Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jacaylbaro

    Faq.ash

    I was born and raised in Hargeisa and the term NEVER meant for a particular clan ,,,,,,,,, Iyagaa isu bixiyay malaa dee
  2. Maxay ka hadlaysaana ?? ,,, Subax wanaagsan intiina soo jeeda iyo qaar ma mid ah kuwa hurda ,,,, lol
  3. Markii loo yeedhay madaxda Soomaaliya ayaa waxaa hal mar si wada jir ah u soo baxay Madaxweyne Shariif, Ra'iisal wasaare Gaas, Madaxweynaha Puntland Faroole iyo madax kale oo wasiiro ka mid ahaayeen, waxayna u dhaqaaqeen hotelka Sharaton oo ay adis abeba ka deganaayeen. Good ,,,,, Somalia is becoming one now so that they can Face Somaliland in the future talks.
  4. Waar Say it loud in SOMALI .... loooooooooooool
  5. There is a Pakistani Ambassador to Saudi Arabia once called "Akbar Zub" ........ Saudis rejected his papers coz of his name What about the English word "Seal" in Somali ??? ,,,,
  6. Jacaylbaro

    Faq.ash

    The term "Faqsh" was never ment for a particular Qabiil .......
  7. Maya ha u baqan ,,,, waa intay Jannada ku geleysee
  8. Shariifka iyo Sakiin iimaanso waaryaa ,,,, Jamaal waa reer Somaliland e
  9. No, he didn't say that. He Ordered ....
  10. :D .... I believe the 3 of them are sleeping now and the other two are out for schools But I agree with you here ....
  11. Wuu dhacaa halkan dee ,,,, shaqadaa ku xidhan ,,,, qaarna intaasay ka faa'idaysanayaan like Alpha
  12. That is my dream life now ,,, NG, I think it has nothing to do with Jacayl ,,,, just life ,, i mean ,, the real Somali life
  13. Juxa;862639 wrote: Bisinka so when does one rest? hadii aad day time shaqo tagtid, night timena telephone aad ku dhagan tahay, walee meesha walagu waashay that is life ..... weliba for some reason waan ku khasbanahay inaan every strange number aan qabto.
  14. Weligeyba Shuwaaal ma soomin ,,, Juxa, 7pm waaba markay bilaabmaan phone calls ku ,,,,, they continue until subaxdii ,,, that is when they stop and give me a space until it is 10am .... lol
  15. loooooool@dhaqan celis ..... Thought the dhaqan people should know this better than the Qolqol-Joog hahaha@NG, never thought of that way
  16. Anigu Shaydaankaan iska naaray ,,,,, but something was telling me Alpha has got a new number