diplomate2010

Nomads
  • Content Count

    34
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by diplomate2010

  1. Mogadishu Wednesday 21 February 2011 SMC Waxaa saakay xiran isku socodaka dadka iyo gaadiidka ee Suuqa wayn ee Bakaaraha, kadib markii saakay waaberigii uu dagaal ka dhacay wadadii kaliya ee suuqaasi loo maraayay ee Jidka warshadaha. Ganacsigii suuqaasi ayaa maanta waxa uu yahay mid xiran gebi ahaantiisa, iyadoo dadku ka cabsi qabaan in dagaalku uu gaaray Suuqaasi oo ay hadaba goobjoogayaal u sheegeen saxaafada in rasaas xooggan laga maqlaayo. Rasaas xooggan ayaa laga maqlaayaa daafaha iyo gudaha Suuqa Bakaaraha, iyadoo la sheegayo in Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan suuqaasi. Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG ah ayaa u muuqda kuwo dagaalka iminka socda Horumar ka samaynaaya, mana jirto wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab, hase yeeshee Abaanduuliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya C/kariin Dhagabadan uu sheegay inay guulo ka gaareen dagaalkii saakay, islamarkaana ay ciidamdooda sii socdaan.
  2. Mogadishu Wednesday 21 February 2011 SMC Wararka naga soo gaaraya Degmada Baladxaawo ee Gobolka Geddo ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda KMG ah ay gacanta ku dhigeen Degmadaasi kadib markii saacad ka hor dagaal ku qaadeen ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo halkaasi horay ugu sugnaa. Dagaalkaasi ayaa sababay inay gacanta u gasho degmadaasi ciidamada Dowladda, iyadoo dad badan oo rayid ah degmadaasi ka qaxeen, iyadoo degmadaasi ay gudaha u galeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda KMG ah oo iyagu ah kuwa qaba tababar fiican. Ciidamada Dowladda KMG ah sarkaal u hadlay ayaa sheegay in ciidanadooda ay wadan qorshe ay ku doonayaan inay dib ula wareegaan deegaano dhowr ah oo uu sheegay inay ka saarayaan deegaaanadaasi Al-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay ee Gobolka Geddo ayaa sheegaya in sidoo kale Degmada Luuq uu ka jiro dhaq dhaqaaq dagaal, lagana cabsi qabo inuu halkaasi u dagaal iyana ku dhaxmaro Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa Al-Shabaab
  3. Somali Nation Hope lays in Farlo Admin :cool::cool: Banaanbax lagu dhaliilayo Dowlada Puntland oo Gaalkacyo ka dhacey Gaalkacyo(Puntlandi.com) Mudaharaad lagu dhaliilayo Dowlada Puntland ayaa ka dhacey magaalada gaalkacyo, Waxaana mudaharaadka lagu muujinayey in Dowladu ka gaabisey sugida amaanka Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda.(Sawirada hoos ka daawo) Mudaharaadka ayaa waxaa soo abaabuley rag horey xukuumada iyo xukuumadihii hore ee Puntland ka tirsanaan jirey, tasoo dad badan u arkaan iney yihiin xisbiyada mucaaradka . Bashiir Cali Biixi oo horey u ahaan jirey wasiirka Caafimaadka Xukuumada Madaxweynbe Faroole ayaa Dadka isu soo baxey u khudbeeyey isagoo sheegey in Dowladu ay ka gaabisey sugida amaanka. Sida naloo xaqiijiyey mudaharaadka waxaa horboodayey oo ka khudbeeyey rag iyaga ruuxooda lagu dhaliilo iney ku guul dareysteen sugida amaanka magaalada ama ku lug leh amaan xumada ka hirta Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda puntlandi.com
  4. Meelaha uu dagaalka culus ka socdo ayaa waxaa ka mid ah Godka Cagadhiig, Xaafada Sayidka, Isgoyska Dabka, Shaqaalaha iyo xaafadaha degmada Hodan, waxaana la isu adeegsanayaa madaafiicda culus.
  5. Si kastey ahaataba dhaqdhaqaaqan ciidan ee ay sida wadajir ka ah u wadaan ciidamada dawlada & Amisom ayaa u muuqda dagaalkii dawlada kmg ahi iclaamin jirtey ee ay ku hanjabi jirtey inay magaalada Muqdisho kaga sifeynayan kooxaha islaamiiyiinta ah,taasi oo keentey inay islaamiyiintuna si adkeystaan gacan ku haynta farisiimahooda ciidan.
  6. Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta horumar ka sammeeyay dagaal saaka ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamaduna la wareegeen fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Shabaab. Taliyaha Guutada Madaxtooyada G/sare C/llaahi Cali Caanood oo dagaalkaasi hogaaminayay ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamada Dowladu aya saaka weerar ku qaadeen, fariisimo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Shabaab, wuxuuna intaa ku daray in Maleeshiyaadkaasi ay kala wareegeen sadex fariisimo oo ay hore ugu sugnaayeen. “ Ciidamada Dowladu waxa ay ku suganyihiin xarunta degmada Howlwadaag, iyagoo isku fidiyay xaafadaha ka agdhow degmada, dagaalkana anagaa saaka qaadnay, waxaanna shabaab ka dilnay Labo Maleeshiyo, hubna wan ka furanay anagana dhowr Askari ayaa dhaawacyo fudud soo gaareen, dagaalkana waanu sii wadi doonnaa” ayuu yiri Taliyaha Guutada Madaxtooyada G/sare C/llaahi Cali Caanood. Dagaalkan oo la isu adeegsanayay hubka calculus ayaa bilowday saaka kadib markii ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Shabaab, iyadoo ciiidamada Dowladda sida la xaqiijiyay ay horumar muuqda ka gaareen dagaalkaasi.
  7. Grand National Conference? For who TFG , Puntland and Galmudug . Move the Capital to where Garow ? Last time I check Somaliland Army was outskirt of Garow no . Puntland Needs a Grand National Conference Since it Broke down to …. SSC , Mahkir State , Garow – bossaso - Galkacyo Triangle . All this nonsense Coming out of Farlo Admin For what ? 1. Tolka lost Prime Minister and president seat . 2. Tolka no longer considered factor in the TFG. 3. NGO Funds is goin straight to the TFG. 4. SSC is strong and no longer member of Puntland admin
  8. same old fools that are the destruction of country for there own needs not understanding today it should be the country and people that are the first agenda , and how stability should be organized but of course they are the in frustrates of the country , a country that has a culture and religion . these are agendas whom need to be addressed by the people who care about the suffering of civilians children , this aint the time to vote secretly or not ..... we need a new parliament one that works for Somali people not clan or alshaabab interest or other foreigners. Do they not want peace and stability was this the reason why they where chosen for or what? To become obstacle to the goverment when the country is in turmoil . I suggest then Government suspends the parliament for there intolerant acts and disrespect for the oath they have taken. i Also suggest the goverment should put the country under marshal law since we are at war against foreigners agents whether they are member of the parliament or alshaabab , xisbul islam. We need to take stand or Allah would ask us what have you done For your brothers and sisters that share same religion same culture that are suffering - because of people with there own agendas .