Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooooool .... well, she has a point
  2. Oog(Waaheen) Wefti uu hogaaminayo Xaglo toosiye oo wata 10 baabuur isla markaana ka kooban lixdan xubnood ayaa goor dhaweyd oo Habeenimo ah soo gaadhay magaaladda Oog. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale oo ka mid ah Wasiiradda loo xilsaaray soo dhaweynta iyo wadahadalada kooxdaasi ayaa Waaheen u sheegay inay weftigaasi si nabad ah u soo gaadheen Oog imikana ay Casho wada leeyihiin. Wasiir Samaale waxa uu sheegay inay isla Caawaba u soo baxayaan dhinaca Burco halkaas oo ay weftigu ku nasan doonaan, isagoo intaas raaciyay berry inay labada dhinac wadahadal toos ah ku yeelan doonaan Burco wixii ka danbeeyana ay Hargeysa u soo kicitimi doonaan. Soo dhaweynta weftiga ayaa qaadatay hawl aad u culus oo tan iyo saaka qaadatay, waxaana caawa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Oog, halkaas oo loogu sii diyaariyay Casho. Imaatinka Xagla Toosiye ayay Xukuumadda Somaliland u aragtaa wakhtigan Guul maadaama oo loo baahan yahay in wadahadal la galo si loo soo af-jaro Colaada iyo khilaafka ka dhex aloosnaa Somaliland iyo Beelaha Gobolka Sool iyo Sanaag Barri. Madaxweyne Siilaanyo ayaa doraad Wasiiru Dawle u magacaabay mid ka mid ah hogaamiyeyaasha kooxaha Buuhoodle iyo Laascaanood, kaasoo dhawaan si la mid ah sida Xagla toosiye loo soo Xero galiyay.
  3. Shaydaan buu ahaa waa xidhay dee ,,,,,
  4. Mooge;854928 wrote: Everybody knew it was Gheedi who got the letter. farmaajo got a photocopy. Abdulahi AUN resigned while the West was begging him to stay. read the news. the west told him to leave Nuur hurdaaye alone. ;););)
  5. Listen Here: Go the F--k to sleep
  6. I had three of this right after Mo Farah won the game .....
  7. Good luck with Xamar. After 30 years of investment in infrastructure with all the Somali & International money, it deserves to have some good parking lots and other things. I have been telling you that the "second capital" have been neclected by the Xamar regimes.
  8. Haddii aad I Doorataan Wixii idin Diidaniyo Waddamada Deriskayaga Puntland Dacas ayaan ka Dhigan Ethiopia Daawaan ka Dhigan Daafida ku Dubtaan Habruhu Kiiniya Derged baan ka Dhigi Dabadeed Dumis ayaan ku Qori Carabta Danbas Buuriyo Daanka la Dhigtaan ka Dhigan Yuhuuda Dukhsaan ka Dhigi Dibaan u Guumeysan Yurub Jarmalka Adhigaan u Diran Faraans Cunahaan Digsiin Spain Dabar baan ku Xidhi Canada darbad-baan la Heli Mareykan Dubbaan la Dhici Denbina Buush-baan ku Heli Dabadeeto Aniga Daldeli Miksiko Deynbaynu siin Ruushka Darayaan Ku Qaban Oo Dirqaa la igaga Furfuri Afrika Dalqad-baynu furi Dantaad garan La’dee Daydayo Nin kalaan Ku Odhan
  9. Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow lagu dhawaaqay natiijada codeyntii dastuurka qabyada ahaa ee saaka ka dhacday xarunta shirka ansixinta dastuurka ee ka socotay magaalada Muqdisho. Guddiga tirinta codadka ayaa shaaca ka qaaday natiijada iyadoo ay garab taagan yihiin wasiirka dastuurka iyo ku xigeenkiisa. Natiijada waxay u dhacday sidan: Guud ahaan madasha shirka waxaa saaka timid: 645 ergay oo kaliya. Ergada ‘HAA’ ku codeysay: 621 ergay ( oo u dhiganta 96% guuda haan ergada) Ergada ‘MAYA’ ku codeysay: 13 ergay (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada) Ergada ‘KA AAMUSTAY’: 11 kaliya (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada) Prof Xuseen Warsame oo ka mid ah guddiga tirinta codadka ayaa ku dhawaaqay in dastuurkii qabyada ee Soomaaliya si ku meelgaar ah loo ansixyet,taasoo micneheedu yahay in dastuurka lagu sii dhaqmi doono illaa inta ay wax ka bedelayaan baarlamaanka cusub kadibna afti dadweyne Soomaali oo dhan ka kooban ay u codeyn doonaan markale.
  10. 645 voted, 621 yes, 13 no, and 11 abandon.
  11. The new Draft Constitution has been "Temporarily" approved.