Zoobe

Nomads
  • Content Count

    3
  • Joined

  • Last visited

  1. Mogadishu is once again a capital that belongs to all Somali's. With a central central government in place we shall be able to overcome our greatest enemies. Poverty and ignorance. May Allah bless the third republic of Somalia.
  2. every city in somalia is dusty, whether it be mogadishu or garoowe.
  3. Ciidamo tiro Badan oo Lagu So Tababaray Itoobiya oo ka Howlgalaya Baydhabo Mudane yaasha Baarlamanka Soomaliya Ee ku sugan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta gobolka bay ayaa Maanta kulan ay ku Yeesheen Magaalada baydhabo aya Waxaa ay uga Hadleen Xaaladihii ugu Dambeeyay Ee Dhinaca amaanka magaalada Baydhabo iyo Guud ahaan Gobolka Baay . Mudane yaasha baarlamanka DFKMG ah ee Soomaaliya aya Waxaa ayu tilmaameyn in Xaalada Amaan Ee Ka jira Guud ahaan gobolka Baay Gaar ahaan Magalada Baydhabo loo aaneynkaro tirade Ciidamada Amaanka oo ka yar intii loogaga Baahnaa in ay howlgalaan . Xubnaha Baarlanka ayaa Dooddheer iyo Falanqeykadib ay Arintan ka Yeesheen Waxaa ay isku Raaceen in 1500 oo Askeri oo Bolice ah oo Tawabar ugu So Dhamaaday Itoobiya ay ka howlgalaan Magaalada baydhabo iyo gobolka Baay si Amaanka ay u Xakameeyaan . Gudoomiye kuxigeen ka Koobaad Ee Golaha Baarlamanka Bro. Max’ed Cumar Dalxa oo kulanka Shir gudoominayay ayaa Sheegay in uu Aaminsanyahay tiradani Ciidanka Boliceka oo Tiro intaasi Gaareysa ay Wax ka Qaban karaan Xaladaha Amnidaro Ee ka jira Magaalada Baydhabo . Go aankan ka soo Baxay mudaneyaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Waxa uu yimid ka gadaal Markii Shalay oo police ah uu Tawabar ugu So Dhamaaday gudaha Dalka itoobiya ay Soo Gaareen gudaha Magaalada baydhabo ee Fariisinka KMG u ah Baarlamanka Soomaaliya . Saakay goor Barqadi ah ayaa Magaalada baydhabo Waxaa lagu arkay Ciidamadani oo Iyagu Raxan raxan u Socda gudaha Iyo Daafaha Magaalada Baydhabo oo Markaasi Si Caadi ah u Dhaxmarayay . Hadii Ciidamadani ay Sidaan u Sii Joogaan Magaalada Baydhabo in amaanka Magaalada oo Mudooyinkii Dambe aan la isku Haleynarin uu noqonayo Mid ka Sii Hagaaga sidii uu Horay u ahaa. C/fitaax Amiin Max’ed SBCInternational- Baydhabo