Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Salaam Ibti & Taleexi ,,, Same here ,,,,, I'm about to leave the office now ,, this time
  2. BOY: please I want you to be my girl-friend. GIRL: ok i accept but please don't ask for sex, I am reserving it for my future husband. BOY: no problem but please don't ask for money, I am reserving it for my future wife.
  3. Muqdisho-(HWN) Daqiiqado ka hor ayay aheyd markii madaxtooyada Soomaliya looga dhawaaqay in Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo loo doortay Raisul wasaaraha Soomaliya isla markaana Muqdisho oo dhan laga dareemay rasaasta cirka loo gamayo ayaa hada waxaa soo baxaya warar cadeynaya in Farmaaajo aan loo magacaabin Raisul wasaaraha Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo iminka Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanan Raisul wasaaraha Soomaaliya loo magacaabin waxana uu tilmaamay in qorshaha warka sheegaya in Raisul wasaare loo magacaabay ay ka dambeyeen madax ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo ciidamo doonayo in isaga la magacaabo. Ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ayaa iminka wali wada banaan baxyo ay ku taageerayaan in Farmaajo loo magacaabay Raisul wasaaraha Soomaaliya. Farmaajo waxaa uu ku baaqay in dadka iyo ciidamada banaanbaxaya ay is dajiyaan isla markaana Madaxweynaha ka dhur sugaan inta uu Raisul wasaaraha Soomaaliya magacaabayo. Xaalada magaalada Muqdisho ayaa maanta si aad ah u kacsan waxaana ciidamada dowlada ay xireen wadooyinka Muqdisho iyadoona sidoo kale ay dadka dabaal dagyo wadaan.
  4. They are found among all clans(incl my own) except for their own little clan interest. Bal intaa isu kay waafaji horta ,,,,, Fuley waaxid ,,,,,,,,,,,,, Maad runta ku caddaysid ciddaad u jeeddo
  5. PUNTLAND OO MARKII U HOREYSAY YEELATEY XARUNTA KAYDKA DHIIGA Inaalillaaah ,,, Oo meesha dhan ee aad New York ka dhigaysay blood bank may lahaynba ?? ,,,
  6. Apophis;873023 wrote: Time to burn S/L flag right? I'll go first... No, you go first
  7. Khadafi;873362 wrote: Walleeey maadey meel ayuu gaaray, Sheekh Aweys iyo culumadi hore, dinta faafiyay in u necbanyahay waa la ogyahay, laakkin in isticmaarka talyaaniga qabrigiisa taar iyo raadiyo dhigeen waa waalida shabaabka haysto lol!
  8. Allah Yarxamah ,,,,, waa tragedy wallee
  9. and It didn't work some times ............
  10. Gabbal;873321 wrote: Yunis- Xiin has always been Mooge with better grasp of English.
  11. Coffee + Redbull + chocolate + Ginger ,,, Intaba waan isku dari jiray
  12. He is coming back and will do concerts ,,,,, probably in the summer ... soo diyaar garooba markaa
  13. raula;873097 wrote: you don't mix shah iyo qaxwa ya walad..waku sidee..shaahu waa casariyee..& qaxwa..in the AM. If it didn't work, maybe its time to get another fix of something else ! ... Fix was the good idea I needed yesterday but you were too late
  14. Yeah ,,, the second one worked fine .............. Second day and already at work Subax wanaagsan yall ..
  15. raula;873236 wrote: leta chai basi... Kubwa sana ..
  16. Carafaat;872944 wrote: lool. its all because of the PM chair. once its resolved Generale will get his grip back. :D ... PM Fever miyaa ,, lol
  17. It is Boogy not Booty you dirty minded Arab ,,,
  18. Salaam everyone ..... The first cuppa coffee at 7:10am did not work and caused me more sleep ,,, the cuppa tea after that added more sleep to my already sleeping mind/body ,,,,, Lemme see if the second coffee will do magic and keep me awake for the next 3 hours ,,,