Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Allaylehe carabtu iyagoo awalba tuulooyin ahaa laba laba ha u sii kala jabto ,,,
-
Qardho protests against dictator faroole+PICTURES
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I don't see hundreds of people ,,,, -
SOOYAAL - Ina Cabdulle Xassan Ma sheekh buu ahaa mise .... ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Weird to you but not to lots of people ........ Will comment when I read the book IA -
Threatening to shoot ?? ,,,,,,, ma halkaasaad gaadhay ?
-
It is all cloudy now ,,, I feel like going out for a little walk
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
-
So hot means it is going to rain soon ,,, look at the sky sxb kay isaga laftiisu caadi maaha
-
Mount Kenya University campus in Kigali, Rwanda. Mount Kenya University will set up a campus in Somaliland next month making it the first Kenyan institution of higher learning to venture into the country. “In the next one month we are going to start that particular campus in Somaliland,” said Mr Gicharu. The University will compete with locals such as Hargeisa and Amoud Universities. FULL STORY
-
Ibti, I told you Maaxda is suspicious these days ,,, Xagga galbeedka u carar ,,, lool
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Allah Yarxamah Faysal ................. Ha ka tegin carrada,ha duulin, ha degdegine joog, nala joog, iska jooga, dalka lama necbaadee, dibadaha lama jeclaadee. Ilaahay ha u naxariisto marxuum Faysal Cumar Mushteeg, oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Faysal waxa uu ka mid ahaa hal-abuuradii, heesaagii lugaha u taagay fanka soomaaliyeed. Waxa uu curin jiray heesaha, laxankana saari jiray--isla markaana tumi jiray. Waxa uu ahaa macallin in badan oo maanta kala joogta dacallada adduunka macalin u soo ahaa. Waxa uu ka mid ahaa hoboladdii Walaalo Hargeysa. Waxa u gaar ahaa sheekooyin uu ku caan ahaa oo badiba dadku maqleen. Xilligii uu macallinka ahaa oo uu ka soo shaqeeyey dugsiyo ku kala yaalla, dalka meelo kala durugsan ayaa waxa ka mid ahaa markii uu macallinka ka ahaa dugsiga caanka ah ee Dayaxa, oo mahadhooyinkii laga reebay ay ka mid ahayd "Dalkaan tegey, dayixi waaba u galbeed" iyo Qardhoo qumman baan ka qaylinayee ma haddaan tegey qaabaqawseen" Waxa aan xasuustaa markii iigu horraysay ee aan arko oo ahayd bishii julay 1988kii. Waxa ay ahayd xero qaxooti oo u dhowayd Xarshin oo ku taalla Itoobiya. Waxa lagu urursanaa faysal Cumar oo dad aad u tiro badani ay salaamayeen. Qofkastaaba marka uu arko ninka lagu urursanyahay waa uu ku soo leexanayey--salaan baa lala wada tiigsaday. Waxa aan ka mid ahaa dadkii ku soo leexday, maan se garanayn qofka uu yahay. Waxa goor danbe la ii sheegay in uu yahay Faysal Cumar Mushteeg. Beryahaa waxa uu ka soo laabtay dalka Sacuudiga oo uu deggenaa muddo dheer. Maalintaa waxa aad moodaysay in la salaamayo madaxweyne ama boqorkii dalka. Dadka intooda badani waxa ay maqli jireen uun magaciisa, waxaana lagu ogaa in uu sacuudiga joogo. In badan oo aan ka mid ahay baa ku garaadsatay halhayskiisa dhiman waayey ee ay ka mid ahaayeen. Lacageey, lacageey, ragga kala labeeyaay, liitaa gargaaraay" Ha derderin carrada ha duulin, ha degdegine joog, nala joog iska joog, dalka lama necbaadee, dibedaha lama jeclaadee. Iyo qaar kaloo badan. Waxa uu u dhashay furfurnaan, aan dadka iska weyneyn. Fan jacayl oo goorta aad aragtoba waxa ka muuqatay farxad iyo ilkacaddayn. Waxa aan xasuustaa markii iigu danbaysay ee aan waraysigiisa ka dhegeystay Hadhwanaag oo la weydiiyey su'aal ahayd sideed u aragtaa dhallinta danbe iyo fankooda, waxa uu ku soo koobay dee waa xilligoodii oo way dedaalayaan. Halka dadka qaar ay dhalliilaan, isagu waxa uu fanka u arkayey in aan cid gooniyi lahayn ee uu yahay uun wax lagu madadaasho. Faysal Ilaahay ha u naxariistee fanku umuu ahayn shaqo ee waxa uu u ahaa madadaalo. Waxa la odhan karaa waxa uu ka mid ahaa raggii fanka soomaalida gaadhsiiyey heer lagu faani karo. Waa hubaal in uu ka mid ahaa tiirarkii ku suntanaa taariikhda, laakiin aan laga reebin taariikhdii ay soo mareen. Suugaanta Faysal iyo sooyaalkeedii waxa laga dheehan karaa taariikh ku salaysan noloshii dalka iyo dadka. Waxa uu dalka ka dhoofay 1973kii ama aan idhaahdo horraantii todobaatanaadkii. Kumuu soo noqon muddo dheer. Sida aan malaynayo waxa uu ku soo noqday 1988kii horraantiisii, waxyar ka dib na waxa dhacay dagaalkii 1988kii. Sidaas ayuu kaga baxay magaalada Hargeysa oo uu ka qaybgalay halgankii lagula dirirayey maamulkii keligii taliska ahaa. Innaa lilaah Wa innaa Ilayhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magacayga ka qoyskayga iyo ka Ururka Qoraaga Somaliland waxa aaan tacsi u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo dhammaan dadka soomaalida ee uu ka baxay Marxuum Faysal Cumar Mushteeg. Ilaahay ha u naxariisto, dhammaanteenna samir iyo Iimaan ha ka siiyo aamiin. Sayid-Axmed Maxamed Yuusuf (Dhegey) Sweden -
Bacaac Bacaac lagu saxay ,,,,, waa Double Bacaac
-
Breaking news Two suicide bombers hit Somali capital
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;871761 wrote: Jacayl baro i dont support Alshabaab been ha iga sheegin my very younger Brother is currently In xamar I was reading the other thread dee ........... you forgot that miyaa ,, mise you're feeling for your brother now ? -
Breaking news Two suicide bombers hit Somali capital
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think Xaaji Xunjuf is happy now that Alshabab are killing people ,,,, -
Breaking news Two suicide bombers hit Somali capital
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muqdisho (RBC) Faahfaahin hordhac ah ayaa ka soo baxaysa labo qarax oo lagu tilmaamay inay ahaayeen ismiidaamin oo gordhow ka dhacay meel makhaayad ah oo lagu sheekeysto oo ku taalla agagaarka guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Wararka ugu horeeya ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay gaareyso illaa 7 ruux oo u badan dad rayid ah iyo shaqaale ka shaqeynayey baar laga cunteeyo oo ku dhexyaalla guriga Hooyooyinka. Dhaawacyada iyo dhimashada waxaa ku jira suxufiyiin caan ah oo Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa goobta qaraxyadu ka dheceen. Waxaa geeriyooday: 1- C/raxmaan Yaasiin – Agaasimihii idaacadda VOD ee magaalada Muqdisho. 2- C/sataar Daahir Sabriye- Wariye ka tirsanaa Telefishanka Qaranka “SNTV” 3- Liibaan Cali Nuur- Wariye ka tirsanaa idaacadda Raadiyo Muqdisho. Wariyaasha dhaacmay: 1- C/laahi Suldaan – oo ka tirsanaa idaacadda Kulmiye 2- Maxamed Biibaaye- oo ka tirsanaa idaacadda Raadiyo Muqdisho. Waxaa jira dad fara badan oo rayid ah oo aan la heyn tiradooda rasmiga ah oo kunafwaayey qaraxyada. Waqtiga oo habeen ah dartiis iyo wax tirakoob ah oo aan jirin ayaa loo heli karin tirada guud ee dadka waxyeeladu soo gaartay. Dhamaan dhaawacyada iyo dhimashada ayaa loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho iyadoo goobtii qaraxa ay gaareen ciidamada dawlada oo xiray dhamaan waddooyinka, waxaana socda baaritaano. -
Malika;871657 wrote: Ngonge it must be something in the water - how come Jac is a happy go lucky sort of a guy - the 'martii' are the only one who seem to have got the bug called 'calacal'..lol :D .. They usually come with the bug and it starts operating once the new environment takes affect
-
SOOYAAL - Ina Cabdulle Xassan Ma sheekh buu ahaa mise .... ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Signing a book is not common here ,,,,, Some were wondering when I was asking for signatures during the book fair -
Wallee cabsi iyo laziness baa isu kay raacay ,,, but I agree it is time to move intaanay igu dumin lol
-
SOOYAAL - Ina Cabdulle Xassan Ma sheekh buu ahaa mise .... ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Yes, wuu qalloocan yahay ,,, It is Book Launching ,,, -
Malika, It is exactly 7yrs and half here ........... people wondering if i'm a shareholder coz everyone i know left for other "better" jobs. I'm just too lazy to move around ,,, lool Abu-Salman, you stand in the window and shout Bacaaaaaaaac ,,, that works fine Just came back from Meher ,,,,,, people are back to the culture of doing Meher in the houses.
-
Hargeysaa la sheegay ,, anagana maxaa naloo sheegi waayay bay maraysaa sheekadu
-
Must be another Xirsi then ,,,
-
Somaliland:Globecomm receives contract worth USD 2.7 mln from Somcable
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
Somaliland is moving forward by the day ....
-
Popular Contributors