Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Marka hore Aniga oo ku hadlaya magaca qaranka Somaliland, waxaan doonayaa in aan halkan ugu hambalyeeyo Madaxweynaha cusub ee xalay baarlamaanka dalka Soomaaliya ay ku doorteen Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya afarta Sanno ee soo socda. Waxa kaloo aan hambalyaynayaa Madxweynihii hore ee Ku meel-gaadhka ahaa Mudane, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo aqbalay natiijadii ka soo baxday Doorashadaasi. Xukuumadda iyo shacabka Somaliland waxaa uu muddo dheer ka damqanayay dhibaatadii ma-hadhiwaaga ahayd ee haysatay dalka iyo dadka soomaaliya. Doorashadan haatan waxaanu, qaran ahaan u aragnaa in ay tahay fursad ay ka abuurmi karto deganaansho iyo nidaam maamul dawladeed oo dalkaasi gaadhsiin kara doorasho dadweynaha dalkaasi ay si toos ah u soo doortaan madaxweynahooda sida Somaliland ay ku dhaqanto oo kale. Mudane, Madaxweyne waxa ay Dawlada iyo Shacbiga Somaliland ay ku rajaynayaan in illaahay xilkaaga ku fudaydiyo, isla markaana aynu noqono laba dawladood oo ka wada shaqeeya maslaxada, iyo Nabadgelyada Mandaqada aynu ku nool nahay. ..
  2. Shinbir Majabe;867860 wrote: Soo funny, JB ma adigaa sameeyay waraysigaan?! Maya ma samayn ...
  3. Me ? ,, Isku dirid ?? ,,,,,,, Waar hablaha iska daa baan ku idhi
  4. Waakuwaa wada dareeray ,,,,,,,,,,, ana ma iska baxaa tolow ?
  5. .... He is not into maids anymore ,,, he is changed too ,,,
  6. NGONGE;867800 wrote: ^^ Is delegation one of your good skills, Ibti? I somehow doubt it, you're a candle burner, love. She is learning sxb ,,,, Somaliland is changing people if they stay more than 10 days
  7. I would've been that assistant .... Imagine Ibti is my boss ??
  8. ‎"Baraa hebel hebel Isagoo herer jooga Anjii la hadaafay Dabadeeto hayaaydii U dhiibay hamsaa bir"
  9. I have a charger in the office and one at home ,,,,,, always charged
  10. Carruurta iyo Dumarka meeshan looma ogola ,,,, Hadii kele indho xanuunka ay ka qaadaan iyagaa isu qaba
  11. Waynakaa hadaba waynakaaaa ... Aar bal warrama dee
  12. raula ,,,, Wallee afsoomaaligii waad baratay loooooool
  13. Well, one of the MPs is called "Mullah Sh. Cumar" ............. Hope the Drones will not target the venue
  14. loooooooooooooooool@Norf ,,,, Waan naxay when they called an MP whose name is Mulla sh. Cumar
  15. By the time this thing finishes, most of us will be married and on our 4th kid . . .