Qudhac
Nomads-
Content Count
1,751 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qudhac
-
what do you think is behind their motive....
-
yea thats the one... its on hadhwanaagnews
-
wasiirka Madaxtooyada.... resigned this evening Wasiirka Warshadaha...... resigned this evening official reason they gave was due to mismanagement by President Riyaale of the campain... but it could be they are jumping the ship before its too late to join Kulmiye......
-
8th region looooooool another phantom regions... sell sool and sanaag and purchase highland miyaa??? loooool
-
if these soldiers left somaliland how come the picture was taken year ago.... just look at the date LOOOL BEENI RAAD MALAH
-
THIS IS THE SICK AND TWISTED MIND OF THE DEVIANT ALSHABAAB GROUP...... 14 yr old alshabaab suicide bomber
-
which faction are you supporting, the money laundering junta of ssc, or the online fraudsters of NSUM.
-
khadar how much did the qubajoog folks lose this time 10,000 dollers looool
-
the point is SSC was money making scheme as all those who lost money are screaming now
-
i have done bit research and they seem to be money making scheme... this is their registration form you have to pay 100 dollers to become a member... loool their motto is UNITE AND WE GET POWER ID number: Northern Somalian Unionist Movement (NSUM) (United we get the power, divided we lose our land) Registration form (Foomka diiwaan gelinta) Member Information (Xogta xubinta) Name (Magac): Address (Ciwaan): City (Magaalo): Country (Wadan): Telephone home (Telefoonka guri): Mobile (Mobil): Fax (Faks): E-Mail: I would like to become member of NSUM and pay the membership fee of 100 USD first time and 10 USD pr.month (Waxa aan jeclahay inaan xubin ka noqdo NSUM oo aan bixiyo lacagta xubinimada oo ah 100USD marka u horeysa iyo 10 USD oo joogto bishiiba). Signature (Saxeex): Date (Taariikh):
-
loooooooooooooooooooool fardihii darwiishta lakiin i generally understand ssc but its very hard to understand nsum group they tend to preach from abroad.. whats their aim.
-
Damn this is quick buck making plan.... Xaaji i think we should set up an organisation to free lets say berbera and get 10,000 bucks
-
Ururka NSUM 00 burburin iyo kala Fur fur weyn ka dhexwada Juffooyinka Beelaha SSC. Ururka NSUM ayaa waayadan danbe wuxuu caadaystey kala qaybinta iyo kala gurka Beelaha SSC dhexdooda. Ururkan oo markii hore ay ku jireen rag aqoonyahano ah oo SSC ka soo jeeda isla markaana loo arkayey kuwo u heelan waxqabadka umaddooda ayaa hada weji kale yeeshay. Tan iyo intii Hogaankii lagu soo dhisay Nairobi uu gudaha galay ayaa wuxuu ururku bilaabay arin u eg Loolan siyaasadeed oo ku aadan la Baratan Hogaanka SSC. Waxayna geed dheer iyo mid gaaban ba u fuleen sidii ay u kala jebin laahaayeen xubnaha Hogaanka SSC ee gudaha ku jira. Kuwaasoo ay u arkayeen hadeey helaan ama ay gacanta ku dhigaan in ay ku loolami karaa awood xaga gudaha ah. Waxaa la xaqiijiyey in xubnihii ay inta badan ku xisaabtamayeen ay ku guul daraysteen in ay helaan, isla markaana Hungadoodii ay dhashay in ay cadho kula dhex dhacaan Juffo hoosaadyada Dhulbahahnte, waxay fur fur baahsan ula dhaqaaqeen beelaha iyo jaaliyadaha Debeda ayagoo beel kasta u diray dad ka soo jeeda una igmaday in xubnahaasi ay soo kala dilaan ama kala fur furan jufooyinkooda hoose. Waxyaalaha tusaalaha u ah waxaa ka mid ah axadii shalay 13/06/10 waxaa Telefoon shireed isugu timid mid ka mid ah Beelaha SSC kuwaasoo doonayey in ay Aayahooda ka tashadaan isla markaana waraystaan xubno ka socda dadka gudaha si loo ogaado dhibaatooyinka iyo Abaabulka gudaha jira. Waxaana ku soo dhex dhacay xubno beeshaas ka tirsan laakiin wata fekerka NSUM kuwaasoo shirkii beeshu lahady mid kale ka Dul furay. Arintan ayaa waxay dhalisay in shirkii beeshaas u socday uu labo qaybood u kala dhataalmo isla markaana halkaas ay ka dhacdo Midnimo daro ay dadkii kala dhex dhigeen. Sidoo kale ururkani wuxuu dhawaan faafiyey hadalo kala dilid iyo isku dirid ku ah dadka SSC dhexdooda, ayagoo ka faa'ideytay dhacdooyinki Widhwidh iyo Bali hadhac oo ay sheegeen in dagaalkaas loogaga baxay Beel ka mid ah kuwa SSC. Arintan oo ay si weyn u buun buuniyeen ayaa waxay ku khasbeen dad badan oo aan ahayn indheer garad in ay ka dhaadhiciyaan isla markaana ay ka rumaystaan. Ururka NSUM ayaa hada wuxu u dhaqmayaa dhaqamada lagu sheegay Caalamadaha qiyaamaha ee uu la soo bixi doono Fidno wadaha weyn ee Masiixi Dijaal. Waxaana ay arintoodu hada u eg tahay mid kala erdheyn ilaa heer jufiyood ah oo SSC dhexdooda ah, ayadoo ay socdeen dedaalo lagu doonayo in dadka SSC lagu Mideeyo la isuguna keeno. Waxaa weli ku jira ururkaasi xubno aan fahansanayn ujeedooyinka Ururkan iyo talaabooyinka qarsoon ee uu qaadanayana wax lagala socod siin taa bedelkeedana loo sheego arimo kale oo weji wanaagsan leh. Ururkan NSUM, ayaa hada wuxuu lee yahay ujeedooyin siyaasadeed oo ku qotoma Xil doon iyo Loolan siyaasadeed oo ay doonayaan in ay la galaan Hogaanka SSC. Waxaana hada cidkastaba uga fog xubnaha majaraha u haya Hogaankaas, ururkan ayaa waxay si gaar ah isugu xidhan yihiin xubno ka tirsan golaha wasiirada ee maamulka Garoowe. Kuwaasoo ay ku heshiiyeen in ay dadka SSC kala erdheeyaan hadaanay tooda noqon. Ma hayaan ilaa hada siyaasad cad oo ay gudaha uga hawlgalayaan ka sokoow abaabul ay wadaan hada oo ah in ay kala fur furan inta hada wada dedaalada dibu u sifeynayd. Waxaadna moodaa in aysan lahayn ujeedo cad oo ku aadan sidii loo wada hawlgeli lahaa ayadoo meel la iska dhigayo danaha Shakhsiyaaded. Inta badan waxay qoraaladooda ku canbaareeyaan shakhsiyaad ay ku sheegaan xildoon, laakiin waxaa iyaga buux dhaafiyey kuwo ay isugu darsantay xil doonimada iyo wax qabad la'aanta. Ma jiro qof aan dano gaar ahaaneed lahayn , waxaase muhiim ah in ruuxu uu iswaafajiyo danahiisa gaar ahaaneed iyo kuwa Bulshada si uu u gaadho dantiisa. Laakiin waxaad moodaa in NSUM ay labaas arimood is waafaji kari la'yihiin. Waxaana hada ay ku soo urureen in ay dhex galaan oo kala didiyaan ilaa Jufooyinka hoose ee Bulshada iyo beelaha SSC taasoo hada ah mid dad badani ay ka war helaan reero badana ay ********. Waxaana dhawaan la gaadhi doona wakhti xubinta NSUM ku jiraa ay la mid noqon doonto kuwa jooga Hargaysa iyo Garoowe. Shakhsiyaadkaas oo hada aan wax shacbiyad iyo wanaag siyaasadeed ah aan ku lahayn mandaqadaha ay ka soo jeedaan. Waxyaalaha ugu badan ee nimaankaas lagu nacayna ay tahay dhibaateynta dadka SSC, waxaadse mooda in hada xubnaha NSUM ay baro dheer yihiin kuwa maamulada u shaqeeya ayagoo maraya heer xubinkasta ay kala Erdhayso juffadeedii hoose oo ay kala qoqobto. La soco qaybta danbe Magacyada xubnaha kala fur furya Jufooyinkooda ee NSUM ka tirsan. http://horufadhi.com/news_detail.php?nid=539
-
the money that has been collected for the attainment of "FREEDOM" has already gone missing as the qurbo joog tribal minded folks are fooled once more by another JNM.... waxaana naloo soo sheegay si aanu ula socono in dhaqaalahaas gaadhaya $10.000 tobon kun oo doolar oo lagu soo diray xawilaadda tawakal expresss,iyadoo uu ku qoran yahay magaca Faarax Mire Kalce ama Faarax Ahmed Maxamed oo ahaa guddoomiyihii hore ee jaaliyadda SSC MNPLS sida naloo gudbiyey. Waxaana loo wareejiyey Xawaalada kaah, lacagtaas oo loo diray magaalada boocame. :eek: :eek: dhaqaalahaasi muu galin gacanta dadka u ololeeya SSC ama ku shaqeeya falantariga ah ee ka jira carriga maraykanka. waxaa laga ururiyey oo kaliya mnpls ama mn waxaana laga reebay xisaab xidhkii markii lala xisaabtamayey guddoomiyaha sida aan ku helay ilo xogogaal ah oo ahaa ku wii noo sheegay in dhaqaalo la leexiyey oo ladaba marteeyey xitaa guddigii lashaqaynayey. ka dib marakan baadhitaan ku samaynay,mana galin jeebkii guddiga mnpls waxaana leexsaday nin gaar ah oo ah guddoomiyihii hore ee gobolka mnpls. FULL STORY WWW.boocameonline.com/w-p/?p=1140
-
the somaliland constitution doesnt allow it
-
kanaan did very well only if those savages that inhabit the land have have any brains...
-
cowke kitty cat if you love your two villages of garowe and bossaso, pray that faisal never comes to power loool... if he did then riyaale sool thing would look like walk in the park compared to what would happened to pirateland, somaliland border would be by galkacayo.
-
Somaliland: Kulmiye Campaign day in Laascanood Pics
Qudhac replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A PICTURE SAYS THOUSAND WORDS!!!! this is why the Qurba joog junta of ssc will never succeed because Las anod waxa haysta DADKII LAHAA and now matter how much reer hawd huff and puff they not going to mess with xaabsade and his folks the true power breakers of sool and rightfull owners of sool. -
lol walahi he made me laugh... NGonge i heard the guru education has been so helpfull and now you are part of the UDUBs political science expert...
-
Originally posted by Duufaan: Do you understand, the white color on tires of these military vehicles. Those vehicles were used to October 21 parades and are very old. They were the 26 division head quarter in Hargeysa. In moqdisho, they were the 77 division heard quarter. They are not fit for war. bal orodoo tijaabi inaanay shaqaynayn iyo in kale. see what happens my dear lad.
-
Popular Contributors