suran buu siibi, kan Ceelbuh, Ceerigaabo iyo Carmale buu siibi... Dhalinta Moorasaante oo Calankii SNM surtey Badhan, ilkajiirna kusoo dhoweeyey sidaa, ninkii ay ka shakisan tan, ha eego taariikhda Sawirka la qaadey iyo goortuu Ilko joogey Badhan Ayaaba misna habowgii sii siyaadey oo niyadii la isugu dhisey Ina Axmed Mataan Misaaniyadii Haylaan buu keeni, gor gortan ayuu Faroole kula jiraa... Mise waxaa soo butaacaya erayo aan dhegto u adkeysan oo ah qeylo maato oo guryohoodii Ceeldaahir, Laag iyo Bosaaso loogu galey oo wiilashoodii lagu qafaashey, Maqaaalku ulama aanan jeedin eedeyn Ina Axmed Mataan AMA tolkeyba laakiinse waxay arimahan aan xusey ka mid yihiin xaqiiqada jirta iyo jaah wareerka Siyaasadeed ee ka tagaan Caro Maakhir, taasna waxaa dheer oo ay keentey in sharaftii reerkan xadaarada lagu ogaa ay hoos u dhacdey oo sokeeye ********** ku dhiiradey inuu wiilashoodii, dhulkoodii iyo xuquuqdoodiiba sadbursi ku sameeyo. Mid kalena aan ku daro. Habowgii siyaasadeed ee Moorasaante waa tan maanta keentey in niman aan cadaalad looga baran maxkamado beeleedyo wiilashoodii intey soo istaajiyaan quraan aan la aqoon meeluu ka yimi usoo daliishada iyo dastuur aysan jirin cid fahantayba! Sanadkii 2008da waxaa Bosaaso ku xirnaa wiilal kor u dhaafey 20 oo xabsiga ugu jirey denbi baad gasheen oo qof baa idin soo sheegey [Cabdifataax waaba ka daran tahey oo waxa uu qaadigii ********** yiri naag baa kusoo sheegtey!!]. Wiilashaasi weli qaarkood waa xiran yihiin, waxaana kusii siyaadey wiilashii laga qabtey Ceeldaahir dhamaadkii sanadkii tegey maleeshiyaad beeleedka Cabdullahi Siciid Samatar iyo Cismaan Diyaano ay afduubeen, ciidanna lama daba dirin. Odayadii tegey baaq aanan ku farxin bay ka keeneen Garowe iyadoo Faroole oo Meles iyo Ethiopia ku maqan bay yiraahdeen heshiis baanu la gaarney Faroole, tolow ma yarkii ina faroole bay moodeen odeyga? Waxaase ku xigey in dhacdadii Marxuumkii Cabdullaahi Cali Cismaan (Kaarad] laba wiil lasoo xirey oo booliska ka mid ahaa isla markaana ukala dhashey Dubeys iyo **********[Cismaan Maxamuud], isla markaana kii ********** lasoo daayey oo yarkii Dubays 23ka January dil ku xukumeen beesha **********. Waxaanse Moorasaante xaalkiisa si fiican u sawirey oo u qeexay erayadii Cismaan Cabdi Qaac goortuu yiri : Geeldoora odayadii dhisoow goobtan lagu hoogye Sidaad uga gaboowdeen ma kicin geesi taliyaa e. Hadaba Cadaalad darada ********** waxaa ka wayn habowga Moorsaante waayo ninna mabda iyo aan mara habaabin nin fiyow kusoo dhiiran maayo oo maanta dulmiga ********** i badey cid iiga hiilineysa ma jirto oo waa sidaad uga gabowdeen ma kicin geesi taliyaa e. Waxaan aad iyo aad uga naxay Qaadi beeleedkii oo maxbuuskii xaqdarada lagu haystey ku daac daacaya oo lahaa dil baa lagu xukume sadex awgeed, -mid khal khal lagu geliyo Puntland,{********** ileyn cidkale baruur kuma haysato e] -Diinta in dadka lagu diro[Diinta ********** ee bartey in Naag keliya Markhaanti noqon karto} Waxba yaaney Li-ilaafi marmarin oo i maqashiine Anba Miimka iyo Wawga kala macneeyaa e Masaladooda baas ma rabo iyo macalin beeneed e Xaakim beeleedkii waxa uu intaa ku darey oo yiri oo weliba ku cel celiyey ''lasoo adeegsadey oo ay soo adeegsadeen cid cadow u ah Puntland.'' Markaasuu intuu is yiri martabadaad kor u qaad ku darey ''Baare inuu cadeeyey in qoriga uu ka ridey xabad iyo xabadii ka dhacdey oo ku dhacdey marxuumka iney tahey mid qura'' Hadalkaa markaan maqley waan qosley iyadoo aan is iri ma faankii lagu yaqaaney baa gaarey halkaa oo ay rabaan in dadka ku marin habaabiyaan, miyuu ilaawey iney Soomaali oo idili ay wataan AK47? Waxaan kusoo geba gebayn Mara xume ********** tolnimay midig ka tuureen Walaahey *****ga meel xunbaad kala mareysaane ... Hadii aan ********** markale Mudh isa soo siinin Oo taladu meeshey lahayd toosin marinkeeda Inaan nabadi meel mari kareyn waa midaan hubo e Qore: Khadar C/rax
  4. ciidamada somaliland oo dhirbaaxay kala daalay buntland hit and run millitia http://www.hadhwanaagnews.com http://www.boocameonline.com/bcm/news.php?readmore=734
  5. waar ninkii aan kaftan xejin karaynow imika ka lugee meesha caruurtana maxaaba meesha dhigay horta, dhinacay doonaan ba ha ahaadaane
  6. waar ninkii aan kaftan xejin karaynow imika ka lugee meesha caruurtana maxaaba meesha dhigay horta, dhinacay doonaan ba ha ahaadaane
  7. waar ninkii aan kaftan xejin karaynow imika ka lugee meesha caruurtana maxaaba meesha dhigay horta, dhinacay doonaan ba ha ahaadaane
  8. A&t kii yaraa adaa ba bah dilay mar hadaad tidhi ka yar noo daa..... wax ka celi baad is lahay lakiin waxba umaad tarin...
  9. A&t kii yaraa adaa ba bah dilay mar hadaad tidhi ka yar noo daa..... wax ka celi baad is lahay lakiin waxba umaad tarin...
  10. A&t kii yaraa adaa ba bah dilay mar hadaad tidhi ka yar noo daa..... wax ka celi baad is lahay lakiin waxba umaad tarin...
  11. mr som. ninyo ragan maxay mash xaradaada kuugu diideen, ninba wuxuu ku fiicantahay looma diidee. bal mashxara ku dhufo sxb aan ku maqalnee
  12. mr som. ninyo ragan maxay mash xaradaada kuugu diideen, ninba wuxuu ku fiicantahay looma diidee. bal mashxara ku dhufo sxb aan ku maqalnee
  13. mr som. ninyo ragan maxay mash xaradaada kuugu diideen, ninba wuxuu ku fiicantahay looma diidee. bal mashxara ku dhufo sxb aan ku maqalnee
  14. Originally posted by Sayid*Somal: Cadubilaahi mina shaydani rajiim - ok there waan kaa iska naray people - leave ibtisaam alone - i invited her here by complaining about her cousin to her. s*s oo sxb maad iska tidhaahdid iskakay day sxb i didnt know inaad hablii naga so ashkataysay looooooooooooooool
  15. Originally posted by Sayid*Somal: Qudha - lets get some things straight shall we - first of all - if one lies - one is a liar you did not 'just post news' - you slanted it heavily for your own grotesque political mud slinging. then tried to cover up by backtracking, changing the title and delete the double post and denie it etc. sxb no amount trying the more you try and divert attention from this new suuq of selling cghildren in puntland the more you are incriminating yourself as someone who condens this despicaple act and the more you waddle in the brown stuff. the lair is the one who ducking and diving and doing anything to avoid this shamfull act of selling children. indeed new industry is booming of human traficking which has new sector now selling children to filthy foreign men. ASKAAAAS
  16. abaandureey??? i like how people change their shirt when it gets bit steamy for them..... alien member member 10091 join 22.02.10 hahahaha i like the switch over... some people would do anything to cover up their dirty laundry
  17. SNM was defending their people from those that commited war crimes and genocide those that were killed got their justice as they killed many themselves as for the innocent SNM spared those and even protected against the anger of civillians
  18. s*s first of all i did not insult you or call you a lair so can you stop the name calling and get your anger in check. secondly i can post what post i like in any section as you can see in the polic section there many different posts so dont use that as excuse to hide the shame of your town. finaly if posts of these nature make you this angry i would suggest for your own health dont read them. but one thing is for sure we not here to spare your blushes about your town if there is worthy news in the media we will post it especially something as horrible as children being sold so sick foriegners.
  19. S*S whether its alleged or not thats something you have to take that with the source and instead of saying i made the thing up all i did was posted a story on a newspaper website?
  20. its funny how former daforqiid are now desparate to defend the las few remaining war criminals... indeed they can run but justice will catch up with them
  21. sayid you contradicting yourself dee.. first you thanked the driver and said the girls is safe and well now you saying i made the whole thing up so which one is it...
  22. Sayid Originally posted by Sayid*Somal: [QB] first and foremost - Alxamdullilaah, the young girl is safe and healthy. Thanks is also due to the driver for the intervening and the police at Hargaysa for arresting the alleged man. you were not saying this early in the post when you were thanking the driver who alerted the police in hargeisa and now magically none of this never happened. or are you doing 360 like duke usually does, and why the childish name calling
  23. ibs all i did was post the article of the interview done with this poor girl, and i said its very worrying trend and so it should be if sri lankans and italian mafia are buying somali chidldren dajiye sxb oo kaalay yaa lagaa iibiyay lool waaba sheeko cusub ee ma indha yar baa. duke no one is asking you for authentication boy, its not like you have the capacity to debate about anything anyway.
  24. so as the topics goes what is your position on whether samater is victim or war criminal.
  25. well what makes you think she didnt buy her, i mean the sri lankan man is buying her so does it matter. would you prefer then if i said SRI LANKAN MAN BUYS 13 YEAR OLD GIRL FROM PUNTLAND